Xogihii udanbeeyey JSL oo so Bandhigtay Dhagaro Culus oo la so Maleegay

  Рет қаралды 11,163

Maal TV

Maal TV

23 күн бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 70
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 21 күн бұрын
Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ jabuuti 🇩🇯 waxba naga qaadi Mayso waa tay ku jabi lahayd
@maxamedaxmed8623
@maxamedaxmed8623 21 күн бұрын
Aad baan kuu soo salaamayaa soo saaraa maal TV halyeey qaran
@mahammedshire556
@mahammedshire556 21 күн бұрын
Nooloow Maaltv. Cadowga kaga oohi wdlligeed haciyaane caynka awrka ugiija.❤❤❤❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 21 күн бұрын
Geesi Qaran Noolow
@Araweelo74
@Araweelo74 21 күн бұрын
Maahmaah faransiisa tidhaa safarku socdaalkiisu wataa eyguna wuu ka daba ciyaa. Waa somalilando duushey iyo somalia oo taah tamarteedi noqotey😂😂😂😂😂
@yurub5288
@yurub5288 21 күн бұрын
Waa runtaa sacad waxay kaga fidhisatay somalilaan way ku washeen lakiin waa laga cuudin Donna guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤❤
@Degmociise123
@Degmociise123 21 күн бұрын
Wadanku ciidan waa hastaa ee hub cusub ha loo diyaariyo 💪🏾😬🔥
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 21 күн бұрын
HA CIYAANE CADOWGU HAYSYKA CIYO MAMULKII MUQDISHO XABAALIHII MAYTIDA KA BAXSAN WAAYEY ACUUDU BILLAAH SUBXANALLAAH SOMALILND SOCOTAYE SALAAMA❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉MAAL TV GEESI QARAN ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Degmociise123
@Degmociise123 21 күн бұрын
Waa Mooryaan Xukun loo Dhiibay He doesn’t know what to do 😂😂😂😂 just swearing Somaliland ayuu ku waashay Yaahuuuuu 😈
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 21 күн бұрын
Fiqi waa ciilqabe.walaalkii oo sarkaal faqasha ahaa,ayaa hargeysa ku dhintay.nacas aan wax iloobin weeye.
@aminamaxamed9995
@aminamaxamed9995 21 күн бұрын
Mahad sanid walal 💚💚💚💚💚💚💚💭💭💭💭💭❤❤❤❤❤❤❤💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢💢
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 21 күн бұрын
MalTv. Masha Allah codkaaga ayaaba cadawga ka araraya adigoonba hadlin. Guul S/land
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 21 күн бұрын
Dadka shacabka ah reer somalilaan ha la wacyi galiyo war baahinta hala xoojiyo intar nayka dawlada firii ha halaga dhigo
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g 21 күн бұрын
Cadawgi odhan somaliland bay uso tafaxaysden kuma macashayan wayku halagsami donan enshallah
@yusufaskarkhayre
@yusufaskarkhayre 21 күн бұрын
Maal tv Abwaan caqaayad Madaxsare Allaahyaxfadakum waa Runtaa dameer ciyay waxba somaliland kama Kama qaadayo wayna guulaysanaysaa somaliland❤😂🎉😢
@hanadolad2061
@hanadolad2061 15 күн бұрын
Soomaaliland soomaaliland Guul Guul Guul Guul VIVA
@zahranur7111
@zahranur7111 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@queency7943
@queency7943 21 күн бұрын
Illahayow cadawga Somaliland jabi yaa Rabi cadawgiina jaban ciidankaygoow guulaysta idam Alle ❤❤❤❤❤
@user-yz9di7qp7x
@user-yz9di7qp7x 20 күн бұрын
guul soomaaliland insha Allah
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 21 күн бұрын
Walee somaliland qofkas taa u soo xayd xaaytey
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 21 күн бұрын
Cadowgan waa in layska Celiyo.
@alisaed8393
@alisaed8393 20 күн бұрын
Caqaayada walee waa nin caqli badan oo ficil iyo fariidnimo ka muuqato guulayso
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 21 күн бұрын
Good job mujaahid caqaayad adeero guul somaaliland ❤️
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 21 күн бұрын
Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 21 күн бұрын
😊
@user-uf1mt7ol1x
@user-uf1mt7ol1x 19 күн бұрын
Guul guul somaliland
@sulekaahmed294
@sulekaahmed294 21 күн бұрын
Filip waa waxbayahay.
