Xog Gelle oo Tallaabo ka qaaday Mucaaradkisa oo S/land Kusii xidhay,Afwerki Xiray Safaaraxii Itobiya

  Рет қаралды 21,039

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 2 ай бұрын
Thank you Suldana TV for your latest updates news and information I very glad always to hear from from Suldana TV concerning special about our sea conflict information with Ethiopia I also to hear from Suldana TV that the government of Turkey government proposed to the their parliament to deployed troops to Somalia sea Inshaallah to the hear the next step from the Suldana TV the out came of the decision of Turkey government parliament Inshaallah
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Filink 777 wa somali
@NourMohamoudFarah-mp7ke
@NourMohamoudFarah-mp7ke 2 ай бұрын
Gele waa abaha africa
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 ай бұрын
Gellan si ahan donin hogamiye insha allah
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 2 ай бұрын
Itoobiya iyadoo marmarsiinyo rabta wey samaynkartaa ciiro isku qarin gurmad ah Laakiin taag iyo dhaqaale midnna uma hayso
@hosaynn2418
@hosaynn2418 2 ай бұрын
Itoobiya waxba kama qaadin karto Ciidamada Turkie.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
😂 Turkigu seeylac wuxuu deganaan jiray muuse biixi oon abuurneeyn hadana waa doowladda 2aad oo naato ugu awood badan waana tegaa seylac iyo bullarxaar iyo berberaba hadii uu isu maleeyo muuse inoow soomaaliya xukumo waan oganhay inuu muuse doonayo inuu turkiga ku noolaado ballanqaadna uu ka doonayo madaxda turkiga
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 ай бұрын
Ilaahay ku bireeye dadka Beenta Ka daa, ma subxanlalah
@dhakoxoktoobar4997
@dhakoxoktoobar4997 2 ай бұрын
Ma dhiici kartaba inay yimadan waa calacasha oo tima ka soo baxanin
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 2 ай бұрын
Turkigu waa la saaxiib Somaliland, wax dhibaato ah ma dhici doonto.
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 ай бұрын
Ciidamada dolada xamar ku togta biixi amxar 77 back
@AbthzelanIbrahimkirih
@AbthzelanIbrahimkirih 2 ай бұрын
Waxba qaadidoonto turkiga
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 2 ай бұрын
Ethiopia waxa ku furan 3 jiho o kala ah eliteira, somalia iyo gudaha Ethiopia
@NourMohamoudFarah-mp7ke
@NourMohamoudFarah-mp7ke 2 ай бұрын
Itotobaya haday wasto madaxda somalilan anaku wan wasna amxarada iyo muuse dameer
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 ай бұрын
Itopia maxeey heeysataa oo aay turki uga horjoogsan kartaa baddaha soomaaliya
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 2 ай бұрын
U maalaynmayo Ethiopia inay ka hortimaado Turkega oo dowlad ka awood badan Ethiopia, sidaas darteed, Turkegu wuxuu la hadlikarah Ethiopia inay arrinta isaga harto.
@aminagaiye4608
@aminagaiye4608 2 ай бұрын
Itobiya kuma dhici karto in ay ka hortagto turkiga wax la yirahdo Somaliland major to.
@abdullahiyarowmohammed2264
@abdullahiyarowmohammed2264 2 ай бұрын
A s c iskadaa.khiyaaliga.xasan.waamaqane.khayaano.asagaakubaxaya.m,h,s.d.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Maxd kaahin waa raayaa warkiisu ee moxoow udhihi waayey itoobiya badeena iyo madaxbanaanida kuma xad gudbi kartee edeb ha yeelato maxd warkaasu kuu sheqeeyn maayee dadkaagaa dhinac ka raac oo yaadan dhumine dhinac ka raac
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 2 ай бұрын
Turkish ka waxa u fasaxan yahay aduunka.miskiin Muusse Biixi.iyo Abie walaneh wax ay tarayaan ma jirto somaaliya iyo turkish waa u xor meelkast ooy tagaan.somaliya
@rabiic7712
@rabiic7712 2 ай бұрын
Maya kama horimanaso itobiya turkiga sababtu waxatahayi turkigu wakiibad bad baadiyayi dagalkii tikrega
@QafiirRiyomarindaje
@QafiirRiyomarindaje 2 ай бұрын
Xasanwaaninwalbawase
@calixuseen4324
@calixuseen4324 2 ай бұрын
Asc itoobiya Turkish kama hot tegi karto suurta gal maaha
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 2 ай бұрын
Anigu dadka abiye taageersan baa ahaa xoogg ee halyeey qaran u haystay waanse layaabay marka uu wadan ay kuwada jiraan midawga afrika ururka igad iyo jamciyada qaruumaha uu ku hadlayo badd ama xoogg ama xeer mid uun baan ku heli taasi waa fikir cusub marka uu xariirad aan gummaystii ree yurub samayn uu keenayo weliba wadanka dhexdiisa cadawgii ugu waynaa ayaa kaga socda axmaaro waa col tigraay waa col oromo ayana wax bay wadwadaa maraykanana uu mucaaradayaa erteria waa col markaasi ma badda soomaaliya iyo soomaaliya oo lzga yaabo xoogag shisheeye xataa masar in ay dagaalka soo gasho ayuu dagaal kalle kabillaabi karaa bal aan dhawro haddii aytaasi dhacdo halkay marto ninkii nafta allah ku simo waase yaab haddiiba ay dhacdo ethiopia ma maraakiibta turkiga ayay xabab uun ku billaabi karaan
@XOGAHAADUUNKA-em6ol
@XOGAHAADUUNKA-em6ol 2 ай бұрын
Ciidan Turkish Badda cas imanmaayo
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 20 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН