No video

Xog Qorshe Dagaal oo Halisa ayaa Somaliland Lagu Soo Qaadi Doonaa? Kulan Qarsoon oo ka dhacay Xamar?

  Рет қаралды 25,029

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Ай бұрын

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Пікірлер: 52
@user-qz3lq7fo9v
@user-qz3lq7fo9v Ай бұрын
Aniga oo dhallinyarada reer somaliland ah waxaan diyaar u ahay inaan difaaco dalkayga iyo dhulkaygaba waxaan diyaar u hay aniga iyo dhallinyaraduba inaanu xidhano tuutaha iyo qoriga. Nabaday 🎉🎉🎉🎉🎉
@moabdi3860
@moabdi3860 Ай бұрын
Ha iska ciyaan waxba kama qaban karan somaliland ❤
@user-cl8zk2rm1i
@user-cl8zk2rm1i Ай бұрын
Somaliland. Waan. Difaacaynaa
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
When life gives you and enemy like Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹. Fight like British 🇬🇧 Somaliland.
@ismaacilsamakaab43
@ismaacilsamakaab43 Ай бұрын
War somaliland way is diifacaysa bal xasan sh maxamud cirka ha so rido kuwa reer somaliland ee Muqdisho joogana waxba uma qabankaran
@user-cl8zk2rm1i
@user-cl8zk2rm1i Ай бұрын
Somaliland guuuuuuul
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
Diyaar baynu u nhy cadawga
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Ай бұрын
Inshallah khair
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuuuul guuuuuuuul somaliland❤❤
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
Guul somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚🖤🤍🤍🤍🤍
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
Haaaciyeeene awrka ceynku u giji muse❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 Ай бұрын
MEQA JEER AYA NAGU TIDHI WA XEELADI UGU DHAMBEYSAY FROM JABUUTI
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
DHIIBKA AADA SOMALILAND LAA RAABTO INSHA ALLAHA DAAGALKA SOOKYE EE IDINKA DHEX QARXAYE KUU BURBUR OO IS RAMSDA BEE IDEMILAHA
@najahdarajo4689
@najahdarajo4689 Ай бұрын
Guul Somaliland Cadawga ma ciilbaxo
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Aqonsiga somaliland markay waxba ka qabn kari waayin wakuwa rafanya cadwga somaliland guul abiye axmed guul somaliland ❤❤❤
@fathuma3573
@fathuma3573 Ай бұрын
Waar waa rag shaqa tagey
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t Ай бұрын
Waxaan kulatalinlahaa dawlada somamlilaan inay sameeyaan dholatus milatari kumuujiyaan awooda ciidanka qaranka
@FaysalQurbaawi
@FaysalQurbaawi Ай бұрын
Dagaal haday soo qaadaan. Djibouti iyo somalia. Iyaga ayay u darantahay... Waxna kuma faaiidi doonaan..
@zahrasaed148
@zahrasaed148 Ай бұрын
SOMALILAND iyo ETHIOPIA WAA IDIIN DIYAAR MARWALBA. HADAAD SOMALI SHEEGATO DAGAAL RABTO WAA LEYDIN SUGAYAA!!
@Fire_films0
@Fire_films0 Ай бұрын
Dadku ma sidaada oo kale caade qaate baa mooday ,umadu waxy marayaan 2024 Malaga yaabo dad isku dhaqan iyo isku diin ah inaad isku dirtaan , adeer dadku way caqliyeesteen,waxay nu sugaynaa inta mouse,xasan iyo ismaaciil ,xilka ka dagayaan markaa aynu aragno cidii dadkayaga isku diri leheed ,kacdoon dhalinyaro kafiirso 2025 min dj,hergaysa,muqdisha,kabacdi gobolada kale 🇸🇴✌️somaliya one ummah allaahu akbar☠️🔫
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Soomaalilaan cadaw dabada kaga yimaad way buufin kartaa lkn waxa caqabadu kataagantahay huwanta gudaha iyo jaajuuska ugudbinaya sirta cadawga soo duulay
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Carkee afdhilo failed Somalia italiya
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 Ай бұрын
Canfarta waa inaynu siinaa saldhig ay kaga duulaan rajiimka ina geele.
