Sheikh Hassan Dahir Aways Oo Aad uga Xanaaqay Badda Muuse biixi siiyay Ethiopia

  Рет қаралды 66,189

Qanso SomaliTv

Qanso SomaliTv

6 ай бұрын

Dhulkii/ baddii soomaliyeed maanta ma balalaa?!

Пікірлер: 302
@Terza56
@Terza56 6 ай бұрын
Thanks Sheikh Hassan Daahir Si wanaagsan Baad U Dhigtay Xaqiiqada Jirta Maashaa Allah ❤❤✅✅✅
@abshir2010
@abshir2010 6 ай бұрын
Calan aad u qurux badan baad sameeysay Maasha ALLAH.
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
Aad iyo aad ani xitaa waan jecladey❤
@alibirjeb6321
@alibirjeb6321 6 ай бұрын
Sheekh xasan aweys farmaajo kaaraamardha ubax madhigin ee balhubso walaal
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 ай бұрын
ETHIOPIA:- Somaliland waa idin aqoonsan laakiin saxiixa waxuu dhacayaa markaan Ciidankeena dagno dhulkaaga. SOMALILAND:- 🥳Haye walaalaheen Ethiopia 🇪🇹 Somaliya waa qashin idinkuna waxaad tihiin walaalaheen❤. ETHIOPIA:- Thak God odayaashani waa xoolo caqli laheen way dhaamaan odayaashii dhintay ee naga hortaagnaa 🥳 bal bada quruxda eega yeyeyeeeeyy. SOMALILAND:- Haye Ethiopia 🇪🇹 waad dagteen aqoonsigeenii nasiiya oo Qaramada midoobayna nagaliya. ETHIOPIA:- 😂😂😂Adeer anaagu waan ku aqoonsanay laakiin dunida kale iyagay u taalaa laakiin annagu yahe ayaan kunidhi somaliyana ha’idin ogolaato sabab iyagaad katirsantihiin. SOMALILAND:- Maya waa inaad nagalisaa QM hadiikale kabax badahayga. Aaway kharashkii diyaaradda iyo corontada aan ku heshiinay. ETHIOPIA:- Adeer waad waalantahay 50sano ilaa boqol sano sugo bixina maayo. Doyaaradoliina dowladda malaha oo waxay lawareegay dad khaas ah corontadiina dadkeenaa badan naguma filna raalinoqo laakiin iska sug 100sano ayaan kawada hadlaynaa markaa aniga shicibkayga ayaan u daneeyay adna adaa dayacay jiilka Ethiopia 🇪🇹 ayaan kafikiray 1000sano ee soo socda 😂😂😂 Qaramada midoobay:- QM iisoo gurmada iiga saara Ethiopia dhulkayga sharci umalaha 😢😭😭😭😭😢😢😭 QM:- SOMALILAND waad saxiixday 100sano sugo annaguna ku aqoonsan mayno waligaaba cabaad Ethiopia 🇪🇹 kaliyaata ayaa ku aqoonsan waxbana kamajoro kursina kuma lihid QM sorry sland😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 SOMALILAND:- MW Muuse shicibow waa la’ikhiyaamay oo Somaliland badh ayaa gacanta kabaxday maxaan samaynaa aan iska sugno 100sano 😭😭😭😢😢😢 Allah ba’yey maxaan uga fiirsan wayay habaarbaan qaatay 😭😭😭 Jiilka dambe way halaageen allaaaaaay hoogayay😭😭😭. 50 sano kadib Somaliland oo burburtay oo Alshabaab maalin walba holcinayo Barbara oo xirmatay Dhanka Ethiopia lasiiyay oo badheedhtay dunidii oo idil oo taagertay 50 million oo Ethiopian ah oo soodagay. Ethiopia oo kutidhi Somalilanderka oo wali la’aqoonsan badaha kale ayaan qaadanaynaa kan naguma filna waa inaan Saylac berbara kulligood qaadanaa 😂😂😂 Somaliland “:- Hablihii oo xoog lagu guursaday oo cuqaashii iyo salaadiintii oo labahdilay culumadii la xidhxidhay, kaniisado laga dhisay badda ay qaateen ilaa magaalada, dhalintii daroogo labaray cudur wadankii kadilaacay dadkii Ethiopianka lahoosgeeyay laga dhigay ku Ethiopia 🇪🇹 u shaqeeya uu wax noqonayo kii kale ladilayo ama wadanka uu tahriibayo halaag qar iska tuurah lagaadhay iyo waalni😭. ETHIOPIA:- oo isbalaadhisay cidna aan ka’hor imaan karayn oo ay sameesatay ciidamo calooshood ushaqaystayaal ah oo difaaca ciidankiisa oo hablaha ayku haystaan magaaladooda 😢 Calanka Ethiopia oo laga taago oo layidhaahna kaa towxiidka wuu nadhibayaa caalamkana lama yaqaan ee tuura kii diidaana waa laxidhi, caga juglayn sida SomalilGalbeed iyo Falastiin loo bahdilo ayaa naloo bahdili siiba kaxun sida Falastiin loo galo walahi ileen waa niman niceb dhiig Somali.😢😢😢 Somaliland dambe lamaqli maayo oo walaaheen Somaliya ayaan kacararnay Cadowgiina gacantaan ugalnay oo gumaysi aan dhamaanayn ayay jiilkeenu ku dambayn hadaan imika laga fiirsan walahi waana xaqiiq arinkan sabab saansaantaan arkaa ilaahayna kama dhigo run yarab oo ilaahay quluubteena Saafi haka dhigo oo sharta nalala damcsanyahay ilaahay iyaga haku celiyo oo uma najaxiyo shartan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Bad iyo dhul kiro magalaan walahi qofka kufikiraana waa qof aan wadankan u dhalan oo sirdoon Ethiopian ah oo Somalilander iska dhigayo oo qabiilka iska sita walahi iyagana u ahaa sirdoon subhannallah allahuma najaynaa yarab🤲🏼🤲🏼
@bushracali546
@bushracali546 6 ай бұрын
Mansh allah sheikh xasan allaha ku xafido cimri dheer iyo caafimaad insha Allah
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
sheekhee waa allshabaabkii u waynaa ee dad dhameeyay
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 6 ай бұрын
asc xasan daahir aways waa halyeeyada somaliya mid kamida laakiin waraga daanyeertu ciishay xasan duufle xaq umaleh xukunka somaliya waxa xaqvuleh sheekh muxtarim xasan daahir aways
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 6 ай бұрын
Hadaladiisa runtii 100%waa runtii Sheekha
@aslinoormuse6394
@aslinoormuse6394 6 ай бұрын
Shikh Xasan Dahir Allah haku xafido adduun iyo akhiro waxaan qof reer puntland ah xasan waxaan u qiraya inuu ahlu diin yahay oo Allah ka fogeeyey qabyaalad
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 ай бұрын
ETHIOPIA:- Somaliland waa idin aqoonsan laakiin saxiixa waxuu dhacayaa markaan Ciidankeena dagno dhulkaaga. SOMALILAND:- 🥳Haye walaalaheen Ethiopia 🇪🇹 Somaliya waa qashin idinkuna waxaad tihiin walaalaheen❤. ETHIOPIA:- Thak God odayaashani waa xoolo caqli laheen way dhaamaan odayaashii dhintay ee naga hortaagnaa 🥳 bal bada quruxda eega yeyeyeeeeyy. SOMALILAND:- Haye Ethiopia 🇪🇹 waad dagteen aqoonsigeenii nasiiya oo Qaramada midoobayna nagaliya. ETHIOPIA:- 😂😂😂Adeer anaagu waan ku aqoonsanay laakiin dunida kale iyagay u taalaa laakiin annagu yahe ayaan kunidhi somaliyana ha’idin ogolaato sabab iyagaad katirsantihiin. SOMALILAND:- Maya waa inaad nagalisaa QM hadiikale kabax badahayga. Aaway kharashkii diyaaradda iyo corontada aan ku heshiinay. ETHIOPIA:- Adeer waad waalantahay 50sano ilaa boqol sano sugo bixina maayo. Doyaaradoliina dowladda malaha oo waxay lawareegay dad khaas ah corontadiina dadkeenaa badan naguma filna raalinoqo laakiin iska sug 100sano ayaan kawada hadlaynaa markaa aniga shicibkayga ayaan u daneeyay adna adaa dayacay jiilka Ethiopia 🇪🇹 ayaan kafikiray 1000sano ee soo socda 😂😂😂 Qaramada midoobay:- QM iisoo gurmada iiga saara Ethiopia dhulkayga sharci umalaha 😢😭😭😭😭😢😢😭 QM:- SOMALILAND waad saxiixday 100sano sugo annaguna ku aqoonsan mayno waligaaba cabaad Ethiopia 🇪🇹 kaliyaata ayaa ku aqoonsan waxbana kamajoro kursina kuma lihid QM sorry sland😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 SOMALILAND:- MW Muuse shicibow waa la’ikhiyaamay oo Somaliland badh ayaa gacanta kabaxday maxaan samaynaa aan iska sugno 100sano 😭😭😭😢😢😢 Allah ba’yey maxaan uga fiirsan wayay habaarbaan qaatay 😭😭😭 Jiilka dambe way halaageen allaaaaaay hoogayay😭😭😭. 50 sano kadib Somaliland oo burburtay oo Alshabaab maalin walba holcinayo Barbara oo xirmatay Dhanka Ethiopia lasiiyay oo badheedhtay dunidii oo idil oo taagertay 50 million oo Ethiopian ah oo soodagay. Ethiopia oo kutidhi Somalilanderka oo wali la’aqoonsan badaha kale ayaan qaadanaynaa kan naguma filna waa inaan Saylac berbara kulligood qaadanaa 😂😂😂 Somaliland “:- Hablihii oo xoog lagu guursaday oo cuqaashii iyo salaadiintii oo labahdilay culumadii la xidhxidhay, kaniisado laga dhisay badda ay qaateen ilaa magaalada, dhalintii daroogo labaray cudur wadankii kadilaacay dadkii Ethiopianka lahoosgeeyay laga dhigay ku Ethiopia 🇪🇹 u shaqeeya uu wax noqonayo kii kale ladilayo ama wadanka uu tahriibayo halaag qar iska tuurah lagaadhay iyo waalni😭. ETHIOPIA:- oo isbalaadhisay cidna aan ka’hor imaan karayn oo ay sameesatay ciidamo calooshood ushaqaystayaal ah oo difaaca ciidankiisa oo hablaha ayku haystaan magaaladooda 😢 Calanka Ethiopia oo laga taago oo layidhaahna kaa towxiidka wuu nadhibayaa caalamkana lama yaqaan ee tuura kii diidaana waa laxidhi, caga juglayn sida SomalilGalbeed iyo Falastiin loo bahdilo ayaa naloo bahdili siiba kaxun sida Falastiin loo galo walahi ileen waa niman niceb dhiig Somali.😢😢😢 Somaliland dambe lamaqli maayo oo walaaheen Somaliya ayaan kacararnay Cadowgiina gacantaan ugalnay oo gumaysi aan dhamaanayn ayay jiilkeenu ku dambayn hadaan imika laga fiirsan walahi waana xaqiiq arinkan sabab saansaantaan arkaa ilaahayna kama dhigo run yarab oo ilaahay quluubteena Saafi haka dhigo oo sharta nalala damcsanyahay ilaahay iyaga haku celiyo oo uma najaxiyo shartan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Bad iyo dhul kiro magalaan walahi qofka kufikiraana waa qof aan wadankan u dhalan oo sirdoon Ethiopian ah oo Somalilander iska dhigayo oo qabiilka iska sita walahi iyagana u ahaa sirdoon subhannallah allahuma najaynaa yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@ahmedw5
@ahmedw5 6 ай бұрын
Ilaahay ha ku xifdiyo sheekhow. Taarikh culus baad soo martay. Ilaahay haku tuso Soomaaliya oo nabad noqotay oo shareecada islaamka ku dhaqmaysa.
@yuusufdeeble4939
@yuusufdeeble4939 6 ай бұрын
Allaha xafiddo shiikh, runtii waa qof mawqif leh
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 6 ай бұрын
Alle haku sharfo dh. Xasan Dahir Aways ❤🇸🇴
@assiaali1031
@assiaali1031 6 ай бұрын
Masha allah abti waad KU madsantahay calanka quruxda badan!
@mahdidarrahma1660
@mahdidarrahma1660 6 ай бұрын
ما شاء الله 😊
@user-bz2qf7vl5o
@user-bz2qf7vl5o 6 ай бұрын
Masha Allah sheekha ilahay habarakeyo Aamiin
@ahmedabdul2020
@ahmedabdul2020 6 ай бұрын
Aad baad ugu mahadsantahay sheikh dhiiri galintaada, Dowlada Hassan Sheikh na aad bey ugu mahadsantahay in ay xoriyadaadi Codka ku siiyen si lagugu adeegsado dagaalkan aan isku wada diyaarineyno.
@raageegal7691
@raageegal7691 6 ай бұрын
asc.sheikhow allaha ku sharfo ...allahana ummadeenana talada fiican ha waafajiyo
@abdisabriye
@abdisabriye 6 ай бұрын
Walaahi aad ayaan uga xumahey, Farmajo markuu joogey sheikha intaan waa ka qurxoonaay, culeys ayeey ku hayaan Hassan Sheikh iyo Mahad Salad, koley adinkuu idin xiran ayhey lakiin xaqiisa siiya sheikha, saas sii jiri meyso waanaba la dhibanaa ankee, dadna adinkaa u xiga waliba, si xaqdaro ahna wuu didin kugu xiran yahey hadana Mahadsanid
@user-yh7lh3wg6d
@user-yh7lh3wg6d 6 ай бұрын
Ciidamada Ethiopia iyo jabuuti labadaas halagasaaro Somalia, cilaaqaadkana haloo jaro labadaas dooladood , waa hadii xassan sheekh uu dagaalka dhab kayahay
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 ай бұрын
ETHIOPIA:- Somaliland waa idin aqoonsan laakiin saxiixa waxuu dhacayaa markaan Ciidankeena dagno dhulkaaga. SOMALILAND:- 🥳Haye walaalaheen Ethiopia 🇪🇹 Somaliya waa qashin idinkuna waxaad tihiin walaalaheen❤. ETHIOPIA:- Thak God odayaashani waa xoolo caqli laheen way dhaamaan odayaashii dhintay ee naga hortaagnaa 🥳 bal bada quruxda eega yeyeyeeeeyy. SOMALILAND:- Haye Ethiopia 🇪🇹 waad dagteen aqoonsigeenii nasiiya oo Qaramada midoobayna nagaliya. ETHIOPIA:- 😂😂😂Adeer anaagu waan ku aqoonsanay laakiin dunida kale iyagay u taalaa laakiin annagu yahe ayaan kunidhi somaliyana ha’idin ogolaato sabab iyagaad katirsantihiin. SOMALILAND:- Maya waa inaad nagalisaa QM hadiikale kabax badahayga. Aaway kharashkii diyaaradda iyo corontada aan ku heshiinay. ETHIOPIA:- Adeer waad waalantahay 50sano ilaa boqol sano sugo bixina maayo. Doyaaradoliina dowladda malaha oo waxay lawareegay dad khaas ah corontadiina dadkeenaa badan naguma filna raalinoqo laakiin iska sug 100sano ayaan kawada hadlaynaa markaa aniga shicibkayga ayaan u daneeyay adna adaa dayacay jiilka Ethiopia 🇪🇹 ayaan kafikiray 1000sano ee soo socda 😂😂😂 Qaramada midoobay:- QM iisoo gurmada iiga saara Ethiopia dhulkayga sharci umalaha 😢😭😭😭😭😢😢😭 QM:- SOMALILAND waad saxiixday 100sano sugo annaguna ku aqoonsan mayno waligaaba cabaad Ethiopia 🇪🇹 kaliyaata ayaa ku aqoonsan waxbana kamajoro kursina kuma lihid QM sorry sland😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 SOMALILAND:- MW Muuse shicibow waa la’ikhiyaamay oo Somaliland badh ayaa gacanta kabaxday maxaan samaynaa aan iska sugno 100sano 😭😭😭😢😢😢 Allah ba’yey maxaan uga fiirsan wayay habaarbaan qaatay 😭😭😭 Jiilka dambe way halaageen allaaaaaay hoogayay😭😭😭. 50 sano kadib Somaliland oo burburtay oo Alshabaab maalin walba holcinayo Barbara oo xirmatay Dhanka Ethiopia lasiiyay oo badheedhtay dunidii oo idil oo taagertay 50 million oo Ethiopian ah oo soodagay. Ethiopia oo kutidhi Somalilanderka oo wali la’aqoonsan badaha kale ayaan qaadanaynaa kan naguma filna waa inaan Saylac berbara kulligood qaadanaa 😂😂😂 Somaliland “:- Hablihii oo xoog lagu guursaday oo cuqaashii iyo salaadiintii oo labahdilay culumadii la xidhxidhay, kaniisado laga dhisay badda ay qaateen ilaa magaalada, dhalintii daroogo labaray cudur wadankii kadilaacay dadkii Ethiopianka lahoosgeeyay laga dhigay ku Ethiopia 🇪🇹 u shaqeeya uu wax noqonayo kii kale ladilayo ama wadanka uu tahriibayo halaag qar iska tuurah lagaadhay iyo waalni😭. ETHIOPIA:- oo isbalaadhisay cidna aan ka’hor imaan karayn oo ay sameesatay ciidamo calooshood ushaqaystayaal ah oo difaaca ciidankiisa oo hablaha ayku haystaan magaaladooda 😢 Calanka Ethiopia oo laga taago oo layidhaahna kaa towxiidka wuu nadhibayaa caalamkana lama yaqaan ee tuura kii diidaana waa laxidhi, caga juglayn sida SomalilGalbeed iyo Falastiin loo bahdilo ayaa naloo bahdili siiba kaxun sida Falastiin loo galo walahi ileen waa niman niceb dhiig Somali.😢😢😢 Somaliland dambe lamaqli maayo oo walaaheen Somaliya ayaan kacararnay Cadowgiina gacantaan ugalnay oo gumaysi aan dhamaanayn ayay jiilkeenu ku dambayn hadaan imika laga fiirsan walahi waana xaqiiq arinkan sabab saansaantaan arkaa ilaahayna kama dhigo run yarab oo ilaahay quluubteena Saafi haka dhigo oo sharta nalala damcsanyahay ilaahay iyaga haku celiyo oo uma najaxiyo shartan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Bad iyo dhul kiro magalaan walahi qofka kufikiraana waa qof aan wadankan u dhalan oo sirdoon Ethiopian ah oo Somalilander iska dhigayo oo qabiilka iska sita walahi iyagana u ahaa sirdoon subhannallah allahuma najaynaa yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 6 ай бұрын
