Gabar Soomaaliyeed oo cirka iska soo tuurtay " Skydive"

  Рет қаралды 123,804

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 175
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
Maashaa allaah saad isu asaturtay baan kahelay sidookale saad luuqdada ugu fara adaygaty oo aad faseexa ugu hadlayso
@xaawajamac1921
@xaawajamac1921 2 ай бұрын
Mashallaa hore USOCO guul suashu waxaytahay dumarku way waxay ugu yaryihiindiyaarad kaboodka waxan umalanayaa Cabdi inay tahay
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 2 ай бұрын
Gabadhan wey iqancisay masha allah wey asturneyd hadana gabar baa isla socden 💗💞💐 dadka qaar nimn bey laso turi jireen geenyada madoow aan horey udawadey 😂 Abayo mala dooran kara qofka inu dumar ahado?
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
Ma xaa loodooran waayay aduunka doorasho la aani majirto
@heerqaran580
@heerqaran580 Ай бұрын
Haa wala dooran karaa
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 Ай бұрын
Manshallah waa gabar somaliyeed oo geesiyadda.
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 ай бұрын
Cirka lagaa sootuur baan maqlijirau😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂adna maisootuurtay😂👍
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 ай бұрын
😂😂😂Waa habaar iga ilaali
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 ай бұрын
@@sadiasheikh1413 haye abaayo waa kaftan
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 ай бұрын
@@sadiasheikh1413 where u @ Iam in Chicago Illinois u s a we flying to gather 😂😂😂👍
@flackflick689
@flackflick689 2 ай бұрын
kkk
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 2 ай бұрын
Geenyada madow ayaa dhawr sano ka hor Baarashuud ku booday!
@Hakimmagid-k8p
@Hakimmagid-k8p 2 ай бұрын
Huno dumarka somalida basbaska iyo maraqa badan aya cusleyay markay gursadana way isku dhex datan oo war male tasba ugu wacan walashay merci est continuer jusqu'à au bout bravo from Djibouti
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Shaahana way cabaan laba nafar oo bariis ah ayay kaga tuuraan maalinkii. Inaga waxa laga yaabaa laba canjeero aroortii inad cuntid koob shaahna cabtid kkkk
@HalaMadrid-qt2zq
@HalaMadrid-qt2zq 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkhhh 1
@ashunihaaji8422
@ashunihaaji8422 Ай бұрын
Maasha allaah 😊Maasha di salsa 🎉❤hambalyo ayaan kuleeyahay ee horu usoco waa dhiirigelin👏👏👏il cadow kuma aragto waligaana diintada iyo dadnimadaada ha deynin habo waan ku taageray🏆🏆🏆🎊🎊🎉✨️🫅
@raxmaNimco
@raxmaNimco 2 ай бұрын
Mashalaah waankugufanaynaa angina waan soomaray waxana ahay duuliyad somliyeed oo jarmaliyaanah habalyo walaashay❤
@halimahassan657
@halimahassan657 2 ай бұрын
ASC maansha Allaah illaahey ha idiin ku xafido masnsha Allaah.
