Xog Muuse Biixi oo Libaax Nool Fuulay? Geesi nimo Cadowga Somaliland U Tusay? Dhacdo dadku ka yaabay

  Рет қаралды 29,323

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Күн бұрын

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Пікірлер: 91
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 күн бұрын
XOGOGAL TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd wllhi waa geesi Muuse biixi cabdi xildiid Rooble geesi qaran
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 Күн бұрын
Muuse roobluu ahaaye manntana ma Libaaxbaa masha Allah waxaaaa geesiya❤❤
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 2 күн бұрын
Always Loine is LOINE.
@زينبمحمد-ب5ل6غ
@زينبمحمد-ب5ل6غ Күн бұрын
Mudan madaxwayen waxaad tahay geesi qaran🎉🎉🎉❤❤❤❤❤cadoga hajabo💪💪💪💪
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 Күн бұрын
Guul MBC guuleyso mujahiid Muuse alleh haa ku xaafido muusow muusow maarlele❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Күн бұрын
Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️ Thanks for your information Mujaahid Weriye Yussuf Abdallah ❤
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 күн бұрын
Muse wa geesiye dadkiisiiba lugaha haya
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj 2 күн бұрын
Walahi tani wa tatiikh ✍️libax noool faras ka dhigtay an ka baqayan 😂😂😂😂😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Күн бұрын
Libaaxu wuu xidhanyehee muu furo muuse fulay😂😂😂😂😂
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Күн бұрын
Maasha allaah geesi geesi dhalay Maasha allaah tabaaraka guulayso inshallah 💚💚💚💚💚❤️❤️❤️
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 Күн бұрын
Waaa geesi muuse aaan gaban
@CabdiasadCabdiasad
@CabdiasadCabdiasad Күн бұрын
Waa geesi
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f Күн бұрын
❤❤masha alaah guul madaxwey ne e geesi qaran guuleyso cadawga hajabo amiin muus
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Күн бұрын
Mujaahid ka dhabtaa waa Muuse Alloow guys ha ku sii
@TaaroAli
@TaaroAli Күн бұрын
Waa libaaxii M.B.C oo sil silad lagaga hayo canaasiirta iyo cadawga uu sheeda ka arkayo oo markuu yimaado fagaaraha ay cadwgiisu soo joogaanna lagaba waayo kaymaha oo aagaba ka guura yawaanka bahaayinka ahi muuse biixi cabdi madaxwaynaha j.somaliland.guul iyo gobonimo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 Күн бұрын
Madaxweyne Muuse Biixi Isaga Ayaa Ka Libaaxsan Libaaxa Xaqiiqo Ahaan. Geesinimo iyo Dhiiranan, Wixii Ka Go'an Kama Laba Labeeyo Mur Hadey Ka Qadhaadhey. ❤
@MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
@MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa Күн бұрын
Man shale❤❤❤
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Күн бұрын
Masha alleh ❤❤❤❤geesi qaren weye allow dhowr muse alle xiftiyo 🎉🎉🎉bidmilahi kaarim❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuul kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 2 күн бұрын
Masha Allaah
@ismahanabdi5646
@ismahanabdi5646 Күн бұрын
Masha allaah guul mbc❤❤❤❤❤
@khadaradamoffcial5340
@khadaradamoffcial5340 Күн бұрын
Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan Күн бұрын
اللهم بارك في ولي أمرنا واحفظه واغفر له
@AxmedMaxamee
@AxmedMaxamee Күн бұрын
Ha loo sher gareyo xasan sheekh
@osmanhersi9905
@osmanhersi9905 Күн бұрын
Somaliland guul iyo goobanimo ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾
@AaminaCrahman
@AaminaCrahman Күн бұрын
Maansha allah
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c Күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 💚 🤍 💚 🤍 💚
@AaminaCrahman
@AaminaCrahman Күн бұрын
Geesigeesi dhalay xogogaal
@modaahir3401
@modaahir3401 Күн бұрын
Mnsha Allah guul
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o Күн бұрын
Wariye puéril m Bernanke waa axaqnimo
@amnoali8348
@amnoali8348 Күн бұрын
Muuse Biixi is not easy 😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Күн бұрын
Wa igu sawir libaaxa ciyaarta kadaaya
@MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
@MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa Күн бұрын
Man shali❤❤❤
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 Күн бұрын
President Muse bixi Abdi Gessi Qaran (G .Hawd Baligubadle)❤❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Күн бұрын
Kkk hadaba ciro maxay saari Kuwii kobiyayn jiray mwaynaha Dhaqdhaqaqiisa jsl guuuuuuuul
@Cabdi12-g2f
@Cabdi12-g2f Күн бұрын
Geesi weeye
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 Күн бұрын
Muuse biixi lion 🦁
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Күн бұрын
Nin faras fuuli kari waayay libaax mafuulo
@hajii2033
@hajii2033 Күн бұрын
muuse waa gesi nollow
@Xamseqalinle-k2f
@Xamseqalinle-k2f Күн бұрын
Soomaaalilaaan waa guuul iyo gabanimo
@MohamedOmarAbdi-tc9ue
@MohamedOmarAbdi-tc9ue Күн бұрын
Degmada waddo ha loo sameeyo.