Maanshaa'allaah shikh si fcn baad u dhigtay balse taageere kuuma ahayn
@shuceebabuukarahmed9796
@shuceebabuukarahmed9796 6 ай бұрын
ماشاءالله الله يحفطك شيخ
@user-xg3sh6ip5g
@user-xg3sh6ip5g 6 ай бұрын
We shall defend Somalia 🇸🇴 collectively Ader!! I’m mareexaan and I support my president hassan sheikh 🇸🇴 💪
@ahmedabdul2020
@ahmedabdul2020 6 ай бұрын
My people from Gedo is know for their heroism and patriotism to the defend the motherland whether is was back 1990’s and 2006, so my fellow MR brother, we are all ready Insha’ALLAH.
@cros34
@cros34 6 ай бұрын
Colonel sheikh Hassan aways...... We appreciate it for trying to help liberate ourselves from the emperor of Ethiopian......Western Somali liberation front..... Colonel❤
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 6 ай бұрын
Sheekh xassan waa Gob , allaha ha ku xifdiyo, waa nin xambaarsan hami umadeed.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
waa odaygii soomaali dhameeyay ee alshabaabka ahaa
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 ай бұрын
ETHIOPIA:- Somaliland waa idin aqoonsan laakiin saxiixa waxuu dhacayaa markaan Ciidankeena dagno dhulkaaga. SOMALILAND:- 🥳Haye walaalaheen Ethiopia 🇪🇹 Somaliya waa qashin idinkuna waxaad tihiin walaalaheen❤. ETHIOPIA:- Thak God odayaashani waa xoolo caqli laheen way dhaamaan odayaashii dhintay ee naga hortaagnaa 🥳 bal bada quruxda eega yeyeyeeeeyy. SOMALILAND:- Haye Ethiopia 🇪🇹 waad dagteen aqoonsigeenii nasiiya oo Qaramada midoobayna nagaliya. ETHIOPIA:- 😂😂😂Adeer anaagu waan ku aqoonsanay laakiin dunida kale iyagay u taalaa laakiin annagu yahe ayaan kunidhi somaliyana ha’idin ogolaato sabab iyagaad katirsantihiin. SOMALILAND:- Maya waa inaad nagalisaa QM hadiikale kabax badahayga. Aaway kharashkii diyaaradda iyo corontada aan ku heshiinay. ETHIOPIA:- Adeer waad waalantahay 50sano ilaa boqol sano sugo bixina maayo. Doyaaradoliina dowladda malaha oo waxay lawareegay dad khaas ah corontadiina dadkeenaa badan naguma filna raalinoqo laakiin iska sug 100sano ayaan kawada hadlaynaa markaa aniga shicibkayga ayaan u daneeyay adna adaa dayacay jiilka Ethiopia 🇪🇹 ayaan kafikiray 1000sano ee soo socda 😂😂😂 Qaramada midoobay:- QM iisoo gurmada iiga saara Ethiopia dhulkayga sharci umalaha 😢😭😭😭😭😢😢😭 QM:- SOMALILAND waad saxiixday 100sano sugo annaguna ku aqoonsan mayno waligaaba cabaad Ethiopia 🇪🇹 kaliyaata ayaa ku aqoonsan waxbana kamajoro kursina kuma lihid QM sorry sland😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 SOMALILAND:- MW Muuse shicibow waa la’ikhiyaamay oo Somaliland badh ayaa gacanta kabaxday maxaan samaynaa aan iska sugno 100sano 😭😭😭😢😢😢 Allah ba’yey maxaan uga fiirsan wayay habaarbaan qaatay 😭😭😭 Jiilka dambe way halaageen allaaaaaay hoogayay😭😭😭. 50 sano kadib Somaliland oo burburtay oo Alshabaab maalin walba holcinayo Barbara oo xirmatay Dhanka Ethiopia lasiiyay oo badheedhtay dunidii oo idil oo taagertay 50 million oo Ethiopian ah oo soodagay. Ethiopia oo kutidhi Somalilanderka oo wali la’aqoonsan badaha kale ayaan qaadanaynaa kan naguma filna waa inaan Saylac berbara kulligood qaadanaa 😂😂😂 Somaliland “:- Hablihii oo xoog lagu guursaday oo cuqaashii iyo salaadiintii oo labahdilay culumadii la xidhxidhay, kaniisado laga dhisay badda ay qaateen ilaa magaalada, dhalintii daroogo labaray cudur wadankii kadilaacay dadkii Ethiopianka lahoosgeeyay laga dhigay ku Ethiopia 🇪🇹 u shaqeeya uu wax noqonayo kii kale ladilayo ama wadanka uu tahriibayo halaag qar iska tuurah lagaadhay iyo waalni😭. ETHIOPIA:- oo isbalaadhisay cidna aan ka’hor imaan karayn oo ay sameesatay ciidamo calooshood ushaqaystayaal ah oo difaaca ciidankiisa oo hablaha ayku haystaan magaaladooda 😢 Calanka Ethiopia oo laga taago oo layidhaahna kaa towxiidka wuu nadhibayaa caalamkana lama yaqaan ee tuura kii diidaana waa laxidhi, caga juglayn sida SomalilGalbeed iyo Falastiin loo bahdilo ayaa naloo bahdili siiba kaxun sida Falastiin loo galo walahi ileen waa niman niceb dhiig Somali.😢😢😢 Somaliland dambe lamaqli maayo oo walaaheen Somaliya ayaan kacararnay Cadowgiina gacantaan ugalnay oo gumaysi aan dhamaanayn ayay jiilkeenu ku dambayn hadaan imika laga fiirsan walahi waana xaqiiq arinkan sabab saansaantaan arkaa ilaahayna kama dhigo run yarab oo ilaahay quluubteena Saafi haka dhigo oo sharta nalala damcsanyahay ilaahay iyaga haku celiyo oo uma najaxiyo shartan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Bad iyo dhul kiro magalaan walahi qofka kufikiraana waa qof aan wadankan u dhalan oo sirdoon Ethiopian ah oo Somalilander iska dhigayo oo qabiilka iska sita walahi iyagana u ahaa sirdoon subhannallah allahuma najaynaa yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9rOromo xaganna maadjoogtaa 🤢🤮👎🏼
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
@@IbiEntertainment xagee
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
@@IbiEntertainment xagay joogta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@user-ox5dm5vy7j
@user-ox5dm5vy7j 6 ай бұрын
Mahadsanid Sheekh
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 6 ай бұрын
Waar Xasan Dahir waa halyeey Soomaaliyeed oo mudan in Madaxwayne u noqdo ummaddan Soomaaliyeed. Kuwii xidhay waa kuwa u shaqeeya gaalada. habar gidir waa damiir laawayaal markii ay oggolaadeen in Xasan dhiiqo xidho mujaahidkan bilaa sabaab in ka badan 10 sano. Waar duf ku baxee soo daaya mujaahidkan. GAW
@abdirashidhassan7370
@abdirashidhassan7370 6 ай бұрын
‏ما شاء الله
@deeqoadan8424
@deeqoadan8424 6 ай бұрын
Insha allah abti xariga xaqdarada alle wa ka bixin inta awooda lagugu sheganayana alle danbi dhaf hakaga dhigo
@alcamirialcamiri5343
@alcamirialcamiri5343 2 ай бұрын
Waxaad in badan u jilib dhigtay gaalo xabashi iyo inta kalkaasha.... Ajirkaaga Alla ha ku labalaabo... Halyeey❤
@TV_Nofa
@TV_Nofa 6 ай бұрын
Sheekh Xasan wali ma maqal adoo qof hogaamiye ah wax wanaagsan ka sheegaya. Mida kale, MAGA Maxamad iyo ka Allah mid kee sareeya, midkeese weeyn. Calanka beddel oo magaca Allah waynee.
