Masha Allah Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar Suldaan ka guud Ee Habar yoonis iyo dhamaan beelweynta Reer Sh-isaxaaq hadalkiisa Waa hadal Aanu raali ka nahay waana hadal Uu ku metelaayo Dhamaan Reer Sh-Isaxaaq waayo Waa Suldaanka keliya Ee isaga iyo Suldaan Cabdillahi Suldan Cali Muuse waa labada Suldaan Ee ka sii nool Salaadiintii Rasmiga Ahayd Ee Isaaq meteli jirtey illah Cimrigooda iyo Caafimaad kooda labada haw barakeeyo e haatan weynu Ognahay Oo Suldaan Cabdillahi Suldaan Cali Waa Xanuunsanayaa waana da'oobey Oo wayska sariir yaal Suldaan ka keliya Ee hadaanu Reer Sh-Isaxaaq nahay na meteli karaa hadal kiisana Aanu maqlaynaa Waa Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar Suldaanka Guud Ee Gabar yoonis kuna hadli kara Afka Reer Sh-saxaaq Suldaan Caafimaad iyo Cimri dheer baanu kuu rajaynaynaa 🙏✅🙏💚🤍♥️
@AdanCali-qi1mnКүн бұрын
Suldaan alla hakukaraameeyo
@jaamacnuur3835Күн бұрын
Waxaan u mahad celinayaa xogogaal tv oo hadh iyo habeen u taagan dadaal fcn oo run ah.
@SacadDiiriyeКүн бұрын
Masha Al aah
@AshaAbdi-rd8fy2 күн бұрын
SUBXANALLAH 🎉❤
@khadradahir1814Күн бұрын
Waan yaabay anigu maxaa la inagu cunay reer soomaliland.. cadawgeena Alle ha jabiyo ...
@abiibabiib41082 күн бұрын
Somaliland waxaa Mashruuca Dagaalka ku soo Qaaday Majeerdheen iyo Huwan. Reer Somaliland waa in ay Ceerigaabo Difaacaan. Balantu waa Laascaanood iyo Garoowe
@Onceuponatime-f7hКүн бұрын
Guul Garaad Yusuf Garaad Liban from Warsangli Aakhiro w.arbaa jira From Maakhir
@Qarandhise2 күн бұрын
Waa sida suldaan ❤
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591Күн бұрын
WAA SAX REER SHEIKH ISAXAAQ DALKOODA IYO NAFTOOFA HA DIFAACAAN ANOOGO ZUBEER AWAL AH AYAA SIDAA KU GARBTAAGAN WALAALADAY REER SHEIKH ISAXAAQ
@Onceuponatime-f7hКүн бұрын
Reer Sheikh ma dhaqan baa lagu noqdaa? Miyaan wada dhalasho lagu noqon?
Dadka calanka towxidka ku qaron yahay didan ama kaso horjedo jiritan kisa wa dad ka hor yimi magaca Allah iyo Kalimatu la illaha illahu Muxamada Rasulu Lah. "And guys mark words they will never succed. "Somaliland is under the insurance protection of Allah (swa)" !!! 😂
@ShaadiyaSalebanКүн бұрын
Siidaa weeyan
@haweeyaumalaskar3062Күн бұрын
Xadilooniya Yaa u diiday dadkalayska laynayo ma doofaaraa dadka la laynaya ok hadad gardaro ku baaqdo waxa ka fiican in aad nabadku naaqodo
@cabdalacawilyoohiye3Сағат бұрын
Waaruntii Raga dhamaanteen aan inakala jeclayn layskama indho tirokaro waa Layska dhicinayaa jifada badhan iyo laascanod degan
@haweeyaumalaskar3062Күн бұрын
Adeer hadarti dhulkiisuu raba dhulkalana ma rabo laakiin hadad cilaamiso dagaal xaqdara aha waa mahindoontaa
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572Күн бұрын
Kuwa somaliland Qaybinaya ayaad kamid tahay kan xogogaal labaxay nacaybaa kaa buuxa Suldaanku wuu mahadsanyahay