shacabkan masaakiinta ah si qaldan ayaa wax loogu shubay see xukumadu may diidin labada dayuuradood ee imaaratka laga leeyahay ee waxa laga waayey wax heshiis ah oo ay la galeen hayadda duulista iyo madaarada ee somaliland iyadoo halkay ogolaansho kaqaadan lahaayeen somaliland aan samayn ee ogolaansho kasoo qaatay somalia taasina xorriyada iyo madaxbanaanida somaliland ayey ka hor imanaysa waana taa sababta looga mamnuucan somaliland ,haday shirkadahan ka wakiilka ah labadan dayuuradood hayaan heshiis dhexmaray somaliland iyo labadan shirkadood hasoo bandhigaan haday jirto ileyn somaliland lagama xukumo south somalia ,
@faisasamatar71144 жыл бұрын
Wal waa runtaa dad keenu wax ma hubsadaan oo dhag qudha bay wax ka maqlaan marka qof waa in aanu eegin waxa kaligii soo galaya ee waa in uu eegaa sumcada.Dalkiisa ✌
@dhulgariir4 жыл бұрын
Umada jahli weyn ayaa ku maqan oo haysata waayo aduunka waxa kadhqcaya kama war hayaan Umadan waxaa makarafoonka u haya dad jaahiliin ah oo danta dalkooda iyo Qarankooda midnagaranayn Dadkan waxaan odhan lahaa Aduunka warkiisa la socda Waxa maanta ka jira ama ka socda ee burburkiina iyo dib u dhiciina la socda Dubai inay u doodaan ama ay reer burco la cabaadaan maaha Walaahi waa umad aad u caqli gaaban
@daganabdi55654 жыл бұрын
Wxn kala garan waayey cida ay ku xumee is lee' yihiin 🤔 danta shaqsi io ta qaran wx kla weyn ta shaqsi ku darso qabiil io isku jufo ayan nahay kaliya uu hilinaayaan. Hadii Diyardaaha at intaa uu Qaylayaan shiil ku dhaco Allah uma keene mrkasna Dawlada waa la eedeyn oo wajigan ay hada uu Yelayaan mid ka duwan ayay la imaan Yaab Walee
@dhulgariir4 жыл бұрын
@@daganabdi5565 Rag saaqiday oo aan caalamka waxay kala socdaan jirin oo hunguri mooyee wax kale arkin oo jaahilnimo dhaafay ayaa umadii horyaacaya walaahi waxaan idhaahdaa mararka qaar Niyow ragii waakanoo wada saaqid laakiin waxaa jirtay in ay dumarku xiliyada qaarkood ay indheer garad ahaan jireen laakiin dumarka hada joogaa way yara dambeeyaan sababtoo ah Maahmaah ayaa odhanaysa Ninkasta oo faraha lagaggubtay yacnii cajiib ah Ruux dumar ah ayaa ka dambaysa Waana dhab oo dumarku bulshada door aaaad iyo aad u weyn ayay ku leeyihiin dhinac kasta Xitaa dawlad dhisitaankerda door laxaadleh ayay ku leeyihiin laakiin waxaan is leeyahay Dhinacaa imtixasnkii way ku dhaceen oo Ruuxkasta oo dumar ah waxay runta u sheegi lahayd ninka la nool ha ahaado ninkeeda Ha ahaado inankeeda ha ahaado walaalkeed waxay odhan lahayd niyow buuqa jooji Anagu dhib uuma baahnin dal iyo caruur mustaqbal loo samaynayo ayaanu hawsheeda ku jirnaa Ala ha sahlo umuuraha
@hodanibrahim60334 жыл бұрын
Waar maydaan dhargin wixii aad qadateen may idinku filaan wayeen mise daba ka warwar baa idin haya
@moktarabdidirie64344 жыл бұрын
Ha u fadhiyin in diyaarado hawadii s/land ee wakiilnimada diyaaradahaa maxamoud xaashi ku badashay dalka yimaadaan AMA tag AMA buurogal waa waxaan dhacayn diyaarad aan sife sharci oo waafaqsan sharciga dawlada s/land wasaarada duulista aan wadanin imanayn waligeed.
@sulimanahmed7474 жыл бұрын
Sharciga ma hooyadaabaa keentay
@davidwillium3714 жыл бұрын
@@sulimanahmed747 d Xoolo, ayaad tahey. Wax aan sharci waafaqsaneyn ma dhaceyo. nan gumeedyahaw, jaahil ka ah. Adiga hooyadaa ayaa sharciga sameystey, ee ilaali, caaqyahaw, caamada ahi.
@aliahmed43514 жыл бұрын
Tuugtii ka faiday silanyo lacagtii u doonta ina xasshi
@khadaradamioz98024 жыл бұрын
Aad baan uga xumahay caamada la waalayo iyo raga hantidii umada dhacay hadana wali soo taagan waa arin layaab leh.
