Somali Short Film "Silac iyo Aarsi"

  Рет қаралды 163,213

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Жыл бұрын

Somali Short Film "Silac iyo Aarsi"

Пікірлер: 121
@mahamedsayid9432
@mahamedsayid9432 Жыл бұрын
Part two soo daaya inta doonaysa like saara ❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉
@saidaosman5374
@saidaosman5374 Жыл бұрын
Short film wye
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago Жыл бұрын
Very touching Movie Allahu akbar gabdhahan Wada silicsan beer loo soo beeray ayey guranayaa and they are innocent Wlhi Main idea of the Movie which the best Masaage Hadad rabto Inaad sumcad, Faraxad iyo qimo adoo leh Aad adun ka dul jogto akhirana ado rabi rali ka yahay Aad tagto….Amanadaa ilaali ( Waa quraadad) si tada loo ilaaaliyo…..All men…! Mean Waliga Nabasi iska ilaali si Kuwa gabdhaha!!!!! Keep going team 💯👌👍👍👍
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 Жыл бұрын
Waxaas wan dawane Xgee nogu so celiseen wax cusub mala waaye😢
@hoododaud6569
@hoododaud6569 Жыл бұрын
Maansha allah maxamed si quruxbadan ayaad u matashay
@mahamedsayid9432
@mahamedsayid9432 Жыл бұрын
Haaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤m.a
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 Жыл бұрын
Gabar qaawan bulshada ha u soo gudbin. Gbdha gym joogta oo qaawan wax fcn maaha
@bushramrsegeh8743
@bushramrsegeh8743 Жыл бұрын
Wiil saa uwajihi kraa mku jira somali in realy life without Acting 😢😢
@awrkaagu-hakuqaado7972
@awrkaagu-hakuqaado7972 Жыл бұрын
Of course 😢
@bushramrsegeh8743
@bushramrsegeh8743 Жыл бұрын
@@awrkaagu-hakuqaado7972 xguu ku noolyahay
@shamsaahmad3036
@shamsaahmad3036 Жыл бұрын
waa ku faraxsanahay sida fiican oo ku dhamaday waa idiin xiisi doonaa dhamaanteen 😢😢😢❤
@hilaalphotography52
@hilaalphotography52 Жыл бұрын
Hi
@nouriya8413
@nouriya8413 Жыл бұрын
maxamed walal waxan rabna aarsigi abahay inta ila rabta Lake isar
@nataashaqurux2849
@nataashaqurux2849 Жыл бұрын
Aad baanu u jecelnahee lkn waynay filmkaa😭😭😭
@user-iv9yi7qd7r
@user-iv9yi7qd7r 8 ай бұрын
Wllhy waa rabney 😢😢may nogusodaran
@sabirinali5122
@sabirinali5122 8 ай бұрын
Me
@arraweeloennaupdy9316
@arraweeloennaupdy9316 Жыл бұрын
ᴡᴀᴀN ZᴜGɪ ʟᴀ,ᴀʏᴀɴ ɴᴇᴡ Mᴜsᴀsᴀʟ❤
@safiyocabdullahi6604
@safiyocabdullahi6604 Жыл бұрын
Jiliinka waad kufiicantiin masha Allah lkn ruwayadaha madhameeystirtaan ayagoo meel ficn maraya baad dhameeysiin
@munahasan8435
@munahasan8435 Жыл бұрын
Qofkaaga saxdaa hakaa soo Daaho lkn waa Kii Wakhtigu idin kulmiyo☹️🫶❤️❤️❤️❤️
@anisoahmedanisoahmed1519
@anisoahmedanisoahmed1519 Жыл бұрын
Mxaa ugu so celisen e flimo shidan nola dhqsda team xogmaal😥🙏
@munasagal182
@munasagal182 Жыл бұрын
ramadaanta cibaadayso😊
@user-iv9yi7qd7r
@user-iv9yi7qd7r 8 ай бұрын
Ala kan dhib badanaaaa😂😂😂😂wllhy qosolkii buu igadhameyeye😂😂😂😂
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
Way illoobeen ee ha lagu qaato asxaabeey.
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 Жыл бұрын
Xogmaal.shacni.axmad..sodaya.qaraxo.
