Xogo Laga Helay Heshiis Qarsoodi Ah Oo M. Abiib La Galay Jabuuti & Somaliya

  Рет қаралды 20,405

Arabsiyo News

Arabsiyo News

Күн бұрын

Xogo Laga Helay Heshiis Qarsoodi Ah Oo M. Abiib La Galay Jabuuti & Somaliya
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 51
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 Ай бұрын
illaahaw Jabi Cadawga Somaliland, Guul iyo MIdnimo Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland aamiin
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto Ай бұрын
Amiin yaarabbi 🤲🤲
@user-rn8id1ym4u
@user-rn8id1ym4u Ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Ilaahay hanaga qabto huwan iyo hadhaa faqash iyo gafanayaasha noojooga wakiilada ilaahay waxanu kabaryaynaa inuunaga qabto aamiin
@iftin2024
@iftin2024 Ай бұрын
Huwan iyo hadhaa faqash allah ha fashiliyo oo ha inaga qabto
@kadraabdillahi9336
@kadraabdillahi9336 Ай бұрын
Allah cadowga JSL ha jabiyo idam Allah Somaliland wa'ay ka guleysan cayayankan guul iyo gobanimo umada reer Somaliland 💚🤍❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Xoldhibaan ooyaaye iyo kooxdiisa waxan leeyahay xinjir huurtay weeyaan dhirtaa aad hadhsanaysaan mushaharkan aad cunaysaan wuxu kuyimid dhiigii ragayaga 😢😢😢😢😢😢😢
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Ай бұрын
Ilaahey ha jabiyo cadowga Somaliland ilaahey ha jabiyo cadowga muuse biixi guul Somaliland
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Ай бұрын
Amiin yaa rabii
@aidgab1196
@aidgab1196 Ай бұрын
Guul iyo Gobonimo Somaliland Republic ❤🎉❤🎉 Allow dhowr Somaliland Republic Aamin Aamiin Aamiin ❤❤❤
@naimajama5303
@naimajama5303 Ай бұрын
Cadowga Somaliland ha jabo cidi oyeeysa iyo cidi calacaleeysa iyaga ayeey jirta tuugta cadowga la heeshiyey dhamaan maxkamaad ha la saaro.
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 Ай бұрын
Guul iyo gobanimo jumhuriyada Somaliland 🎉🎉🎉
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤
@BoqoreHirsi
@BoqoreHirsi Ай бұрын
Maasha Allah aqoonyahan
@maaadamm298
@maaadamm298 Ай бұрын
Masha Allah. Pr Meecaad jazaakalaah
@Sabuha28
@Sabuha28 Ай бұрын
Subhana Allah Guul somaliland in shaa Allah
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Huwanoo dhanbaa luxudka lasoo kacday markaanu heshiiskaa galay indhaha beela idam allah😮
@markcaa2942
@markcaa2942 Ай бұрын
Definitely somaliland has become the high corner of London how on earth is been allowed total lack of power Waar sharcigu hashaqeeyo
@user-lr6mr8rb8s
@user-lr6mr8rb8s Ай бұрын
Mashallah runta lagama gabado, wad mahadsantahay
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z Ай бұрын
Waa balashleh proffressor ku leh sharab oohin kusoo baxay 😂😂😂
@shamisqalinle5135
@shamisqalinle5135 Ай бұрын
M,abiib waa duqotii xadhga xidyee xudolad ku ku qadtey😮
@kaledomar7041
@kaledomar7041 Ай бұрын
DAWLADA SOMALILAND WAXAAA LA GUDBOON IN AY DHAQAN GLIAO SHARCIGA OOON CIDNA UGA HABRAN DEEE HADII KALE WAAA DAWLAD LAAAAN.
@amenadan9099
@amenadan9099 Ай бұрын
Nacnac
@maxamedcabdilahi6176
@maxamedcabdilahi6176 Ай бұрын
Haa
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Ай бұрын
Aalle haqabto waxmaagarata Dadkooda kaadoorbidaya 2shiin Oocaadawgusiiyo 😂😂😂