@januarySl2024
@januarySl2024 6 ай бұрын
Subxaanallaah ! Marba siduu doono ! Laba Calan oo Shaydaan ayuu marba mid towxiidka ku qoraa. Kii meydadkooda meel walba Somaalia wadhay ayay marba sariirta sakaraadka ka soo kiciyaan oo dhiig iyo cunfi ka hadal yidhaahdaan. Maantana u hanjeb Somalilaand ayay u soo kiciyeen ! Wenleweyney edebdaradiina iyo kibirka doqonimo ayaamo ayaa idiinka hadhay !!!
@ikramali7344
@ikramali7344 6 ай бұрын
مشالله عليك والله يعطيك العافية يارب 🤲
@abdulxassan4657
@abdulxassan4657 6 ай бұрын
Sh.Dahir Awess dadka hakala qaybinin! Somalidu waa isku mid waxay wadaagaan "Diin, Dhul, midab iyo Dhalasho 'Somalinimo". Somalidu waa dad wadankooda difaankara.
@FouadElmi
@FouadElmi 6 ай бұрын
Xasan dahir awees,aboo jiraa🎉🎉🎉
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 6 ай бұрын
Allaha ku Xifdiyo Sheekheenna
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 6 ай бұрын
Aways, xoriyadiisa dib ha loo siiyo cadow baa nagu soo duulay.
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 6 ай бұрын
Cadowga waa kuwii keenay Dagaal ooge hore ashyaadiin dambe weeye
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 6 ай бұрын
Wadanka dadkiisa ani waxaan aaminsanahy diin iyo caqiido in lagu midayn karo
@suleimanabdi5348
@suleimanabdi5348 6 ай бұрын
ma. shaa. allaaaah
@nazdalaan
@nazdalaan 6 ай бұрын
Kuligaya waa inaan AL-SHABAB ku biiraa. Cid kale lama aamini karo
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 6 ай бұрын
Haku kadsoomin ha ku sirmin shababta iyo kuwa hogaanka noo hayo iyo kuwii ka sii horeyey jabhadahii waa mashruuc gaalo oo ah dhul iyo bad in itobiya la hoosgeeyo ah .am ha ogaadeen am si doqonimo ah halooga faa,iideysto..kuwii masjidka dhexdiisa dadka ku dilayey ee dhiigii alle ka xarimay xalaaleystay ha ku kadsoomin ..waa in la helaa shacab somaliyeed oo difaac dalkan
@Zakariya0070
@Zakariya0070 6 ай бұрын
Waa walan tahay qof la amini karo malaha ee dalkaaga adiga difaaco
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
War ka ku biirin. Qaraxa ayaan ku nacay xitaa umad masakin ah wey dilayaan. No
@user-pn9ee2tv7i
@user-pn9ee2tv7i 6 ай бұрын
Mansha allah
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 6 ай бұрын
Shekh Xasan walahay wa nin aragti dhere wa Runti Farmajo marku tagay kharamadha e gedka lagu talayay e u yiri somali halkan ayanu ku jabinay
@abdullahifarahmohamed7736
@abdullahifarahmohamed7736 6 ай бұрын
Maanta Baada Yaa Saxixaay Xassan Gurgurte Munafaaq Qabil Kuyaqaan Duuli Kaxuun Tahay
@somalisoma874
@somalisoma874 6 ай бұрын
Waaxaad tahay Ina Cabdili Hassa 2.
@daadredmerseysidelfc2870
@daadredmerseysidelfc2870 6 ай бұрын
Alaha xifdiyo sheekh xasan dahir aways❤❤❤
@ahmedabdul2020
@ahmedabdul2020 6 ай бұрын
Dowlada Xassan sheikh waa in Sheikha Xoriyadiisa oo kaamil ah lasiiya, loona ogalaado in uu si nabad ah ku joogo Xamar, si uu baraarujin usameeyo.
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
Sax. Yutub halo furo.
