Kaftanka Siyaasadda oo kulul "Xasan Sheekh, Muuse Biixi, Imaaraadka iyo Itoobiya

  Рет қаралды 84,915

Xogmaal Media

8 ай бұрын

Kaftanka Siyaasadda oo kulul "Xasan Sheekh, Muuse Biixi, Imaaraadka iyo Itoobiya

Пікірлер: 130
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 8 ай бұрын
Rageedi 👍Nin Aqoon u leh Dalka iyo Dadka 🇸🇴
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 8 ай бұрын
Waa Nin Rag ah ee Taalo ha loo Dhiso GEESI SOMALI Ninka Kaliya oo SOMALI 🇸🇴🇸🇴 🇸🇴 💪🏻💪🏻💪🏻💞 Ninka Alshabaab ma he waa Nin RAG 💪🏻💞 Hassan Shiikh asagaba ARABTA la Shaqeeya oo WADANKA GATO
@issackHIA
@issackHIA 8 ай бұрын
Wiil soomaaliyed oo geesi ah buu aha. Allah u naxaristo. Ciidamo janjiwid iyo caloosha u shaqaystayal ah wadankena waa in laga saara.
@AmonaSalih-hm6pe
@AmonaSalih-hm6pe 8 ай бұрын
Waan ku farax sanahay nin kasto somali ah oo dalka difacaya ❤❤p
@FathiSaciid
@FathiSaciid 8 ай бұрын
Askariga soomaliyeed allh ha unaxriisto waa geesi
@AyuubC.lkarin
@AyuubC.lkarin 8 ай бұрын
Wuxu geesi yahy malahn waa Khawaarij dhiigi cab ah..
@FathiSaciid
@FathiSaciid 8 ай бұрын
Muhimadu waa inuu wiil somaliyed yahay
@AyuubC.lkarin
@AyuubC.lkarin 8 ай бұрын
@user-wz4hr2sq9q maxa muhiimad ah ma in uu dad islaam ah Oo Masaajid ku dhax dilo Diinta Qoreyso in qof islaam masjid luu dhax dilo waa diinte...
@TheOnly_Sofie
@TheOnly_Sofie 8 ай бұрын
​@@AyuubC.lkarin munaafaqaduu. dalkayaga ladhexjogay hadii lagulayay waa abaalkiisa wiilkana janatul firdows bi idnillaah
@fiidowmrk
@fiidowmrk 8 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@KhadraMohamud-g6b
@KhadraMohamud-g6b 8 ай бұрын
Good job
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 8 ай бұрын
ciidamada calooshood ushaqayska qaran mabnuuca looyaqaano & farsamadii falastiin lagaga takhalusay ilaa suudaan lagu bara kiciyay eeyahuuda& rer yurub iska kaashadeen imaraadkana loomarmariyay imaraad waa akhasu naas ogaada waa dil wiilka waxa lacodsanayaa in taalo aad usharfan loodhiso kolay uma baahna asagu oo waa shahiid qaran❤❤❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 8 ай бұрын
Askarigaa sharaf buu mudanyahay ilaahay janadii fardawsa ahayd ala ha geeyo,kuwa kalena waa inay ku daydaan laayaa imaaraatka iyo dabadhilifyadooda,sida hassan sheekh
@fardowsaguure621
@fardowsaguure621 8 ай бұрын
Waa lagugu soo shubtay xamar xasidka rabi haka qabto soomaali soomaali baa leh viv soomaali
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 8 ай бұрын
Xasan dhiiqo waa gatay wadankii
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g 8 ай бұрын
Xamar adiga xaasid Ku ah sharafta haka qaadin iskuma helaysid waa caasimadii Somalia IYO unukaa Leh . Xamar markii caasimada ahayd duurkaa Ku jirteen. Boqolaal sano ayeey dhisantahay xamar .
@ashafarah6052
@ashafarah6052 8 ай бұрын
Ninka Dilay Imaradka waa geesi Soomaaliyeed Masha,Allah Hassan sheikh madax wayne maahan waa calooshiis u shaqaysye. Ilaahow unaxariisto ninkaas waa nin taalo loo dhiso.