@ardojablibaax82794 жыл бұрын
Inabiixi sharci buu ku joojiyay lkn somaliya inama xukunto
@bashirgana16144 жыл бұрын
ARBASIYO MA FAQASHAN BAA BAL DOQMAHAN EEG WAXA UU SOO DAYNAYO EEG BAL REER BADIA HA EEG DEE DIYARADUHU HA SOO QATAN SAXEXE SAMALILAND MA SAMALIYA LAGA MAMULA
@fardusaw96884 жыл бұрын
Adeer odaygan hadlayow waad qabiil hadlaysaye ma ina xashi baa idinka dhex guxaya labada shirkadood haday jiritanka somalilan indhaha ka qarsanayaan lama ogolanayo tuugta somaliya ku xidhan somalilan ma ogolanayso ee qaylada iska yareya dayuraduhu waa inay somalilan agrimad la galaan wax somaliya balN l galay somalilan uma joojinayso.
@ismailsomalilander30354 жыл бұрын
Qabiilka Qaranba kawayn Somaliland wa Qaran Qabiil Kuma Dhisna Ee Sida Halo Ogado
@craxmaansoodaani6524 жыл бұрын
Diyaaradahaasi yaan laga qaadin xayiraada wayo waxay diideen amarka dawladeena somaliland sidan maqlay somalia ayayna ka.arqaatan ayaa layidhi marka dadkan le xayirada halagaqado sida ha.ufahmaan
Qabyaalada iyo qaraabo kiilka muuse biixi ayaa u aaba. Hal diyaarad in koonto loogu xidho Somaliland waa sharci daro. Somaliland waa ogtahay cida dhuuqaysa dhaqaalaha Somaliland ee u samaystay xeer 12. Muuse biixi iyo kooxdiisa saaxada Siyaasada Somaliland 50 sanno kuma soo noqonayaan, dadku si fiican bay u fahmeen.
@shabeel74674 жыл бұрын
Reer Somalilandow dadkan waxa weydiisaan dawladu rukhsad sharci umay diidin shirkadahan laakiin iyaga iyo kuwa u wakiilka ahi maxay ku diidayaan in ay rukhsad Somaliland ah qaataan sida Ethiopian Airline ta oo kale wadankan waxa maalgelsiay DP World oo boqolaal malaayiin dollar ah gelisay waxayna heshiis la gashay dawlada dhamaantoodna waxa laga leeyahay Imaaraadka markaa maanaa waalan mise cadan ayaa laga heesayaa waa dadweyne la soo waalay oon waxbana hubsan masaakiin. Sharciga ayaa shaqaynaya rukhsad faqash Somalia leedahay Somaliland ka shaqayn mayso.
@ardojablibaax82794 жыл бұрын
Qabyaalad baa idin soo saartay uf uf uf qabyaalad
@omarodowaa76614 жыл бұрын
Laba diyaara doodba waa in aan waligood loo ogolaan in ay waligood somaliland ka soo dagan, bal eeg odaygan waa ciro baaqaty,wxy kala garan Layiin qaranimada iyo ganac sigii, wxay ku dhaqaaqen qaranimada dalka Markey amarkii dawlad ku sheega qaaten
@abokaradaan82324 жыл бұрын
Qabyalad qaran laguma gaadho
@waydabdirahman544 жыл бұрын
Dadkii qabiil ayaa walay Xirsi iyo Ina xaashi ayaa ka dhex hadalaya.
@maxamuudlabo7434 жыл бұрын
Siday sax kutahay
@colmlander34474 жыл бұрын
Madaafiic soo hindhisa bal
@nasyadeuanyeong87074 жыл бұрын
Waar xishooda waad iimaan beesheene walee maradauun baad Iska fhufatern dowladii waxay noogu dhaartay in ay sharafta somaliland noo ilaaliso ebumasnu dooran in ay tuug lagu dul ilaaliso Hada diyaaradsha xamar ruqsada ka haysta ayaad udoodaysaan la idinka diid oo la idinla yaab ooya Ama budhcadeeya waxba cid aan idinka ahayn yeelimaysaan
@safiajama55654 жыл бұрын
Waar ilmadre yaa xishoda waa is qaawysan sharcige qoofna KAMA weyen idin maa baahna
@fathuma35734 жыл бұрын
Waar bari idinka oo kaliya maah barina qabiil male idinkanuna sharciga usoo noqda nin walibana rayigiisuu hadley madax weynuhuna dalka kaligiin malaha shalayna qaar ayaa joogey maantana isaga jooga barina midkalaa joogi dalka utudha oo ilaashada iyo shacigiisaba
@hodanibrahim60334 жыл бұрын
Adeer dahab shiilkiina iska ilaashada reerkanoow iyo daarahan dhaadheer ee aad dhisateen intii aad xukumayseen dalka markii la idila xisaabtami waayay ayaad bilowdeen inaad burush xaarle la wareegtaan maxaad ka tagteen cir iyo dhul iyo badiyo bariba idinkaa cunaye oo dalkii xaraashaye adeer xishooda hadii kale bari ku ekaada waxba ma haysaane