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 Ай бұрын
Labadan nin waa mutacalimiin, garasho la’ani ma hayso waxa is waydin leh maxaa kasinaya hadalkan ceebeeyay
@user-qq7qn1jf2f
@user-qq7qn1jf2f Ай бұрын
Dhalinta qaylinaysa ee laga fadhiyiwaaye waxay u shaqeeyaan cadowga shisheeye waxaana lacagtii ay ku soo bexeen waxaa bixiyey farmaajo iyo ina guuleed ee muqdisho ka talinjiray waana la wada ogyahay
@hoodojamac6016
@hoodojamac6016 Ай бұрын
Hajabo cadawga soonaaliland
@arawelo4324
@arawelo4324 Ай бұрын
Oo horta xidhimaanadu miyaany ogeen incadowgu ku socdoguryahooda
@elhanweera2435
@elhanweera2435 Ай бұрын
Shirqollka somaalilaan wa mid qoto dheer gudo & dibad ba le inshaallaahu balse kuwasi wa kuwo jabi hoog ba udnbayn
@nuurcige3647
@nuurcige3647 Ай бұрын
Sarkaal shalay lagu dilay xariirad waxaa sababtu ahayd kicintii saddexda xildhibaan
@4EverSL
@4EverSL Ай бұрын
Wax gardkan magaciisu waa maxay?
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 Ай бұрын
Faratoon qomulfircon baameshaluugu xereeyay layidhi madaxuqoqo waxba helay odayga xaalqaado adeer
@Tuuyo
@Tuuyo Ай бұрын
Ilaahayow jebi cadowga Somaliland er heego. Been, xaasidnimo iyo isku dir waxa an ahayn ma hayaan.
@de6236
@de6236 Ай бұрын
Xilibaan oyaye xariig waax aan aheen umaqalmo waa inulinta socaaba iyo qaar badaan iyo labsalaax
@de6236
@de6236 Ай бұрын
Cadowga somaliland ujabaya xisbiga wadani naa kudara
@user-qn3ii6wc6d
@user-qn3ii6wc6d Ай бұрын
Isaaqow ma ninka Awdal u loogay Amxaar iyaa madaxwaynaha Awdal ah
@abdifarah4017
@abdifarah4017 Ай бұрын
So cade benaleyahiw ilahai Ka furtai
@warfafarah6491
@warfafarah6491 Ай бұрын
J'allais wax ka hadal amba amuus wax ka fiican m'a jidho😊
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Ай бұрын
Qabiil u soo halgantay xoraynta Somaliland oo illa maanta golayaasha Xukuumadda wasiirna ku yeelan, loona garan waayay. hadday qoriga qaataan, miyaa lagu qoonsan?
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 Ай бұрын
Maya beshaa ku suntan qaranka waa beshaa araab from habar awal ❤
@dalmaralidhagjar9530
@dalmaralidhagjar9530 Ай бұрын
Maxkamada haiska difaaco?
@user-qn3ii6wc6d
@user-qn3ii6wc6d Ай бұрын
odayga isaaqa Iyo dhoocisha isaaqu isku si bay u hadlaan Dawlad Isaaq oo cir iyo dhul jirin!
@user-td8tn5mt9t
@user-td8tn5mt9t Ай бұрын
Hooyada afka kawas kalay xidhdee nacala hooyada kuyaal
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 Ай бұрын
Hhhhhh meeday sool
@omaryusuf7204
@omaryusuf7204 Ай бұрын
Ninkan hadlay horta waa qoloma ?
@prosl11
@prosl11 Ай бұрын
Qof kaste kaa aragti duwan cadow aynu kuu sheegno waar miyaanay inaaba aqli nagu jireen waar las canood wixii naa soo maray miyaanay wax kaa baraan
@warfafarah6491
@warfafarah6491 Ай бұрын
Odaygani sawka maxkamade noqday ...... inteligencygu mu ogaado lascanood misse wa la sixray . La démagogie en personne ce prof !!!
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 59 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 15 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 41 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 12 МЛН
FILM CUSUB | MUSTAQBLKA HALA DILO QOF WALBO...
20:58
MALAB MALAB
Рет қаралды 56
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 59 МЛН