Odayaasha dhaqanka ree Gedo waa inay fadhiga ka kacadaan oo go,aan adag qata badbaadiya dadkiina iyo deegaakiina Waa lagu soo Duulay Gedo wiilashiinaba la isku dilay hantidiiniba la burburiyey Waye Way Waye way 😭😭😭😭
Xasan sheekh waxuu ugo talo galay in uu ciidamadi military somaliya uu dhameeyo kasaaro saaxada ciidamanimo sidiis caadad u ahyed 2012 uu u godhameeyay ciidamada ayuu hada wada waxa la xaqiiyay in hub laga keenay Egypt in aan lageynin xarunta wasaarada gaashandhiga ee la geeyay guryo u gooni ah xasan uu ku qarsaday marka xasan sheekh xaalkuso waa sidas
@dahirsmohamed500218 күн бұрын
Walaalkayow waxaa nasib daro ah in wilashii wada dhashay jilafo dabin uu HSM soo dhigay Gesiyadii Farmajo soo tabaray kuwi sarakishii hore ee Siyad Bare uu soo tabaray in laisku dilo Anigu waan kaxumahay kaa dhimay kugu dhimay.
@ahmedmose546618 күн бұрын
Wax magarato ayaa hoganka u hayso mareexan. Haduusan isdaba qaban wuu dabar go ayaa
@khadarcabdi158518 күн бұрын
❤
@zeinabs67818 күн бұрын
Wa isir sifeen
@foziaibrahimosman984218 күн бұрын
MAREEXAANOW YAAD U DAGAALAMAYSAAN XASAN ! MISE FARTAAG WAR XISHODA DANTIINANA AQOODA IN LA IDINKU ADEEGTAA MA FIICNA
@osmangure604018 күн бұрын
War sadow isdaba qabo war sadow isdaba qabo
@HanadMohammed-f1h18 күн бұрын
Marexan Dad Caqli Badan O Argti Dheer Ayaad E Heden Ma Xasan Dhiqo Ayaa isku kiin Dilay Walahi Marexan Ceeb Ayeey Ku Tahay
@ashire56318 күн бұрын
Mareexaan Ka raacsan Xasan culusow, Ka fiirsada waxaad degaankiina Ku samaynaysaan....Xasan waa USC...
@CandimaxamedGeelqure18 күн бұрын
WAARAG AAN ITOOBIYA AQOON ULAHAYN MASSIDAYSO CID XABAD KURIDAY ITOOBIYA
@khadarcabdi158518 күн бұрын
Share
@Mahadosman-q9s18 күн бұрын
Xasan gur gurte DOWn
@zeinabs67818 күн бұрын
Allaah ha u naxariisto dadki ku dhintay Wexe ku so duulay na ha allaah ha ka qabto
Ciidan ki somalia ee lagu warejiyey xsn dhiqo Hala waydiyo
@abdillahiahmedcheik764518 күн бұрын
War Daroodow sida somalilland wo ga goha hawiye iyo Mogadiscio
@abdullahisaman958218 күн бұрын
Jamaal asan sarey yaa ku qayilay qoorgaab hadeysan mareexaan Jamaal iyo fartaag iska qaban wale 12 will baad ka hadleysa 1000 baa dhimandoonto
@AliAhmed-xx4hy18 күн бұрын
Adeer m.xasan waa waalanyahay ma fayooba waa wadan nin waalan oo ah clump waalida dharka qabta weeye marka hala qabto
@calishaakir118 күн бұрын
NOOLAADA OO GUULAYSTA SADOW.
@HalimaIbrahim-p6n18 күн бұрын
Wan kaxumahay will Darood inu Xassan kubad kadhigto
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek18 күн бұрын
Sory mareexaan ma waxaa adeegsaday cadogoodi xasan sheekh ee rabay daarood inuu dabar gooyo oo mid uu cid kudiro iyo miduu alshabaab ushirqoolo marexaanow masidaas Baa ggarashadiinu
@adeerknoor487818 күн бұрын
Guul mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah dhar baxo kul bu ku dhufdey ceebta adunka ba ka racday dagaladi jubland odeyga 80jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban ninki horgal faratag isago faruq ah bu ku labadey ceebti ka racday gedo muqdisho
@CandimaxamedGeelqure18 күн бұрын
FARARA MAAJO AYUULAHAA WAX BUU KU URUURIYAY KALIS DHE ITOOBIY IYO KINYA WAA DAAROOD DAYUUR DHEH
Anagoo difaaceyna ninkii farmaajo lugaha qabtay axmed madoobe ee mareexaan kismaayo u diiday in ay lu noolaadaan
@abdillahiahmedcheik764518 күн бұрын
Waxaa dhimanya wa marexan
@dahiromar106018 күн бұрын
Xasan Sheik caruurtiisa iney dagaalka soo galaan ayaa fiicnaan laheyt,si xanuunka u dhadhamiyaan ilen abahood baa munaafaq ah
@osmangure604018 күн бұрын
Waa ilayaab Sade usc u dagaalamaya War waxgarta Sadow Fircoonnoo kale yaad u dagaalamaysaan. War hoy 100& ee xasn shekkh iyo wiilla 100kun ee doolar kala qalisann war adkysta oo iska celiya Hororka waa usc duulaan ah War intaa ha uku ekaato dhibtu
@AaaJjj-h9e18 күн бұрын
War ofayaashii dhaqanka ee aad galabta aad tidhi waa laxidhay malasoo daayay ?
