Reer Somaliland waa in Maskaxdooda la dhiso. Waa in Buur Madow la Baro Dawladnimada. Dawladnimadu maaha meel Biil laga Qaato. Maaha in Madaxda dadku doortay Qori Af-ka laga ga Qabto Dawlada Somaliland. Midnimo, Midnimo iyo Qaranimo.
Buur Madow iyo Cadagude Waa dad aad u Xun lama Maqlayo
@ahmeddaud507513 сағат бұрын
Muhiim maaha in la dhagaysto dadka Afkooda ku shaqaysta,ninkii u taageeray inuu wax ka helo cabdiraxmaan waa waxa laga soo gudbay maanta waa wakhtigii Cilmigu shaqayn lahaa ,shan qof oo walaalo ahna ha magacaabo e ,
@mohamedhussien558010 сағат бұрын
Ciro Guul Guuleyso, Waar Garxajis Ha Isku Xoqin Laan dheere laan dheere weeyaan
@duuliyexaruuri331611 сағат бұрын
Waa xadhigii u xararooday waa in madexwayna kastaa xabsiga dhigaa
Cirro wuu ku hagaagsanyahay in uu dad cusub oon nadiif ah magacaabo hanbalyo madaxweyne cirro iska eri labawajeelayaasha sida buur maddao oo dawlad kastaa xidhay
@abiibabiib410813 сағат бұрын
Buur Madow iyo Gudcur Gude waa Dibjiro. Qaranka Somaliland faraa ha ka Qaadaan hadii kale walaahi Xabad Cas baa u Qoran hadii ay marwalba Cadow la soo saftaan.
@AxmedMaxamud-zc4ei13 сағат бұрын
Ciro wuu guuleystey markii maaliyada hbarawal u dhiibey waayo maalkaas wuu u xafidayaaa sida beelaha kale ubililiqesean lahaayeen ayey lacabaadayaane haujoojinin.havrawal shilinka wey shaqestaan ee xooli umada maraadsadaaan waanad ogtihiiin
@YuusufAamin-zc1ek12 сағат бұрын
ADEER HABAR AW MARKA HORE WAA MULKIILAYAASHA SOMALILAND MAR 2AAD CIRRO WUXUUGOAANKAN U QAATAY IN UU KU DAMIYO MUCAARADNIMADA HABAR AWAL
@axmedayro992612 сағат бұрын
M.ciro waa hogamiye sax ah dalka ha la difaaco
@farahyuusuf320913 сағат бұрын
Habar awal haddi xataa lana siinwaYo wasiiro waxba kama qabno waan u shaqaynaynaa som land madaxweynahana dawakhinmayno garbiisaan taaganahay arsaaqda ilaahay ayaa bixiya laakiin waan ka yaabay reer bariga badawnimada ay ku noolyihiin bisinkee cirro ayaa yaabay
@ismailabdi62483 сағат бұрын
Wow subeer awal way uqalmaan kursiga kufadhiyimaayo hadi habar awal lataabsado is noteasy❤❤❤❤
@SacadDiiriye13 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@jamuuriyadasomalilandhanoo459113 сағат бұрын
HJECLOOY WAA INAAD FARTIINA DHEXDA KA QABIINTAAN 😂😂😂
@MaxamedAbdiaadam13 сағат бұрын
WERIYE KU SHEEG QABIIL IYO LIIS RAG SHAQO LA SIIYEY HAKU MASHQUULIN DADKA EE WAX LA GARTO MACNO LEH BADAN SOO GUDBI DIIN MAAHA WASIIR MAXUU U HAYAA QABIIL NIN SHAQO LA SIIYEY
@CabdiSamad-u4q12 сағат бұрын
Boor madoow wa haad ged wayey😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@minursa0212 сағат бұрын
Caar ciidkale aan aheen KULMYE hamucaraadoo, Kulmiyaa aya aah Xiisbii Mucaarad ka keliyaa kajiiraa Somaliland.
@mohamedhussien558010 сағат бұрын
Miisaankaga uun baad Heshay. ii maans9 Cidii Ku Soo Xanbaartay ee Ku soo Saartay ee.aad dusheeda Ku Kaa D-day Ayaa Iska Kaa.Tuurtay
@ismaaciilmuuse626312 сағат бұрын
Buurmadaw iyo salaadiintii dalka qasay waxay isku haystaan inay iyagu iska leeyihiin guushii waddani taasina riyo ay iyagu isku qanciyeen ee mid run ah maaha.
