Guul insha allah somaliland haa noolato from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💞💞❤️🫶🏽🦁🇮🇷🇮🇷🇮🇷
@FoosiyaCadaani Жыл бұрын
GUUUL. SOMALlLAND. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rashidhaji144 Жыл бұрын
Maanshaa allaah
@aishamuuse202 Жыл бұрын
Jileecii aynu 1960 gii intaan xornimadeeni la cararnay ee xamar ka dejinay ayay maantana inna moodayaan stand up you right Somaliland ❤
@hargiesa_gira Жыл бұрын
maanta baynu kasii darannahay ituubiya oon dekadaheennii sheer ka siinay ,taasuna waa masiibu kale oo gaalku barry nagu qab qabsan karo! xuriyad raadis baynu xuquuq badan u daayacnay waana la qarinayaa! xitta taariikhdeenna been baynu ka sheegnaa oo waxaan maqlayey dad leh "laas geel" waxaas oo sac ah oo ku sawiran waxay muuchinaysaa inay hindi dalka daganaan chireen!!! yacny anigu soomaali baan ahay xagee baan ka imid? hadii hindi lahaan chiray laas geel iyo waqooyiga soomaaliya? bal iyagoo nool bay dad kale taariikh ay nagu qab qabsadaan u samaynayaan! waar waa xoolo. malaha sac hindi uun baa aduunka ka haysta! inta ay isleeyihiin caalanka kusoo chiita dalkayaga qawmiyaat badan baa ku noolaan chirtay bay dadka muwaadiniintaa ee soo socda bay dhibaato u sii abuurayaan ismana oga! bal maxay la oranwaayeen bilmatalan:maasaay mad madaw baa halkaan daganaan chiray oo lo'adaan ku sawiray gidaarkaan? qabiilka baasaayaa waa afrikaan waana chaar,hadii cid soomaaliya hal neef oo sac ah lahaanchirin bal may yiraahdaan afrikaan bay ahaayeen!
qof reer baadiya ah baan kursi lasoo fariisiyaa oo qabiil soo doortay! xitta kan shahaadada haysta wax aan shahaadadiisa ku munaasib ahayn buu ka shaqaynayaa uunan khibrad u lahayn! dumarkaa ugu tacliin badan loomana ogola xil in loo dhiibo! dal sidaas ah ma ictiraaf buu ku fiicanyahay!? dee maya.
Somaliland may ku doodo kursiga Somalia ku fadhido oo aqoonsigii Somaliland ah!!!.
@Hooda36 Жыл бұрын
Arabsiyo news wllo jazakalahum khair for sharing your precious time with us my Allah bless you ❤
@nathra7351 Жыл бұрын
Hawiye aynu wax ku darsanay. Abaalkeynu u gallney ma ogga Àlle haynaga reebo walina xumaan beey kusii socdaan ŝomalia maruun
@hargiesa_gira Жыл бұрын
waxaa kaaga sii daran,marka awoowayaasheen ay wafdy koonfur u direen,koonfur waxay na tiri:idinma rabno oo laba qaawany isma qaaddo. markaasaan bilaa shuruud iyo khasab kula midawnay!! isla maskaxdii shalay aan isku daayacnay baan ku hadlaynaa!
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Waxaa ay fahiima sheegayso walahay wasaarada arimaha debadu waxba kama oga waayo howle kale ayey ku mashquul yihiin
@khadrahassan2803 Жыл бұрын
Wa in talaabo dagdaga laqada si ictirafkii inaga lumay loso celiyo
@hargiesa_gira Жыл бұрын
fihiima warqad caalanku arkay oo aqbalay bay ku meeraysanaysaa! walaaleey xoogga meelkale inoo galy! adduunku somalia buu yaqaank ee mayaqaan Somaliland! aqoonsiga meesha aynu dhiganay waa inaan kasoo qaadannaa bilaa been bilaa xoog bilaa rabbish. ma diideen! dee koonfur khariirada caalanka waa inay ka tirtirantaa se Somaliland ay u chirto mar kale..
SOOMAALILAND MAXKAMADA ADUUNKA HALA TAGTO SOOMAALIYA MAAHA IN AY MADAX BANAANIDEEDA KA TUUGSATO DEG DEG HAW GAYSO SOOMAALIYA MAMAXKAMADA ADUUNKA WAA LAGU SOO DUULAY SOOMAALILAND MUUSOOW TOOS.WAKEUP PLACES.
Waar dawlad ayaa tihiine joojiya ummaddan idinka dhigatay Shaqo imisa sanadood ayaa lacag ku bixinayseen ku adkaysta dawladnimadiini hore Ragan Somaliland ayaa waalan wax weyn ayaa ka khaldan waayo iyagaa isku meeraysanaya hoos waxba ugama fekeraan Kursi baas uunbay isku haystaan waar toosa dhamantiin
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Bari hore ayaa somaliland lagula taliyey in ay dacwad gudbiso lkn marka hore shraci yaqaano ay haysato lacagtana wadamo ayaa ka bixin lahas
@hargiesa_gira Жыл бұрын
reer koonfur dalkeena dhul bay ka iibsankaraan oo gury bay ka iibsankaraan oo beer bay ka iibsankaraan sida muwaadinka rasmiya oo kale! waxaa loo diiday oo kaliya "codaynta". hanty dalka Somaliland qof reer koonfur ah wuu ku lahaan karaan! taas ba cadeen cadayn ah in aynu ka tirsannahay somalia. ajnabiwalba dalkaaga hanty buu ku lahaan karaa! oo wuu kula leeyahay dalka! khaladkii shalay awoowayaasheen galeen mid ka daran baynu ku churnaa !