@munirkh
@munirkh Күн бұрын
Guul MBC 😂😂
@KhalidMohamed-z6e
@KhalidMohamed-z6e Күн бұрын
Xayawaankii ayuu muuse dulmiyay xata libaxi aya silsilad loogu xidhay alla wuxu daalinsanaa
@HindaAaden
@HindaAaden Күн бұрын
Anigu ano xusbina ka tirsaneyin waxan leyahay biixi libaax meel cidla ayuu kagga tagay cirro😮
@JamaalMuuse-v6x
@JamaalMuuse-v6x Күн бұрын
Ciro wuu. Ka baqayaa libaaxa. Iyo dmeerahaba iyo xabadaba
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac Күн бұрын
Libaax ciyaaeta nooga fulay
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Күн бұрын
Muse bixi isnot Wlee
@fathiaabdilahi630
@fathiaabdilahi630 Күн бұрын
Geesinow iyo fuley maysku maxnaa afka soomaaliga ee imaka
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Күн бұрын
Kkkkk libaaxa silsilad baa kuxidhane silsilada halaga furo geesimimada muuse aan aragnee kkkkkkkkk
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 Күн бұрын
Habar faalisa baa ku tiri hadaad libaax garxejis leeyahay Dusha ka Fuushid” you r the winner”Superstition belief.
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 8 сағат бұрын
Ciiiidankiii sooo jabiyey Mubaax xidhan caruuurtaaa fuuuusha ilaaa etoooobiya 25 okosto muuse ciiidan. Jabiyey 500 000 maxnuuus laga qabsaday bil. Muuse gets bad history every year. For his life
@XasanJiciir
@XasanJiciir Күн бұрын
War sil silad baa kuxidhen muufuuleene
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re Күн бұрын
Gadhxajis uu fuushanyahay ayuu malaha ugajeedaa
@أحمدالهاشمي-ذ2خ
@أحمدالهاشمي-ذ2خ Күн бұрын
!!!!
@JamaalMuuse-v6x
@JamaalMuuse-v6x Күн бұрын
Muuse waa. Mujaahi d hinac walba marka la eego citana waa wa waa
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Күн бұрын
Musow Cidanke qaranka me ? Bisaad wad ka yaraty.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Күн бұрын
ISAGAABA LIBAAX AH MIYAANU KA BAQAY INUU ISKU SOO ROGO 😂😂
@abdirashidmohammed2920
@abdirashidmohammed2920 Күн бұрын
Fulay hooyadii ma gablanto
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Күн бұрын
Misgiin kkkkk Reer Sool ayaaa kufsaday kkkkhubkii ka qaatay oo 500 maxbuus ka haysta
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c Күн бұрын
muuse waa ninka afweyne la aan kubaday😂😂😂 maxaabiista qolol bey jiifaan
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Күн бұрын
😂😂😂😂😂muse isagaba libaxa
@Burcawi24
@Burcawi24 Күн бұрын
Sheeko ciyaalku waa maxay
@cxxaashi4544
@cxxaashi4544 Күн бұрын
Dameerlafuulo iyo baaskiil lafuulo loomadoorane aaway dalkiifhannaa ee laguudhiibay aaway ciidamadii iyo hubkii laguguwareejay ?????????????
