Xogta bilowga sheekada Daacish Maxamed Cali iyo Dhamaadka go'aanka Garsoorka Ciidamada Qalabka Sida.

  Рет қаралды 23,461

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@m.a.k1853
@m.a.k1853 4 жыл бұрын
Waxan filaya raga madaxda u ah hadii maanta lasoo qabto ineynan toogteen Raga dalka maamulaya. Yaryarka si kale haloo maareeyo hadii kuwii meesha kuriday ay qaar carabta casiir ku cabayaan qaarna xabsi guri ku jiraan , cadaalad ma aha in yaryarka la dilo.
@hamdihirsi913
@hamdihirsi913 4 жыл бұрын
Wn ka xumahay cadowka ilmahaa yar yarka dufsaanayo u hor kacaayo mustaqbal xumo iyo ayaatiin laa.aaan waa will da.aa yar 00 20 jir eh llah ha ino ka bad bad shoo carurtaa kle waa nasib xuumo taano kle 😭😭
@themog6556
@themog6556 4 жыл бұрын
Dabaq kan halaga sootuuro. Hooyadii qarsaneysay wiilkeeda inuu daacish yahay ma saas aa loogu aamusayaa talloow?
@mariamohamed9515
@mariamohamed9515 4 жыл бұрын
Guuuuuuuuul cxd waan umahadcelineenaa hala dilo balayadan
@use_996
@use_996 4 жыл бұрын
Waa wiil somaliyeed waxa laga yaba hadi lo caqli celiyo inu umada anfaco
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 4 жыл бұрын
DULI IYO XAARAAMI SIDIISOOO KALE AH BAAD TAHAY WAANA IN LALAAYAA :
@use_996
@use_996 4 жыл бұрын
@@mohamedmusse8140 ader xoga doqonimada iska o wax fahan, waxa fiican in xabsi lagaliyo o lo caqli celiyo waxa laga yaba inu wax badan anfaco mustaqbalka, Culimo badan o somaliyedba marbay sidan amin sanayen hadan way kaso noqden
@Muadexperience
@Muadexperience 4 жыл бұрын
Doqon muxuu ka sugaayay iney isbitaalka ku soo booqdaan 🤦🏿‍♂️
@yacquubsaalax8460
@yacquubsaalax8460 4 жыл бұрын
Hala dilo qofkii qof muslim ah dila waa dambiile
@nabadnolol7414
@nabadnolol7414 4 жыл бұрын
Alla mahadleh oo naga soo qabtay dhagarqabahan allow inta hadhsana naga qabo
@isismadeinisrael.5312
@isismadeinisrael.5312 4 жыл бұрын
WAA MAXAY ISIS ama DAACISH? I.S.I.S=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICES. ISN'T MOSLIMS & ISLAMIC.WE KNOWS.THEY ARE DEALERS!!=CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAAL KA AMAR QAATA CIA,MI6 & MOSSAD!!!.OOLOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN DUNIDA ISLAAMKA LAGU BURBURIYO!!