@hodansuleyman8463
@hodansuleyman8463 Ай бұрын
Waa gabadh hartiya waliba dhulbahante guul dhamaan soomaali
@samaaraabdullahi2811
@samaaraabdullahi2811 Ай бұрын
Qabiil ku diloodey
@Abdihakimarji1
@Abdihakimarji1 2 ай бұрын
Ohh its nice this is mature sky❤❤
@JiiniyasTravel
@JiiniyasTravel 2 ай бұрын
Ayan Faraxa Wa qofyaro, Dirica masha allah, Guulayso Wllshay🫡🥰
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q 2 ай бұрын
Masha allah guuul washeey mcn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem Ай бұрын
🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾
@YacinIsmael-x3g
@YacinIsmael-x3g 2 ай бұрын
Hanbalyo hanbalyo Maka 2aad ma iswaydiisay waxa aatahy . Hankuu sheegee soomaali baatahay. Iyo sooma jeestayaasha itus oo itaabsii Xusuusnaw xaawo taako 🙏🙏🙏
@HassanNima-e8f
@HassanNima-e8f 2 ай бұрын
Mashallah Mashallah hambalyo horosoc walashey qali hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 2 ай бұрын
😮😮 Skydive igu soo carar maahin wlhi Telegram ka Waxyaabaha laga soo dhigo aaba icabsi geliyey
@KhadijaInamed
@KhadijaInamed Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@ahmedhersiq7
@ahmedhersiq7 Ай бұрын
Maashaa allaah
@AyaanCisman-s7c
@AyaanCisman-s7c 2 ай бұрын
Alla wan naxsana waxan islaha tii yareyd ee fariida ahyd ninba ku dhagan balse waa naag
@zaahirpaulo4146
@zaahirpaulo4146 2 ай бұрын
Ciyaarahan oo kale wa jeclahay walahi insha allah wa samayn doona kaligay🥺💓🫶😊
@alihadji6128
@alihadji6128 Ай бұрын
Rabbi haku xafido my sister
@engineercumarnuuryarow3558
@engineercumarnuuryarow3558 2 ай бұрын
Maashalaah guulayso.
@LovelyComputerChip-gq8mh
@LovelyComputerChip-gq8mh 2 ай бұрын
Masha allah
@aliaden7250
@aliaden7250 2 ай бұрын
Masha alah horey usocda
@abdiazizisak9549
@abdiazizisak9549 2 ай бұрын
Kajoog Mar haduu allah ku nabad Keeney iska dhaaf naftaad lagu ma khamaaro taasin waa soo jeedintey waayi
@abdiali4991
@abdiali4991 2 ай бұрын
Machaallah somali waa dadka aduunka ugu kartida badhan hadan ahayn waxeey kujiran number 3 amba four 4️⃣ waliba wakhtigan dambe waxad moda ineey hablaahi somaliyeed meel sare gaaden 😅😅😅
@LovelyComputerChip-gq8mh
@LovelyComputerChip-gq8mh 2 ай бұрын
Horay usoco hno
@guuleedomer7765
@guuleedomer7765 2 ай бұрын
Marbaad islaantaas galaafan gaadhay waayo gacmaha la iskuma soo dhaweeyo sidoo kalena lugahana lamasoo laabo
@AsadAhmed-p9p
@AsadAhmed-p9p 2 ай бұрын
Geenyada madoow ayaa kaaga horeysay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
lama tarta maayo iyana mar keeday koraysaa
@MacalinKinyaati
@MacalinKinyaati 2 ай бұрын
❤❤❤❤ masha Allah huuno lkn aniga oo mobelka gacanta ku haysto ayaan cabsanaayey Faatixa ayaan kuu soo maraayey ❤❤❤❤❤
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 2 ай бұрын
21 OCT BAA MAALIN KASTA OO DABAAL DEGAAYO WEY SAMEYN JIREEN WAANA SOOMAALI WIILASHAAS
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 ай бұрын
Aloow wadankeena nabad nooga dhig😢
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 2 ай бұрын
Aammiin yaa rabi.
@Hagimumin
@Hagimumin Ай бұрын
Masha Allah, gabar xijaban in ay meel kasta mari karti Ajar & xasanaad Allah SWT ha ka siiyo gabdhaha Somaliyeey Amiiin, Qurbaha in xijaab lagu xirto Allah sabab buu uga dhigey Gabdhaha Somaliyeed Allah SWT kuligood ha dambi dhaafo Allahuma Amiiin. kuma niyad jabinayo lakiin sababta nala wadaag, hadii aad ciidan tahey waa la garan karaa, lakiin in aad naftada saxiixdo maxaad ka heleysaa? Nafta ayaa ugu qalisan in aad 1% xataa Diinta Islamka maxey ka qabtaa? Aniga shiikh ma ihi lakiin cayaar & nafta oo loo qabto waxa ay rabto dhib teeda ayey ledahey. Abayo markaan ku ekee, ha ku noqon nafta qofka Islamka ah waa qaali mesha in lagu bixiyo nafta kuma jirto cayaar & wixii la mid ah.
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 2 ай бұрын
Good job 👍
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 2 ай бұрын
Keep up faraxeey❤👏
@aydorosduran808
@aydorosduran808 2 ай бұрын
Calankey qaadatey
@M45_0
@M45_0 2 ай бұрын
Walh wa lipaxad 😂😂😂 balaya hawada iskaso Tuurtay
@Zahruji-o8p
@Zahruji-o8p 2 ай бұрын
Qofk ku dhagn gawdhed nin ay mody marki hor wa naxy lkn wa gawar m.a🫶🥰🇸🇴
@radosomtravel35
@radosomtravel35 Ай бұрын
habalyo geenyada madow ayaa iigu horeysa gabar somaliyeed hawada kasoo booda gabadhii labaad
@1985naninuune
@1985naninuune 2 ай бұрын
Horta dib ha noo celin ilbaxnimdaas gabadhaha soomaaliyeed weylahaayeen oo dayuurad ayey waddeen , nin aan wllkaa aheyn , aabaha aheyn ninkaagi ahyn , wiilkaagi ahyn in kudabba saarto waa ceeb allow xishoodka nagu dil
@SacdaBuraale
@SacdaBuraale 2 ай бұрын
hhhh waa gabadh nin ma aha
@AbdifathAhmedTHeo
@AbdifathAhmedTHeo 2 ай бұрын
Mid Is diLaYsan Modayba Oo Hora uso Carary 😂😂
@cabdilaahiibraahim4682
@cabdilaahiibraahim4682 2 ай бұрын
Waa lagu sitay
@degaghedi1738
@degaghedi1738 2 ай бұрын
My daughter did that when she was about 16 to 17
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 2 ай бұрын
😂😂Farah hadey update noqoneysa
@ShireCadde
@ShireCadde 2 ай бұрын
MUQDISHO TAG IS QARXI.
@Ahlamsharif8984
@Ahlamsharif8984 2 ай бұрын
Wax fican inee sameesay mau malesaa Astaqfur Allah
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 2 ай бұрын
Wax xun miya aragty wlly 😂
@FrankManAllday
@FrankManAllday 2 ай бұрын
@@asmaanaxariisbdn2105 naagta ninka futada uu kaga hayo baa fiicnaan u aragtaa? Dumarka qaar weey qurmeyn
@fowziahuseeinwehliye4356
@fowziahuseeinwehliye4356 2 ай бұрын
Meqo mar aa ashahadatay😂😂
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 ай бұрын
Xisaab maleh😂😂
@maxamedaxmed9100
@maxamedaxmed9100 2 ай бұрын
Kaligeed ayaan mooday macalina. Waday yarata. Is adkee kaliga sida wikalarabaa
@warss11
@warss11 2 ай бұрын
Proud of you ❤️🫶🏼❤️🫶🏼❤️
@AYAANLEAadanmaxamed
@AYAANLEAadanmaxamed Ай бұрын
Gabdhasi waa isaaQ wana ciidagale
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 2 ай бұрын
Waxaa ladhaha gaalada waa ilmo waxay rabaan sameeyaan nolosha yaana lagu daysanin
@ayaaIsmaciil-xr1eh
@ayaaIsmaciil-xr1eh 2 ай бұрын
Inantan habaryarka u aha nag karti badan
@xaabsade9844
@xaabsade9844 2 ай бұрын
Inantii dhaweeye xayasiin jirtay saw maaha
@TonyaMartin-b7c
@TonyaMartin-b7c 2 ай бұрын
Windler Junction
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
Ali iyo Adiguba shaqala aanbaa idinhaysa kkkkkk
@sheekodiid
@sheekodiid 2 ай бұрын
Shahaadadii qar iska xoornimada bey wadataa, iska ilaaliya. Anigu koley kaa baqay.
