Xog Mucjiso Gedo dab holcayo Mareykan oo gubanayo werarka Galkacayo Farmaajo iyo Xasan Sheikh maxa

  Рет қаралды 18,959

Mowliid Galwaaq

Mowliid Galwaaq

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@Warar_iyo_warbixino_sugan
@Warar_iyo_warbixino_sugan 2 күн бұрын
Jaallayaal muuqalka like saara aragtidiinana hoos noogu reeba
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 күн бұрын
kkkkkk farmaajow soo bax waxaa tahay daarood Baxye maxaa laga rabaa yaa isgaaray kkkk
@nasroali2077
@nasroali2077 2 күн бұрын
Walaal anigaa Californië deggan wallaahi waa muchiso biyihii lugu daminayey ayaa yaraaday.dabeel aan joogsaneyn ayaa dabka babineysa .waa mucjiso.
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Күн бұрын
Walaal iskaga carar meesha waxbaa ka socdee caro eebbe ayaan ku dhacdaye
@HodanCabdi-k1f
@HodanCabdi-k1f Күн бұрын
Gantaalihii illaahey ayaa laladhac
@barlin1622
@barlin1622 2 күн бұрын
Wayahaan xagee kadhacday Jaale👍❤️
@garadkaxafada604
@garadkaxafada604 2 күн бұрын
Allhu akbar
@FaadumoJaamac-k3z
@FaadumoJaamac-k3z 2 күн бұрын
Farmaajo ilahey baa karaameeyey waxna madhaco cida wax dhacaysana waxba kama quseeyaan afkiina qurunka ahna ka duwa
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman Күн бұрын
Mowliid sxp kakuma refugee ayaan joga wana aragnay
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman Күн бұрын
Illahay ha u ziyaadiyo maraykanka cadabtaa iyo gubashada
@zeinabhassan6517
@zeinabhassan6517 2 күн бұрын
Famaajo maaxakagalay xamar wakuwilahatuugada hawiye wamareexaan wuna oogatagay
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 2 күн бұрын
GUUUUL GUUUUL PUNTLAND GUUUUL GUUUUUUUUL DAARRROD ❤❤❤❤
@Annharbor
@Annharbor 2 күн бұрын
Ninkaasi waa Yahuudi.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 күн бұрын
SOMALIYA AYAN UBAQAYAA HADEYAN DHIIGGA DADANAYA IYO DHIBAATADA JOOJIN WIXII SOMALIDA SHACABKEEDA DHIBAAYA ILAAHOOW NAGA QABO FARMAJO WAA EHELU KHAYR BAL MUXUU KA HAYSTAA GARANMEYNO WAA DULMI🎉🎉🎉🎉
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 2 күн бұрын
Farmajo. Wuxuusan u canbaareyneyn.. waa kuwii lahaa eebaa ogoo waa gelaa. Meeshoow kujira. Waa dilaynaa waa marexan. Kuwii lee waaye waxa is haysta.
@HodanCabdi-k1f
@HodanCabdi-k1f Күн бұрын
Rreer nanaadir iyagaa jawaabta laha rabaa
@abdowmohamed2066
@abdowmohamed2066 2 күн бұрын
Xaqa ma dhumo weligii, iyo cuqubada dembi yada waaweyn Rabi waa xaakim.
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 2 күн бұрын
FARMAAJO MAXAA KA GALAY HAWIYE IS DHACAYA WAANU KU TAAGEERSANAHAY XASAN SHIIKH DHIBKA UU HAWIYE KU HAYO.
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 2 күн бұрын
Ader hawiye Sina Kuma rono wa xadhig la sitan...
@MaxamedshinoShinomaxamed
@MaxamedshinoShinomaxamed 2 күн бұрын
Dhibka uu ku hayo xasan sheikh umadisa ayaa la tusinaya
@saidma1683
@saidma1683 2 күн бұрын
Waxay ahayen Gantalaha guuxda ka dheereyo ee Xutiyiinta Dabaad sheegi
@shukrilibax
@shukrilibax 2 күн бұрын
Guuleyso walal mowlid sax weeye ❤❤❤😂
@garadkaxafada604
@garadkaxafada604 2 күн бұрын
Gargaarka alle markasta wu imaan
@Queen222-q6p
@Queen222-q6p Күн бұрын
Jaaje waad mahadsantahaye xasanciilqabe hadana ma gaal kacyo ayuu usooadeegsadaye shabaabka wadanka xasaxumoowml xasan asagaaqabiil uqayebiyedadka😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@QaamiisHiloow
@QaamiisHiloow 2 күн бұрын
Waan arkay ey wallahi magaalada dhekaa sufto ayaan joogay
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 2 күн бұрын
Xabsiga gaalkacyo yaa weeraray ma Hawiye ayaa weeraray ???
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Күн бұрын
Yaxye iyo moorif bay ahaayeen waa lasoo helay😅
@Queen222-q6p
@Queen222-q6p Күн бұрын
Siyaasiyiintakusheega waliba tuugad wada ahwaliba xasan tuuuga ushaqeeya wadanka mwn yaaka ah xasan tuuug maka baqayaansiyaasiyiinta mayela xisaabtamaanmaxayee faramaajo ugu digrinayaan😢😢😢
@fadumawacays3256
