Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun xabsi ciidan ah ku riday rag Ajaabib ah.

  Рет қаралды 56,926

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@محمودعبدالحكيمأحمد-ص9ك
@محمودعبدالحكيمأحمد-ص9ك 2 жыл бұрын
Shan iyo toban sano Way yartaha In kale ugu kordhiya Baraka allahu fiikum Aad baan ugu farxay
@momusse4450
@momusse4450 Жыл бұрын
Waayo waa Damiirlaawayaal Xalane looga taliyo. Illaahay inkaar hakurido xaaraanta
@SafiyoaadanManuur
@SafiyoaadanManuur 9 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊
@jamalskp7280
@jamalskp7280 9 ай бұрын
In la dilo ayaa fiicnayd
@drgarad
@drgarad 3 жыл бұрын
Naagta ay qabanna halagu daro, iyadana waaqatar kale oo nagu dhex jirta.
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 6 ай бұрын
Shuute booskiisa hadaan ku jiri lahaa walaysan kuwani haday dad laayeen aysan ii noolaadeen dhibse malahan ilaahay baa cdaaliya lagayaabee inayba dhintaan 15-sano ee xukunkaa ka hor waa saan jecelnahay saa ayagaa wadankeena noogu yimide iyagoo dil gaalaysiin iyo lacag baada noosoo doontay anagoon waxba u dhimin😢
@ahmedmohammed7657
@ahmedmohammed7657 3 жыл бұрын
Waa in la dilo waayo argagixiso aan naxariil lahayn
@momusse4450
@momusse4450 Жыл бұрын
Waxaani waa Damiirlaawayaal.Waayo baysan u daldalayn u tooganay. 😢 Si ay Cashar ugunoqoto yuhuda dalkaan lahadhay. Qof alshabaab xataa biyo siiyay waa in ladilo
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 3 жыл бұрын
Shuute masuul kuwan 15 yrs wax yar waye ee dill in lagu xukumu ayaa wanaaqsanaan leheed wayo dalal kuudi lagama waynin gaal ee waxey dagaal kula jireen jiritaanka somaliya
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 2 жыл бұрын
Ilahey hortiisa ayey cadalad talaa hadey somali han lahayeen waxaa lagu xukumi lahaay dil togasho lkn wexey noqden ajanebi kan somaliga ah wuxuu ki dhex dagalamayaa waa wadankiisa haba gardarnadee lkn kuwan maxey tahay sanabta ay wadankena noo gu imadeen hadana nagu dhex leynayaan maxan ka sameynay oo ay noo noo dilayaan ilahayow adaa cadalad hayo noo gargaar
@momusse4450
@momusse4450 Жыл бұрын
Walaal Dad ummada iyo dalka cadaalad iyo wanaag uraadinaya ayaan jidhin qabiil bay kuyamaadeen Kartimajidho Xalane ayaa looga taliyaa
@najmabdullahi9952
@najmabdullahi9952 9 ай бұрын
ar somaaliyaa dadkooda weedilaayaan uf nin ajanabina xabsii daain aye kuxukumayaan hada kadib waaxaan tageeersanahay qoladaas kale guul ayaa idin rajeynaa insha llah
@ismacildahir3709
@ismacildahir3709 Жыл бұрын
Ajaanib Waa waxa anaga Nalayay ee nagubay
@garaadosman3813
@garaadosman3813 2 жыл бұрын
Somaliyeey maxaa dadka lumiyey somaliya ee laayey caruurteeda maxaaad u xirteen ood u fiirsanaysan antonio iyo kan kale maa latoogto eebe kabaqa halatoogto nimankaas xumaha kagaystey dhulkeena somaliyeed
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 9 ай бұрын
intey wadankoodii ka yimadeen ayay wadankeena somaliya u soo doonteen si ay shacabka soomaliyeed u layaan walaahi waxay ahayd in tiiirka la geeyo iyo tan soomaliyadda ah ee ay qabaan waaxay ahayd in dhagta dhigga loo daro
@zakirooble-tg8bs
@zakirooble-tg8bs Жыл бұрын
War nimankaas maa dil toogasho lagu xukumo ama si qarsodiya lodilo
@maden7818
@maden7818 9 ай бұрын
Waxaa fiican in lagu xukumo 175 sano oo xabsi ah si kuwa ka dambeeya ay ugu quud qaataan.
@ibraahimabuukar6495
@ibraahimabuukar6495 9 ай бұрын
War kuwan in la dilo ayey ehed ilen ajanibta kale aya ku tusaala qaadan lahayeen
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 9 ай бұрын
Waxan tuugta waxa halkan keenay asaga sheegayo
@ismacildahir3709
@ismacildahir3709 Жыл бұрын
Ayaga iyo naagtaba Diltoogasho Halagu xukumo
@karamaali9635
@karamaali9635 Жыл бұрын
waxan qurunka maxay ahayeen ajnabi dalkeena dadka kudhexdilayay baa leedihiin 15sano xabsi adeer dila somalidaba waa dileeseene misa waa iibsaneysiin oo wadamadooda ayaa cash inii sheegay anagana camera ayaad nagatuseysiin waa xukunay mindhaa shuute maxkamad uu joogo baan cadaalad laga helin somalida dalka joogta waxan ugu baaqaya kan idin dila iyo kan iibsada ee sii daaya idinma kala roona
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Жыл бұрын
WALLAAHI KUWANN DIL AYEY STAAHILEEN 15 SANO MIYAGA WADANKA ISKALEH.WAAN KA XUNAHAY SHACABKA HADAAN NAHAY WAA KASKAXDI LAAYNEYSEY SHACABKKA
@maden7818
@maden7818 9 ай бұрын
Wahaabiyada soomaaliya halasoo raafo hana lagu xukumo kiiba 140 sano oo xabsi ah si shartooda looga nasto.
@XALIYEWasaye-nm3gs
@XALIYEWasaye-nm3gs 9 ай бұрын
Asc sxp mataqanaa waxey yihiin wahabiyo ader ha isku darin argagixiso iyo dad kale who wa dulmi alle ka yaab
@garaadosman3813
@garaadosman3813 2 жыл бұрын
Gar maha in ladilo kuwo kuwana aan la dilin. Markey ku cadaatey kadib fal xumo iyo geysi dilalal argagixiso nimo. Waa in hada latoogtaa galadaan baneysatey dhiiga daweynaha Soomaliyeed.
@Diinicabdlulhicabdi
@Diinicabdlulhicabdi Жыл бұрын
Hala dilo
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 9 ай бұрын
Hala bireeyo maxaa u haystaan ahlu naarka
Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo xukunno dil iyo xabsi daa'in ah riday
7:21
Somali National Television
Рет қаралды 181 М.
DEG DEG: Maxkamadeynta xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo lasoo qabtay iyagoo hubeysan.
19:24
Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub gaaray | Qubanaha VOA
29:51
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 478 М.
DEG DEG Amxaar & Oromo Khawaarij ah- Garmaqalka Maanta.
16:24
Somali National Television
Рет қаралды 119 М.
How giving people a transaction identity changes lives
3:29
PBS NewsHour
Рет қаралды 110 М.