@ashafarah6052
@ashafarah6052 6 ай бұрын
Waa sax Ethiopia waligeed ayay rabtay inay badeena qabsato. Soomaalia Soomaali baa leh.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 ай бұрын
ETHIOPIA:- Somaliland waa idin aqoonsan laakiin saxiixa waxuu dhacayaa markaan Ciidankeena dagno dhulkaaga. SOMALILAND:- 🥳Haye walaalaheen Ethiopia 🇪🇹 Somaliya waa qashin idinkuna waxaad tihiin walaalaheen❤. ETHIOPIA:- Thak God odayaashani waa xoolo caqli laheen way dhaamaan odayaashii dhintay ee naga hortaagnaa 🥳 bal bada quruxda eega yeyeyeeeeyy. SOMALILAND:- Haye Ethiopia 🇪🇹 waad dagteen aqoonsigeenii nasiiya oo Qaramada midoobayna nagaliya. ETHIOPIA:- 😂😂😂Adeer anaagu waan ku aqoonsanay laakiin dunida kale iyagay u taalaa laakiin annagu yahe ayaan kunidhi somaliyana ha’idin ogolaato sabab iyagaad katirsantihiin. SOMALILAND:- Maya waa inaad nagalisaa QM hadiikale kabax badahayga. Aaway kharashkii diyaaradda iyo corontada aan ku heshiinay. ETHIOPIA:- Adeer waad waalantahay 50sano ilaa boqol sano sugo bixina maayo. Doyaaradoliina dowladda malaha oo waxay lawareegay dad khaas ah corontadiina dadkeenaa badan naguma filna raalinoqo laakiin iska sug 100sano ayaan kawada hadlaynaa markaa aniga shicibkayga ayaan u daneeyay adna adaa dayacay jiilka Ethiopia 🇪🇹 ayaan kafikiray 1000sano ee soo socda 😂😂😂 Qaramada midoobay:- QM iisoo gurmada iiga saara Ethiopia dhulkayga sharci umalaha 😢😭😭😭😭😢😢😭 QM:- SOMALILAND waad saxiixday 100sano sugo annaguna ku aqoonsan mayno waligaaba cabaad Ethiopia 🇪🇹 kaliyaata ayaa ku aqoonsan waxbana kamajoro kursina kuma lihid QM sorry sland😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 SOMALILAND:- MW Muuse shicibow waa la’ikhiyaamay oo Somaliland badh ayaa gacanta kabaxday maxaan samaynaa aan iska sugno 100sano 😭😭😭😢😢😢 Allah ba’yey maxaan uga fiirsan wayay habaarbaan qaatay 😭😭😭 Jiilka dambe way halaageen allaaaaaay hoogayay😭😭😭. 50 sano kadib Somaliland oo burburtay oo Alshabaab maalin walba holcinayo Barbara oo xirmatay Dhanka Ethiopia lasiiyay oo badheedhtay dunidii oo idil oo taagertay 50 million oo Ethiopian ah oo soodagay. Ethiopia oo kutidhi Somalilanderka oo wali la’aqoonsan badaha kale ayaan qaadanaynaa kan naguma filna waa inaan Saylac berbara kulligood qaadanaa 😂😂😂 Somaliland “:- Hablihii oo xoog lagu guursaday oo cuqaashii iyo salaadiintii oo labahdilay culumadii la xidhxidhay, kaniisado laga dhisay badda ay qaateen ilaa magaalada, dhalintii daroogo labaray cudur wadankii kadilaacay dadkii Ethiopianka lahoosgeeyay laga dhigay ku Ethiopia 🇪🇹 u shaqeeya uu wax noqonayo kii kale ladilayo ama wadanka uu tahriibayo halaag qar iska tuurah lagaadhay iyo waalni😭. ETHIOPIA:- oo isbalaadhisay cidna aan ka’hor imaan karayn oo ay sameesatay ciidamo calooshood ushaqaystayaal ah oo difaaca ciidankiisa oo hablaha ayku haystaan magaaladooda 😢 Calanka Ethiopia oo laga taago oo layidhaahna kaa towxiidka wuu nadhibayaa caalamkana lama yaqaan ee tuura kii diidaana waa laxidhi, caga juglayn sida SomalilGalbeed iyo Falastiin loo bahdilo ayaa naloo bahdili siiba kaxun sida Falastiin loo galo walahi ileen waa niman niceb dhiig Somali.😢😢😢 Somaliland dambe lamaqli maayo oo walaaheen Somaliya ayaan kacararnay Cadowgiina gacantaan ugalnay oo gumaysi aan dhamaanayn ayay jiilkeenu ku dambayn hadaan imika laga fiirsan walahi waana xaqiiq arinkan sabab saansaantaan arkaa ilaahayna kama dhigo run yarab oo ilaahay quluubteena Saafi haka dhigo oo sharta nalala damcsanyahay ilaahay iyaga haku celiyo oo uma najaxiyo shartan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Bad iyo dhul kiro magalaan walahi qofka kufikiraana waa qof aan wadankan u dhalan oo sirdoon Ethiopian ah oo Somalilander iska dhigayo oo qabiilka iska sita walahi iyagana u ahaa sirdoon subhannallah allahuma najaynaa yarab🤲🏼🤲🏼
@farahfariid1718
@farahfariid1718 6 ай бұрын
Mansha Allah 🙏🏼
@user-fy1qe2ff5e
@user-fy1qe2ff5e 6 ай бұрын
Dhiigii ubadkii soomaaliyeed baa farahiisa ka muuqdo. Maantana somali ayuu u ooyayaa uu hore u baabiyey MUNAAFAQ MUNAAFAQ LAGA SOO GOOYEY
@AhmedAbdiqafaar
@AhmedAbdiqafaar 6 ай бұрын
Masha allah warunta wallaahi
@user-lw1bc1hy1z
@user-lw1bc1hy1z 6 ай бұрын
Aad iyo aad 😊
@aminamohammad4534
@aminamohammad4534 6 ай бұрын
ilaahow kuxafida yarabi❤
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 6 ай бұрын
Hadalkaaga aad ayuu uxanuun badanyahay somali way jabtay markay jabtayna gaalo ayaa ka faa,iidaysatay kuwa hogaanka aygaa noo sameeyo shababna aygaa noo abuuray si loogu daciifiyo dadkna loogu dhameeyo laakiinn .lacalahu kheyr alle nama ilaawi doono.waan in loo diyaargaroobaa difaac meeshaas waa meeshii kacabada laga ilaalinayey inaan looga duulin weeyo...
@user-bu1wn6sq1c
@user-bu1wn6sq1c 6 ай бұрын
🎉
@rakbah.c
@rakbah.c 6 ай бұрын
Sheekha waxa aan soojeedinaa in xadhiga laga siidaayo ciidan xooganna lagu daro kabacdina awdal lageeyo arinkaa haduu kasoobaxona loo magacabo madaxwaynaha dawlad deganka somali galbeed .
@abdirahmankeynaan
@abdirahmankeynaan 6 ай бұрын
Sheekha xabsiga halaga soodaayo.
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 6 ай бұрын
Odey Xasan daahr waligeey wax kuma raaacin, laakiin calanka soomaaliya in toowxiidka lagu dhigo Kitaabka Alle la’isku xukumo waa ku raacsanahay,
@lafooletv9506
@lafooletv9506 6 ай бұрын
Good
@sucdiahmed6341
@sucdiahmed6341 6 ай бұрын
Alloow xifdi AAMIIN
@nazdalaan
@nazdalaan 6 ай бұрын
Xaqqiq ayuu ka hadlayaa, hadalkaaga waa kuu diirsaday. Geesi
@abdulrahmanabdullahi3886
@abdulrahmanabdullahi3886 6 ай бұрын
Nin wax badan og
@asiaahmed5380
@asiaahmed5380 6 ай бұрын
الله يحفظك شيخ حسن وفك الله اسرك❤
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 6 ай бұрын
Siyaad bare illaahey ha u naxariistee ayaa siyaasiyiinta maanta jooga ka wadanisanaa xoogaa kursi jaceel unbuu qabey sida kale tuug ma aheyn musuqmaasuq laguma sheegin dalkuu dhisaayey cadowgana ka difaacaayey.
@ShSahalAxmed-no3zy
@ShSahalAxmed-no3zy 6 ай бұрын
Kama aadan hadlin c/llahl yuusuf
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
Hadda wax ka hadlayaa. Madaxweyna yaasha
@Jimaleyare
@Jimaleyare 6 ай бұрын
Shiiq xasan dahir runtow kahadlay kuwa bdn oon damiir diin Iyo dadnimo laheen oo madax sheeganaya ow kafiican yahay
@yareyare6316
@yareyare6316 6 ай бұрын
Sheikh waa in xabsiga lagasidaya. Zaylac ladajiyaa ciidan xoogbadan iya dhaqaala loo abuura laguna xisaa tama
@adamali2729
@adamali2729 6 ай бұрын
Aadamiga diin ilaamka oo keliya ayaa midayn karta, hadal waxba ma tarayo. Hadii aad Daarood , Huwaiya , isaaq iwm isu haysaan maalinba mid ayaa la baabiinaya sidaa ula socda. Ama dadaala oo wax uu ku heshiiya.
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
Sax
@mohamedkhalif3938
@mohamedkhalif3938 6 ай бұрын
Waa shiikh wadani ah runtii
@mahamediman7341
@mahamediman7341 6 ай бұрын
@user-cb9yj1pb9p
@user-cb9yj1pb9p 6 ай бұрын
Alle haku barakeeyo shiikh wan sasheegtay wax wadanka ay ku difacan mahayaan hamigan itoopiyo ayaga galiyy seey u lahaayen wa walalehen
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 6 ай бұрын
Aakhiro inta naf oo oo ashahaadaneysa oo aad goysey waa lagu weydiine ogow,,,,,,,,,,,,,,,😊
@AliAli-qp3uv
@AliAli-qp3uv 6 ай бұрын
Maanta ninkaas ayaa soomali qaar mid ah ayey ugu yeeraan sheekh ama culimo,!!!! Kaligii maaha iyo qaarkalo badan oo amxaarka iyo yahuud nooga daran !!! 😮😮😮
@geeljire1658
@geeljire1658 6 ай бұрын
Jawaasiista in la cuno alle ayaa loogu dhawaanayaa. Uurka gaalowyada loo joojin maayo, soomaaliya soomaalibaa leh, Injirley waa ka xaaraan dhulka soomaaliya
@rakbah.c
@rakbah.c 6 ай бұрын
Waleed adiga iyo cilmaaniyiintaba waa laydin qabqabni
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 6 ай бұрын
​@@rakbah.c Fikirkiisa siduu kuqaldan yahay kala hadal shaati uunan leheyn ugalintiisa wax mabadaleyso.