@fadumawacays3256 Күн бұрын
Kkkkkkkkh. Hantida dadweynaha ee ladhacayo dakii lahaa iyo masuuliyiintii reer muqdisho may kahadlaan Hantida dowlada meeye baarlamaankii somaliya meey kahadlaan kkkkk maxaa kagalay farmaajo oo ku gaara kaligii
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 2 күн бұрын
😂😂😂😂 waxaan kuqoslay hawiye oo Farmajo ku eedeeyay dhaca iyo boobka lagu hayo shacabka iyo hantida qaranka? ilowsho dhawaa ma umulbaa ayaan maqli jiray Farmajo villada kasoo bax unukaa leh miyayay hilmaameen midakale ninkay shala villada uwadeen hadii uudhacay iyaga ayaa gacantooda isku dilay sooma'aha yay eedayaan jaalle yaasha Hawiye hadii ay run sheegayaan may iska qabtaan ninka barakicinaayo ee hantidooda boobaya Farikama qudna faanoole iska adkeysta 3 more years 😄 😆
@Youmumshouse
@Youmumshouse 2 күн бұрын
😂😂😂😂Haduu mesha isaga tagay waa hore xataa weli waa daba socdan don't know why
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 күн бұрын
Waa xidigo dhintay waa caadi meelkasto bay ka dhacdaa meel kasto lagu arkaa yaan Kala yaabin wax dhibaato ah ma keenayo
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 8 сағат бұрын
Dhiiga shacabka halajojiyo
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 күн бұрын
INA FARMAJO MAXAA KAGALAY ILLAA BELAAYO LASOO
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Күн бұрын
Argagixisada markii werar lagu qado waxay dhax martaa qabiilada iyo dowlad da qeybo kamid ah si ay udhawacdo muwafaqqada iyo midnimada bulshada iyo dowlad udhaxeyso
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Күн бұрын
Subxaanalaah
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 күн бұрын
Guul ciidanka difaca dowlada puntland ee xabsiga galkacyo maleeshiyad so werarey xabsiga galkacyo jab xogan ba garay metykodi iyo dhawacodi lamiga buxo
@SafiyaJamc
@SafiyaJamc Күн бұрын
معجز
@Youmumshouse
@Youmumshouse 2 күн бұрын
What's farmaajo gotta do with what hassan sheikh is doing mohammedow villada kasoo bax sowtay lahayeen
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y 2 күн бұрын
Gudaha somaaliya laguma arkin ee waa ithopia iyo kenya
@Queen222-q6p
@Queen222-q6p Күн бұрын
V Maxaa loogu qarwayaa faramaajo shalayeininkuu idinkajoogiwaaye maxaad karabtaan siyaasiyiinta wadanka maaye badbaadiyaan oo xasanruufiyaan kabadbaadiyaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 2 күн бұрын
KAHADALKA DHULBOOBKA EE FARMAAJO KU EEDAYNAYO XASAN DHIIQO WAXAY CADDAYN U TAHAY SIDA LOOKALA WADDANISANYAHAY WAXAYNA TUSAALE UTAHAY FARQIGA U DHEXEEYA BEELAHA DAAROOD ISMAACIIL IYO HAWIYE DHINACA WADDANIYADDA
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 2 күн бұрын
MUXUU UGA HADLAYAA SOWKUWII LAHAA FARMAAJOW SOOBAX MAAHA KUWA WADDANKA BOOBAYAA MEE SHACABKII MUQDISHO KUNOOLAA KKKKKKK
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 2 күн бұрын
Alan mask baa idinku ca cayaaraya
@Youmumshouse
@Youmumshouse 2 күн бұрын
😂😂😂😂
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Күн бұрын
HAWIYE MA TANAA KASOO YEERTEY NINKEY U HIILIYEEN OO MID LUG LA IYO MID GACAN LA AAY OO BURBURIN QARAN AHAAYEEN IYO 580 WIIL BAAN HAYAA TIIBIJO HA I DISHO HADUU FARAMAAJO LABO WIIK VILLADA UGA SOO BIXI WAAYO WAAN UGU GALAA ISLAANTII KU DHAARANAYSEY MEEDEY? XASSAN KAAD XOOG IYO XOOLO UGU SAARTEEN WALEE MA AHAN MARKUU IDIN CIQAABNEY HADAADNAAN ISKA CELIN KARIN MAXAA FARAMAAJO KA GALAY INUUBA DILUU RABAAYE XASSAN CULUSOOW GURGUURTE MIYUU IDINKA CELIN KARAA WAA YAAB IYO CAQLI XUMO .
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН
ASKARTII EBER MAANTA (5329)
1:14:36
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,3 М.
SIR NAGEED | 60 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
33:22
Family Sagal Channel
Рет қаралды 10 М.
SHACABKII OO KALA DOORTAY FARMAAJO IYO XASAN SHEEKH YAA GUULEYSTAY OGOOW
21:47
Zaki honest Official
Рет қаралды 37 М.
Сербия предложит "Газпрому" сделку
1:11
Euronews по-русски
Рет қаралды 13 М.