Waa run dublamasiyada aamusani waa halis cid walaba xidhiidhbaad la samayn karta iyadon waxba ka tirsanayn geesta kale siyaasadu sidaa ayay ku fiicantahay bal jabuuti eeg xalad kasto kacda hoosbay u dhamaysa
@OmerkhaireGulleid-jq1gg13 сағат бұрын
Dowlada cusub ee madaxweyne cirro waxay mudo 30 cisho ah albaaba u soo laabay
Xoolihii somaliland ayey durba dowlada cusubi ku casuunta in xasan gurguurte uu ciduu doono xidho
@jamuuriyadasomalilandhanoo459113 сағат бұрын
ciro waa faqash waxii lagu xamanayayna waa kuwaa durba soo baxay waxan dhacayana wuu kula socdaa
@abdirashidhassan502711 сағат бұрын
😂😂😂 maxa dhacaya uu lasocda
@KayseCaliShaqaleh-m7e14 сағат бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@abdullahiomarali524112 сағат бұрын
CIRO IYO QUDHANKA WADANI WAXAA SOO SAAREY HASSAN SHEEKH IYO ISMACIIL VUMAR GEELE MA HADALI KARO WAA SABABTA ETHOPIA UGA GUURTEY XIDHIIDHKA SOMALILAND WHY XIRSI BAA JABUUTI KULA KULMEY HASSAN SHEEKH U A SHEEGEY IN DIYAAR U YAHII MAAMULNHIIST TAHA HASSSAN XABAALE QOTE
@engabdihussein759613 сағат бұрын
Thanks Xogogaal tv, jaaniskii uu muse biixi u diidey xasan sheikh iyo geele, ayaad moodaa in dhexda laga halabsadey, dublumaasiyaduna ma qaadato aamusnaan, hadaaney jiiduhu isukaa gaadhin ama aanad aheyn dowladaha dhexdhexaad ka ah, Ethiopia 🇪🇹 iyo Djibouti 🇩🇯-na inooma sina marka loo eego xaga Amniga, dhaqaalaha iyo dublumaasiyada, waa in ka baxdaa xukuumada cusubi aamusnaanta kana faa'ideysataa dhaxalkii daneed ee Taiwan 🇹🇼 , Ethiopia 🇪🇹 iyo isbedelka mareykan 🇺🇸, lana timaadaa istiraatijiyad ay kaga bixi karto, xaaladan cidhiidhyoon ee Amniga, bulsho, dhaqaale iyo dublumaasiyadeedba.
@yahyaali306513 сағат бұрын
Sida caruurta ha u fakarin Sxb
@yahyaali306513 сағат бұрын
Meeshan ethiopia umay jeedin Somaliland ee somaalia ayey ku ruxrucanaysay
@engabdihussein75969 сағат бұрын
@yahyaali3065 Ethiopia maanta waxay Somalia ku ruxruto aniga iima muuqdaan, waayo waxaa markhaati inoogu filan,xasan sheikh argaxiso ayuu tilmaamey Ethiopia, hadana wuu tegey laba jeer, markii hore waxaa lagu qaabiley baratakoolka shaqsi caadi ah oo ka baxsan asluubta dublumaasiyada, markii danbana wuxuu salaan sharaf ka qaatey ciidanka badda ee Ethiopia taas oo aheyd fariin ay direysey Ethiopia, eesh qiyaasaq yahye.
@engabdihussein75969 сағат бұрын
@yahyaali3065 halbeega aad wax cabireysaa wuxuu u eg yahay waxa ay naftaadu jeceshahay, but the time will be tell.