@ahmedw5
@ahmedw5 6 ай бұрын
Cilmaani muslim ma aha. Haddu cilmaniyiin laayay waa alxamdulilah.
@menhee7408
@menhee7408 6 ай бұрын
Shiiq xasan daahir aweys alaha kuxafido waxaa gacanta kuguhaayo kuwo abii Ahmed ushaqeeya
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 6 ай бұрын
Faraajoo iyo kooxdiis Abi iyo Tigree kahor ushaqeenjirtey (qalbidagax) maxey usiidaanwaayeen? 😂
@maxamadcabdi347
@maxamadcabdi347 6 ай бұрын
Adeer nimanku waxay sidaa uyeelayaan waa fulaynimo
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe 6 ай бұрын
Odayahow naga aamus umadaad dhiig bixiseen oo aad dhamaydeen dhalinyaradi difaaca lahayd wadanka
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 6 ай бұрын
Xasanoow waxa halkaa dalka dhigay waa adiga iyo indhacade oo dalka soo galiyey niman Danbiilayaala muuse qalad waa galay waase mid lama huraan ah oo waa cadaw kula darisa lkn dhibka aad Dalka baday 2004 ilaa hada Maaha mid la iloowi Karo
@rakbah.c
@rakbah.c 6 ай бұрын
Alle xoriyadiisa hawsoo celiyo adoygaa bal mayfarha kaqadaan maxaa kujaban sowkaa roobow magaalda wareegaya.
@maxamuudcilmi6074
@maxamuudcilmi6074 6 ай бұрын
Haa
@hashiugas1603
@hashiugas1603 6 ай бұрын
Calan Qurux Badan Buu Sameeyay Sheikh Daahir
@saalaxweyne-bi7eh
@saalaxweyne-bi7eh 6 ай бұрын
السلام عليكم ورحمةالله وبركاته جدي الشيخ حسن داهر. فك الله اسرك 😢
@halbowle0187
@halbowle0187 6 ай бұрын
Run badanaa walhi naago la soo fara xumeeyey oo vidio wasmo laga haya ayaa Madax noo ah lasoo wada qaniisay oo ragba aheyn rag baa rag iska celiya waana sax in taatiikhdii awowoyaasheen la tuuray Mustafa kaso bilow muuse Abdi iley xasanka waa qaniisiin lasoo wasay oo faro laga hayo ceebtaa ka baqaayo Sheakh Mahadsanid somali waa dad xaasid isku ah Madax xaasid ah oon ummadan dan ka leheyn maxaa kaa galay yahay fikirkooda baa isku soo haray in ilaah uso bixiyo Madax naago aheyn sida kuwa hada hor taagan ummada dhabar taabasho ma ahane madaxtinimada waa qashin waayo
@user-qr4cf4np9j
@user-qr4cf4np9j 6 ай бұрын
Ma kan ayaa sheekh ah waa gacanku deegleh. Waana Shabaab Dadbad layay
@IslamicVideos0984
@IslamicVideos0984 6 ай бұрын
Maantaa lagu baahanyahay xasan Las caanood baanu kugu soo dhawaynaynaaa
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
😂😂😂❤❤
@abdurahmanyusuf5012
@abdurahmanyusuf5012 6 ай бұрын
ILLAAHAY wajigaaga gub
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
Shaqfir. Maxaa habaaarka.
@warsamemeesho5949
@warsamemeesho5949 6 ай бұрын
Shheekh mad bilowday waxba rukuucay sheekh adiga inta qof e amarkaaga ku dhimatay iyo hasan sheekh yaa danbi badan
@unspokengamesfnfgamer2176
@unspokengamesfnfgamer2176 6 ай бұрын
Abgaal waa gun guni dhashay ninkii daarood gobgobi dhashay ayuu ahaa waxaa cadaynaya sida uu u kala muuqdo odaygu
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 6 ай бұрын
Qabyaaladeyte adiga iyo kuwa kula mid ah yaa sabab u ahaa in cellac xabishi qaada to waayo qarankii somaliyeet yaad qorsha la aan ku burburiseen markaasad madax noo noqdeen muse biixi dani qoorqoor xasan sheekh oo musiibo umada lagu fidneeyay rabi baa idin kula xisabtami qiyamaha
@ikramali7344
@ikramali7344 6 ай бұрын
Allaha Kuxafido
@TV_Nofa
@TV_Nofa 6 ай бұрын
Sheekh Xasan waxad rabtaa in an Maxamad caabudno oo an ilaahay maqaamkiisa gaasirro. Jooji noca cusub ee Caabudaada.
@iglanahmed4348
@iglanahmed4348 6 ай бұрын
👍👍👍🐅🐅
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 6 ай бұрын
Xasan waa xasan kkkk
@binfaqiibnulbalad1387
@binfaqiibnulbalad1387 6 ай бұрын
Dadka Shekha wax lasheegaaya waa dad oromo iyo xabasho af somali bartay ama dhiigooda asal kasoo jeeda dhankaas Rabana iney nakala jibiyaan waa lidin fahmay khawanayaal munaafiqiin ayaa tihiin xitaa hadaad somali tihiin idinka waaye dadka koow ladilaayo, sheekha soo fasaxa walaahi qeyb weyn ayuu kaqaadanaa waqtigaan waa waqtigii aan iskubaahneyn dhaxdrena aan is kusoo laabano please soo daaya walaaahi xabashada xaarka iyo kaadida ayaa kadaadanaya
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 6 ай бұрын
Ninkaan in la soo fasaxo waaye, hadey Ethiopia ka labaan gardaradeeda cad
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 6 ай бұрын
Sh xasanoow dadka dhulkii ayay dhameeyeen Gateen dalwladii katagtay Hada badii kalkeeda soogalay Badana waxa kuxigta in hawada legato Lakireeyo,aakhirka dadkaa kuxiga legato Markii dhul ,badda iyo hawadaba lagukalatago
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 ай бұрын
ETHIOPIA:- Somaliland waa idin aqoonsan laakiin saxiixa waxuu dhacayaa markaan Ciidankeena dagno dhulkaaga. SOMALILAND:- 🥳Haye walaalaheen Ethiopia 🇪🇹 Somaliya waa qashin idinkuna waxaad tihiin walaalaheen❤. ETHIOPIA:- Thak God odayaashani waa xoolo caqli laheen way dhaamaan odayaashii dhintay ee naga hortaagnaa 🥳 bal bada quruxda eega yeyeyeeeeyy. SOMALILAND:- Haye Ethiopia 🇪🇹 waad dagteen aqoonsigeenii nasiiya oo Qaramada midoobayna nagaliya. ETHIOPIA:- 😂😂😂Adeer anaagu waan ku aqoonsanay laakiin dunida kale iyagay u taalaa laakiin annagu yahe ayaan kunidhi somaliyana ha’idin ogolaato sabab iyagaad katirsantihiin. SOMALILAND:- Maya waa inaad nagalisaa QM hadiikale kabax badahayga. Aaway kharashkii diyaaradda iyo corontada aan ku heshiinay. ETHIOPIA:- Adeer waad waalantahay 50sano ilaa boqol sano sugo bixina maayo. Doyaaradoliina dowladda malaha oo waxay lawareegay dad khaas ah corontadiina dadkeenaa badan naguma filna raalinoqo laakiin iska sug 100sano ayaan kawada hadlaynaa markaa aniga shicibkayga ayaan u daneeyay adna adaa dayacay jiilka Ethiopia 🇪🇹 ayaan kafikiray 1000sano ee soo socda 😂😂😂 Qaramada midoobay:- QM iisoo gurmada iiga saara Ethiopia dhulkayga sharci umalaha 😢😭😭😭😭😢😢😭 QM:- SOMALILAND waad saxiixday 100sano sugo annaguna ku aqoonsan mayno waligaaba cabaad Ethiopia 🇪🇹 kaliyaata ayaa ku aqoonsan waxbana kamajoro kursina kuma lihid QM sorry sland😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 SOMALILAND:- MW Muuse shicibow waa la’ikhiyaamay oo Somaliland badh ayaa gacanta kabaxday maxaan samaynaa aan iska sugno 100sano 😭😭😭😢😢😢 Allah ba’yey maxaan uga fiirsan wayay habaarbaan qaatay 😭😭😭 Jiilka dambe way halaageen allaaaaaay hoogayay😭😭😭. 