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 No faqashta badhyaculus babiya faqashta badhyaculus somaaaliland hanolato ìnsha alleh somaaaliland ilaahow Guuuuuuuuuuuuuuul iyo.gobanimo somaalilland ìnsha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
dhaman dhalinyarada reer soomalilnd 💚🤍❤️ Hubka qaata dagaal isku diyaar garowa dagaal toosa lala galo soomaliya diciifka ah
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v Ай бұрын
Kuwaa uu lashirey miyey ku af celi n karaan wuu daldalaaye waa hunguri adoomokkkkk
@CamuudAwed
@CamuudAwed Ай бұрын
Hala maaha si fudud Ayaynu mar labaad u burburin doonaa jabuuti na waxaa hubaal noqon doonta in ay ku Dambayn doonto qaska iyo qalaasaha ka jirey Soomalia mudada Sodonka sano ka badan Jabuuti waxaa hubaal ah in Aan magaceeda dib Oo u danbaysa loo maqli doonin waxaynu leenahay Dagaal sow ma rabaan Jabuuti iyo Soomalia waxaanu leenahay well come yaan laydinka waayin kibirka dagaal doonka iyo Edeb darada Ay wadaan magaalada Jabuuti iyo italia Soomalia
@issaahmed4949
@issaahmed4949 Ай бұрын
Awdal State viva
@munaqaali4556
@munaqaali4556 Ай бұрын
Waad riyootay calanka dibad meerka waxba kama jiraan
@AyaanMohamed-nn4ru
@AyaanMohamed-nn4ru Ай бұрын
Ma somaliland iyo Ethiopia is ka celin karaan😂😂
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Ай бұрын
oo kuwa soomaliand ka soojeedaa maxay yihiin caruurta agtooda lagu garaacayo wax haka qabteen haday
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Ай бұрын
HHHHHHH YAA HUNU HUNU HUNU HADAL MAAHA DHAGAXA ISKA EEG FAQASHEY KKKKKK
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Caadi iska dhiga They can do nothing Asshabab ha iska celiyaan 🤨
@kl8650
@kl8650 Ай бұрын
Nacaala faqash ku yaal
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 Ай бұрын
Somalia hada waxay la ildarantahy kala qaybsanaan iyo dawlad goboleedyo aad u kala fog ,hadalka ka soo yeedhay hasan sheekhna waxa uu sii kala diri doonaa inta yar ee magaalada wada dagan ee reer muqdisho cid ka yeelaysa wiilkaagu somaliland baan khasab ku soo celinayaa ha ku soo dhintee keen ma jirto, somalilandna maaha tii loo hanjabi lahaa,
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 Ай бұрын
SODIGI LAHA JABUUTI IYO SOMALIA WAXAY ISTCMALEEN XEELAD8 UGU DHAMBEYSAY, ADER BEEN BADANIDA
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Ай бұрын
HHHHHHH YAA WAA KA BAX MEESHA HOYADAA SOOMALILAND WASTE NEEF QORAX JOOGA MA WARAYSANO WAAD AFDHEER TAHAY KKKKKK
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Ай бұрын
🥶
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Weriyow jooji yabaalka, maanta waxa lagu moodaa Hindi aan u war hayn waxa geeska Afrika ka dhacay oo faalo ka qoraya , Doofaar Huurale iyo kilaabtan uu la shiray waad ogtahay itaalkooda iyo waxa ay qaban karaan ee haka dhigin xoog wax yeeli kara Somaliland hadaad tidhaa xisbiga huwanta Wadani ayuu lacag usoo diray ama odayaal ku sheega u adeega huwantaa waa wax la fahmi karo laakiin dagaal ayuu soo qaadayaa isagaa xaarkiisii ka kici kariwaayey ee muxuu dagaal soo qaadi intaanu riyoon in uu seexdo ayaa ka horaysa. Somalia Jibouti iyo Ictisaam oo meel walba joogta waa lala socdaa keliya shacabku ha midoobaan cadow dibeda wax inaga yeeli karaa ma jiro, Djiboutina waa in mucaaridkooda lla taageera oo ciidamadadooda la tababaraa kad ibna sidii Hassan huuraale loo qalibi lahaa la galaa.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa ninka diida sinaantaada adiguna diid sarreytiisa. 2.0. Waa maxay sababta hassan sheekh maxamuud ee dawladda ku meel gaadhka ah somalia muxuu ku diidaya madaxbannaanida iyo aqoonsiga somaliland. 3.0. Dawladda djibouti oo magalo qudha ka dhisan maxay ku diideysa aqoonsiga iyo madaxbannaanida somaliland. 4.0. Haddaba ninka diida sinaantasda adiguna diid sarreyntiisa. 5.0. Waxa bedellaysa dawladda magaaladda djibouti iyo dawladda ku meel gadhka ah ee somalia waxa beddeleysa dawladda ethiopia. 6.0. Waxa ka dhow amxaarada iyo xabashida. 7.0. Haddaba waxad ka heshaan waa magaaladà djibouti iyo dawladda ku meel gaadhka ee somalia cidna waxba haka siinina. 8.0. Waxan dhahayaa idinka ha idinku koobnaato marka horena iska saara ciidamada shisheeyaha ee sugaya babad gelyada somalia.
