Dr Feysal Rooble oo rejo weyn ka muujiyay qaranimada dalka

  Рет қаралды 6,914

Xogmaal Media

Xogmaal Media

4 күн бұрын

Dr Feysal Rooble oo rejo weyn ka muujiyay qaranimada dalka

Пікірлер: 44
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
ninkan ogaden waa cadheysanyehy ku laha maanta iga wa 26 june waar waad buktaa addunnka waa 26 june
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Dr faysal wa nin madhan markeynk uu sheegyaa manu aheyn kan afrika hada laga eryayo wuu hurdaaa nin markeyn la hadley oo yadhi somaliya dawalad fican baa joogtaa faysal markeyn in afrka laga eryaayo ma ogaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Feysal rooble adddunka mrkeyn buu u haystaa in wli xoog u leedahey ma ogaa Ruush in jiro ma oga Bricks malaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Faysal markeyn waa ku qasaaryaa ka horimdka somalilnd markeyn waxuu ooyi marka Muuse Baxii siyao saldhig ciidan Ruushka
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Faysal waaa nin walan hort wax dawald somali ma jiraa mayaa xalane looga tliuya qolda koonfur een shacbka doorn
@NADIRHASSANAWIL
@NADIRHASSANAWIL Күн бұрын
Somaliland🤝🇪🇹Ethiopia congratulations for that agreement
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 күн бұрын
maaahmaah ayaa tidhaa Eydu waligood bisado madhalaan abid oo ridu markay cadhooto geed ay ku xoqoto ma waydo !!!!!! from saylac
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 күн бұрын
Mashaa Allaah Somaaliya guul iyo gobonimo
@sahruja5777
@sahruja5777 2 күн бұрын
Soomaaliya hanoolaato ❤❤❤
@user-zo6zo4tl2s
@user-zo6zo4tl2s 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂qaranimo Subxannallah Waddan xoor horta ma haysta Adero iyo waddan wa in laka garta
@cabdiraxmaanaadam2811
@cabdiraxmaanaadam2811 2 күн бұрын
Bal markay dhismaana maxaa laguugu sheekayn ileen intan daba dhilifka ku hogaamiya ayaa la sootaagane.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Faysal wxaba somali kum soo kordhin aheyn Markeyn oo calankiisu dhacey
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Feysal ka waran hadii somalind csuunti Ruushka sow markeynknk kugu weyn geri uma ahaa
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 2 күн бұрын
😢😢😢😢😢!!!!!!
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Dr Feysal runta kuu shegee somaliland xoogeda waa isaaq in isaaq yahey xoog somalilnd yaa ridey afweyene ninkii Hargeisa ogaaden ku soo daagal glin jirey Hargeisa idinkaa leh difaca mee ogdenkii 1988 kkkk akhiro
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 күн бұрын
Right
@Ahmedo-qq3ve
@Ahmedo-qq3ve 2 күн бұрын
Reer cabaadweyn afxumo meelna idin gaadhaiin mayso ama Xabashibu niikiya ama reer galbeed ku dul baroorta Somalia meelna ugama socitaan
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Qadaad wayn is waraysanaysa uunbaan idiin aragnaa teeda kale waxad ilawdeen xasan in jabuutay lagaga saxeexay 2qodob ee ugu mihiimsan oo ah 1960 xuduuduhna waa cadyihiin iyo qodbka odhanaya soomaalilaan ciday doonto heshiis way lageli kartaa taasoo lasoo marin waayay maaxdii fillo soomaaliya
@Foos-abdi143
@Foos-abdi143 2 күн бұрын
Naag ka ahaaw markuu ragu isku waraysanayaan fadhiga quruxay ,amxaaro hadad u ooyneyso xiligaan waba yaabee 😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Faysal Roobe waa Ogaaden tacliintu bartey Somali waxb um soo kordhin waa ni Diin Darood aminsan kuna dhiman doona isagoo xor aheyn somalida xorta ah inuuisu keeney aheyd lakin koonfur baay u fooraarta
@jawahirshugrimahamud4343
@jawahirshugrimahamud4343 2 күн бұрын
Kkkkkkkkkkk fasal ogaden maha waaa gerikombe power
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 2 күн бұрын
Dadka qaarbaa moodaya ogaadeen waar waxani Garigan ay jaarsadu gumaysato
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 2 күн бұрын
XAMAR IYO GAROBE WAXAA NOOGU FIICAN ADISABABA AYAA TIRI SOMALILAND.
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 2 күн бұрын
Adiga bastar tahay adiga mel kasto wa ku jirta
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 2 күн бұрын
@@user-gl2go3kp6s ADIGA MIDGAAN XABASHI ITOBIYAN AYAA TAHAY GUUL DAWLADA LIBAXYADA ITOBIYA ,,,HAWIYO CIIL U BAKHTIYA.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 күн бұрын
Deeqo Darjo wariye qabiil inaad tahey maanta ii cadaatety
@Fadumohalgan
@Fadumohalgan 12 сағат бұрын
Kafuq wariyaha qabyaald kudishaye
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Baacle hooyadaa lawas afwaynaa waxba nayeeli waayay maadoo kaare shisheeye lagugu ilaaliyo ayaa wax iyeeli kara