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
War alleyaa yaqaana oodalkan baaba ay ugurmada war dhalinta wacigalin usameeya ooragbaa waxaas kushubtay e kashuba
@jribnkhilaafah3627
@jribnkhilaafah3627 4 жыл бұрын
Hal qabta ama labo wlh baaqi ayaan nahay dhiigiina saan iyo si kadaran ayaan udaadineena ilaa aad alle ugu saalabataan murtadiin yaheey
@hassanmohamed5472
@hassanmohamed5472 4 жыл бұрын
caqligiisa wuu kushaqYn waayey
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 4 жыл бұрын
WAALIDKIIS HADAANAY UMMADA AMA DAWLADA USHAACIN WIILKOODA: DEE WAA DANBIILAYAAL WAANA QARAN IN SHARCIGA LAHORGEEYO OO LALADILLO YUHUUDKAAN WEEYE: NASIIBDAROSE DEE WAX SHAQAYNAHAY MAJIDHAAN:
@حمادةاويس
@حمادةاويس 4 жыл бұрын
Waalidkiis dembi maynan gelin ha u gefin hooyo macan
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 4 жыл бұрын
HOOYO MAAHAN DULIBAADTAHAY: DHIBTAAS UU GEYSTAY XAARAAMIGAAN WAALIDKIISNA WAXBAY KULEEYIHIIN : WAAYO UMMADAY UQARIYEEN:
@حمادةاويس
@حمادةاويس 4 жыл бұрын
Sow tuvleyhy hooyo xidhiidhkayga way jadhtay ilaahay ka baq dembiga kii galaa galay hoyo dusha waxba hka sarin kuwo badan banu gadhanayaa dowlad hostodayna ku noolyhiin weliba telgrmka iyo facbokay dhobanyhin orodoo adiga gaadhsii waxan aadu taqaan dowlad Lakn aniga dowlad iima ahan ridada somalia
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 4 жыл бұрын
@@حمادةاويس حمادة اويس حمادة اويس Hadii hooyadiis aanay ummada amada ama dawlada usheegin suusan u layn soo danbiilad maahan NACASYOHOW DAMIIR LAAWAD TAHAYE:
@abdikanikhalif9837
@abdikanikhalif9837 4 жыл бұрын
NINKII NIN DILO WAA LOO DILAA WAA DAKANADIISIIYE. NINKII HAWEENEEY DILAA WAA LOO DILAA WAA DAKANADIISIIYE
@jribnkhilaafah3627
@jribnkhilaafah3627 4 жыл бұрын
Waad yaabo doontaan wali waxbaa idin dhiman alshabaab oo naflacaari ah ayaad ujeedaan lkn seefteena aya idin dhiman
@alfaalfa3165
@alfaalfa3165 4 жыл бұрын
Dhamantod marka xogta kaheshan masaar madaxa halaga galiyo qaabka dadka kle lo dilo yan lodilin kalasara
@nabadnolol7414
@nabadnolol7414 4 жыл бұрын
Aar ma barnaamij gungaarba aar noosoo dhameystira
@isismadeinisrael.5312
@isismadeinisrael.5312 4 жыл бұрын
ISKA JIR: I.S.I.S..OOLOO SOO GAABIYO: ---------- I=ISRAEL S=SECRET I=INTELLIGENCE S=SERVICE. -----------
@daljirkadahsoon8995
@daljirkadahsoon8995 4 жыл бұрын
Dila doofaarka waa Mufsid illaah colkiis
@mariamufs2023
@mariamufs2023 4 жыл бұрын
Doqon kaan dila itoobiyaan ayu u ogoladay inu dadkisa dilo run hadey sheegan maxu itobiya u adiwayay raga somalida wa nacasyo uf
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52
Somali National Television
Рет қаралды 2,1 МЛН
Xaggee ayay hadda Daacish ka hawlgashaa?
3:29
BBC Somali
Рет қаралды 14 М.
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН
ВЛОГ ДИАНА В ТУРЦИИ
1:31:22
Lady Diana VLOG
Рет қаралды 1,2 МЛН
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun xabsi ciidan ah ku riday rag Ajaabib ah.
7:34
Xogta iyo xukunka daacish ganacsatada suuqa Bakaaraha baadi jiray oo ay duubtay CCTV
4:25
MAXKAMDEYNTA RAG KA TIRSAN KOOXDA DAACISH OO LASOO GABAGABEEYEY.
4:29
Somali National Television
Рет қаралды 10 М.
Xogta & Xukunka Dhagar qabayaal ka tirsan Argagixisada.
6:12
Somali National Television
Рет қаралды 159 М.
BOOLISKA GOBOLKA BARI OO SOO BANDHIGAY XUBNO KA TIRSAN DAACISH
4:21
SBC SOMALI TV
Рет қаралды 4,1 М.
#Gocasho: Waxaa kusoo Gudbinaynaa Dilalkii Khawaarijtu ku Dishay Wariyaal Soomaaliyeed.
52:03
Bosaso- Sida Mubarak uga Biiray Daacish | Tarjumid Waraysi |
8:19
Abdirizak Jubba
Рет қаралды 1,1 М.