@makebravo7133
@makebravo7133 Ай бұрын
YAA KA FUTO XUN SOMALILANDBA KU FILAN QURUNKA QURUNKU DHALAY
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
Waryaa anagaa idin xureynay siyaad bare dhiigeena ku nasateen hargeysa berbera siyad bare markan xamar ka saarnay ayay xurowday gun baad tihiin abaal labayaal. Xabashi 60 kun naga dishay ayaad amaneysan dhiigeena oo qoyan walahi ayadan nabad ku nolaaneyn inta dhaqankiinu sidanyahay
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Ай бұрын
HHHHHHH YAA MA DIDEE HARGOOLAW HA IGU TUMIN DURBAANADA IYO DAASADAHA MADHAN DAMEER MEEL FOG KA CIYAY KKKKKK SOO DAA WAXAAD NAGA HAYSO DICIIF DICIIF WASAY
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u Ай бұрын
@@buufiyahaweyn7430 waan isbaran doonaa amxaar keena hargeysa ma caytano balse gondor ayaad u raaci doontaan
@mohamedosman3596
@mohamedosman3596 Ай бұрын
Waar beenta naga dasya oo ka Aamusa idinku arrimaha Somalia Somalia iyo Somaliland isma soo gaadheen
@zahrasaed148
@zahrasaed148 Ай бұрын
💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🫶✊👆👏👏👏👏😘🫡😘🫡😘🫡😘🫡😘🫡😘🫡lululululululuuuuuuuu♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️Waxaanu kaweyney wallaalo kusheega baanu kahelney wallalada jiiraanka aanu nahay. Monaafiqiinta dagaalka nagulajirey nalana qoslayey iyagoo burburkayaga kashaqeynaya Allaa nooga kiin hiiliyey oo cadawgiina noogu soodhiibey waxaanu idinka weuney. Allaah haduu kurisiqayo xataa shaydaanka buu khey kuugu soodhiibi karaa. Cadawgayaga cadawgiisu waa saaxiibkayo sida aad cadaawada yada isugu wada raac santihiin. Karma is bitch,now how do you like it now?
@hashim4226
@hashim4226 Ай бұрын
Bal horta ha ka adkaado Al Shabaab inta uuna dagaal ku soo qaadin Somaliland. Mise Xassan Sheekh guuldaridiisa siyaasadeed ayuu ku qarinayaa dagaal iyo hanjibaada u soo jeediyay Somaliland? Mise markuu ka baqay Itoohiya ayuu sawirtay inay Somaliland tahay "weakest link" ? Hadii uu sidaa sawirtay macalinku daris ha ka qaato waxay dadka Somaliland ee geesiyaasha ah u gaysteen ciidamadiii Siyaad Barre !!!
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Fulay fulay dashy awood kale male dad reer somaliland uunbay adeegsnayn waa khtumo iyo awdal kalaya dheh idinku hadad wax isla hysan wasakhyhy 😂😂😂
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Ай бұрын
HHHHHHH YAA NACAS BADANA WUXU KKKKKK
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd Ай бұрын
Abey axmed amxaaro ayaa dishay’ isaaq Oromo waa agoon maanta
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Ай бұрын
HHHHHHH YAA NACAS BADANA WUXU KKKKKK
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 27 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,5 МЛН
DOOD CUSUB IYO ICTIRAAF RAADINTII SOMALILAND, FIND OUT MORE
53:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 47 М.
DegDeg Maxa Aadan Ogeyn Oo Kusoo Kordhay Heshiishka MoU Warweyn
9:29
SHEEGA DEE AMAR ALLE LAAKIIN
15:44
Tusmo media
Рет қаралды 208
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 27 МЛН