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 8 ай бұрын
good walahi wa runtaa walal imaraatku waa cadaw wadamadii islaamka ku duulay
@AbdullahiMohamedOsman-w6n
@AbdullahiMohamedOsman-w6n 8 ай бұрын
Thanks harare this is very sure research
@housseinmaud9007
@housseinmaud9007 8 ай бұрын
Igaal naxaris jano waan haya marxuunka iyo marxun abahay maxamud naxaris jano iyo kuwa kalay xafadha ku badaan from jabuti cisse❤❤
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 8 ай бұрын
Allaha naga qabto xasan shiiq
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 8 ай бұрын
Waxaan maqlay ninka imaraatka ah ee uu dilay iaskarigu inuu yaman nin garboodkedii uu madhiyey tii illahayna wa sugaysaa imaraatku DAWLADENII sudan 💖 ee aynu jeclayn macaal isagaa babiiyey
@bintusalah5449
@bintusalah5449 8 ай бұрын
Mansha. Allaah. Hadu. Ninkaas. Yaman. Babiyeey. Waaba. Mansha allaah. Weye. Ilahay. Somalia haa. Gulayo. Alle. Carab. Hanagaa. Qabto alle kor. Haa. Kadhiigo. Geesi. Somali. Ah. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fardowsaguure621
@fardowsaguure621 8 ай бұрын
Yaa laga garin waa abtirsaday waan ku salaamey salaan
@abdiahmed737
@abdiahmed737 8 ай бұрын
Walahay wiil Kaasi waa mujahid dhiigle 🎉🎉🎉🎉
@harsah863
@harsah863 8 ай бұрын
Ilaahay baa mahad oodhani usugnaatay, wadankeena waa lagu soo duulay waana waajib inaynu difaacnaa, Emirates ku waa cadawga koobaad cadawga labaadna waa Ethiopia cadawga sadexaadna waaa kenya. Aynu iska ilaalino jariimooyinka ay soo maleegayaan kuwani.
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 8 ай бұрын
Waa runta wali Somalia waxey u baahantahey shacabka Somalia oo dhan oo isku duuban
@halimab5796
@halimab5796 8 ай бұрын
Haloo sheego in Reer Yemen loo Aaray.
@KhadraMohamud-g6b
@KhadraMohamud-g6b 8 ай бұрын
Well done
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 8 ай бұрын
Labadii Ey siyaad bare!!! Nss: Somalia 2aa Ey bay u baahantay. Dowladeeda: si amxaarka la iskaga Celiyo:
@mohamedkulmiye8523
@mohamedkulmiye8523 8 ай бұрын
Asc calow barnaamijkan kaftanka siyaasad maahee waa dhabkahadalka siyaasada saa kuwad noolow
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 8 ай бұрын
Waa dhab
@SakariyeMohamed-ti4tf
@SakariyeMohamed-ti4tf 8 ай бұрын
Alshabaab waa. Dad somalia 🇸🇴 jecel whhi qof. Caqli usaaxiib ah ayuum baa. Fahmaya
@gigachad9879
@gigachad9879 8 ай бұрын
Xassan waxaan dhahno manaqaan oo aan ahayn dhulka alle halajaro
@seysicuro5934
@seysicuro5934 8 ай бұрын
Cali xaraarow sxb mashruuca alshabaab mashruuc waxuu ahaa marin habaabin ah
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 8 ай бұрын
Wll Cali Alle ha ku xifdiyo; Wll Xikmad ayaa lagaa fai'deysta, Wll sow ma aadan maqlin in Waddanka Chine Wiilki African ah oo guursada in wax hanti ah aan laga rabin shardiga keliya ee lagu xiray laga dhigay in uu Nin ka Gabadha guursanaya in uu luqada keliya yaqaana markii uu tacliinta dhameeystana uu xaas kiisa u wadan karo Waddanka uu ka yimid.❤❤❤❤
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 8 ай бұрын
Lkn Maqaaladeydii hore waxay ahayd Suqadara in ay tahay Jaziirad ay kamid ah Dhulka Soomaaliya, waxaana arrintaa maqalkeeda iigu horeysay 1982dii
@moeawale4891
@moeawale4891 8 ай бұрын
Imaraat waa kalaab e meesha ha laga aaro si degr deg ah . Waa Cadogan koobaad . Waxay rabaan inay soomaaliya baabiiyaan oo dekadahooda iyo badahooda iyo istraatiijiga dhulka soomaalida ka macaashaan
@biche1984
@biche1984 8 ай бұрын
Badri is handsome❤❤❤
@saidahmed7268
@saidahmed7268 8 ай бұрын
Ninyohow aniga waxay Ila tahay muwaadin ka carooday waxa meesha kasocda iyo waxa mubaarak uu ku hayey askarta soomaalyeed iyo qorshaha dagaal sokeeye ee imaaraadku soomaaliya ka qabanqaabinayey....marmarsiyaha ugu sahlan ee dagdag ah wax loogu saariyo waa A.S oo qofkasta wuxuu bi'iyo uu haddiiba qolo intui woco dhahayo sheegta balaayaa dhavdaye
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 8 ай бұрын
Mr. Ali xaraar sxb bal talo keen qabyalafan ku qaadatay kuma dhigto.