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 21 күн бұрын
Geesi qaran
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 21 күн бұрын
Geesi qaren 🎉
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 21 күн бұрын
Karaash wuxuu lahaa Isaaq maanta waxaanu u Qayb qaybinay Qabiil. Wuxuu yidhi Dawladooda iyo Xisbiyada Dadbaanu ku leenay. Wuxuu yidhi Ceerigaabo maanta in Harti Galo uun bay sugaysaa. Walaahi Karaash Beenbuu sheegayaa. Wadanigan wuu tirsanayaana waa Xisbi Qaran oo Somaliland Difaacaya.
@cabdilaahiadan
@cabdilaahiadan 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 20 күн бұрын
Maal tv geesi qaran Guul somaliland
@bayleolad9953
@bayleolad9953 21 күн бұрын
Gadac fariid
@user-vx7nn8zi9t
@user-vx7nn8zi9t 20 күн бұрын
Fariid guulayso oo nolol fiicane ku noolow geesi qaran
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 21 күн бұрын
Geesi Qaran
@Deeq-oh8ww
@Deeq-oh8ww 21 күн бұрын
Waa dlqonoo......doqonina garaad male ..allaw xuusaw yaa garàdvjuu yèla Ayàa horeclo yidhi
@januarySl2024
@januarySl2024 21 күн бұрын
Taswiirtii Erdogaan ayaa dabsudhan ! Yacni Xassan Haco madaxweynaha Somaalia Italiana maaha. Madaxweynaha dhabta ah ee Somaalia iibsadey waa Erdogaan. Waakaa bartii Xassan lahaa Fiqi u sudhan !
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 19 күн бұрын
Yuusufow xogaha aad noo sheegto abwaan waanu ku daalanay ee noo yara bedel mawduuca .
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 21 күн бұрын
Fiqi khaniisiintan shaaraca la imaanaya dhaqan xumada muxuu wax uga qaban waayay
@halimaosman9462
@halimaosman9462 21 күн бұрын
Halugu hubey0 mucaradkedaganiyo ayakagosa
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 21 күн бұрын
kan soo waziirka dibada ma ahayn maxaa kagalay wax gudaha kasocdo? xamar waa afganistan. amisom haday baxdo way raqcayaan
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 21 күн бұрын
Somaliland gidhgidhgay ku socotaa!!!
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 21 күн бұрын
Haatana bisad noogama duwana
@fardowsa6949
@fardowsa6949 21 күн бұрын
Kkkkkkkkk waxba ku dhacay wuu wali hadlaya reer xamarkii khal khal Kkkkkkkkk.
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 21 күн бұрын
Nolow inadeerkay Yusuf Caqayed.
@abdifarah4301
@abdifarah4301 21 күн бұрын
Sakhran awdal gul
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 21 күн бұрын
Ma Dameer Cusub Miyaa Ciyey Abwaan ?😂😂😂😂
@Degmociise123
@Degmociise123 21 күн бұрын
CID danbe loo Tudhi maayo 💪🏾💥
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 21 күн бұрын
Walle isaaq waa loo balamey
@ismailali4339
@ismailali4339 21 күн бұрын
Ninku itaalka waa wasiirka arimaha debeda sxb
@abdikadirmohamed5166
@abdikadirmohamed5166 21 күн бұрын
Abwaan kani waa habrihii xisbiga kacaanka afweyne
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 21 күн бұрын
💚💚🎉🤍🤍🎉❤❤❤❤
@abobasement346
@abobasement346 19 күн бұрын
Kan waa kih kah so cararay gojah cadeh welih mah sidih bu u qaylinayah damer waxan ku shegih lahah in aad is daweysoh 😂😂
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 21 күн бұрын
Hassan shiekh, qud badisi uu dambeysay ee 1 luliyo. MOU somaliland iyo Ethiopia watu gacmaha ka tabtay. Maal TV, xisbigi daba dilif ka uu aha villa somalia ee wadani iyo ismail Omar gele. Maxa tala uu ah manta saxiib.@kenyan born and patriotic somalilander ?!!! 😂
@halimamumin3643
@halimamumin3643 21 күн бұрын
Daandaansi cad oo laa isku qarineeyn Somalilandoow waa kaa kuwii Musa ku eedeeyneyee laascaanod buu dagaal ku qaadey. Car waa kaase Mucaaradku haka hadlo arintan? Iyagaa ku taagersan arimaha Somaliland loogu la dagaalameyaa .