@mahmoudmahmed38768 сағат бұрын
INA adeer adigu ISKA ilaw in laga qaado jananka ciidanka qaranka hadiixataa laga qaado waxaa laga dhigay waa subeer awal teeda kale subeer awal waa mulkiilaha sland
@mohamedhassanhoussein862710 сағат бұрын
Ninkan idaacadiisu intii doorashada wuu buun buunin jiray wadani maantana habar jeclo uunkasheekee anagu habar awal ah ayaa dawlada difaacayna anoo xisbigii kulmiye ee dhacay taageero u ahaa maantana anagaa muxaafida
@hashim422613 сағат бұрын
Ha lana arko inuu wariyahakan yahay fidnad-wade. Wiilkan waa in la fiiriyo arintiisa iyo halka uu ka socdo. Boqor Buur Madow waa xarig lama sitaan.
@faizalcamuud35309 сағат бұрын
Boqor buurmadow wadanka kama taliyo ee madaxwayne aya wadanka loo doortay oday dhaqameed kasta oo meelaha ka so dhawaaqa wa in waajibaad laga qabsadaa
@maxamedxasan550612 сағат бұрын
Buur madaw hadi 5 wasiir la siiyey muxuu raba annago 30 mucaarad ahaynba 4 wasiir baanu helnee 😂😂
@abdijama-n8h12 сағат бұрын
Manafiqeen faqash kalkal ha lag qabto wadanka
@abdillshimohammed96810 сағат бұрын
Kooxda sii bakhti ama futo xun waalanaa dhulkoodii intay ka wada yimaadeen ayay dhul aanay lahayn ka cabaadayaan.
@KeinanJunior423312 сағат бұрын
Saxafi hankaagu hadhaafo reer hebel
@MaxamedAbdiaadam13 сағат бұрын
Wasiirka shaqada helay lasiiyey ma qabiil buu u shaqeeyaa mise Qoyskiisa wariye xishood qabyaalad warka ka xishood isla yaab Haddii kae tag halkii waxan lagugu baray neefyohow
ANSAARTA WA GARAN WAAYEY MWEYNE CIRO,WA U NASIIBDARO!?....
@axmed879813 сағат бұрын
WAAR HADDAAD RUNSHEEGAYSO SOO DAA CODKA BOQORKA, HADDII KALE JOOJI BEENTA
@CaaqilmustafeCaaqilAadan12 сағат бұрын
HABARJECLO CABAN MAYSO YARAW
@sidynasser-rk3wd13 сағат бұрын
Adigu xageed ka keentay warkaan war Ilahay ka yab oo beenta iyo munafaqada kada umada
@محمدسليمان-ح9د8و11 сағат бұрын
😂🤔These words are for Somaliland in general and my Haberjeclo in particular. (Allow our elected president to perform and choose his cabinets, in the way he sees it right ✅️. I'm one of those who opposed Mr. Ciro aggressively, but I do support his taking perfect actions and choice for his Cabinets. Why? Do the people and other selfish rise in rage at his decision 🤔. Choosing his country's benefits is the first in his bald head which is great 👍. I genuinely appreciate and support Mr. CIRO for dissolving and ignoring the so-called Elders, Sultans, Bloody Boqor, and so forth cunning idiots. A few words to my Habarjeclo clan don't Cry for the Two Deceptive leaders who made millions of dollars from the Somaliland public taxpayers (And boasts). I do request strongly 💪 to permit the Newly Elected President Ciro to perform his duties without intervention and hurdles on his way and wish him Good Luck 👍. Don't give a damn to Any So-called Boqor👎He's Corrupted person 🤑👎
@kawsaribrahim551713 сағат бұрын
Waar waxad ku tidhahday shadaanka madoowo Subar Awal iyad siyasad Somaliland jangosa waa xiib good job mudany ciro
@shuenhassan948913 сағат бұрын
Buurmadoow madaxweene muuse biixi cabdi xildiid rooble waxba kamu helintegrert lakiin ciro dee jeebka hakurto yaaka hortaagan
Awdal waxan ayku leedah isaaq uud nooqotay ee s,lan mastoid ee jaaw awdal
@saleebaancali969013 сағат бұрын
waar yuusufow boqorka fadeexada ka daa ma qabatee boqorku umad ayuu oday u yahaye
@ismailabdi62483 сағат бұрын
😂😂😂😂
@MaxamedAbdiaadam13 сағат бұрын
KZbinr ma Qaran baa u tahay mise Qabiilka aad ku Hadaaqayso anigu inay Qabiil u tahay baa arkaa ilaa intaan ku bartay xishood wax noqo sidan dhaaf han sare News kaagu ha noqdo
@aichadjama371113 сағат бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@arahmanhuseinkahin803313 сағат бұрын
Beenaale Hadalkaa Buur Madow muu Odhan Carkeen Hadalkiisii
@roodacawad1313 сағат бұрын
Boqrku waa mucaarad markasta maxaa dhacay
@minursa0212 сағат бұрын
Wixisa oo daan Waa dilaal, hadaad I siin, buuqi iyo mucaaraad baan noqoon. Waa wuxu Muse uga cabadheen, hadu so noqoon lahaa odheey daqmeed dambeen siaasada daax yaacayaa lama arkeen.