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@FrankManAllday
@FrankManAllday 2 ай бұрын
Waa wax qurmay ninbaa xagga dambe kaga hayaa. Baarashuudka ninbaa xagga dambe kaga haya. Wax dhimatay dheh.
@naam9190
@naam9190 2 ай бұрын
Balaayo ku juftaye naga aamus wax la socda inay gabar thay waad ujedaye
@FrankManAllday
@FrankManAllday 2 ай бұрын
@@naam9190 Adigana waxaas baad ka heshaa miyaa marka sidaas baad u difaaceeysaa wax qurmay baan u maleeynayaa baad tahay adiguna malaha.
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
Adigoo lifaaqan baad booday.
@AbshirXasan-si3nb
@AbshirXasan-si3nb 2 ай бұрын
Waaw🎉
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
Waayo way buurbuuran yihiin dumarku.kkkkkkk
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 ай бұрын
Qof bey isku xidhanyiin parachute keligeed Kuma aha waa kii tababarka training Waana 400Meter
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 2 ай бұрын
Asc dhamaan iisooduceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis
@Xaswawa-rz2et
@Xaswawa-rz2et Ай бұрын
Axmadoow Allah ku Caafiyo. Caafimaad taam ah Allah ku siiyo.
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow Ай бұрын
@@Xaswawa-rz2et aamiin
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow Ай бұрын
@@Xaswawa-rz2et markasto dukato iisooduceey allaah I caafiyo allaah dartiis
@sarahaden8314
@sarahaden8314 2 ай бұрын
Maxay tahay qofka ay dusha kasaaran tahay?
@nadiir8762
@nadiir8762 2 ай бұрын
Maxaa naga galay shuubiyinka qooqan
@AbdiraxmanMohamed506
@AbdiraxmanMohamed506 2 ай бұрын
Maxaad ku soo aragtay hawada noo waran
@Byjubba
@Byjubba Ай бұрын
57000 oofiit ayaanu ka hadli waynay naagi waa naag kkkkkj
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 ай бұрын
Kaligaa bood nin ha isku dhajine. Kkkkkk
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
Hdda mrka saas miya horumar u noqotay somalida mrka danbeena qofkii ugu horeyay ee hilib doofar cuna laso dhigi doona wtf
@fardowsaali9596
@fardowsaali9596 2 ай бұрын
kkkkk naag la xanbaarsan yahay oo iska dhigeyso in ay iyadu ku soo degtey baarashuut
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
waa geesi nimo marhaday halkaa u badheedhay qof geesiya uun baa u badheedha
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
Waa geesinimo
@mohamed9266-w3o
@mohamed9266-w3o 2 ай бұрын
Great
@VirshowGht
@VirshowGht Ай бұрын
Cajiib
@gashanahmed7066
@gashanahmed7066 2 ай бұрын
alla intey nin fuushay ayey baqbaq leyn naa naga tag
@abdullahhussein9638
@abdullahhussein9638 2 ай бұрын
Kaligaa inaad soo boodo ayee aheed
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 Ай бұрын
Kkkkkkkk wax weyn miyaa hadaa maxaa nagaagalay naagtaan dalxiseysaa
@CabdulaahiIbrahim-l8q
@CabdulaahiIbrahim-l8q Ай бұрын
Hadda macnaha maxaa soo faaidey oo aan ka ahayn istustus iyo qarash aad gubtey adigoo naftaada kuqamaarey
@Cabdiqadirhasan-v8m
@Cabdiqadirhasan-v8m Ай бұрын
fariid farid
@eagleadvert
@eagleadvert Ай бұрын
hee walal wax weyn ma ahan hadaa soo duushay maxaa ku jaban wax weyn la buun buuniyo ma ahanee
@SamiraAbdullahi-s4h
@SamiraAbdullahi-s4h Ай бұрын
Samey adi 🕶
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 2 ай бұрын
Inay kaligeed soo booday so ayn moode wxn arkay uun iyado beerka lagu siddo
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
😂😂😂
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 2 ай бұрын
87% Dheh
@abdishakuur1498
@abdishakuur1498 Ай бұрын
Ciwanka iga qosliyay
@manbiil
@manbiil 2 ай бұрын
Adunka indeed waxa kasto waad arkeysaa aniga waxan sugaaye in ee qoftan kaligeed iswadeeyso lakin waba lala socoday taan kale shahadada A4 baa ...........