@sofar1651 Жыл бұрын
fahiiima fariid waa intaaba xalkuba
@siraadxasan2770 Жыл бұрын
Haa cadaawadda ay u qabaan S.land ayeyna u odhan karin S.land ee ay u odhanayaan gobolada waqooyi.
@baashaal6778 Жыл бұрын
Waaryaara hadhaaga moryaantii ka daaya khuraafaadka. 30 sano ayad been iyo ruwaayad dadka ku akhrineysaan. Wax wada hadal oo lala galayo idoor ma jiro
@MurtidaTv Жыл бұрын
Ru.n aynu isu sheegno reer somalilandow wax walba inaga ayaa isugu wacan dad xun oo bilaa aragti ah oo imaankoodu aduun yahay baynu mar walba madax ka dhiganaa waligeena guul gaadhi.mayno aqoonsi aabihii wasay oo.laga raadinaayo meel.aanu oolin banu ku garaadaysany maanta ayaanu ugu liitaa inantaa yar waxay garatay bay madaxdeeni garan.la' dahay
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Waan kugu raacsanay
@MurtidaTv Жыл бұрын
@@jamalskp7280 mahsanid wll
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Hargeysa jinsiyad bug mausurobeysa yurub watagi kara wakunolan karta hadey ubartanti utahay bug sharci utahay shekada ss waxa utaganahay isdhibida daarood aba soomali aba soomali soomali baaleh
@togdheer-man8588 Жыл бұрын
Alla Heego been badanaa oo fulaysana.shalayna waxay yidhahdeen Ciro wuxu London kula kulmaya madaxeynaha somalia. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 madaxweynaha
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Madaxdeenu daacad kama aha in dalkan aqoonsi loo raadoyo
@cabdirashidsalebanducale Жыл бұрын
😂 0:31
@nourismail4114 Жыл бұрын
Agree with her we should not to talk to somalia about recognition ,wake up
@hargiesa_gira Жыл бұрын
aqoonsiga meesha aynu dhiganay waa in aynu kasoo qaadannaa!
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Fahiima oo miidhan ayeynu u baahanay
@hargiesa_gira Жыл бұрын
fahiimo godkay awoowayaasheen inagu rideen nagama soo saarikarto.
aqoonsigeenii soomaaliya may dafirin ee markaan ka mid noqonay oy anfaceenii arkeen bay diiday in aynu ka tagno! runta markaan isu sheegno baan wax qabsan karnaa. waxaan hubaa maanta haday soomaaliya ay nasiiso in aynu meel xun la aadayno aqoonsigaas! dhiig fadaraysan baa inagu chira oo dad waalwaalan baynu nahay reer waqooyyi hadii aynu nahay! bilaa qorshy dumarka aan la tashan,mujtamaca badhkii hadii aan lala tashan badhka kale xagee u socdaa oy mujtamacoo dhan u wadaan?
It too late icj judging to somaliland baba with out unity of somaliland i.e somalia is not legal recognised while somalia is 4.5 which is not internationally recognised in 100% somalia hVing a temporary constitution even somalia r not united having 5 president from view somalia government government is created by Ex governments of keny and ex government of eithiopia i.e somalia government never made a peace agreement between 4.5 clans also somalia 4.5 government only 4 arab countries have an embassy in Mogadishu while worldwide embassy is not operating office from that view somalia 4.5 government 5 regional president r not united the only way somalia government to recognised by 5 poers of UNO is reactivate the constitution of 1960/1968 somaliland government will never recognised untill they go back to 1960 voting system somaliland must establish money along with coins of shilling somaliland government is only a sample government. Since 31 yrs somaliland did not achieve any points to be recognised allah help somalia and somaliland insha Allah ameen
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
The Ssc is the ruling goverment in Notherrn Somali Regions
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
DHUUSWEYN YOU ARE NOTHING 000000
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
@@safiaibrahim8513 It's human properties to dhuus so in this situation waxba adiga Kuma hadal! Qofkii dawladda Ssc iyo Boqortoyada Harti ka hor yimaada, aabihi ayuu fuudka la cabana dude
@jirdemaxamed6206 Жыл бұрын
@@Onceuponatime-f7hdhuuso weyne😂😂😂
@Onceuponatime-f7h Жыл бұрын
@@jirdemaxamed6206 Kkkkk the Dhuuso is human properties for your information. Cid kaa dhuuso iyo cabaad wayn Adduunka laguma arag. Adiguba degdeg waad isu dhiibin. Lug Haya hadaad tagtid waa lagu so qaban. Miyir qab iyo garasho kuguma ogi if iyo aakhira seegow