Xogta Itobiya oo fariin culus la wadaagtay Turkiga, Muuse Suudi oo weeraray Deni, Sarakiil AS la sha

  Рет қаралды 20,806

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 27
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 18 күн бұрын
Ethiopia geed halagu xiro hana laga saro dalka Somaliyeed oo haliis u ah Somalia.
@rnoor9763
@rnoor9763 18 күн бұрын
Itoopia Fursad laguwadahadlo inlasiiyo maahan.
@MuxumedBeegsi-dz4co
@MuxumedBeegsi-dz4co 18 күн бұрын
Ga
@HusseinHAden
@HusseinHAden 18 күн бұрын
Inta aan leeyskugu tagin turkiga Ethiopia waan in ay ka noqoto MoU Kala galay muusa biixi
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 17 күн бұрын
Ssc.guuul❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 18 күн бұрын
Abi waareer ku dhacay wadnaha ku istaag
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 17 күн бұрын
Kulanka ha la kansal gareeyo, turkigana xidhiidhka haloo jaro.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 18 күн бұрын
Waa in wax bad ah in la siin ethiopia waa khatar halis ah ee mustaqbilka.
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 18 күн бұрын
Sideeda ba yaan badd lasiinin
@seynabhariir9436
@seynabhariir9436 18 күн бұрын
Kani weriya maha sheeko caadiya ayu mesha layimi
@jamacadan2200
@jamacadan2200 18 күн бұрын
Abiy wuxuu wato cid kayeeleyso majir wax qeynunka ka baxsan aduunka ayey watan ma gurigeyga ayan kuwada heshineyna inad qadatid adiga maalina tabarta cid aad wax ka qadeysid majir wadna nataqana waxaan nahey oo dagaal ayan ku wada dhalaney afkaada hagaaji adebna lahow cidna waxba ka qaadi meysid ee wad kujabi tan .
@MacluulXaaji
@MacluulXaaji 18 күн бұрын
❤❤❤
@soraya.a7956
@soraya.a7956 18 күн бұрын
Masar ayey ka baqee sababta oo ah sikasta oo Ethiopia ugu qaldameysay dhulka Soomaaliyeed wixii kadan Beeyey burburkii Somalia waligeed masar.makeenin dhulkeeda lkn Ethiopia hadan waxay aragtaa in mustaqbal keeda mugdi sii galaayo taa waxaa dheer Masar waxay ethopia kadegtay labada dhinac oo waxay heshiis military lagashay Ertrea
@Yuusufdahirmaxamed
@Yuusufdahirmaxamed 18 күн бұрын
In ey lahadasho dowlado,itoobiya lamasina maxaa noogo darsan oon ku wada hadleynaa
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 18 күн бұрын
Dalkayaga annagaa leh, ilaashanayna, *sida dekedda jabuuti aad wax ugala soo digtid, ayuun baad ugala soo degaysaa badeecada, Haddaanu oggolaanaba, Wax ka sokeeya itoobiyay ha naga sugin.
@SaalimCumar-l5i
@SaalimCumar-l5i 18 күн бұрын
Intee lagu codeeyaa oo muse ogyahay waa siyaasi qabiil aan mudnen masuul shacab ee waa nin xasuus laheen
@MacluulXaaji
@MacluulXaaji 18 күн бұрын
Www❤❤
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 18 күн бұрын
Well the sea and land belongs to Somalia president Hasan sheekh had made very clear their not to debate and negotiation first of Ethiopia have to apologise the abuse and embarrassing behaviour and recognize the dignity and sovereignty of Somalia then after Somalia will evaluate whether can Abi Ahmed regime can be trusted to do business with it
@DhuuxIsnaciil
@DhuuxIsnaciil 18 күн бұрын
Mayya
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 18 күн бұрын
Muuse suudi hasan ha la hadlo odaga cajuuska dhiigya cabka ah
@user-yu5td5kn1q
@user-yu5td5kn1q 18 күн бұрын
Wax gor Gortan laga galo ma ahan badeena wax lagatanasulayo majiraan dawlada Haku adkeysato badeena in ay tahay lamatabtaan jiljileeca waa tan meeshaan nadhigtey soomaaliyeey
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 18 күн бұрын
Wasiir fiqi waa ku kalsoonahay ithopia yeeysan idiin gaadin waa qataano badan tahay yaanan loo tagin hadii kale
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 14 күн бұрын
MADAXWEYNE HASAN SHEIKH ETHOPIA LAMA FARIISANKATID HADU ABIY KU QABSO KU QADI MEYSID UU WATO HADII LOO TAGO SOMALIA GUN LAGA DHIGO
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 18 күн бұрын
Muuse war bax oday dhiigyacabka
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 18 күн бұрын
Muuse suudi isagaa xeradii ciidanka mariinada ku jiree, Ha ka saarto isaga haddii dawladduu sheegayaa jirto.
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 15 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 48 МЛН
Residents of the Kursk region are watching a movie about Bucha
33:36
Ukrainian Witness
Рет қаралды 230 М.