@GuurtyFyhdgh-g1v
@GuurtyFyhdgh-g1v Ай бұрын
Grady Field
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 ай бұрын
Gesi nimo way dhafty hhh
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 2 ай бұрын
Hor ta maadad ka ay diyaaradu hu ku qar xaan mala siiyo si eey naf tooda ugu bad baad sadan alla wax bad baadiyee
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Ай бұрын
5000 oo feet weyee hadaa lkn sida cadigaaa daruuraha bey dafta diyaradu oo hadi balashuud lagu siyo xita hawadaa ku cuuni
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 2 ай бұрын
Ma horumarbaa sidaan subhanallah, nin baa chest ku haysa oo la boodaayo xarram
@madoobadheere8953
@madoobadheere8953 Ай бұрын
Ani wax is waydiinayaa wali markaa lagusootuuro xilimaa lafurayaa barashuudka 😂😂?!!
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 2 ай бұрын
Oo qofba ku xanbaarsana eh mada kaliga ah
@heerqaran580
@heerqaran580 Ай бұрын
Waxay aheyd inaad gabar doorato halka nindusha kaa saaranyahay
@SalebanIsmacil-p1m
@SalebanIsmacil-p1m 2 ай бұрын
🇸🇴✌️🇸🇴✌️🇸🇴✌️
@JimcaaleJanaale-qh3ln
@JimcaaleJanaale-qh3ln 2 ай бұрын
😂😂Waa fulay😂😂😂
@CaliCAAC
@CaliCAAC 2 ай бұрын
Nag cadan ayaa dhabta ku wadato 😢
@Gytyÿyyyy
@Gytyÿyyyy 2 ай бұрын
Wax yaaban badanaa😏
@inacalimahamuud
@inacalimahamuud 2 ай бұрын
Shaqadan aan bartee dadka naagaha aan dhabta saaree 😂
@liyopaypoon6281
@liyopaypoon6281 2 ай бұрын
Ar somaaliyaa dhib badana
@HonestyYare
@HonestyYare Ай бұрын
Raali noqo walaashay dhimasho masoo fiirinkaro
@GeoffreyEd
@GeoffreyEd 2 ай бұрын
Young Helen Martin Betty Miller Matthew
@xareedbileofficial3878
@xareedbileofficial3878 2 ай бұрын
War ninku gabadha wax buu ku sameyy
@xasancariif6510
@xasancariif6510 2 ай бұрын
Balaayo gana weyn waalagu sidaye makaligaabaad aheyd
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 2 ай бұрын
HHhH fulay yahow maxa la qaylee orod tag adigoo lagu sido xita iso tuur 😂😂 dadka libintoda wa lo qira wll mcn xaasidnimo yey baran naftada 😂 igana raali noqo
@-ur9jx8ee1c
@-ur9jx8ee1c 2 ай бұрын
Ma ninbaa mise waa naag waxa kula duulaayo marka🤔
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 2 ай бұрын
Cirka lagaso tuur caadi ah
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 Ай бұрын
Dumarkuwaawarshad
@ibrahimmaxamud9408
@ibrahimmaxamud9408 Ай бұрын
13/00 not 77 is 87/00
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 35 МЛН
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 67 МЛН
DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA
10:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 162 М.
14 WIILAL  SHIDAN QOFKAAD KA HELIN KA SAAR KAN UGU DAMBEEYO REEBO
12:48
Xaafada somalida ee dalka Indonesia 🇮🇩 / kota wisata
10:12
Dhakhtarrr
Рет қаралды 108 М.
Safarkaygii Ugu Adkaa  | Bosaso to Murcanyo: A 62-Hour Lorry Ride
13:52