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Күн бұрын
Geesinimadu waa udhalasho maaha cashar labarto gudoomiye
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac Күн бұрын
Jabki qaran lasaacood caraway fulay
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 Күн бұрын
Waa nin fashilmay ninka dhooqada galay ama dhooqo isasoo marmari ama libax fadhiya korka ka fuul wuu fashilmay cid dooranayaa ma jirto ee xabaadha ama xarshin usii dhawow
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c Күн бұрын
Ciro faras baanu korikarin libaaxdaayo😂😂😂😂😂😂😂😂
@Libaxo608
@Libaxo608 Күн бұрын
Ciro down from ssc khaatumo
@munayusuf4949
@munayusuf4949 Күн бұрын
Astaqfurullah bal ka waran waxan Masada isku sheegaaya ee dayawaanka abuse gareynaaya. Geesinimadu xagay joogtaa marka uu guuleystay Catalan xidhxidhan? Allah ninkan hanaga soo furto. 800 oo nin ayuu naga cunaya , oo qeyb xidhxodhan tahay qeybta la dilay. Waa mid lagama xisaabtami doono if iyo aakhiraba
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac Күн бұрын
Kana muuse fulay
@rashidmire2648
@rashidmire2648 Күн бұрын
ADEER UUSE WUXUU KASOOO CARARAY GOOJACADE,OO XAAR SII DAAYEY LIBAAXAN MARABIDA AH DADKA DALXIISA OO DHAN AYAA ISKU SOO SAWIRA
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 Күн бұрын
Yuuslees dablolik huwanta gudaha imbecil malade va te chicey chez huwanta
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c Күн бұрын
goojacade waa meesha uu xukumo mana xasuuqayo. dowlladii dhameyd ee afweyne meeday
@Sehamyousuf
@Sehamyousuf Күн бұрын
Godan
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac Күн бұрын
somaliland wax guyaal majiro
@Halgame334
@Halgame334 Күн бұрын
KOR UQAAADA CHANALKA WAA DIFAAC QARANNE
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Күн бұрын
Nin xooga maskaxda looga jiro ayaa sadex wiil dhalay sadexda labo xoolaha iyo calfka reerka baay u baxaan midna odayga looga taga si uu ula socdo xaladiisa markaasaa malintii danbe laysu wada yimid xoolihiina nabad baa lagu soo hooyey markasaa laba maqna baa kii odayga ku haray waraystay oo yiri waa maanta odaydii ma fiicnaa markaasu ku yiri xaguu ka fiicnaa maantuu ugu daraa oo weeylo reera kale leeyihiin buuba caayrsanaayey oo dusha uga baxaayey markaa odaygii musa ma maatuu ugu daraa oo libaxyo reera kale leeyihiin ii xirxira intuu dusha ka fuulfuulayey ....kkkkkk ? Kkk dee kuma soo dhowaan
@KhaaliidAbdiosmaan
@KhaaliidAbdiosmaan Күн бұрын
Libaxa xadhka lagaga hayaye halagu siidayo muuse bixii xarbu isku siidayn
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac Күн бұрын
muuse somaliland waxay been lama sheegi karaa bye bye
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 Күн бұрын
Ma saxiir libaax la fool waliga ma arkin sixir muse yahuu yahuu yahuu yahuu 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 Күн бұрын
Dialekt och satan du meter
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c Күн бұрын
huwaneey sixirka idinkaa yaqaan
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 Күн бұрын
@jamiilaJama-c5c sixir wa cadahay cida taqaan waan mu qata wax la huba la haya yahuu yahuu yahuu yahuu
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac Күн бұрын
Llibaax garxajis waa mw ciro
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy Күн бұрын
Xuquuqdii dadka Somaliland waad dulmisa, hadana ma xolihii ayaad dulminaysa muudane muusow, ma libaaxi kaliya ee Somaliland u hadhay ayaad sidaas ugalaysa. DULMI KULMYE wakhtigisii udhamaaday. Wadanku WADANIYIIN ayuu baahanyahay.Guul umada Somaliland GUUl WADANI
@RayanRayanabdirahimmahamoud
@RayanRayanabdirahimmahamoud Күн бұрын
Mbc.isagaa.libaaxbaa
@CabdiasadCabdiasad
@CabdiasadCabdiasad Күн бұрын
Masha aalah
@abdirashidmohammed2920
@abdirashidmohammed2920 Күн бұрын
Fulay hooyadii ma gablanto
@abdirashidmohammed2920
@abdirashidmohammed2920 Күн бұрын
Fulay hooyadii ma gablanto
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 11 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 125 МЛН
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 20 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 75 МЛН
General Caydiid maxuu ka yidhi Gooni isu taaga Somaliland Daawo
2:42
فوق السلطة 406 - السيسي وأردوغان والأسد.. حلف جديد؟
28:37
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 907 М.
" Mudaharaad Dhici Kara Ma Jiro ” Xukuumada Somaliland
9:44
Horn Cable Tv
Рет қаралды 130 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 11 МЛН