Xafladii Midnimada gorgaarte hawiye ee Minneapolis lagu qabtay

  Рет қаралды 26,739

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Xafladii Midnimada gorgaarte hawiye ee Minneapolis lagu qabtay

Пікірлер: 118
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Жыл бұрын
Maashaa allaah Aad baan ugu farxay Anigoo ah wadalaan gorgaarte (Gorgarte ha is raaco)
@ibrahimbarre3426
@ibrahimbarre3426 3 жыл бұрын
masha allah guul walaalaha gorgarte hawiye oo is racaay maxamud gorgarte iyo maxamed gorgarte iyo silcis gorgarte iyo wadalan gorgarte iyo dame gorgarte hawiye guul iyo hawiye guul
@zakariyemaxamedyusuf9424
@zakariyemaxamedyusuf9424 4 жыл бұрын
Masha Allah weynu soo dhaweyneynaa midowga gogaarte hawiye
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
🤭Dir iyo daaroodoow👉adinkuna walaalohiin soo dhaweeysta oo gacmaha🤝isqabsada❤️hawiye hadaan nhy walaalaheen waan keensanaye😀😀
@aadanxaajiaadanxaaji6193
@aadanxaajiaadanxaaji6193 3 жыл бұрын
Asc
@zahraabdi6240
@zahraabdi6240 3 жыл бұрын
Hawiye tas weykuficayihin runtibwa dad gob ah
@SucdiHaybe-xm2qr
@SucdiHaybe-xm2qr Жыл бұрын
Hada aniga madhiban ban ahay sug bala🏃‍♀️🤷‍♀️
@eagle276
@eagle276 2 жыл бұрын
wlhi waan ilmeeyay dulmiga ay Awoowyaasheen u geesteen Awoowgeen 😭😭
@thorntonheath.croydon.3431
@thorntonheath.croydon.3431 3 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH. I. LOVE REER AABAHEEY MAXAMED GORGAARTE HAWIYE. IRIRSAMAALE. GUUL IYO GOBONIMO MARKASTO.
@yusufmohamedahmed2977
@yusufmohamedahmed2977 3 жыл бұрын
Wllhi aad iyo aad baan uku farax sanahay wllayashey oo isi samaxay ilaheyow nalidey oo miid naka dhiig yarabi🤲🤲🤲😥🤲😥🤲😥🤲🤲 AMEN AMEN🤲😥🙏🙏
@ibnualimohamedsomali2432
@ibnualimohamedsomali2432 4 жыл бұрын
Masha Allah Wllhi aad ayaan ugu faraxsanhy in laga garaabay dulmigi loogeestay wllaheyn maxamed gargaarte hawiye 🙏🙏❤️❤️🙏🙏
@fadumanaftaf9720
@fadumanaftaf9720 2 жыл бұрын
Masha allaha wn ku farxay guul ayaan leyahay gorgati
@cabdiraxmaancabdullahicali3667
@cabdiraxmaancabdullahicali3667 4 жыл бұрын
Hawiye waa dadka ugu caqliga wanaagsan soomalida kle vidiogaas baa marqaati u ah
@farhiahirsi1496
@farhiahirsi1496 4 жыл бұрын
Mashaa alaah reer abtigey illaahay markasto ha idinlajro 😍😍😍😍😍👏👏👏👏👏👏👌
@jabkayare1508
@jabkayare1508 3 жыл бұрын
Dhiigu biyo ma ahan
@mohamedinhirsi3362
@mohamedinhirsi3362 2 жыл бұрын
Wallahi waamid an sugayey oo kuriyoonjiray. Waxan ahay Habargidir Ceyr ah Soo dhawada wlalayal dhegna jalaq hausiinina xuman. Cidi kama sari karto abtiriskaga mida kale adinkaa laidinkaraba inad ismujisan. Thanks
@maxbuubabdilaahi1315
@maxbuubabdilaahi1315 Жыл бұрын
Pro waa ku bahanaye qabkee iila soo xariiri karaysaa
@salmaansalmaan927
@salmaansalmaan927 3 жыл бұрын
Waa tusaale fiican . Reerkan hawiye waa ka gobsanyihiin iyo somalida kale . Laakiin halsoo dhaweeyo. Hana la iska guursado.