50 sano kadib Somaliland oo burburtay oo Alshabaab maalin walba holcinayo Barbara oo xirmatay Dhanka Ethiopia lasiiyay oo badheedhtay dunidii oo idil oo taagertay 50 million oo Ethiopian ah oo soodagay. Ethiopia oo kutidhi Somalilanderka oo wali la’aqoonsan badaha kale ayaan qaadanaynaa kan naguma filna waa inaan Saylac berbara kulligood qaadanaa 😂😂😂 Somaliland “:- Hablihii oo xoog lagu guursaday oo cuqaashii iyo salaadiintii oo labahdilay culumadii la xidhxidhay, kaniisado laga dhisay badda ay qaateen ilaa magaalada, dhalintii daroogo labaray cudur wadankii kadilaacay dadkii Ethiopianka lahoosgeeyay laga dhigay ku Ethiopia 🇪🇹 u shaqeeya uu wax noqonayo kii kale ladilayo ama wadanka uu tahriibayo halaag qar iska tuurah lagaadhay iyo waalni😭. ETHIOPIA:- oo isbalaadhisay cidna aan ka’hor imaan karayn oo ay sameesatay ciidamo calooshood ushaqaystayaal ah oo difaaca ciidankiisa oo hablaha ayku haystaan magaaladooda 😢 Calanka Ethiopia oo laga taago oo layidhaahna kaa towxiidka wuu nadhibayaa caalamkana lama yaqaan ee tuura kii diidaana waa laxidhi, caga juglayn sida SomalilGalbeed iyo Falastiin loo bahdilo ayaa naloo bahdili siiba kaxun sida Falastiin loo galo walahi ileen waa niman niceb dhiig Somali.😢😢😢 Somaliland dambe lamaqli maayo oo walaaheen Somaliya ayaan kacararnay Cadowgiina gacantaan ugalnay oo gumaysi aan dhamaanayn ayay jiilkeenu ku dambayn hadaan imika laga fiirsan walahi waana xaqiiq arinkan sabab saansaantaan arkaa ilaahayna kama dhigo run yarab oo ilaahay quluubteena Saafi haka dhigo oo sharta nalala damcsanyahay ilaahay iyaga haku celiyo oo uma najaxiyo shartan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Bad iyo dhul kiro magalaan walahi qofka kufikiraana waa qof aan wadankan u dhalan oo sirdoon Ethiopian ah oo Somalilander iska dhigayo oo qabiilka iska sita walahi iyagana u ahaa sirdoon subhannallah allahuma najaynaa yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 6 ай бұрын
Biliiliqada Dadkaaga Ka Hadal .ka Baxa Beeraha Islaamka IyovGuryaha Umada
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 6 ай бұрын
Farmaajo waa kii ugu xumaa oo ina soomara allaah baa nadhaafshey waxuu ahaa damiinkii ugu darnaa
@user-rf6vs6wh5x
@user-rf6vs6wh5x 6 ай бұрын
فك الله أسره
@gaaxa3847
@gaaxa3847 6 ай бұрын
Sheekhoow calanka Somalia waa calan lagaaga keenay west Florida oo jiray 1810kii, marka Somalia dal gumeysi ku jira weligiis buu ahaa
@salahahmed2091
@salahahmed2091 6 ай бұрын
Daahir aweys adeer codka xagiisa ma fiicna Borgaramadaada Codka kor uqaad si siwamaagasn laguu maqlo Wbt
@MahadSheikh-yj7hw
@MahadSheikh-yj7hw 6 ай бұрын
Somaliya Dadkeda io dhulkeedaba Waxa Cadowga u loogaya Madaxweyne Xasan Shiiq istarajiyadiisana Wa inu Waqooyiga Gooyo Koonfurgeed io Jubalana Dowladah dariska ah Uu Raaciyo Marka Xamar io Hirshabeele ha Xukumo
@yassincumar1259
@yassincumar1259 6 ай бұрын
Dahir baydhaheen wanijaas awys
@axmedmaxamednuur2905
@axmedmaxamednuur2905 6 ай бұрын
فك الله اسرك
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 6 ай бұрын
Jig jiga
@abdirahmanabdiqaadir1331
@abdirahmanabdiqaadir1331 6 ай бұрын
Asc sheeqow iska samir qokii ku aflagaadeeyo danbi buu ridayaa aahkiro ayaa laga jaraa
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 ай бұрын
ETHIOPIA:- Somaliland waa idin aqoonsan laakiin saxiixa waxuu dhacayaa markaan Ciidankeena dagno dhulkaaga. SOMALILAND:- 🥳Haye walaalaheen Ethiopia 🇪🇹 Somaliya waa qashin idinkuna waxaad tihiin walaalaheen❤. ETHIOPIA:- Thak God odayaashani waa xoolo caqli laheen way dhaamaan odayaashii dhintay ee naga hortaagnaa 🥳 bal bada quruxda eega yeyeyeeeeyy. SOMALILAND:- Haye Ethiopia 🇪🇹 waad dagteen aqoonsigeenii nasiiya oo Qaramada midoobayna nagaliya. ETHIOPIA:- 😂😂😂Adeer anaagu waan ku aqoonsanay laakiin dunida kale iyagay u taalaa laakiin annagu yahe ayaan kunidhi somaliyana ha’idin ogolaato sabab iyagaad katirsantihiin. SOMALILAND:- Maya waa inaad nagalisaa QM hadiikale kabax badahayga. Aaway kharashkii diyaaradda iyo corontada aan ku heshiinay. ETHIOPIA:- Adeer waad waalantahay 50sano ilaa boqol sano sugo bixina maayo. Doyaaradoliina dowladda malaha oo waxay lawareegay dad khaas ah corontadiina dadkeenaa badan naguma filna raalinoqo laakiin iska sug 100sano ayaan kawada hadlaynaa markaa aniga shicibkayga ayaan u daneeyay adna adaa dayacay jiilka Ethiopia 🇪🇹 ayaan kafikiray 1000sano ee soo socda 😂😂😂 Qaramada midoobay:- QM iisoo gurmada iiga saara Ethiopia dhulkayga sharci umalaha 😢😭😭😭😭😢😢😭 QM:- SOMALILAND waad saxiixday 100sano sugo annaguna ku aqoonsan mayno waligaaba cabaad Ethiopia 🇪🇹 kaliyaata ayaa ku aqoonsan waxbana kamajoro kursina kuma lihid QM sorry sland😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 SOMALILAND:- MW Muuse shicibow waa la’ikhiyaamay oo Somaliland badh ayaa gacanta kabaxday maxaan samaynaa aan iska sugno 100sano 😭😭😭😢😢😢 Allah ba’yey maxaan uga fiirsan wayay habaarbaan qaatay 😭😭😭 Jiilka dambe way halaageen allaaaaaay hoogayay😭😭😭. 