Xog Itobiya oo mar kale ku dhawaaqday in Dekad aysan rabin, balse saldhig rabto, diyaarado Militeri

  Рет қаралды 7,221

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 23
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 3 сағат бұрын
Ar abiye baddaan waa tii aad ku dhiman laheyd wasaqyahow Soo soco diyaar baan nahay oromo urtooy.
@IbrahimiltireComptable
@IbrahimiltireComptable 32 минут бұрын
Suuldanka tv maanta wararkako waa ruun jabuuti 24 9 2024❤❤❤ ❤
@Sofia-ji2zj
@Sofia-ji2zj 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💕maansha allah Soomaaliya ha is raacdo Soomaaliya ha noolaato
@Sarta100
@Sarta100 3 сағат бұрын
Ragaan was lacag raadis ma u iman insy ku dhintaan dal shisheeye nin walba waxa uuu u dhimanas dalkiisa msrka kan ku fekersya xabashi iyo afrikaa ku xoreyneyso waa caqli doqoneed. Bal waxay jecel yihiin in soomasliya shabaab joogtp di ayagana lacsgta ugu helasn magaca bents nabsd ilaaliyaal.wey ka taajireen ciidamada ajnabiga dalja shavasbka ayaga hubka ka iibiya.
@Sarta100
@Sarta100 3 сағат бұрын
Aɓiye waxa uu u socdaa boob dhuleed iyo badeed bsl aan aragno cida uu ka xoog badsn yahsy attomo afguduud waa ka dsreerinas sida xoolihii siday yeeleen faano waxaana laga iibinaa dalka u bashan inay qaxooti ka noqdaan oo ku xamassho wasyo dhulkooda waa ay diideen inay nabad kula noolasdaan eratreya iyo soomasli iyo masar waxasn soo qaqavan doonas waana xirxiri doonas sida xoolihii waa xsyawaano duur joog ah oo soo galay magaalooyinka ama af ka qalaad waxii lagu iran jiray Barberi ama badiw sida dugasgii u dhaqma.
@Sarta100
@Sarta100 3 сағат бұрын
Deked militeri waa aan ku qabsado kuna xukumo qaatana qeyraadkaada iyo dhulkaaga asn qaayo marka yaa xayawaan ah oo dekked diinas oy gumaysanerysaa oo qaadaneysaa badeeda iyo dhuljeeda waa dowon abiye mise soomaalidaa iibsanaysa oo dsl kale heshsy oo ka barwaaqeysan daljeena oo bilaash ah ayaa lasiiyay mise shacabka soomasluyaa yurub iyo ameerika iyo kanadas loo qeybinas oo waa la dhoofinas xabashiga ma taasey iska dhaadhiciyeen soomaalida isma rabasn dalkooda aan qaadano aanu gumsysano ayay ku docotaa hadaanan laysku iman oo laga saarin xabadhida dalja shacab iyo ciidan dalja halus ayuu ku jiraa waa inqasab loo midoobaa difaaca dslja muxasfid iyo mucasrid dalha waa loo soo hub qaatay iyo gumaysi qarniga 21saf.
@G4STV2858
@G4STV2858 3 сағат бұрын
Itoobiya si waalan ayeey u fakertay damaceeda waalan qar ayuu katuurayaa waa qar iskatuur kuqabso kuqadimeysid Somali dadka sidaa waxloogaqaado mahan Ethiopia weygaraneysaa
@0markassim21
@0markassim21 3 сағат бұрын
Aniga hal arin ayaa iga yaabisey madaxdeena hadii ay had laan caalamka ayaa u caga jugleenaayo ithiopia hadal iska daayee somaliya ayaan qaadanaa dhamaanteed marwalbana weyfaragalisaa wax lahadlayo maleh somaliyana hadal bis ah waxaa laleeyahay jooji hadalada xanafta leh kkkkkkkkkkkkk
@MuslimoIsxaaq-x1f
@MuslimoIsxaaq-x1f 3 сағат бұрын
Abiye joog
@abdirashid4016
@abdirashid4016 2 сағат бұрын
War badan ma haysid dib is ugu noqo
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 минут бұрын
Ethiopia 🇪🇹 revisiting may 1991 DERG collapse. 2024 PP collapse it’s fragmented and possible disintegration
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 сағат бұрын
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 3 сағат бұрын
Dowlada soomaali ciidamada itoobiyo waxay qaataan lacag 1500 oo dollar cidamada soomaaliyana waxay qaataan 200 oo dollar maxaa dhacay iney ciidamada soomaaliya in mushaarka logo yareeyey mushasrka .ay qaataan cidamada soomaaliya
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx Сағат бұрын
Iska dhaafa nacaska abi ee ahaa Loo diyaar garoobo isaga iyo iidoor wuxuu rabaana waa berbera orom baahan waxba maqaadaayo somaaliyey diyaar garooba
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx Сағат бұрын
Kun malyan hadey yihiin maxaa naga galay
@saynab7503
@saynab7503 Сағат бұрын
Ayagoo maamulada joogo see loola dagaala waa in la bixiyo
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Сағат бұрын
Xasan dhibka dalku ku jiro isagaa aabe iyo hooyo u ah haddii ay ethiopia tahay waa ninkii keenay dalka.Haddii ay noqoto federal isagaa ethiopia iyo faroole ku qasbeen iyadoo uu dalku hal yahay, hal calan, hal madaxwayne. Waa ninkii isagaa adisababa joogo uu soo magacaabay si khasab ah axmed madoobe.
@mbadi818
@mbadi818 2 сағат бұрын
Waayhaay maxuu qabankaraa Garguurte yaase Doolda ah ma Hawiye oo xamar jooga baa wadani ah waar iska qadee yutubka
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 Сағат бұрын
BEENAALE NAGADAA BEENTA ALLE KU NACYE NAANAABYAHAW BEENAALAHA AHI BEENAALE
@dayroday8133
@dayroday8133 3 сағат бұрын
Waar dadka beenta ka daa lacanad baa kugu taale
@saynab7503
@saynab7503 Сағат бұрын
waa been yaan laga yeelin meeqaa la bar yaayay oo xasan sh uu hurdaayay haduu rabaa inuu somaalida kudajiyo somaalida israacdaay dheg hau dhigina waa wxy kutala mayso wayna rabtaa ma ahee soomaaliyoo dhan buu rabaa hadalkisa is duqaynaya muxu kla dueayaa hadaba haduba leyahy dakad aan maamulo oo gacanta qofkii lahaa xitaa loo ogolayn inay maamush micnahedu waa midaan leyahy
@PilotibraYare
@PilotibraYare Сағат бұрын
Jajuus yahow yaa ku dhagesanaayo adi
@0markassim21
@0markassim21 3 сағат бұрын
Faano markaad iska celisid ayaad bada somalia soo damci kartaa hhhhhh
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 10 МЛН
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 83 М.
WARKA DUHUR EE KNN 24 09 2024
16:27
KNN
Рет қаралды 1,1 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22