Xogta Khilaaf culus oo ka taagan Jubbaland, Axmed Madoobe oo weeraray guriga G/ baarlamaanka Jub....

  Рет қаралды 12,921

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@FahmoSahal-ok7mo
@FahmoSahal-ok7mo 3 ай бұрын
Gudoomiyaha ma ahan ee waa gudoomiye ku xigeenka kowaad ee jubbalnd adan khaliif
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 3 ай бұрын
Ahmed madobe waa khaldan yahay inuu keligi taliye isku bedello. Waxaa fiican in cod xalaala laysku doorto
@MouhouboMohamedIssa
@MouhouboMohamedIssa 3 ай бұрын
I
@xusencusman7219
@xusencusman7219 3 ай бұрын
Cllaahi war amaadan hubin oo kunoqotaa😢😢😢
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 3 ай бұрын
Eeboow muqdisho waa laga shaqaystaa ee dib looguma cesho cashuurta laga qaado Baydhabona waxaa lagu ceshaa cashuurteeda that means waana loo shaqeeyaa waana laga shaqaystaa
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 3 ай бұрын
Dictator Axmad geeda naar must go. Waa in xabbad dabada looga qiijiyaa nijaaskan dilooday Kismaayo
@heethaat
@heethaat 3 ай бұрын
axmed madobe waa odey dhiiga umada cabah
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 3 ай бұрын
Odayga sidii ido xanuunsanaayo ayuu madaxa kabararay intuu aduunyo u ordaayo ayuu aakhiro aadayaa soon mana oga
@SukritiXasan
@SukritiXasan 3 ай бұрын
Soomaali hadey bini aadam saxa tahey beydhabo halaga dhigo caasumadda soomaaliya
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 3 ай бұрын
100 sano ayaa ku heyn doontaa Baydhabo unukaa leh ee maa ka Joogto!! Metropolitan ma qaadi kartaane!! daarood aa iska diidaybee !!
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 ай бұрын
Waxuu ka mid yahay masiiboyinka umada Somaliyeed ee Islamka dhibatada ku haya. Axmed gudcur
@SowdoBiryar
@SowdoBiryar 3 ай бұрын
RABI tALO KU FILAAN inshaaalh
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 3 ай бұрын
Magarafoonka iska hagaaji dhegihii ayaad na qarxisee
@aliabdi8347
@aliabdi8347 3 ай бұрын
Beenaale, jubbaland maaha galgaduud iyo mudug oo kale
@halganosaid7156
@halganosaid7156 3 ай бұрын
Balwaan Been badanaa ma anagoo kismayo joogno ayuu nooga waramayaa. Col aad hurineyso allaha kugu rogo adiga.
@baremohamednoor9767
@baremohamednoor9767 3 ай бұрын
Balwan somalida fidmadha kadaa
@Aargooste10
@Aargooste10 3 ай бұрын
Beenale beenale dhalay
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 3 ай бұрын
Ma war cusuba .yaa lasaaraya'?
@XusenXasan-t9v
@XusenXasan-t9v 3 ай бұрын
K
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 3 ай бұрын
Sidi kalkaco loqabsan laha aba loraba hadi diblosodorto farmajo ssc boskeda dhiman hargeysa borama xadir gobolkoda wey afdubten max loyelay canan banadiri inlararo tarxilki muxuaha ogolasha xamarna lakenin
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 3 ай бұрын
Codkaku wa gabaan yahay
@MohamedDubed-b7m
@MohamedDubed-b7m 3 ай бұрын
Ader giida naar is not easy
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
FADEEXAD KA DHACDAY XAFLADII XIL-WAREEJINTA TALIYAHA BOOLISKA,
9:59
Aftahan Production
Рет қаралды 8 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН