Qofka waa dhacdaa in xaq iyo xaqdarroba loo xidho. Laakiin qofka la xidho waa xaaraam in jidhkiisa la waxyeelo.
@saidmussa6461Ай бұрын
Meeshani dowlad kama jirto waa meel muqayiliin ku marqaamayan hantida shacabka masaakinta ah doorasho kama dhaceyso xaafad hargeysa ku yaala oo somalia ka tirsan
@saidmussa6461Ай бұрын
BIIXI DICTATORSHIP WAQTIGIISA DHAMAA SOMALILAND WAA BURBURTEY BEENTII DHAMAATEY 32SANO WATAA LA SOO AFJAREY
@Abdiyusuf490Ай бұрын
Tol maleh ninkas
@saidmussa6461Ай бұрын
Dowlad maba ihidinee beenta meesha kala tag marqaamsan yihiin
@saidmussa6461Ай бұрын
Meeshani doorasho kama dhaceyso waa meel Biixi dictatorship oo rabo inuu xoog ku heysto 32sano ayey isku maaweelinayen Been iyo marqaam hadda waqtigii Hargeysa biliqo loo doonan lahaa ayaa la gaarey
@abdigah5364Ай бұрын
Sirta la xadayo maxa tahay . Doorashooyinka Somaliland ma wax cusuba sow awalba dhaqaale iyo farsamo-ahaanba Somaliland iyo dalalkaleba waa laga caawiya . Waa maxay sirta la xadayo uu kani ka sheekaynaya