Xog Eritrea oo la wareegtay Xeradii Ciidanka Itobiya, Abiye oo damacsan Qorshe halis ah & RW Xamse

  Рет қаралды 20,146

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 16
@abcbc4008
@abcbc4008 Ай бұрын
Asc shacabka waa in ay iska Qabtaan madexweynayaasha gobolada oo u shaqeeya Etobia iyo Emaraad iyo kuwa jaajusinta ku jira Barlamaanka waa in ay shacabka somaliyeed halmeel kawado sojestaan si aan isaga celino iyo jaajusiinta Qaainwadaniyiinta kal kala shisheyaha XasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin.xaasidka umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
@HalimoMuuse-c6n
@HalimoMuuse-c6n Ай бұрын
First la taliyaha abbey waa oday waayeela warkiisana wax kasoo qaad malahan xasan sheekh naag carootay wuu soo maslixi karaa laakiin nin la yiraahdo deni oo ka maseeray rw xamse lama soo maslaxaayo xamse waa nin dalkiisa iyo dadkiisa u daacad ah geesi ah qaaimul wadan ma ahan sida deni marka deniyoow wax aa sameen karto samee gacan bir ah ayaa lagugu soo qaban doonaa in shaa allah
@a.j2428
@a.j2428 Ай бұрын
HALIMO DANI 1600 KM SQUARE AYUU XUKUMAAYE, XASAN OO AAN JOWHAR TEGI KARIN, CIIDANKII QARANKA OO DHISNAAY OO LAGU WAREEJIYEYNA BAABI'YEY DHULKIINA XARAASHAY, WIXII ILO DHAQAALE AHAYD EE DALKU LAHAANA CARUURTIISA IYO XAASASKIISA KU WAREEJIYEY. SAFAARADIHIINA QAARNA GATAY DHULKOODII, INTII KALENA QARAABADIISA OO AAN DIPLOMASIYAD WAXBA KA AQOON U DHIIBAY, DASTUURKIINA DARIISHADA KATUURAY. AWOOD QAYBSIGII HESHIISKA LAGU AHAANA JEEBKA GASHTAY, 100 HESHIIS OO AAN BARLAMAANKA LA KEENIN OO KULIGOOD XAQUL QALIM KUQAATAYNA SAXIIXAY, KUWAASOO HADHOW CAQABAD KU NOQON DOONA DALKA. RA'ISAL WASAARANA KA DHIGTAY XAMSE OO ADUUN IYO AAKHIRO MIDNA OGAYN, WAA DHIMANAY WAA KACNAY WAA ORODNAY. ADNA SIDAAN UHADLAYSID CAQLI SOMALI KU HESSHINAYSO MAJIRO.
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Guul eretariya
@Addow-o9e
@Addow-o9e Ай бұрын
Asc kofugalbet wajajus itobiya Dani WAJI jus kale muss was itoobiyaan Somali iskaqbta
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 Ай бұрын
Viva dalka somaliland iyo dalka ethiopia iyo heshiisyada horumarka dhaqaale ee labada dal maasha-allaah maasha-allaah
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui Ай бұрын
War maad qarxisaan xeerohiinka ATMIS ITHIOPIA, walalayal toosa warkaas lama ilawii karo ee dhulkeena maan xafidhno dhamaanten
@abdideria18
@abdideria18 Ай бұрын
Asc, (sxb) Suldaanka TV. WARIYE WANAAGSAN AYAA TAHAY LKN, WAXA KAA DHIMAN SHAASHADDA IN AAD SAWIRKAAGA YAREYSO,MUUQAALADA AAD NATUSEYSANA SHAASHADA INTA BADAN SOO DHIG.
@sharifhassan4756
@sharifhassan4756 Ай бұрын
Majirto cid itobiya ku biiri oo ah somali ah lkn qabyaalada foosha xun ee xukumada xasan q hakadaayo umada somali iyo coladaha eelaha uu isku hobayn qararan iyo qabiil imaqaadi kaane xasan aya dadka iyo dalka kala qaybiinaayo
@AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd
@AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd Ай бұрын
Somalidu dadmaha inagu waxnoqo way nay ee umada kale dalka aansiino waxa dhacaya waxba kuqaado mayno
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
SHACABKA WA SOMALI XALAAL AH, LAAKIN SIYASIIN WADA QARRIBAN IYO BAARLAMAAN IYO GOLA WASIIRO, AY KEENSADEEN KENYA IYO ITOOBIYA, SHACABKIINA QABYALAD DHEX DHIGAY, BAL SIDEE....LOO DAWEEYA.
@sulamanbakool8747
@sulamanbakool8747 Ай бұрын
Isaaq iyo majeerteen waaye cida uu sheegtay.. labadaasi waa maskaxdii Somaliya.. Waxan u maleynaa in Abi ka shalaayi doon. Abi waxuu u mooda Raxanweyne oo kale.. Haddiiba ay tahay sheegashada Profesorka mid dhaqan galeyso. Hawiye waxan kula talinaa kenya raaca, iyada laqaatay.. Etoobiya waa qolada ugu liidata xaga xiriirka dadka. Sawaaxilkaa laydiin qaatay...
@mbadi818
@mbadi818 Ай бұрын
Waryaa waxaad ka sheegeyneysa nin iska hadleey baa noga dhgeeysaa axbaar waar wax kale la imoow nacsyaho
@HiboXasan-ni7em
@HiboXasan-ni7em Ай бұрын
Éditée il n'est laiss pas faire Éthiopie donc le président somalien lui ne faire rien, ce dommage
@abdirashid4016
@abdirashid4016 Ай бұрын
Beentaada ma faafinkaro
I Turned My Mom into Anxiety Mode! 😆💥 #prank #familyfun #funny
00:32
Madax dhaqameed Beesha Arab oo ku dhawaaqay War weyn
26:15
SKY Cable TV
Рет қаралды 6 М.
WAR DEG DEG AH: WEERARKA IIRAAN - XAALADA OO FARAHA KA BAXDAY
52:44
HBN Online TV
Рет қаралды 59 М.