@mustafmudey7468
@mustafmudey7468 Жыл бұрын
mansha allah wllh wa maskax ad ufican 💯💯😊
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 Жыл бұрын
Musasal ramadanka ma no so gudbisan team xogmal
@ashheart9761
@ashheart9761 8 ай бұрын
Masha Allah waan jeclahay gabdha buuran caqligeeda illaahoow noo xafid , Ha yeelin in aad malxoisad u noqoto Hooyo macaan 💕💕💕👍
@Hodaneey
@Hodaneey Жыл бұрын
Fadlan filmka qiso wanaagsan ku gagababeya. Filma badan qabayad nagaga dhigtaan
@sacdyosman762
@sacdyosman762 Жыл бұрын
Ma ila aragtay horta kii udanbeya kamida
@Hodaneey
@Hodaneey Жыл бұрын
@@sacdyosman762 haa walaal films badan oo qiso fiicab mu bilawda ayayna dhamayn ama dhamad xun oo bila macno ah ku dhamada
@faraxaxmedcabdi
@faraxaxmedcabdi Жыл бұрын
Team xogmaal media Waxan rabnaa Aarsigi Aabahy Please 🙏❤️
@safiamoalim9236
@safiamoalim9236 Жыл бұрын
Meel xun ee nagu jareen ma aragtay🥰🥰
@saynabhassan5946
@saynabhassan5946 Жыл бұрын
Iyo Halgan jacay😊
@sumayocqadir2684
@sumayocqadir2684 Жыл бұрын
Plz aarsigi aabahey plz
@user-iv9yi7qd7r
@user-iv9yi7qd7r 8 ай бұрын
​@@saynabhassan5946haaa wllhy😢❤
@mssrania7400
@mssrania7400 Жыл бұрын
Xogmaal short film kan mar hore ino soo deyseen
@niemanchideh9231
@niemanchideh9231 Жыл бұрын
Macha allah film wax laga faa'idi karo weeji wuxuuna ka turjumayaa dhalinteenan dambe waxyaalaha aan samayno keep going wllaha filmka qaybta ka ah❤️💯🇩🇯
@nimcoahmedmohamed9511
@nimcoahmedmohamed9511 Жыл бұрын
Maanigaa mise waa lagu soo celiyey filimkan
@naymerjr9004
@naymerjr9004 Жыл бұрын
Africa NiN kaaga RadinaayaaH Kualahaa 😂😂😂
@ahmednoorali5744
@ahmednoorali5744 Жыл бұрын
Gabadha maxe usii jeejeesaneyse
@amsaadan2185
@amsaadan2185 Жыл бұрын
New drama 😊
@saynabhassan5946
@saynabhassan5946 Жыл бұрын
Uf abaaakuwan waxakunacy wey kuku kala goynayaan🤐🤨🥵
@amsaadan2185
@amsaadan2185 Жыл бұрын
@@saynabhassan5946 haa
@abdiqanimohamed9806
@abdiqanimohamed9806 Жыл бұрын
Kalsooni iyo kalsooni darro 😢😢
@user-sx6ts1tp4k
@user-sx6ts1tp4k 8 ай бұрын
Walaalayaalow.filinkiina.aadiyo.aad.ayaan.ujaclahay.laakiin.codkiina.sifiican.looma.maqlo
@taqile2017
@taqile2017 Жыл бұрын
Sheekadaas waan kadaalay
@abdikadirisse2902
@abdikadirisse2902 Жыл бұрын
Aarsigii aanahay waiting
@nasroabdikadir8882
@nasroabdikadir8882 Жыл бұрын
I can’t tell if she’s smiling or crying 😮
@hodanali79
@hodanali79 Жыл бұрын
Aniga xitaa wan kla garan lahaa😆
@Yourstrulyyybabe
@Yourstrulyyybabe Жыл бұрын
Even me😂😂😂😂😂
@sumayocqadir2684
@sumayocqadir2684 Жыл бұрын
Awey qeebti kale
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 Жыл бұрын
Flim kan hore aya uso galisan o an dawane eee mid cusub sogaliya
@mofarahmoha944
@mofarahmoha944 Жыл бұрын
It's best 👌
@xaliimomoosakhan3741
@xaliimomoosakhan3741 9 ай бұрын
New drama🥀😘😍
@saraaragzan5122
@saraaragzan5122 Жыл бұрын
Ooh sory💔😭wlhi arin dhaca ayay ka hadleen
@Taliso921
@Taliso921 Жыл бұрын
Ba aah waku so celisene Maxa in daaray😂
@fardowsaahmed859
@fardowsaahmed859 Жыл бұрын
Mida kale xogmaal naga daya filimka asigoo meel xun maraya ayaad waa dhamaaday dhahdaan filimka wa inuu dhamaad leeyayahay