@toosintv9034
@toosintv9034 4 жыл бұрын
waan sow dhaweynaa midowga walaha gorgaarte Hawiye ❤️👌
@SucdiHaybe-xm2qr
@SucdiHaybe-xm2qr Жыл бұрын
⚖️🦶⚰️🚬
@ayaanmohamad6015
@ayaanmohamad6015 Жыл бұрын
Masha alh ilaahey dadkii shaydaanku Kala fogeeyey ha isku soo celiyo iyo wala ah
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 Жыл бұрын
Excellence 👌 waa kulan aad u qurxoon waan ku faraxsanahay in la soo afjarey heyb sooca 👍 guuleysta dadaalka halkaas ka wada ❤❤❤❤
@مبارك-د2و
@مبارك-د2و 4 жыл бұрын
Masha Allah, hadii sidii leeyskula galiimo dhib walba iyo xumaan walba lawada qirto Madaxane marro leeysku saaro leeys cafiyanee wlh soomali Cagaheeda ku istaagi leheed 😢😢😢 Midda dhiman ayaa ah in la guursado gabdhahooda, wiilashooduna ay guursadaan soomalidda kale....... Anigooo Hawiye ah kasii ah Abgaal cusmaan waxaan soo jeedinayaa Walaalahayna madaxa lasaarto.....
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Guul haduu alaah danbigii lagagalay walaalaheen hada laga xaalmariysy Maansha alaah gorgaarte hawiye❤️👍lkn walaalaheen Malaga badalayaa magaca madhibaan ee laxumeeyay👍
@mataanyare611
@mataanyare611 3 жыл бұрын
Msha allha walhi waan ku farxay wanna inaan is gursanaa aniga hadaan hello gaabar maxamed gorgaate hadaan helo waan guursanaa dibna uma dhidoonto inaan islaayno maxamed gorgaate iyo. Maxamuud gargaate waa ilmo gorgaate hawiye masha allha 😻
@alihassanhiraabe8244
@alihassanhiraabe8244 4 жыл бұрын
Arin wanaagsan ayaa dhacday cafin wanaagsan hawiye hamidoobo haguulaysto
@aot0585
@aot0585 4 жыл бұрын
Mashallah waa wax lagu farxo wax midkaan ladhahaayana majiraan
@dekayussufofficial2400
@dekayussufofficial2400 4 жыл бұрын
masha,Alaah habalyo habalyo
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 4 жыл бұрын
Waa arrin wanaagsan oo farxadeeda leh in bulshada la dulmiyey ee muddada dheer la faquuqayay,, bulshadana laga dhex saaray, ay maanta helaan garab iyo tol..Laakiin waxaa haboon in arrinkaa laga dhabeeyo oo ummadda la xaqiray bulshada dib loogu soo celiyo, gefkaana ay Soomaali oo dhan ay ka toobad keenaan.
@lulalinur959
@lulalinur959 4 жыл бұрын
Walaal iska yeey yeey looma sameeyin waa wax ku qasbn yahiin
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 4 жыл бұрын
MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH,
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 4 жыл бұрын
Waan ku farhay Waan ilmayaay. Qabiiladana mahi Noolada
@abaqaylaki4235
@abaqaylaki4235 9 ай бұрын
m.a❤❤❤❤ walalahey maxamed gorgate sodhawada from wadalan gorgate
@beeshaabgaal4055
@beeshaabgaal4055 4 жыл бұрын
Gorgaate Waa walaalo
@SumayoMaxamed-vh9rx
@SumayoMaxamed-vh9rx Жыл бұрын
M.a from silciS GORGAATE
@marianali3366
@marianali3366 Жыл бұрын
Aamin yaarabi ilaahow somali Midey ilaahow xasidkka Ka dhaxsaar hakha iney kudhaqmaan ilaaho wafiji cadaawadena Baaba kayel intii dulmane qalbigooda allaha udhayyo illahey ha u aaro adunyo iyo aakhiro cadawgeena cagta Hood Somaliya hanoolaato inta xunna allakacabsiga allaha baro wabilaahi towfikh
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Hawiye ma ihi lakin sida aad samayseen waa wax wanagsan Somalia ku daya karto in odayaashu dhaqan koodi soo celiyaan saas oo kale culimada waxaa looga baahan yahay in culimadi soo celshaan oo diinti saxda ahayd loo laabto waxa aan hada ku jirno diin ma ahan dhaqan ma ahan
@user-yy4pu8vt1r
@user-yy4pu8vt1r 4 жыл бұрын
Maasha allaah waa arin fiican oo lagu farxo