@hogaansan9366
@hogaansan9366 8 ай бұрын
Nin weyn oo dhowr leh
@yumna4675
@yumna4675 8 ай бұрын
Somalia will be best country ever shabab hada lo dibo intu dimat Allahu Rahma Somalia government collaborate with Alshabab
@lujisomalistar1522
@lujisomalistar1522 8 ай бұрын
Fadlan aqliga hashqey xisaabta aqiro reerna kuma difacidono.
@FakeName-j9t
@FakeName-j9t 8 ай бұрын
Imarad waxna ma ba in Somalia idinka weligiin is baabinayan waxan dawaday samado hore Askari qofku uu dilay isku saeiray
@AsadDiriye-mz9ii
@AsadDiriye-mz9ii 8 ай бұрын
Adna Adan baad ilowde Ali
@halimab5796
@halimab5796 8 ай бұрын
War ninku Nin buu ahaa.. Hoheey Somali inay ku dhimato maaheeyn.
@yassin9909
@yassin9909 8 ай бұрын
Maxay kan sameeyaan ciidamada kale ee ajnabiga ah xeryaha ciidamada dhexteeda, Ma waxay ahaayeen calooshood u shaqeystayaal ajaanib ah oo Imaaraadku soo kiraysteen?
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 8 ай бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Ninkaa wax laayay Sababta uu ulaayay calooshood ushaqaysayaasha hala Ogaado!!!
@kiranpath7033
@kiranpath7033 8 ай бұрын
Waa maadeys aduun yadu dadkuna wuu matalayaa Soomalida madaxdeedu ruwaayad iyo khiyaali ayey dadka u jilayaan shacabkiina indhaha ayaa qaraarey sidey u daawanayeey. Riwaayada Xasan Sh iyo Emirate ka goormuu dhamaanayaa.😅
@SakariyeMohamed-ti4tf
@SakariyeMohamed-ti4tf 8 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 whhi waligeed ma hagaagayso. Whhi. Waxan waxa kadambeeya. Waa dowlada.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 8 ай бұрын
Inshallah degdeg waad arkeysa in nabad lagu noolado ee raxmada rabi haka quusan kuna kalsoo aw dalkaaga io madaxadaada.
@SakariyeMohamed-ti4tf
@SakariyeMohamed-ti4tf 8 ай бұрын
@@faisalmohamedabdulla3600 hye. Wllo. Run baa fiican. Alshabaab. Baa dhaanta dowlada.