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 19 күн бұрын
Kkkkkkk Ana waan xalakiisu axamed sikharaan nin daad 🏊🏾🏊🏾 qaaday xuubo cusKaay fiiqina xaalakiisu waa ciil igu gaboobiyoe dilabaan tirasanaay walaalKa faqash ayuu u shaqeenayaah waxaana dily geesiyadiy dhulaka lahaa reer sheekh isaaxaaq waad ku qasabanatay inaad 🚶🏽🚶🏽 ka hadaala somalilaan aad inadho 🧑🏿‍🦯🧑🏿‍🦯laan daba dhaqaaqado danata ku badaay itaal ayaah halaka ku dhigaay 😂😂🧑🏿‍🦯🧑🏿‍🦯🧑🏿‍🦯
@Waayoarag98
@Waayoarag98 20 күн бұрын
Asc Abwaan sare, meesha caqli mayaal, inagaa u ahaynoo inagiina ina cune. Markaa waa meel xun joog abad ah oo aan ka bixi karin.
@abdifarah4301
@abdifarah4301 21 күн бұрын
Labada nin soo malaha dhuul kaa awdal sii hargeisa iyo burco oromada
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 21 күн бұрын
Colaad bayna gelinayan somali
@arliyop3199
@arliyop3199 21 күн бұрын
Dawlada xamar ka dhex gurguuranaysaa waa dawlad daalan oo isma qaadi karayso waayo xafiisyada dawalda umasoo shaqatagaan ee afkay ka shaqeeyaan waa hadal iyo hanraatac meel waayay😂
@fahiimae7336
@fahiimae7336 20 күн бұрын
Reer Awdal nimaanka sidii odaygii gala dagaal fidnada raba iyagu ha iska qabtaan. Somaliland guul 💚🤍❤️
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 20 күн бұрын
Foolxumada ayeey kaaga dareen Balo idin ciyaadhay
@basragalinle4069
@basragalinle4069 20 күн бұрын
Ninkani wuxu is ka khasadi kaga so dhacday turkish ee afka cidalo daray ayu is yidhi Iskaga maydh Somaliland oo dadka ku jiidi haka justice faladhi gilgilasho kagama godo shanti Somaliyed sowtad idinku gawracden ee aad taliskii macangaga ahaa ugu walqashen waxa layidhi ama afeef hore lahaw ama adkaysi danbe lahaw oo oohinta iska daya kkkkkkkkk
@guleedciise4497
@guleedciise4497 20 күн бұрын
Dagaalkii Laascaano waxaad lahayd markaa Xabbad ridaan bay inoo tahay haddana waxaad oran markaa Ceerigaabo timaado bay inoo tahay Berrina adoo leh Gar adag imow yaan lagu arag Afqashuushloow
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 21 күн бұрын
CIDNA HA KU CAAYI DAMER ADIGA AYAA U DEGRIJIRTEY !!!!!!!!!!!
@mohamed88466
@mohamed88466 19 күн бұрын
Beenaale ayaa tahay 100 jeer Ka badan intaad been sheegtay
@abdimreali1625
@abdimreali1625 21 күн бұрын
Geed madhaba ayuu soo cunay isaaqu hadala doodu waa bilaa xigmad iyo hanjabaad beena
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 161 МЛН
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 2 МЛН
ToRung short film: 🙏baby protects puppy🐶
0:37
ToRung
Рет қаралды 84 МЛН
貓媽媽🆚爆米花🌽🥷🍿 #aicat #shorts #cute
0:33
Cat Cat Cat
Рет қаралды 7 МЛН
He doesn’t like illusions
0:17
V.A. show / Магика
Рет қаралды 8 МЛН