50 sano kadib Somaliland oo burburtay oo Alshabaab maalin walba holcinayo Barbara oo xirmatay Dhanka Ethiopia lasiiyay oo badheedhtay dunidii oo idil oo taagertay 50 million oo Ethiopian ah oo soodagay. Ethiopia oo kutidhi Somalilanderka oo wali la’aqoonsan badaha kale ayaan qaadanaynaa kan naguma filna waa inaan Saylac berbara kulligood qaadanaa 😂😂😂 Somaliland “:- Hablihii oo xoog lagu guursaday oo cuqaashii iyo salaadiintii oo labahdilay culumadii la xidhxidhay, kaniisado laga dhisay badda ay qaateen ilaa magaalada, dhalintii daroogo labaray cudur wadankii kadilaacay dadkii Ethiopianka lahoosgeeyay laga dhigay ku Ethiopia 🇪🇹 u shaqeeya uu wax noqonayo kii kale ladilayo ama wadanka uu tahriibayo halaag qar iska tuurah lagaadhay iyo waalni😭. ETHIOPIA:- oo isbalaadhisay cidna aan ka’hor imaan karayn oo ay sameesatay ciidamo calooshood ushaqaystayaal ah oo difaaca ciidankiisa oo hablaha ayku haystaan magaaladooda 😢 Calanka Ethiopia oo laga taago oo layidhaahna kaa towxiidka wuu nadhibayaa caalamkana lama yaqaan ee tuura kii diidaana waa laxidhi, caga juglayn sida SomalilGalbeed iyo Falastiin loo bahdilo ayaa naloo bahdili siiba kaxun sida Falastiin loo galo walahi ileen waa niman niceb dhiig Somali.😢😢😢 Somaliland dambe lamaqli maayo oo walaaheen Somaliya ayaan kacararnay Cadowgiina gacantaan ugalnay oo gumaysi aan dhamaanayn ayay jiilkeenu ku dambayn hadaan imika laga fiirsan walahi waana xaqiiq arinkan sabab saansaantaan arkaa ilaahayna kama dhigo run yarab oo ilaahay quluubteena Saafi haka dhigo oo sharta nalala damcsanyahay ilaahay iyaga haku celiyo oo uma najaxiyo shartan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Bad iyo dhul kiro magalaan walahi qofka kufikiraana waa qof aan wadankan u dhalan oo sirdoon Ethiopian ah oo Somalilander iska dhigayo oo qabiilka iska sita walahi iyagana u ahaa sirdoon subhannallah allahuma najaynaa yarab🤲🏼🤲🏼
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 6 ай бұрын
Aduunka ayaan u yeeranaynaa
@marada2770
@marada2770 6 ай бұрын
War Xassan Sheikh Farah kaqaad beenale dhagarqeebe argagixiso ah adana ushaqeeya Ethiopia iyo argagixisosadaba😭😭😭😭😭😭😭👎👎😭
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 ай бұрын
ETHIOPIA:- Somaliland waa idin aqoonsan laakiin saxiixa waxuu dhacayaa markaan Ciidankeena dagno dhulkaaga. SOMALILAND:- 🥳Haye walaalaheen Ethiopia 🇪🇹 Somaliya waa qashin idinkuna waxaad tihiin walaalaheen❤. ETHIOPIA:- Thak God odayaashani waa xoolo caqli laheen way dhaamaan odayaashii dhintay ee naga hortaagnaa 🥳 bal bada quruxda eega yeyeyeeeeyy. SOMALILAND:- Haye Ethiopia 🇪🇹 waad dagteen aqoonsigeenii nasiiya oo Qaramada midoobayna nagaliya. ETHIOPIA:- 😂😂😂Adeer anaagu waan ku aqoonsanay laakiin dunida kale iyagay u taalaa laakiin annagu yahe ayaan kunidhi somaliyana ha’idin ogolaato sabab iyagaad katirsantihiin. SOMALILAND:- Maya waa inaad nagalisaa QM hadiikale kabax badahayga. Aaway kharashkii diyaaradda iyo corontada aan ku heshiinay. ETHIOPIA:- Adeer waad waalantahay 50sano ilaa boqol sano sugo bixina maayo. Doyaaradoliina dowladda malaha oo waxay lawareegay dad khaas ah corontadiina dadkeenaa badan naguma filna raalinoqo laakiin iska sug 100sano ayaan kawada hadlaynaa markaa aniga shicibkayga ayaan u daneeyay adna adaa dayacay jiilka Ethiopia 🇪🇹 ayaan kafikiray 1000sano ee soo socda 😂😂😂 Qaramada midoobay:- QM iisoo gurmada iiga saara Ethiopia dhulkayga sharci umalaha 😢😭😭😭😭😢😢😭 QM:- SOMALILAND waad saxiixday 100sano sugo annaguna ku aqoonsan mayno waligaaba cabaad Ethiopia 🇪🇹 kaliyaata ayaa ku aqoonsan waxbana kamajoro kursina kuma lihid QM sorry sland😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 SOMALILAND:- MW Muuse shicibow waa la’ikhiyaamay oo Somaliland badh ayaa gacanta kabaxday maxaan samaynaa aan iska sugno 100sano 😭😭😭😢😢😢 Allah ba’yey maxaan uga fiirsan wayay habaarbaan qaatay 😭😭😭 Jiilka dambe way halaageen allaaaaaay hoogayay😭😭😭. 50 sano kadib Somaliland oo burburtay oo Alshabaab maalin walba holcinayo Barbara oo xirmatay Dhanka Ethiopia lasiiyay oo badheedhtay dunidii oo idil oo taagertay 50 million oo Ethiopian ah oo soodagay. Ethiopia oo kutidhi Somalilanderka oo wali la’aqoonsan badaha kale ayaan qaadanaynaa kan naguma filna waa inaan Saylac berbara kulligood qaadanaa 😂😂😂 Somaliland “:- Hablihii oo xoog lagu guursaday oo cuqaashii iyo salaadiintii oo labahdilay culumadii la xidhxidhay, kaniisado laga dhisay badda ay qaateen ilaa magaalada, dhalintii daroogo labaray cudur wadankii kadilaacay dadkii Ethiopianka lahoosgeeyay laga dhigay ku Ethiopia 🇪🇹 u shaqeeya uu wax noqonayo kii kale ladilayo ama wadanka uu tahriibayo halaag qar iska tuurah lagaadhay iyo waalni😭. ETHIOPIA:- oo isbalaadhisay cidna aan ka’hor imaan karayn oo ay sameesatay ciidamo calooshood ushaqaystayaal ah oo difaaca ciidankiisa oo hablaha ayku haystaan magaaladooda 😢 Calanka Ethiopia oo laga taago oo layidhaahna kaa towxiidka wuu nadhibayaa caalamkana lama yaqaan ee tuura kii diidaana waa laxidhi, caga juglayn sida SomalilGalbeed iyo Falastiin loo bahdilo ayaa naloo bahdili siiba kaxun sida Falastiin loo galo walahi ileen waa niman niceb dhiig Somali.😢😢😢 Somaliland dambe lamaqli maayo oo walaaheen Somaliya ayaan kacararnay Cadowgiina gacantaan ugalnay oo gumaysi aan dhamaanayn ayay jiilkeenu ku dambayn hadaan imika laga fiirsan walahi waana xaqiiq arinkan sabab saansaantaan arkaa ilaahayna kama dhigo run yarab oo ilaahay quluubteena Saafi haka dhigo oo sharta nalala damcsanyahay ilaahay iyaga haku celiyo oo uma najaxiyo shartan yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Bad iyo dhul kiro magalaan walahi qofka kufikiraana waa qof aan wadankan u dhalan oo sirdoon Ethiopian ah oo Somalilander iska dhigayo oo qabiilka iska sita walahi iyagana u ahaa sirdoon subhannallah allahuma najaynaa yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
ПАХШИ МУСТАҚИМ №60
3:08:22
РУШД ТВ
Рет қаралды 21 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 3,1 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 34 МЛН
Waar Dag Dag Ah
11:05
Hilibi Media
Рет қаралды 1,2 М.
Netenyahu iyo Maraykanku maxay isla gaadheen, iyo Debedbaxa lagu sameeyey
17:47
GUUR IYO RUUX WAYEEL MAXAA KALA HAYSTA
16:51
Djib Medias
Рет қаралды 543 М.
Xasan Daahir Aweys Oo Weerar afka ah Ku Qaaday Al Shabaab
53:56
GAROWE ONLINE
Рет қаралды 12 М.
FAYSAL CALI WARAABE OO AMAANAY BULSHADA DEGTA DEEGAANADA PUTLAND.
12:27
Никогда не убивай это существо! 😱
0:28