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 2 күн бұрын
Aptio saxbaadtahay lkn ha caytamin
@_faatax
@_faatax Күн бұрын
Godadka waad kasoo wada baxaysaan lkn doodiina 7gu wayni waa inaad gumaysataan cid kale oo midnimo aanay dhab idinka ahayn
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Күн бұрын
Hu ka maxa lagu isticmalay in sokoyuhu isku layaan
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 2 күн бұрын
Jaarsada bankii jigjigaad kaqaadatay muu iska difaaco neef dibad meera wax hanooga dhigin
@alijama6723
@alijama6723 2 күн бұрын
MAXAA LAYNAGU DHEX DHECXAADI NAYAA OO AYNU ISKU HAYSABAA WAXAGAN KAA QAADAYAA HADAAD QAADAN KARTID QAADO SHAADH KAYGA II BIXI BAAN KAALA GAR NAQ SADAA INAGOO IS NAQAAN WEJI XUN MUXUU RABAA CEEBTII IYO FASHILKII MARIN HABAABIN BÙ RABAA JILEEC BUU ARKAY DALADA XASAN SH WAA DIIN BILAA QOLOFA YAA KA YEELAYA SOMALI OO DHAN BAA DIYAR U AH DAL KEEDA INAY DAAFACATO
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Күн бұрын
Qabyaalad idin dishaye ninkan faysal rooble inuu nin daarooda yahaye ayaad uga dul dhacdeen u Dulminayesan waxaa laga yabaa inayedina waligiin coffee la qaadan Daarood sow wadanka kulama laha caqli xumidina walaalayaal isna ma ku yeelayaan daarood inaad u talisan War caqligu ha shaqaye dulmiga iskadaaya walaalyal nacaybka qabyaaladu waa wax halka dhigaye wadanken ilaahay cuqudada dadka qaba ma jecel is Nadiifiya please
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 2 күн бұрын
Faysal in la dhagaysta wa dhamaatay, waayo waxa u faafinaya beenti iyo huhadi koonfurta, runti waad dirtay wajigagi waxad xidhatay shaadh madow, waxad ka heshaad leeday.
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Күн бұрын
😂aduunka usa 🇺🇸 England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 ka sheekaynayaa adeer wadan walba dantisu eeganayaa 😂 England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 waka doonaya inay somaliland dal noqoto 🇦🇪 somaliland ayuu doonaya aduu calooshi u shaqaysta ayaa thy😂
@Shihaab464
@Shihaab464 2 күн бұрын
Faysal Abdi roobel iyo Abdi ismaacil samatar kala Karaamo wanaagsan
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 күн бұрын
Adeer qarmda midobay wala bari africa wax ka qabn kara aqonsiga somaliland faqashy 😂😂😂
@abdiibrahim9138
@abdiibrahim9138 2 күн бұрын
Shalayto waxaad lahayd MOU naxashka ayay saarantahay, maantana calaacal iyo oohin ayaa kaa muuqda. Been dambe kaa dhagaysan mayno. Dhareerkaaga iyo duufkaaga naga qari.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 күн бұрын
Somalia waxay u noqnysa sedexda bilod so socda sedex bilod adag itopiya fashilsay sheegshdi beenta ahyd somaliland ku sheegnysy dee qarmda midobay iyo aduunka been u sheegi jirtin somaliland anga leh tuugyhy 😂😂😂
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 2 күн бұрын
FAYSAL HORTA MIYUU ISKA HADLAA UUN WAA AYO SOMALIYADA DAGAALAMI KARTA ...HHHH😂😂.. HORTA SOMALILAND GOORMAA LA SOO DHAAFAYAA ...SE SOMALIDA DAGAALAMI KARTA EE WALIBA AAGAN KA DAGAALAMI KARTAA EE UU SHEEGAAYO WAA AYO
@nor1056
@nor1056 2 күн бұрын
Beenaale Somalia wax la Dhaha ma jiran Amison Land hano sheegin
@mohamoudabdiqadir5457
@mohamoudabdiqadir5457 Күн бұрын
Ragg been ku hasawayaa , soomaali dib iskugu iman mayso meel ku qortaa
@NADIRHASSANAWIL
@NADIRHASSANAWIL Күн бұрын
Nacala ku taal somalia 🇸🇴❌
@mulki4516
@mulki4516 2 күн бұрын
Oday waalan oocuqdada somaliland udhimo kii lasdhiig ayaad ku jirteen ciil udhinta🤑🤑🤑🤑🤑🤑
Maxaa ka taqaanaa Taariikhda Banaadiriga "Wariye Abdisalaan Hereri"
18:20
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 140 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 23 МЛН
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 75 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Kaftanka Siyaasada 500 oo aad u xiisabadan
39:53
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,6 М.
Wasiir Fiqi "In Hargeysa looga heeso qowmiyad kamid ah Itoobiya waa ayaan darro weyn".
12:05
Waraysi | Waxbarashada Injiyeeriyada Warshadaha | Inj. Abshir Cabdullaahi Diiriye
32:12
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 319
I want to play games. #doflamingo
0:20
OHIOBOSS SATOYU
Рет қаралды 14 МЛН
Random passerby 😱🤣 #demariki
0:18
Demariki
Рет қаралды 8 МЛН
ХЕЧ БУЛМАСА МЕХНАТГА БИТТА ЛАЙК БОСИНГ #2024
0:10
Муниса Азизжонова
Рет қаралды 4,2 МЛН
КОГДА БАТЯ ЗАТЕЯЛ СТРОЙКУ😂#shorts
0:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 1,7 МЛН