Doqomadii Ree Gedo ee wiilashoodi la isku laayey iyo bahdilka Xassan. Gabar cad idin kugu yaalo ciil Kama baxayso 😭😭😭
@Mahadosman-q9s2 күн бұрын
Dowlada dhexe e Somaliya sida ay wax u wadan wa wax lala yabo waxa u samaynayo Xasan shekh wa khayano iyo munafaqad xun wana in u is casila Xasan gur gurte
War yaan la qaadan way idin sumeynayaane haday doonaane, mida kale waa soor quureed ha qaadanina Mareexaanoow! Alaah haadayeey Mareexaanoow gaajo ayaa laydinku shaabadeeyey gurigiin jirye bahdilka ka dhiidhiya!😢
@hageabdihage1058Күн бұрын
Oromada waxay soo maraan Dhulka isaaqa dego ka dib-na Waxay isaga gudbaan buuraha Golis. Carabtuna waxa ay puntlan ku Soo galaan shaqo raadis intoda Badani.
@mahamuddoolaal45862 күн бұрын
Ma hub ayaa lagu soo dhex qariyey
@AhmedJimaleКүн бұрын
QORSHAHA MAXAA WAAYE IN ITOBIA LEYNKA SOO XIRO NO MORE ITOBIA
Koxda dacish ma ciidamo somaliland ka tirsanbaa wali ma arag somaliland oo argagixisada qof kamid ah xirtey ama max kamad kentey tona saadka iyo isbitalkaba somaliland bey ku tirsan yihin Hadana iyagii baba dadkii kele ku edeyo qof konfur katagey habeen masexn karo oo inta laasoqabto baa xabsiga ladhigaa kii konfur ta katagey a argagixisada ah na wudegan yahay somaliland lama qabto
@maxamedcali88362 күн бұрын
WALLAAHAY WAANKA YAABANAHAY WAXA REERKII MARREEXAAN KUDHACAY WAXAA KA CAQLI BADIYEY HORGAL FARTAAG IYO XASAN DHIIQO KANA HORKEENAY DADKOODII AYLA HAYBTA AHAAYEEN EE DAAROOD ISMAACIIL IYO WELIBA ISKA HORKEENKA DHEXDOODA AH OO LAYSKU DILAYO. VERY SORRY. FROM LAASCAANOOD KHAATUMO STATE OF SOMALIA
@LaasCabdirashiid-kl4fw2 күн бұрын
War ninaankaan dhul isaaq baa laga soo geliyey Barbara isaaq baa soo gudbiyey iyo dhul hawiyo modishoo iyo koonfurta kuli waa isaaq suuriya iyo carabta kale waxaa soo gudbiya isaaq.
@Ahmed-hg8gq2 күн бұрын
Itoobiya haday runshegayso way ogtahay saldhigyada hargeysa burco ceerigabo ay argagixisadu kuledahay mayduqayso
@mahamedabshir7588Күн бұрын
Mowliidow taliyihi nabadsugida muuse biixi ayaa sheega 200 ba mar ayey imaneysay anagaana gudbin jirnay ayuu yiri
@ahmedjama22852 күн бұрын
Galwaq plez hadad tahy nin dhalada marexan ina aderoe gedo nagadaa way dhinten wuxu waa maxay galwaq kuwa ugu xun oo marexan gumeyey waa ree garbaharay walhi
@dhuux143cilmi72 күн бұрын
Caku marexan iyo aqli xumadiisa ma waxa rabtan axmed ki kismayo idinku dhameyay ba wali rabtan
@batulasmail82612 күн бұрын
Xassan Mooryaan ayaa Ka xun
@aminasalad74102 күн бұрын
Waa la raba axmed marka urursamale sheekadu joogto