@samdaiid7712
@samdaiid7712 Жыл бұрын
Waad nugu soo celiseen waxa😅
@abdoulkadersaidzakaria862
@abdoulkadersaidzakaria862 10 ай бұрын
Plz parti 2
@Xaviervlogs1
@Xaviervlogs1 7 ай бұрын
omg dahabo cadi maha 15:25 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 9 ай бұрын
Dhaqan xumaa ma gabadh la guursanayaa xidhiidh laga dalbadaa
@queenduusa5743
@queenduusa5743 Жыл бұрын
Ramadanka musasal noo bilaaba plz
@user-pj7nx8xt9y
@user-pj7nx8xt9y 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@sumayocqadir2684
@sumayocqadir2684 Жыл бұрын
Yahuu maxa wayee nagtan qawan
@foosicabdiahmaan
@foosicabdiahmaan Жыл бұрын
Taasi My qozlyzaana
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Great 👍
@HamzeAdan
@HamzeAdan 8 ай бұрын
W
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 Жыл бұрын
Kkkk wlhi. Gabadhaas waa iga qoslisay aniga maa malxiisad ku noqonaya aan kugu so shaacbaxo caadi ah waaye ku teh
@Faatuush470
@Faatuush470 Жыл бұрын
Dantiis ma yaqaan mara duuga horteed buu dhamaaday😂
@liibaanibrahim246
@liibaanibrahim246 8 ай бұрын
Waxaan aad uga helay gabadha markii Aabe heyd u yeero sida eey u jileyso inaba caadi ma ahan 😂😂😂
@user-iv9yi7qd7r
@user-iv9yi7qd7r 8 ай бұрын
Haaa wllhy qosolkii igadhamaysay😂😂
@hazard-3081
@hazard-3081 Жыл бұрын
Mxad kga so celisen uf🙄
@hoodoayaan5785
@hoodoayaan5785 Жыл бұрын
Xogam wa wareertay filimkam hore uso galiseen maxa loguso celiyay
@surimohammad9185
@surimohammad9185 Жыл бұрын
gabadhu may qoslaysaa mise way ooyaysa
@eblamohamed191
@eblamohamed191 Жыл бұрын
Horaa ufiirsanay filmkaan, maxa ka wadiin
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 Жыл бұрын
Halgan jecel noo wada please
@mohaa10
@mohaa10 Жыл бұрын
wuu dhamaaday kaas
@sacdiyoomar2484
@sacdiyoomar2484 Жыл бұрын
Jah jacelku hagulesto tolow film kan qiso dhaba miya
@ayanahmed1957
@ayanahmed1957 Жыл бұрын
Iska fhanoo kulaha 😂😂😂
@sumayocqadir2684
@sumayocqadir2684 Жыл бұрын
❤❤💋💋🌹❣❣🥰🥰🥰
@iztahilmoh253
@iztahilmoh253 9 ай бұрын
Inta wax mataleysa landheere ugu taagera 😂
@hamdaabdilrahman1186
@hamdaabdilrahman1186 Жыл бұрын
Partiyo kuso qora no
@mms7038
@mms7038 Жыл бұрын
xogmaal aad ayaan ula socda Rabadaanta miyaydaan wax nooso daynayn
@ahmednoorali5744
@ahmednoorali5744 Жыл бұрын
Cibaadeyso Ramadanka hhh
@mms7038
@mms7038 Жыл бұрын
@@ahmednoorali5744 waan cibadaysta lkn bacdal cibadada ayaan yara dawan jiray 🤣🤣🤣🤣🤣
@Yourstrulyyybabe
@Yourstrulyyybabe Жыл бұрын
MashaAllah paracetamol the absolutely understandable man
@zhankaronatha9410
@zhankaronatha9410 Жыл бұрын
Wad bilaabi taqaanan lkin sida loo dhameeyo mataqaanin
@afnaancabdulaahi6509
@afnaancabdulaahi6509 Жыл бұрын
Reallyy
@fardawsamaxamed703
@fardawsamaxamed703 4 ай бұрын
Somali waxy ogatahay balaya xita og bay tidhi 😂😅😂😅😂😅😂😅
@walalwaanochannel5299
@walalwaanochannel5299 Жыл бұрын
Waayahan dhimanmeysid kulahaa hhh
@safafaysal5945
@safafaysal5945 Жыл бұрын
Waa lagu soo celiyay wll
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 Жыл бұрын
Filmki Rikato part 2 miya kaan..
