XOGO Adan wali maqal: Maxbuuskii xukunka ka tuuray Bishaar Asad Waa Kuma Joolaani ?

  Рет қаралды 52,190

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 73
@AminoMukhtaar-r9s
@AminoMukhtaar-r9s 7 күн бұрын
اللهم أنصره ولسائر المسلمين ...❤أللهم لاتد ع لنا ذ نبا إلا غيرته ولاهما إلا فرجته ولا دينا إلا قضيته ولا حاجة من حوائج الد نيا وإلا خرة،إلا قضيتها ❤❤❤❤❤
@NaimaaliKulmiye
@NaimaaliKulmiye 7 күн бұрын
Wuuu uqalmaa wlhi madaxweynaha rer siiriya waa halyey qaran guulweyn urajenaa❤❤❤❤❤
@abdulkadirmohamed2589
@abdulkadirmohamed2589 7 күн бұрын
Xogo aadan weli Maqlin ! Bro daawadayaashaada sidaa haku oran ! Waa cinwaanka ku qoran meesha !
@SaabariinIbrahim-qg4se
@SaabariinIbrahim-qg4se 7 күн бұрын
Alxamdulilaha iam first view 😍
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 7 күн бұрын
Joolani reer galbeedka iyo yuhuuda waa inuu u aqoonsadaa inay dunida ku yihiin arga-gixiso markooda
@Somalestine
@Somalestine 7 күн бұрын
Markiisa ✅️
@MUQTARAbdi-g3j
@MUQTARAbdi-g3j 7 күн бұрын
Maxamed aljoolani wa hogaamiye Muslim ah o hogamin Kara muslimiinta
@Somalestine
@Somalestine 7 күн бұрын
Masha Allah Wa Heybad Allah uu siiye💚🖤🤍🫡
@Zadiqapdiali
@Zadiqapdiali 7 күн бұрын
walaigay layma xidhin waxaanan rabaa inaan soomaali mideeyo
@janojecelxusen
@janojecelxusen 7 күн бұрын
somali afka ka midayn maysid hawl badan baad ubaahan tahay cilmi sharci ah cilmi maadi ah geesinimo badan naf hur nimo xikmad bulshawinimo iyo wax garad nimo lagana yaaba adoo wadada haya ina lagugu dilo adan hadafki gadhin wali diyaar ma tahay
@Yamalashraaf
@Yamalashraaf 7 күн бұрын
Ana dayr ehh i,a wamidyn doona ❤❤☝️
@abdullahikomandoos6786
@abdullahikomandoos6786 7 күн бұрын
Mash alaahu walalkay
@Somalestine
@Somalestine 7 күн бұрын
​@@Yamalashraaf in sha Allah 💪🇸🇴
@ShaficciShabeel
@ShaficciShabeel 2 күн бұрын
Okey
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 7 күн бұрын
Warbixinta geesiga Jolani waad ku mahadsantahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AminoMukhtaar-r9s
@AminoMukhtaar-r9s 7 күн бұрын
ما شاء الله كان ومالم يشأ لم يكن ❤❤❤من يهد ي الله فهو المهتدي ومن يضلل فلا هادي له ❤قاله العزيز الكريم المننان 🎉🎉
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 7 күн бұрын
Waa halyey ee ilaahay garabkiis galo isaga iyi wixii shacab Muslims suniga ah u hiilaanaya ee madaxda calooshoda ushaqaystayaasha u duleeyeen shacabka masaakiinta ah ee kala jooga wadamada kala ah ciraaq ,liibiya ,, masar ,,yemen siiriya ,, somalia ,,iyo qaar kaloo badan
@AbdifatahobsiyeAbdifatah-x4y
@AbdifatahobsiyeAbdifatah-x4y 7 күн бұрын
Abuu mohamed al Golanii sxb best president syria wish him longe nice healthe
@asiyoaxme
@asiyoaxme 5 күн бұрын
Waa u qalmaa in uu hogaamiyo suuriya iyo guud ahaan caalamul islam hamplyo mudane❤👏🌹
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 2 күн бұрын
waa hero mahamed goolani lakiin somalida kama soo boxo geesi dalkiisa badbaadiya.
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 7 күн бұрын
So dhawow walal qaali ah❤ Allah kaa rsali noqdo❤
@SawdaCismaan-b8n
@SawdaCismaan-b8n 5 күн бұрын
اللهم انصر من نصر دین مُحَمَّد ﷺ
@MohamedShariif-l9v
@MohamedShariif-l9v 7 күн бұрын
Axmed al-sharaac waxaan u rajeeynaa in dadkiisu eeysan ku noqon sidii dadka soomalidu ku noqdeen oo ugu jizaareen gen. Ceeydiid.