@OmarHud-bt3rw
@OmarHud-bt3rw 8 ай бұрын
War xasan sh /lmaraad waa caabudaa waa u sujuudaa
@lutfisaalim8581
@lutfisaalim8581 8 ай бұрын
Ali and my friend Badri Assalamualaikum Badri remember Atalanta
@husseinaden7560
@husseinaden7560 8 ай бұрын
Caliyow hassan sheekh imaaraatka lacag buu ka cunay faraa laga hayaa, kama hadli karo imaaraatka iyi qaladkooda,
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 8 ай бұрын
Walaahi caliyoow inaan been sheeg laakiin somaaliya waxay tooseey makay banda kusoo bando oo eey wada harqiso dhamaadaan waana waqti dhaw sabato ah alle ayaa u caroodaa
@AbdishakurJamac-u9g
@AbdishakurJamac-u9g 8 ай бұрын
Waligay alshabab matagerin lkn ninkad imaradkalayay haduyahay shabab waxanleyahay axsanu laacib
@ashheart9761
@ashheart9761 8 ай бұрын
Xasan Sheekh faamilkiisa iyo qalaabada u dhaw dhaw yaa degan imaaraadka Waa sababtaas dhibaatooyinka imaaraadku dalkeena dadkeena iyo danaheena walaalaha 5ta Soomaaliyeed u geysanayaan uusan xasan sheekh Maxamuud uga hadli karine Wax garadka Soomaaliyeedoow xasan waa lagu adeegyaaye hala casilo Saraakiishii dadka Soomaaliyeed iyo dhalinyaradii fir fir cooneyd wey dhamaatay Wayna dhamaaneyssa inta xasan sheekh lagu adeeganayo Xasan sheekh waxaa ku adeegyo imaaraad ismaaciil Cumar Geele itoobiyaan iyo masar Xasan waa in labada gole ee barlabaanku casilaan, Hadii kale labada gole ee barlabaanku iyo Xasan sheekh waa Tuugo iyo Tuug qariyaal isla wada qaraabtee illaahay ha ku rigo cuduro ay hogaanka qiyaanadaa la wadi waayaan,Aamiin 🤲 yaa Rabi 🤲
@lujisomalistar1522
@lujisomalistar1522 8 ай бұрын
Fdlan kaftankiina siyasadeed yuusan abuurin caqabad hor leh oo kala fogeysa Somali, hadii taa dhacdo labadiina waxad ogatan in Ale la'idin xisabtami doono.
@iraadhuruusecoliraad1734
@iraadhuruusecoliraad1734 8 ай бұрын
4 saf oo tunay dhulkaa la dhigay
@Qooyskena
@Qooyskena 8 ай бұрын
Dumarka somaliyed ragaan siyasada dilatay mustaqbal noma hayaan an somaliyoodan ka sarno nimankan askarta an anaga noqono xildhibanada an noqono madaxwene an noqono waxan doladnimo mayaqanaan
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 8 ай бұрын
Waa fikrad fiican
@gigachad9879
@gigachad9879 8 ай бұрын
Askarigaa waa in taallo loo dhisaa. Saraakiisha uu laayey waa kuwii loogu talagalay iney fara xumeeyaan odayaasha iyo culumada sidii Yemen
@abdurashidfarah8232
@abdurashidfarah8232 8 ай бұрын
Calow xasan sheekh ciidan uma baahana Illahey ayaa Hawiye ka dhaliyey..waad bugtaaye
@arababdi1294
@arababdi1294 8 ай бұрын
waxa,xaqiqa,tan,lacagta,lodiryo,As,EE,ay,u,dirayn,xidhibanda,iyo,wasirada
@abshirjama1497
@abshirjama1497 8 ай бұрын
Dhuxusha dhirkeliya maaha Waxaa kamid ah Lafo dad oo lagubey sida Dhirtii oo lafohoodii oo Dhuxul ah Emaraadku Shiishada ku cabaan.Arintani been maha
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 8 ай бұрын
War ninkaas taalo haloo dhiso waa geesi imaaraad waa cadowga islaamka ale ha dhameeyee
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 8 ай бұрын
SOMALIA U SHAQEYSO SHISHEEYE AYAA KA BUUXA OO KU GABADA HEYADAHA WALAAHI
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 8 ай бұрын
Waxaa cad in Cidiina ayaa dagaalka xamar ka wado ee iyaga wax usheeg anaga muqadisho nabadeed inshallah waa xaslin doona ee adiga tintaada horta sidii qof wayen u.jaro intaadan siyaasad ka hadlin
@faisalsamow3565
@faisalsamow3565 8 ай бұрын
Somalida rabaayad ma noqoto, wali ma jirto emaratka dal ay caawiyeen, ineey dumiyaan ma Ahee,,!!