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 Жыл бұрын
Mansha allah walalAheen waan midowne
@halima8680
@halima8680 4 жыл бұрын
Masha Allah
@shankaronmaow4393
@shankaronmaow4393 4 жыл бұрын
Wlh aad baan uga xumay in la dumiyo maxmed gargaarte xaal qaaata wlh waan qirooday😢 walaakaa ha ku dulmiyo
@zaaraabdallaomarzaaraabdal4173
@zaaraabdallaomarzaaraabdal4173 3 жыл бұрын
Maxa lagu hysta
@mohamudjamma5537
@mohamudjamma5537 4 жыл бұрын
Hadii Tol layahay halaydoono gabadha Ugaasad Astur
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 4 жыл бұрын
Is guursada run hadaad sheegey saan
@xamdi8775
@xamdi8775 4 жыл бұрын
RAYS iyo BARWAAQO guur awalba waan isguursan jirnay waana isla dhalanay waana wallaalaheen waana curadkeena jameykaan aad guursatiin oo gaala ah maxaad dadmuslin ah kasheegoo oo soomaali ah maxamed gargaarte anagaa isladhalanay oo isguursaneyno
@dekayussufofficial2400
@dekayussufofficial2400 4 жыл бұрын
🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝
@engmacquul8379
@engmacquul8379 Жыл бұрын
❤❤❤
@shalehmusa1715
@shalehmusa1715 4 жыл бұрын
Why dont they unite hawargidir in Somalia especially Galmud.
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 4 жыл бұрын
Gorgate Hawiye waye ee Habargidir ma'ahan, Wa Mohamed Gorgate Gorgate Hawiye Habargidir iyo Mudulood iyo shiqaal wa Mohamud Gorgate,
@Khaatumo411
@Khaatumo411 4 жыл бұрын
AHMEDEEQ Nur Gorgaate waa midgan soo mahan
@fardowsocilmi2057
@fardowsocilmi2057 4 жыл бұрын
@@Khaatumo411 hye weer balush
@calicabdi2696
@calicabdi2696 2 жыл бұрын
@@ahmedeeqnur4047 abgaal iyo habargidir waa hiraab daame gorgaarte
@calicabdi2696
@calicabdi2696 2 жыл бұрын
@@Khaatumo411 midgaan wax la dhaho majiro gorgaate waa qayb ka mid ah hawiye waxaa hoos taga habargidir abgaal sheeqaal udeejeen oo ah qabiilka aadan cade iyo qabiilo tira badan sida hilibi wacwaytaan duduble wacdaan moobleen
@xamariyarrecariga1088
@xamariyarrecariga1088 4 жыл бұрын
Kkk hadad run sheegaysan isu guuriya 1000 qof oo wilal iyo gabdho ah markasay cadanaysa mida kale usheega siyaasiyiinta in gabooye hawiye la dhashay oo uu madaxwayne noqon karo kkkk
@mahdiahmedibrahimibrahim6231
@mahdiahmedibrahimibrahim6231 4 жыл бұрын
Saaxiib runta sey tahaad ugu dhiibtey 😂
@xamariyarrecariga1088
@xamariyarrecariga1088 4 жыл бұрын
Ha sxb mcn somali afka bay dacad la yihiin
@mahdiahmedibrahimibrahim6231
@mahdiahmedibrahimibrahim6231 4 жыл бұрын
@@xamariyarrecariga1088 saaxib laga bartaa laga badiyey sheekadan camal niman siyaasiyiin ah oo waqooyiga ka soo jeeda kow bilaabey Hawiyihiina loo xawiley hadda.
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 4 жыл бұрын
Been maahan hawiye iyo madhibaan hays guursadeen
@mowxc4203
@mowxc4203 4 жыл бұрын
Mash Allah guul guul beelaha gorgeyte hawiye aad iyo aad ayan ugufarax sanahey anigo ah hugamiyaha belweynta xaskul hawiye qasatan dhalinyarada c/ide waxan Lena hey mash Allah guul guul guul
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 4 жыл бұрын
Aniga arinkaan waxaan u arkaa arin fiican balse ka soo Qeyb galayaasha inay intaan ka badnaadaan ayaa fiicneyd
@shuuriye115
@shuuriye115 7 ай бұрын
Anigo Mahmoud gargarte ah mudulod hiraab walalahena hana cafiyaan aduunkan waa laga tagayaa abidkey qabil macunsuriyen intan nolaay
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 3 жыл бұрын
Madhibaan , Sa'ad ka aa dhaho. Intakale waxey dhahaan midgaan.
