Waa war farxad leh oo tilmaam u noqon doona mustaqbalka ciidama qalabka sida ee Somaliland.
@khadarbidixo2030Күн бұрын
Hambalyo Hambalyo taliye
@MohamudCabdi-m3hКүн бұрын
Aqoon ciidan ku liyadii difaaca Ethiopia
@ClrisaaqAxmed-tl5dbКүн бұрын
Wanu la shaqynynaa hadanu nahay ciidamada ku sugan Jiidaha Galgl
@FamilieFamilie-r1uКүн бұрын
Hanbalyo wa ku faraxsanhy waxanann ubahnahy in odoyashu ay nastan oo dhalinta shaqo abuuris loo sameyo one ❤ Somaliland
@ahmedfarah5928Күн бұрын
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AlxasanMaxamed-f1bКүн бұрын
Maasha Allah 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚
@guuleedabdi3329Күн бұрын
Hambalyo Taliyaha Cusub Ciidanka Milatariga Somaliland, Madaxweynaha Somalilandna Wuu Asiibey Halkey Mudneyd, Somaliland Horey U Soconeysa Hada Ka Dib Bila Joogsi. 🎉 🎉 🎉...
@engabdihussein7596Күн бұрын
Thanks Xogogaal tv, madaxweynuhu ma aha nin sidaad wax u qiyaaseyso wax u xusha, ee Gen:nimcaan nasiibkaa ugu dhacey, haduu wax xulanayo golaha fulintuu xulan lahaa .
Dad kalana waxy ku tuhmayeen inuu tageero Mucaaradkii hore oo iminka ah Muxaafid (Xukuumada). Taasi waxay ina tusaysaa inuu Yuusuf yahay Wariye aad u yaqaaan xirfadiisa Wariyenimo.
@JamalmaxamedCandilahiКүн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AshaAbdi-rd8fyКүн бұрын
Maashallah 🎉❤😅
@Khaalid4220Күн бұрын
Waxd ilowday saxafi in u wakhtigan ku sugnaa taiwan🇹🇼 oo u jogay wxbarsho sare oo kuliyada dagaalka iyo strategic ga ciidamada ah islama makana gebo gebo ay ahayd wxbarshdisu buugi Banu qorayay
@CabdiraxmanIsmacil-p6zКүн бұрын
Haaa uu kabadalaayaa
@JamalmaxamedCandilahiКүн бұрын
😅😮😮😢🎉😂
@hussainomar172921 сағат бұрын
Waxaad wadayba markaa tiri waa arab ayeey sheekadu ka xumaatey. Muhiim ma ‘aha qabiilkiisa inaad sheekto hadii khibradiisa lagu daliciyeey
@SomaliComedianchannel19 сағат бұрын
Hampalyo hampalyo taliye
@MohamedHaashi-v6iКүн бұрын
Dhaba hahaado jamuariyad somaland
@ahmeddaud5075Күн бұрын
Somaliland waxay joogtaa wakhtigii Aqoontu Hogaamin lahayd Beel beel iyo waxaa waa in laga gudbaa Taliye Taani waxa uu ku suntanyahay inuu dhisay ciidan Gun ilaa baar Tababaran ,waxa uu ku dadaalay in uu dhalinyaradii mustaqbalka hogaamin lahayd ciidanka dhiso ,midhihii uu beeray in ay hogaanka u qabtaan ciidankana waa u sharaf ,somaliland waxa hor taal fursado aad u fiican waxaana laga rabaa in dhamaan ciidamada kala duwan sidii Aqoontooda kor loogu qaadi lahaa loo diyaar garoobo ,waliba ciidanka poilce ka oo ah ka Asluubta,socdaalka laga qaadan karo in dhalinyaro badan aqoon iyo lagu soo xusho loo diro kuliyadaha dawladaha aynu xidhiidhka leenahay,
@WiilkaMagaalka-oo1odКүн бұрын
Waaryaa ninka 2002dii ciidanka galay miyaa dhalinyaro ah adeer dhalinyaradu waa da'da 15jir ilaa 30jir , 50jir miyaad u taqaan dhalinyaro, 23sano ka hor ayuu askari qortay .