@Abdifatah-if9il
@Abdifatah-if9il 8 ай бұрын
Ina abti Cali xadhaadhe waad caatoowday tell us your secret bro.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 8 ай бұрын
Askariga somaliyeey inuu khaarajiyo saraakiisa Emirates ka wuu saxanyahay balse inuu kuwa somalida ka reebo ayay ahayd
@abdullahimohamedmohamud2398
@abdullahimohamedmohamud2398 8 ай бұрын
Cali xaraare mudo waanu ku waynay ee hadaad noo soo noqotay waa khayr ee tebintaada xogaha dibada iyo Gudaha siiba madaxda somalida iyo hagar damooyinka ay qaranimada dalka somliya ku hayaan aad ula soco indhaha iyo dhegaha furo
@hirsifow2183
@hirsifow2183 8 ай бұрын
Cali Xaraare dhib badanaa kulahaa Wasiir tiktok hadh cad ayey Itoobiya ku luqluqan lahayd haddii dagaal dhaco kkkkkk
@Burco.
@Burco. 8 ай бұрын
Aldamdullilaah geesi geesi dhalay oo shahiiday weeye dadki Somaaliya dhibta ku hayay iyo intii ay adeegsan jireen ba wuu ka taqaluusay 100 nin sidaas naftooda ugu hura oo umadan dulmigu ragaadsaday ee dadka shisheeye dantooda u dhibaateeyan saf ka Maras somaaliyaa way hagaagaysaa
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 8 ай бұрын
CUNWAANKA IYO NUXURKU KALA FOGAA !!!
@hibo7569
@hibo7569 8 ай бұрын
Pourquoi ils ne sont pas restés tout similaire simplement chez ❓️❓️❓️
@caashocali9705
@caashocali9705 8 ай бұрын
Xasan Somaliyo mamataalo ee imaaraadka ayuu u fadhiyaa dadka samaaliyeed waa in aay katashadaan aayahoodan
@MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh
@MaxamedShiikhmaxamuud-dl2rh 8 ай бұрын
WA.ana.minhum
@halimaomar7967
@halimaomar7967 8 ай бұрын
Waa laga danbeeya asgarigas kaligi maahan e halabaaro dad kale ayaa jiro
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 8 ай бұрын
Xerada Gorden waxa ka dhacay waxay canaan u tahay Immaaraadka howlaha qalafsan ee Soomaaliya uu ka bilaabay
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 8 ай бұрын
warya benale axmad geesi wahalyey wadaniya argagixiso maogola beenta nagajooji👇👇👇👇👇👇👇👇👇
@halimab5796
@halimab5796 8 ай бұрын
Ninku inuu Somalida Laayo ma aheyn.
@abdunasirabdihasan4384
@abdunasirabdihasan4384 8 ай бұрын
Ninkii oday ga ahaa waamxy siduu uxiirty
@saidahmed7268
@saidahmed7268 8 ай бұрын
Ninkaas waxaa xeradaa dadka ku laayey aniga caqligaygu wuxuu itusayaa inuu muwaadin waxa xassan shiikh wado dhibsaday oo hadana usii adkaysan waayo ajaanibtaana uuba u arkay ay dalkiisii qabsanayaan uuna u arkay xal inuu falkaan geysto
@hamudmohamed7727
@hamudmohamed7727 8 ай бұрын
Very unfortunate
@husseinaden7560
@husseinaden7560 8 ай бұрын
Hassan sheekh isagaaba shabaab ah
@HamdaIbrahim-vj4sb
@HamdaIbrahim-vj4sb 8 ай бұрын
Sax ba lo dilay imaradka iyo waxa la socda😂😂😂😂😂😂😂
@maydal6037
@maydal6037 8 ай бұрын
😂😂😂Walaalayaa cunto ay Islaantadu ku siiso looma dhinto ee saacada ayaa ka dhamaantay , rag an aad tirisay 100 ayay ku dhawaayeen.
