Xog sir ah Qaraxyada moqdisho waxa lagu diyaariyaa Xalane iyo safaaradda Imaradka, Qoriga qaata

  Рет қаралды 19,208

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 78
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 ай бұрын
Alxamdu lilah dad firadayda qâbo ayaa jira XALANE waa qoray aniga baraha bulshada wax irumayatay maleh Sidu yiri wiilkan wadaniga 🇸🇴🇸🇴✌️
@AbdiAbiib-x2w
@AbdiAbiib-x2w 2 ай бұрын
Waa runtii
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 2 ай бұрын
Waa run ninkaas waxa uu sheegay xalane ilaahay ha bur buriyo
@iswitchabdi8507
@iswitchabdi8507 2 ай бұрын
Waa isaga waa isaga
@iswitchabdi8507
@iswitchabdi8507 2 ай бұрын
Waa Hassan sheikh dada dilaya oo xadheya
@abcbc4008
@abcbc4008 2 ай бұрын
Asc xasbunAllah wanicmalwakiil Emaraadka iyo xalane Allah ha ku celsho sharkooda Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin so diyaariyo Qaraxyada Alle waa Arkaa sharkooda xasidnimadooda Allah ha ka tuso wadamadooda Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli xaasidiin xasdaayo umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 2 ай бұрын
Somaali hadii ay talo rabto xalane hayka burburiso iyo ta imaaradka
@AhmedxasanFarmaajo
@AhmedxasanFarmaajo 2 ай бұрын
Wankeegeersanahay fikirkaas 100%
@jamalcarbone6173
@jamalcarbone6173 2 ай бұрын
Halgalo xalnee
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 ай бұрын
İMAARAADKA inta balad ay qaribeen ama iku direen..suriya.sudan.liibiya.tunis. soomaliya.itoobiya. ABİYA yaadabada kariixa İMAARAADKA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️🙏💜
@NafisaOmar-o5o
@NafisaOmar-o5o 2 ай бұрын
Sax waye imaraade wllhi iyaga dhibka wado eehalabixiyo imaraade waa cadawga soomali
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 2 ай бұрын
Dadka soomaali taladaan ha la qaato
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 ай бұрын
xasan sheekh danka malaha shacabka baba,aya
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 2 ай бұрын
Sax SaaS u hadal kushub
@HaredDuale
@HaredDuale 2 ай бұрын
IMAARAATKA WAA SAAXIIBKA KOOWAAD OO ITOOBIYA ISAGA AYAANA KA DAMEEYA BUUQA LABADA DAL DHEXYAALA IYO DHULBOOBKA
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 ай бұрын
SOOMALİYA wAA guri albaabla sirdoon kasto ayaa jooga soomaliya SOOMALİYA Dawladeena sir noomaqarsano 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 ай бұрын
SOOMALİYAY imaaraadka ninka XUKUMO siduu imaaraadka ku xukumaa walaalkiis AYUU sun ku DİLAY Sİdaas AYUU XUKUNKA kuqabsaday 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 2 ай бұрын
Alaa iskdaroorya xasan madhergin
@Abdikarim-pu7rj
@Abdikarim-pu7rj 2 ай бұрын
Waa run wa run wa run walalayal kuwas saldgiga xalane joga wa kuwa an ka kabsan la nahay
@Fadumahassan-ux6lz
@Fadumahassan-ux6lz 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Emi92546
@Emi92546 2 ай бұрын
Wallee waan ku raacsanahey
@yassinadan1455
@yassinadan1455 2 ай бұрын
Imaaraadka ayaa bajadka xalane si xisaab la,aan ah u bixiya
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 ай бұрын
Labadaad shegtay xasan ayax ayaa lashaqeeya dhiiga umada soomaaliyeed lacag ayuu xasan kaqaataa ciidamadii qaranka imisa shirqool ayaa Lagu xasuuqay
@labidamataanaha-ix7eo
@labidamataanaha-ix7eo 2 ай бұрын
warun
@JawaherMohamed-l7k
@JawaherMohamed-l7k 2 ай бұрын
YAABURBURINAYA WADANKA QABIL BA SI XOWLIAH UG SOCDO😢😔
@osmanyusuf8236
@osmanyusuf8236 2 ай бұрын
Xalane mar haday sirdoonkii Ethiopia lagu arkay maxaa kale oo lasugayaa dadkaan meesha halaga saaro hana laxiro sidee qof ajanabi ah Hotel sharci Dara ah agusamaysan karaa dowladeenii aysan waxba ugu oran karin xalane hala xiro
@jaranecabdi5892
@jaranecabdi5892 2 ай бұрын
waa run
@mahamedabdielmi8741
@mahamedabdielmi8741 2 ай бұрын
Somaaliya weey ogtahay dhibka haystack somaaliya in uu xalane laga soo abaabulo ee somaaliyeey aan iska qabano gaalada degan xalane
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 ай бұрын
Sirdoonada shisheeyaha ah bixiya ✌️🇸🇴 ama waa jiiftanee XAlANE ilmaha SOOMALİYA ayaalgu qashaa qarxa XAlANE iska celiya 🇸🇴✌️💙💜
@HaredDuale
@HaredDuale 2 ай бұрын
GUULEYSO WERIYE IMAARAAT HADII AAN DALKA LAGA SAARIN DAWLADA CAGAHA KU ISTAAGI MEYSO WAANA DALKA KELIYA USHAQEEYA YUHUUDA WAX AAN DHIBAATO AHAYNA LAGA FAAIIDI MAAYO ISAGAA ISKU DIRA DAWLAD GOBELEEDADA IYO DAWLADA DHEXE
@1970Belgesel-f3l
@1970Belgesel-f3l 2 ай бұрын
İmaaradkA dekad ugu weyn waxalayiraah jabal cali yaa haysto. Mataqanin (İİRAAN) Afkiisa mafuri karaa maya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️🙏💕😂
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@AbduqadirAdde
@AbduqadirAdde 2 ай бұрын
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 ай бұрын
Xaasid Xamar Jooga is Xoreeya intaa Bada Somalilnd Ka hadaleysan Futada Wiilasha Xalane ka Xoreeya
@hassanosman5669
@hassanosman5669 2 ай бұрын
Kenya waxan dirsnimo ahayn wax ay Somali karaban majirto walaalo dadka haisku dirin
@LiibanAhmadmahamadibahim
@LiibanAhmadmahamadibahim 2 ай бұрын
Aniga raygayga safaarada imaradka EE Dubai hanadhafdo lakiin masar hatinaaddo halkana aynu dufaacno wll Dubai safaaraddeeda maxaa Dan inoguujirt,
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
WAA ADUNYA ROGMATAY, ELAY OO SHALEY BUUG IYO QALIN QAATAY, IN UU ISKU DAYO IN UU DADKI ISAGA GUMEYSTAY IN UU WAX U SHEEGAYO.
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 ай бұрын
Aqliga waa ilaaheey kuu dhali ee qabiil laguma noqdo
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 ай бұрын
WAA WAR XAQIIQ AH IN QARAXYADA XALANE LUGU DIYAARIYO LAAKIIN DADKA KOOFUR DEGGAN WAA DAD HURDO KU JIRA MARKA XISAABTA DHIMASHADU EE SII KORORTO INEY HURDADA KA TOOSAAN WAA KU QASBAN YIHIIN. XASAN SHIIKH OO AH NIN JILACSAN AYAA UMADAAN LUGU INKAARAY. FADLAN XASAN SHIIKH ISKA CEYRIYA
@abdimuxumed954
@abdimuxumed954 2 ай бұрын
Nocaaga o kale intu somaali kujiro walee in aysan somaali israacaynin
@alisuja3894
@alisuja3894 2 ай бұрын
Waxaan oo kale lama dhagaysta waxaan hasoogksudbin isagaa Al shabaava
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 2 ай бұрын
Warwaa qaldanyahay Kan xasan marhpr dhameeueu jabuuti makahari karo
@hawaosman5599
@hawaosman5599 2 ай бұрын
Suldanka TV, mawaxad,ninkan,cuqdadeysan, Eeugefayo,dadka,somaliyed iskuqarinayoBorka,wadaniyada usogelisayqadka waafikirkaga,guracaniyonaceyb,Aapgal
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 ай бұрын
Maay magac haduu rabo ciidanka ma bururiyeen Msoona ma deysteen xalane isagaa Ogolaada xataa in aan qof soomaaliya ka shaqeen kashaqeenkarin
@hawaosman5599
@hawaosman5599 2 ай бұрын
Ninkan, maki, Bakarah, makarafonkawata,mise,walalkis 2aad,?suldanka TV. Dowlada somaliya bilz halaxisabtanto,tanmucaradkabadan
@AbdullahiHirsi-i8v
@AbdullahiHirsi-i8v 2 ай бұрын
Maxaa Karen ah inhalant kadanbeeyo
@hawaosman5599
@hawaosman5599 2 ай бұрын
Dadka, sowunolanjiray,ayow, manta unolyahay,Ninwalba, meelayow,kubeeray,illahey,
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 2 ай бұрын
asc
@fatumaali1102
@fatumaali1102 2 ай бұрын
Waxaan miyaan laogan kulegeen waan ognahay In xamar laga goynayo waxay sameysas
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 2 ай бұрын
Way usamee farmaaj o xoolo island macuno
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 ай бұрын