@abdirizakosmansuleiman
@abdirizakosmansuleiman 4 жыл бұрын
Sxb qabiilka lagu bariis cunayo maxuu ahaa/ Lacagtaas xafladda dad masaakiina ayaa kabaahan
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 4 жыл бұрын
Adiga miyaa ubahan
@abdirizakosmansuleiman
@abdirizakosmansuleiman 4 жыл бұрын
Hadalkaaga meeldhicisa kafiirso sxb
@MB-ft2kh
@MB-ft2kh 4 жыл бұрын
Asc dhamaan umada soomaliyeed wallahi ma qiyaaasi kartaan dhibka dadkaan u gaysateen emotional and fiscall ilaahay ha soo hadeeyo dadka waxaas aaminsan aniga waligay ma aaminsanayn khuraafaadkaas laakiin nasiib daro was layga tan badnaa cafe Allah camaa salaf soomaaliyeey wada wacyi galintaan nabi Mohamed cswsalaam carab iyo cajam farqi uma dhexeeyo ilaa bi Taqwa cidii kaa cibaado badan ilaahay kaaga dhaw Unaa wax ku dheer ilaahay ka baqa dadka waxaas aaminsanoow qofka kibra janada riixeeda ma arko xagee u socotaa yaa maskiin abooraa kaa dhargi Canada habeen ood cusubtahay ka dib markaa baqdo urkaaga aboorka xataa waa tagaa maxaad ka kibri maskiin
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 3 жыл бұрын
⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 4 жыл бұрын
Ma dhabaa weligay ma maqal koley dadku waa wada soomaali laakiin madibaan oo dhami ma magacanay leeyihiin
@cabdiraxmaancabdullahicali3667
@cabdiraxmaancabdullahicali3667 4 жыл бұрын
Haa magacaas iyo muunadaas bay leeyihiin
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 4 жыл бұрын
Haaa wa madhiban oo dhan wa 12 jifo
@zumeyam8353
@zumeyam8353 4 жыл бұрын
Masha Allah waa farxad. Somali oo dhan haku daystaan
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
Madhibaan iyo Gabooye maxay ku kale duwan yihiin?
@hubqaad4553
@hubqaad4553 4 жыл бұрын
Ahmed diiriye gabooye hawiye ma ahan koley waa somali cidey kayahiin ma aqaan laakiin madhibaan waa niman curadka gorgaarte hawiye allaha dhowre
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 3 жыл бұрын
Madhibaan, wax xun ma aha
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 9 ай бұрын
Somalinimo managu filnaan weyday
@hibohassan3817
@hibohassan3817 9 ай бұрын
Wlahi waan qosley hawiye shurun shuur samale owal nahy nadhahdeen manta noo kenteen madhiban naga dhumeen waa sheko cusub taran baad halkaas laradineysan😂😂😂😂😂😂
@SucdiHaybe-xm2qr
@SucdiHaybe-xm2qr Жыл бұрын
Ma waxa rabta ina dhaho waxan ahay hawiye maxamed gorgarte hufane maxamed 🏃‍♀️🤷‍♀️😏
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 4 жыл бұрын
Allaa been ta yadii bey barteen hawiyow cayaarta xaafadaha ka daaya
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 4 жыл бұрын
Salaamaad maalin walba intaa maqli lahayd Soomaalinimo waxaad maqlaysaa is xulufaysi been ah wixii 500 la keeni waayey waxaa ka wacan Soomaali nimo Armay ku fiicantahay inaad Madhibaan nimadiinii ku joogtaan sidaana Soomaali wax kula qaybsataan oo aad ka doodaan Dulmiga ina la Joojiyo Anigu Hawiye iyo Madhibaan baa wada dhashay waa ii hada
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 4 жыл бұрын
Madhibanka Somalia mel kasta kadegan ma gorgate ah Ben badana 🤨
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 4 жыл бұрын
Fartun Nuuur edo hatu dago yaa u diday wa dalkisi wana rag Gorgarte Hawiye irir samale wana raki dhulka loku yimid