@gaashaanshow
@gaashaanshow 8 ай бұрын
Waa geesi mursado ah wadanka dufacaayo😂
@ashkarraage4704
@ashkarraage4704 8 ай бұрын
Cali xaraare walhi waa nin aragti dheer meel fogna wax ka arka maanta ka hor maanan sidan u dhagaysan waxaa isoo jiitay somalida intii wax garadka ahayd waxay doorbideen aamusnaan intii wax ma garatada ahaydna tiktok ayay isugu yimaadeen
@abdixasan9316
@abdixasan9316 8 ай бұрын
Ar waxan osa xola sana dad an shabab laga fogeynin ma ka joji ladhihi kara naftisow ubaqa😂
@asadmoalim9794
@asadmoalim9794 8 ай бұрын
This guy work for muse bixi
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 8 ай бұрын
KKKKK CANTARA BAQASH KASTA DOWLADA LAGU SOO DAREY NAGEEYE XITAA WAA SUGEYNA
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 8 ай бұрын
Lkn sababtu waa maxay uu sidaas u sameeynaayo koley anigu ma ogi...!!!
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 8 ай бұрын
Sheeko darood
@khadarcabdi6826
@khadarcabdi6826 8 ай бұрын
Hada maxaad soo jeedinaysaa? Calow
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 8 ай бұрын
Aad baan ugu farxay. Imaaraadka in la laayo waa maa fiyu tuugo ah
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 8 ай бұрын
Xagee baasuu kumaqanyay odaygu
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 8 ай бұрын
Shaqsi iska daa waa ceeb marwalba qofkan wasiirka waa ku taagan tahy I don’t waxa uu maa haleeyey.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 8 ай бұрын
Waxaa yaable imaaraatka oo cadawga somaaliyeed ah,ayaa caasimadii somaliya dhexdeeda ku taba baranayo askar aysan dawlada somaliya xukumin, berina imaaraatka kugu soo hogaamin karaan, hassan sheekh musiibo ala kuugu rid hunguri wayninkiisa ayaa imaaraatka caasimada ku hayo
@amaljawhar849
@amaljawhar849 8 ай бұрын
War Farmaajo iigeeya. Soomaalay waxaa loobahanyahay Farmaajokale. Xasanwilaahada maqabo wasiir gaashindhiga iyo wasiir arimaha dibada. What does that mean? Ayaa qabta shaqadii labadaa wasiir qaban lahaayeen. Soomaalians should wake up.
@saalaxsaahid3069
@saalaxsaahid3069 8 ай бұрын
Somalia dawladnimo kamajirto ibtay hurumarka Somaliland islahaayeen xaasida ayay dalkoodii ilaaween qadaadweyn iimaan sharaf midna malaha 😂😂😂😂
@AmonaSalih-hm6pe
@AmonaSalih-hm6pe 8 ай бұрын
Kkkkkkk xassan sheikh medin baran wale ninkan waa cadaw somali loso diray
@abdigah5364
@abdigah5364 8 ай бұрын
Viva Somaliland-Ethiopia neighbourly brotherly mutually benificial relations and ports deal
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 8 ай бұрын
Soomaaliya dhamayn uma baahna ee waxay ubaahantahay hishiis qaran tanaasul & joojinta dagaalka aan dhamaadka lahayn
@mustafaosman4014
@mustafaosman4014 8 ай бұрын
Cali Xaraare..Ciidamadii Kenya laga laayay Xasan Garguurte inuu u sujuuday maydkoodii ayaad illowday😀
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 8 ай бұрын
Liar baad tahaye oo qabiil ku dhaqmo daska been ha u sheegiin waa maalintii ugu horeyst oo aan ku dhageysto waana maalints ugu danbeyst oo aan ku dhageysto
@giirekhayre6050
@giirekhayre6050 8 ай бұрын
Mafia hassen😂😂😂😂
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 293 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
0:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,9 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
1:00
Super Beauty team
Рет қаралды 6 МЛН
СИТУАЦИЯ… ЛЮТЫЙ ФЕЙЛ !
0:11
HUSMUT : ХАСМУТ / ХАСки и малаМУТ /
Рет қаралды 2,5 МЛН
Каково это - проходить мимо первого класса
0:51
Время горячей озвучки
Рет қаралды 4,1 МЛН