Taas run buu mweeynuhu ku sheegay Cadoowga marka uu madaxa meel la helo buu mijaha meel ladoonaa Dhulkeenii Baan ugasamiray hadeey badiikudarsanayeen
@hawaosman5599
@hawaosman5599 2 ай бұрын
Dadwadaka,ayeyudhashen,gumeysigina,kasarayLkn,Reer xamar, majiro, eewaxajiro,magalo,xamarlayirahdo
@HojoAli-z6z
@HojoAli-z6z 2 ай бұрын
Ninkan warka hore wa ku racaay, ninka bahdiil ayuu wadda abgaal madaxa uguu joogso, xaleene ka sooto. Wax dhibka wax keenayay in dugtaan tariiqda. Emaraadka in cadow in tahaay ma mogeen, shanshi ayaa laheed ayaa
@axmadibraahimcariif3827
@axmadibraahimcariif3827 2 ай бұрын
Adiga gagarm garamow xeged jogtay waqtigas yase kushegay
@AhmedxasanFarmaajo
@AhmedxasanFarmaajo 2 ай бұрын
Wantageenwarunwaun100ki100waruwarun
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 2 ай бұрын
Wuu ogaa wuuna karaali ahaa xasan diirato xasan tuigsade hsnoo macnaun haduu kaligiitashanlahaz waaraacilahayn xaszn m xukumo sllmazliismaaciil baranbaro baaxukump waddanka
@CabdikafiDuceysane
@CabdikafiDuceysane 2 ай бұрын
Bannaanka is keen maxaa la dhahaa, taako dhul somaaliyeed ah Anna ma bixikaro, baarlammaanna ma bixi Karo sow ma uusan dhihin
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 2 ай бұрын
Xasan Mar hotel dhameeyey maxaa haryana itoobiya asgaa rabay diyaar biuu uahaa xasan tuug
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 ай бұрын
Sheeg hal qoof carabkada ayaa soo qabti guwaa gale mad sheegtid
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 ай бұрын
Ileen waawaxa aan wadanka looyu naxeen ee aay waxwalba u saxeexaan
@Fadumahassan-ux6lz
@Fadumahassan-ux6lz 2 ай бұрын
Wasax galaxy dhagersyto
@somalimediya8495
@somalimediya8495 2 ай бұрын
Kan hadlaya Somali maba ahane Oromo u cud e.g. yahay beenta naga joji
@saidahmed7268
@saidahmed7268 2 ай бұрын
Xassan shiikh Daarood iyo itoopiyaan wuxuu ku kalsoonyahay itoopiyaan......xassan shiikh nin Daarood ah iyo imaaraat wuxuu ku kalsoonyahay imaaraatka....xassan shiikh daarood iyo gaalo wuduu ku kalsoonyahay gaalo...see wax u hagaagaayaan maria bal iisheeg
@suweysgas
@suweysgas 2 ай бұрын
Hasan dhiiqo waa khaainul wadan waa tuug aan dhargin waa munaafaq runtiis ma ahan muu cayriyo ciidanka ethopia diyaarad ethopia jaadka muxuu waxaas oo dhan uu uqaban waayey
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 2 ай бұрын
Maszmayn Karo masamayn Kar xaarasn katahay
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 ай бұрын
Waano abuur baa ka horeeyey ninkaan waa nin jilicsan oo han iyo dhiig lahayn xitaa ciidankii ma abaabulayo waxaad moodaa inuu isdhiibay oo uu leeyahay qaanuun baa i difaacayo waa qaanuun kuwii dhigay ay ethiopia daro taagan yihiin.
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 2 ай бұрын
Xasan Mar hotel dhameeyey maxaa haryana itoobiya asgaa rabay diyaar biuu uahaa xasan tuugsax
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 2 ай бұрын
Kkkkk xamar hadan maddow lo ogolleynmacadaanbaa lahaa wuxu shegayp arag xayawaankaan
@sahrowaawcdeeynooloow6297
@sahrowaawcdeeynooloow6297 2 ай бұрын
Sooqalad ma aha
@hawaosman5599
@hawaosman5599 2 ай бұрын
Xamar,yaabixiyay,horta,yalacanshurijiray,horta?sobaro,intadan stv,imaan
@fadumayusuf-bt9qq
@fadumayusuf-bt9qq 2 ай бұрын
asc been baad shegtaay
@Aminatt31828
@Aminatt31828 2 ай бұрын
hala buriyo cidii abniga qatar ku ah kaaga daran waxay dagan yihiin xero ciidan oo muhiim ah waa in laga saaro meesha
@aliabdi8260
@aliabdi8260 2 ай бұрын
Ninka saxixay farmajo mahan xasan
@Myo-v1k
@Myo-v1k 2 ай бұрын
Waa been ninkaas wa xassan
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 60 МЛН
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,5 МЛН
My MEAN sister annoys me! 😡 Use this gadget #hack
00:24