Asc qaanuunkii allaah na aaway markeynu dhahno qaanuunka caalamiga & qaanuunada dunida yaah bashir sheq waad inoo tahay alaha kuu naxariista ee yaa sheeq
@cawilawcabdi111510 ай бұрын
Sheekhow dalkaagu waa jabouti waxaa laga kireeyey dawlado badan oo siyaasadoodo iska soo horjeedo sida mareykan iyo China iyo French, iyo itoobiya ,jabouti waxaas oo dhan way ka faaiida
@kamalyusuf621110 ай бұрын
Zxp Baada laama kiiriyoo Eee 600 Meter USA Dagan yihiin China 400meter Japan 600 Meter Frankreich 500 Meter Dhaman dalaalkas Waa xudiidiye kama dhaxaya Manaa dhahaan waanu Qadaaneyna Iyo Waxaa khaalad kumaa samayane reer Jabaute laahanasho dhuul iyo Xoogaba KU Qaadanenyne Muuse bixii 20 km OO xeeba Ethiopia haddyad iyo Baqaadiin Fuuleynimoo UU ka baqayoo oromkas 😂😂😂 Waliiyg maa arka nin dadkiis Dhaxaalwajiiyeey
@sahalyuusuf77907 ай бұрын
Gumeysiga dahsoon ee ku jirtaan miyaad ka faaidaysateen
@cawilawcabdi111510 ай бұрын
Sheekhow adigu sawdiigii jihaadka ku dhawaaqay ee fidmada ka abuuray umada islaam ah ee walaalaha ee is afsomaliga ku wada hadala .