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 4 жыл бұрын
@@XamdiKalgacalHamdihalgan haye
@skaaf7951
@skaaf7951 4 жыл бұрын
Noooolaaaada hawiye
@smx111
@smx111 4 жыл бұрын
Bisinka Gorgor hawiye Waligeey ma maqlin
@yahyesamawade6425
@yahyesamawade6425 4 жыл бұрын
Hada baro
@ilhaam6927
@ilhaam6927 3 жыл бұрын
Hg iyo abgal silcis wadalan wacadan ujeden mublen jidle ba utaqana lakin kuwas iyo qarkalo an so kubi karin ba la isku dhaha gorgortee hawiye sida hadan tusalo ku so qato wa ilmo isla dashaye oo kala farcamaye oo qabilo isku badalaye
@ilhaam6927
@ilhaam6927 3 жыл бұрын
Hg iyo abgaal ba maqashaye nimankas wa gorgortee hawiye wana nimanka Somalia mamula kuwo kale oo adan Maqlina waye jiran oo iykana jooga
@smx111
@smx111 3 жыл бұрын
@@yahyesamawade6425 maxay igu Siyaadn
@bilisoqurux2293
@bilisoqurux2293 4 жыл бұрын
minisota ayay jogan markaday ku washen qabil wll somalay xishooda oo ilahay ka baqa qaranimadana raaca
@Salmanmohh
@Salmanmohh 3 жыл бұрын
Sorry so dhawaada walalayaal
@abdiroble2576
@abdiroble2576 2 жыл бұрын
Qabiilku waa islamic Identity ( ID ) not like SSN Hana isku qaldin qabiil iyo qabyaalad. Qabiil waa wax jira aayad quraan ayaana ku soo arroortay ( INNAA JACALNASKUM SHUCUBAN WA WABAS’ILA LITACAARIFUUN )
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Hhhh hawiye 5000 sano ayey ka danbeeyaan daarood
@aaminacabdullahi1124
@aaminacabdullahi1124 4 жыл бұрын
Ahmed doodan hawiye kaliye ayeey u taalaa sxb hawiye iyo daarood ninkii tariiq badan waa laogyahay nina doonaa keentay nina dhulkiisa hooyo ayaa logu yimid marka dockayeerka maficna
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Hhhh isku taariikh miyaa
@aaminacabdullahi1124
@aaminacabdullahi1124 4 жыл бұрын
@@GeneralHensaleey ani iyo adaba isku tariiq aheen kkkk
@Mahamoud12345
@Mahamoud12345 4 жыл бұрын
Mashaa allaah waa wax lagu farxo
@haniahmed5547
@haniahmed5547 4 жыл бұрын
Qof xanuunsan baa tahay
@aadanxaajiaadanxaaji6193
@aadanxaajiaadanxaaji6193 3 жыл бұрын
Masha'allah
Baraanbur Arooskii Samsam Kabayare Part 2
13:57
Xogmaal Media
Рет қаралды 5 М.
Xafladda Boqortooyada Ajuuraan oo Minnesota lagu qabtay.
1:12:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 3 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 86 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 58 МЛН
Faadumiina oo ruxday Arooskii Mustafa iyo Samsam Kabayare
7:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 60 М.
Feysal Muniir heestii guurkiina guur Khayr gurigiina guri nagi
5:21
Baraanbur Arooskii Samsam Kabayare Part 1
34:19
Xogmaal Media
Рет қаралды 18 М.
Kaftanka Siyaasadda Arimo xasaasi ah "Somaliland iyo Puntland"
57:39
Xogmaal Media
Рет қаралды 4,5 М.
Nuur Caraale Heestii Ikoolkooli Arooskii Mustafa& Samsam Kabayare
4:37
Baraanbur Arooskii Samsam Kabayare Part 3
21:27
Xogmaal Media
Рет қаралды 9 М.
Nuur Caraale heestii Maanlula Arooskii Mustafa iyo Samsam Kabayare
3:57
Heestii Galbis, Arooskii Mustafa iyo Samsam Kabayare
7:58
Xogmaal Media
Рет қаралды 80 М.
Faadumiina Heestii Shumey Arooskii Mustafa iyo Samsam Kabayare.
3:27
Bitmeyen muz
0:12
Ailevidurumlar
Рет қаралды 54 МЛН
An Unknown Ending💪
0:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 48 МЛН