@Laila-nuraa
@Laila-nuraa Күн бұрын
qoof geesi aa buu eegyahay oo qaatar aa, ❤❤❤❤❤
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 7 күн бұрын
❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤ Allow Adiigaa awood badan Allow ducadeyna aqbali ❤❤❤
@farxiyafaarax9256
@farxiyafaarax9256 Күн бұрын
Amiin yaa rabi amiin yaa rabi🤲
@janojecelxusen
@janojecelxusen 7 күн бұрын
nin meel dheer ka yimi weyan allah garab galo
@cabdiwakiil347
@cabdiwakiil347 7 күн бұрын
Sidii loo xidhay nala wadaag maxamed ciise❤
@AamiinBidixo-p6n
@AamiinBidixo-p6n 7 күн бұрын
Qalad qalad tariikhda dhalashada iska sax ustaad keep going zhp mara cade
@Reema11235
@Reema11235 7 күн бұрын
Ilahaybaa og lkn ninkii shaam kaso baxayey armuu yahayba ee ciidanka xooga badan watay allow dulmiga ka dulqaad rer qaza
@TheHeavenWay-h1c
@TheHeavenWay-h1c 7 күн бұрын
Nin doonta ka dhacay iga dheh wadadaada ilaahay nama marsiiyo
@QueyJzoqozb
@QueyJzoqozb 7 күн бұрын
Maracade kheyr allaha ku siiyo Towfiiqda allaha ku waafajiyo Soomaalida waxaan dhihi lahaa Cadowgiina garta oo fahma wadankiina ilaashada w Kala qeyb sanaantu waa khasaaraha ummada soomaaliyeed Qabyaalada ka guura oo midnimo u guura Itopiya waa yuhuud marka maxaad raali ugu tihin In ay bad iyo beri qaadato
@ShuceybcabdiWarzame93
@ShuceybcabdiWarzame93 7 күн бұрын
Alaha xaqa tuso umadena
@CadarCabdulahi-h8y
@CadarCabdulahi-h8y 7 күн бұрын
Jolani guul wana hoganka cusub suriya
@dauddahir4170
@dauddahir4170 7 күн бұрын
Warageeda Allah xafido
@farxiyafaarax9256
@farxiyafaarax9256 Күн бұрын
Waxa iiga baxay in ay tahay wakhtigii uu nuurku si buuxda u xukumi lahaa aduunka mnsha allah allow ka yeel oo qalbiyada ruuxdayada midee mnsha allah
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 7 күн бұрын
ok saaxiib wasifiican laakiin waan usooducainanaa alaha lagarab qato joolaani
@Abdi-ns9ed
@Abdi-ns9ed 7 күн бұрын
Xusen al sharac waa Walhalla faruuq al sharac raisal wasarihi suuriya
@SAMAFALE_06
@SAMAFALE_06 7 күн бұрын
Waxaa igaga baxay wax barashada in ay awood tahay inta badan qisooyinka aad Ka sheekeysay EE jowlani iyo aabihii waxaa Ku Jirta heerkooda wax barashada iyo wax yaabaha ay barteen
@KhairehAden-w9x
@KhairehAden-w9x 7 күн бұрын
Waxaa iiga baxay yahay hogaamiye dhaba mustaQbalka suuriya med all juunaani Qoraye aden khayre Oo jooga jabuuti
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi 7 күн бұрын
2aad😂
@Lajecle
@Lajecle 7 күн бұрын
Mohammed al jolani waa u qalmaa hogaaminta Syria
@IsraAhmed-jx4ot
@IsraAhmed-jx4ot 6 күн бұрын
Joolaani waa hugaamiyaha xiga ee siiriya ka dib nidaamkii dhiigya cabka ahaa ee reer asad
@waradcali2852
@waradcali2852 7 күн бұрын
Nin isbadal waye waxa u ficned al qacida in uu iska ahaado
@AbdillahiMahad-e9e
@AbdillahiMahad-e9e 7 күн бұрын
3aad 😂😂😂
@UbaxCali-h6u
@UbaxCali-h6u 7 күн бұрын
Horta angu ninkan waan kashakisanya inuu yahay Suuriyaa dhabaha waayo yahuuda ayuu u wajii egyaahy xita dharka uu qabo waa kuwaa Ciidmada yahuuda okale blse waan sugan wayahay sococd waxii kasobaxa aha ninka Xamed laleeyahay
@cqaadirmaxamed-v2k
@cqaadirmaxamed-v2k 7 күн бұрын
Taariikhdiisa waalahayaa ninkani waxkale keen saaxiibow
@cqaadirmaxamed-v2k
@cqaadirmaxamed-v2k 7 күн бұрын
Waa sidaa
@MoBade123
@MoBade123 7 күн бұрын
Asc maxade ciise 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Qajami
@Qajami 7 күн бұрын
Cali dhere io hgamiyash as wu dhmaa😅😅
@MahadCabdinaasir-o4x
@MahadCabdinaasir-o4x Сағат бұрын
Bisinkaa
@Ninweyn-
@Ninweyn- 7 күн бұрын
💬 . . . . .
