Waayahay alshabab meel uunba laga qabsaday deegaamo laakiin ciidankoodii duurka bay dhoobeen saas darteed markaste way ufududahay xili halis ah oo naflaydu dhibsanayso ama ay daganyahay weeraraan ileen iyagu jiif & jimicsi umayaalo waay waa qof duurka hooy uyahay xaalku wuxu u egyahay kii daalibaan halgankuna waa isu dhawyahay laakiin ilaahay waxan way diisanayaa labada dhinac eesomaliyeed kii udhaw islaanimo xaqiiqo ah in uu guusha siiyo aamiin dadka somaliyeedna colaada kadul qaado
@cabdikhaliifjimale75512 жыл бұрын
Al shabaab wacalo waaye
@samowade13002 жыл бұрын
Cida xaqa wada waa cadahay , qaarna kitaabka qur'aanka ah ayay dadka ugu yeerayaan , kuna kala saarayaan , qaarna waxa ay ka tageen kitaabka qur'aanka ah dastuur iyo xeer ciqaabeed ayay ku badasheen , qaar waxa ay xambaarsan yihiin raayadi towxiidka , qaar gaalo ayay garabsadeen oo sida allah noo sheegay cadowgeena ah oo ay ku magacaabeen saaxiibo caalamiga ah , qaarna gaalada waa la dagaalameen , garabna kama dhigan . Marka wax waa kala cadyihiin ee xaqqa waa la suurad sameeyay, Allah na waxa uu mu'miniinta ubalan qaaday guul . قال تعالى:( وكان حقا علينا نصر المؤمنين ) .
@cabdikhaliifjimale75512 жыл бұрын
@@samowade1300 qawaarij haye sheydan
@samowade13002 жыл бұрын
@@cabdikhaliifjimale7551 Af xumada dhaqanka kuu ah Allah waa inooga gargaaray . الحمد لله. Dad dhan ayaad ku tilmaantay in ay yihiin kuwo zino ku dhashay . Marka in la qadfo dad muslimiin ah danbiga ay leedahay halka uu gaarsiisantay ma ogtahay.
@cabdikhaliifjimale75512 жыл бұрын
@@samowade1300 nacatulah qofkasto islaamka dhigooda banaystay Al sheydan qawaar Ij