@abdillahiahmedcheik764518 күн бұрын
Hawiye ma ku jiran dadka dhintey
@CfitaahCrahmaan18 күн бұрын
Maya kuma.jiraan
@abdirahmanmirre583618 күн бұрын
Ciilqabe. Xasan dhiiqo. Waa in Dagaal Culus la la Galo.
@fartuundiomond18 күн бұрын
Waan ku ogaa geesiyaal jabi xasan munaafaq
@haaruunaadan907618 күн бұрын
Maxaad tidhi haweenka soomaaliyeed xataa maxasan baa ka lacag jecel😂
@MaxamedJaamac-s5b18 күн бұрын
.a dowlad baa jirta,marreexaan baa is ereryanayee.
Labada dhinaba soo marexan maahin kuwa axmad madoobe udaqaagalamaaya maxaqbey kujoogaan soo mujrimiinkale maahan maad ayaga runta usheegtid oo walahiin xabad kuridida ethiopia ha udeegsanine tiraagdid hadii marexannimadu daacad kaatahay
@ABDULLAHI196418 күн бұрын
Ceebi waa laba af maroojis xitaa kuwaani waa dhaafeen
@aadanCabdurhman18 күн бұрын
Tug daba dhilif oo xabasho raaca
@barlin162218 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭👁️👁️👁️♥️♥️♥️😭😭😭😭😭
@Abc-sp6gc18 күн бұрын
Xasan waxuu rabay wuu helay oo ahaa in uu mareexaan xasan waxuu rabey inuu baabiyo fartaag dila waxaa larabaa mareexaan in uu tashado hala kakaco mareexaan doqomo xasan waxuu rabey wuuhelay oo ahaa in ayisdiriraan mareexaan dhexdiisa iyo xasan inuu rabeY ogaadeen in ay usdiriraan xasan wuu necebyahay d5
@weheliyeabdi713418 күн бұрын
Caqli xumo
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv18 күн бұрын
Waxaa dhibatada ugu wen aa haysato umada ah siyasiga markii xilka loradinayo dagaal iyo qajijac lomaro hadana marka laga qadayo na qajijac kele iyo dhiig lomaro waxaas sow dulinimo ma ahan iyo degaan kiina oo aad xixiso aawey hada Ethiopian kii cadow ga ahaa sarkalkii sheley lahaa Ethiopian ayaa kusodushey dalka somaliya aa 18sano Ciidanka Ethiopia dhufeska kula jirey aa qoriga saadka rasasta tutaha Ethiopian sineysey inu munafaq yahey oo dalim lacag lasiyey oo siyasi mogdisho joga kushaqey sanayo sow dalim ma ahan
Saaxiib adaa ku qanacsan ragas marexan ee dhintay oo mareexan in uu isdagalo kusoqaatay mashruuc kuna faraxsan. Alle hakaa qabto mareexan afkudhiigle ayaad tahay aad u hunguri badan
@Shakir-y2m18 күн бұрын
Cali balcad waligiis wuxuu ahaa pro-ethopian Soo wax layaab eh ma'ahan in uu cudur daar usameeyo kuwa uu hoosey hoosey ushaqeeyo
@bazeera552018 күн бұрын
Tolow 4 nin xasan sh, Adam madoobe,xamse iyo Axmed slam maxay wiilashooda ugu diri waayeen markay dadka ilmahooda dabka dhex dhigayaan .yacni Axmed islam iyo xasan sh is xiniinya taabadkooda.waa dagaal aan laga fakarin qaarna abo la an ah,say dhaawac ya ka masuul