@Mustafe11-z3o
@Mustafe11-z3o 7 күн бұрын
Guul Isa alah
@abdullahimohamed9311
@abdullahimohamed9311 7 күн бұрын
scw waxey ilatahey in uisticmalayo siyasid isdabcin ah maraku kasojesto dhisida suriya Ayu xoreyn Dona dhulaka laga heysto suriya
@CabdiWaday
@CabdiWaday 7 күн бұрын
Waa geesi dalkiisa dufacay
@AadanCabdi-cq5wt
@AadanCabdi-cq5wt 7 күн бұрын
Waa geesigeesi dhaly
@ahmedyussuf8029
@ahmedyussuf8029 7 күн бұрын
Asc
@ABDISALAANTAAHIR
@ABDISALAANTAAHIR 7 күн бұрын
Ninka waa nin fahansan shaqada madaxtimon Iyo mid gaal kan aqoon uleh dogaankiisan waa mid aan lab lab lahayne markaa ninka suriya madax weyn lag dhigaa
@shukriosman2864
@shukriosman2864 2 күн бұрын
haduu xakjir ama al qaacida ahayn uu uqalmaaa waxaa daran inuu alqadiyahay
@Cabdifitaahmaxamuudxuseen
@Cabdifitaahmaxamuudxuseen 7 күн бұрын
Waxaan kutilnaamikara maxamed al jowlaani /maxamed sharac Waanin geesi ah ku ad adag siyaasada &maamulka iyo horumarinta wadanka suuriya sdokle waa nin kudhisan caqli & karti
@FaadumoDirir-g3r
@FaadumoDirir-g3r 7 күн бұрын
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@sharifxaji4234
@sharifxaji4234 7 күн бұрын
Kuso dar qeybha kklna
@ubaxiidhalanka1064
@ubaxiidhalanka1064 7 күн бұрын
Wxan nahnay asxbta kuxiran page kada and warhixina aad uqurxon ee xaqiiiqda kusalaysan Barnaamij kasoodiyariso qilaaf ka ka dhex taagan east Africa qasatan qatarta laga digaayo in somalia 🇸🇴 lagu dhex dagaalamikaro dalkena
@yusufxasan6847
@yusufxasan6847 7 күн бұрын
Qofkan walaba kaarle wasida shariif afbinjole cmlwaye
@isseosman27
@isseosman27 6 күн бұрын
President of the serya
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 7 күн бұрын
Oo carabtuna ma fiiiq bay la baxaaan
@abdullahikomandoos6786
@abdullahikomandoos6786 7 күн бұрын
Waxaan idinkula dar daar mayaa dhalinyarada soomaaliyeed dalkiina dadkiina diintiina bad baadsada qabiil qaran noqon way
@farxiyamuxumed1021
@farxiyamuxumed1021 7 күн бұрын
😅
@dagan12349
@dagan12349 7 күн бұрын
😮🤔🫢
@yahyeosman9857
@yahyeosman9857 7 күн бұрын
Aad ban uga xumahay wadaamadda carbeed marba nin ba xoog ku qabsanaya adoon loo aaba yeelin dae, diin iyo dal midnaba!
@sheekocaruurkids8202
@sheekocaruurkids8202 7 күн бұрын
halgamaa golani
@ibrahimshubka2008
@ibrahimshubka2008 3 күн бұрын
Wariye waxan raba inan ku weydiyo suurtagal ma tahay or ma laga yaba inan joolaani uu ka tirsanyahay Sirdonka( CIA) U.S.A ??? Madama uu so maray xabsiga Abu- qureyb so that Aniga wan ka shikiyay joolaani walibo 100%100
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 315 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.