@warsandayib7077
@warsandayib7077 Жыл бұрын
SAS Baan moodayeey
@abdinasirabuukarguutaale2902
@abdinasirabuukarguutaale2902 Жыл бұрын
Kuso celiskaan maxa waaye
@somalishow5922
@somalishow5922 9 ай бұрын
Filmka Edit ka khaldamaye
@MohamedHassan-yz9ci
@MohamedHassan-yz9ci Жыл бұрын
kucelis waaye hadan qaldaneen😂
@maryanahmed4083
@maryanahmed4083 Жыл бұрын
Maila aragtay 😂😂😂😂😂
@Mariamm34
@Mariamm34 Жыл бұрын
Eee kan midaa daawanay sowmaaha bisinka ma nagu so celiseeen😂
@warsandayib7077
@warsandayib7077 Жыл бұрын
Somali iyo xasuus😄😄😄😄
@afnaancabdulaahi6509
@afnaancabdulaahi6509 Жыл бұрын
Magiciisa kaas muxuu ahaaa
@warsandayib7077
@warsandayib7077 Жыл бұрын
@@afnaancabdulaahi6509 rikaato
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 8 ай бұрын
Xsbunllah
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 8 ай бұрын
Hhhhh wata wal walatay xasbunallah
@sheikhjeesto887
@sheikhjeesto887 Жыл бұрын
Wxy naagtan qoslaysa hadana muruda metelaysa
@filsanwarsame2342
@filsanwarsame2342 Жыл бұрын
shower qaado hhhh
@suleekhaabdi1321
@suleekhaabdi1321 Жыл бұрын
Maxa idinka khaldan oo ma waxad sogelisan bad garanway deen
@muunasacad1294
@muunasacad1294 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 Жыл бұрын
Wax cusub soo daaya 😂
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 Жыл бұрын
Vido wakuso celisen be
@Faatuush470
@Faatuush470 Жыл бұрын
Tiktok miyaa kulahaa😂😂
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 Жыл бұрын
😂😂
@Queen_anita289
@Queen_anita289 Жыл бұрын
Ee hora u dawadey filmkaan ma kuso celisyn
@khadiirashow
@khadiirashow Жыл бұрын
Oo waad noogu soo celiseene maxaa qaldan
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 8 ай бұрын
Waxn maba fahmin
@hodanali79
@hodanali79 Жыл бұрын
Qapiilkisa maxa ka galay bu yidhi wlhi
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Ma nagu soo celiseen 😡 maxaa wakhtigeena nooga dhumineysiin
@anhaar9828
@anhaar9828 Жыл бұрын
Sawdinki so dayay mxa kaga so celisen
@hoododaud6569
@hoododaud6569 Жыл бұрын
Maansha allah maxamed si quruxbadan ayaad u matashay
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay.
34:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 517 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 536 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 55 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 25 МЛН
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
MASEER SHORT FILM | SOMALI SHORT FILM 2022
21:52
Naana S Studio
Рет қаралды 113 М.
NEW SHORT FILM 'SODOHDA' DIRECTED BY MOHAMED PRACITAMOOL
27:50
Xogmaal Media
Рет қаралды 464 М.
Somali Museum 2018  Riwaayad Waayihiisa jacaylka & qurbuhu way na sitaan.
1:05:37
The Somali Museum
Рет қаралды 2,1 МЛН
New Somali Film Qalqaalo iyo Qoomamo,
32:40
Xogmaal Media
Рет қаралды 598 М.
SOMALI SHORT FILM | AARSI | PART 1
12:13
Abdifatah Ahmed
Рет қаралды 60 М.
SIXIREEY FULL MOVIE
2:46:34
Jamiila Mahdi
Рет қаралды 255 М.
Flimkii Halgan Jacayl
2:13:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,2 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
0:12
Laro Benz
Рет қаралды 31 МЛН
Хитрая МАТЬ делит НАСЛЕДСТВО между ДЕТЬМИ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 10 МЛН
Русалка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
And how are they not embarrassed?
0:19
Rinuella
Рет қаралды 27 МЛН