ASC.Mansha Allah Magacaa hajiro Walaalkey Suleyman Xaashi en adiga iyo dagtorkaba khair Allaha idin siyo En sida aad ugorfeysen barnamijkan dulmar xoggo badan ayaa ku dugna Allah Allah Somaliweyney aqligina wasidee Wabilahi tawfiq
@alirobleh1226Ай бұрын
Suuleymaanow Eebbee Weyne khayr badan ha ku siiyo, AAMIIN !!!!!!!!!
@dahirsmohamed5002Ай бұрын
Profesor Awahab Allaha kuxafido Adiga kuwa kale badan oo.wadaniyadd leh,Sida Suleiman Horfardi Abdi Xafid Britsm oo soo qaato kuwa falanqeya Wanaga Somaliya iya Somalida oo kaliya u bahaan in iyaga isfahmaan,wilasha dalka difaci lahaa lawada qarameyo,kuwa Reer Galbeydka Mareykan Carap iyo kuwa Africa ee dhaqalaha 17sano xeryaha kujira,Dalka wajibki loo kenay aan 2km wax kaqaban.Dhaqalaha kubaxa oo loweciyo In Cidamada Somaliya 6 bilowd oo.kaliya lagu dhiso.Allaha waafijiyo wadada xaqa ah
@AhmedYonis-p5mАй бұрын
Prof Abdi wahab masha allah allow ku xifdi wadaniga dhabta somaliyeed aya thy ❤❤❤❤❤
Mr Haashi nin culus oo aqoonyahan iyo wadaniyad isku darsaday ayaa heshay gaeeska Afrika kuwa talo xumayaasha ah ceebtooda ayuu banaanka keenaa
@seed3966Ай бұрын
Asc salaaaaan sare waa labo nin oo culus weeeyee 🌎🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamudmuriidi2656Ай бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة اللهم ارزقنا الاخلاص والوفاء بالعهد اللهم اني اسالك العفو والعافيه في الدنيا والآخرة اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم ارزقنا حسن الخاتمه يارب العالمين 🤲🥺🥺💔 عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🌹 اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة اللهم ارزقنا الاخلاص والوفاء بالعهد اللهم اني اسالك العفو والعافيه في الدنيا والآخرة اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم ارزقنا حسن الخاتمه يارب العالمين 🤲🥺🥺💔 عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا 🌹
Yaa daliyay dhibaatada Geeska Africa Yaa keenay in aan u wacano Masarida iyo Turkiga. Ethopia waa cadow Joogto ah. In aan burburino maantay aya ka sahalsan in aan ayago aan burburino
@gaanimaxamed4889Ай бұрын
Wcs❤❤❤
@AhmedJamac-j1xАй бұрын
Maa shaa alaah haa suleeymaanoow waxaad keentay nin wax garad ah waayo dadka isku dantaa kalama maarmaan
@abdullahimohamed9751Ай бұрын
Wiil ninkii korsanlahaa alle masiin xasan shiikh meesha aadkafiirinaysaan majiro
Faqash oodhan xanuun soomaaliland baa ku dhacay lkn way jabayaan
@ahmednur334Ай бұрын
Adiga iyo cwab xashiyow wad mahadsantihiin
@maxamedgaab4153Ай бұрын
Dawladaha aduunka ka jira iyo Umadaha aduunka ku noolba Midwaliba buqcada uu Alle ku Abuuray sideeda ayey uga Faa ideystaan waa dadka nool'e ?? Itobiya markay biyaheedii Meelaysatey iny hantideena Soo hun guriyeyso waxa sabab U ah inaga oo dayacnay ????
@calishaakir1Ай бұрын
CIIDANKA MASAR MUXUU QABAN KARAA??? WAA LA BAHDILAYE????
@Wonders-of-Mother-AfricaАй бұрын
Cadoowga mar kasta mid walaal kula sheeganaya kaga so horeeya! Somalida elite ka..dadka ugu horeeya dhan dabka ha lagu shubo. In eey isku keen diraan oo dadka somalida kala dilaan mooye faido kale maleh!
@calishaakir1Ай бұрын
XASAN CIIDANKIISU WAA HAWIYE QUDHA.
@FaaraxGaab10Ай бұрын
Nin duq kumalenayey horfadhi media markii ugu horeysay an arko ninkaan
Qofka caytama waa qof aan aqoon lahayn oo caay uun ku cabiri Kara mooqafkiisa
@abdirazaksiyeАй бұрын
Kkkk
@XamarayXamar-od6zuАй бұрын
aan idiinku daree xuuti maraakiibta masar wey holcisaa sidey u holciso dowladaha mareykan iyo yurub masr waxey ku jirtaa xaalad infijaar cuno gaas badrool sidaas ayuu u yimid soomaaliya inuu itoobiya kala diriro ciidan ay u tababareyso iney xuuti ladiriraan itoobiya markuu waku tuuro soomaaliya khaasatan mudisho ayey ku soo tuureysaa xuuti markey ciidankeenu ku tuuro mudisho ayuu ku soo tuurayaa
@NuuradiinMaxamed-x2pАй бұрын
Waar itoopiya haweerarina ee markay idin weerarto weerara ama isdifaaca
@FahmyAbdillahiАй бұрын
Waa laga soo gudbay xilligii dhiigga somalida lagu ilaalin jiray biyaha niilka. Waa been in biyihii niilka la xidhay, dhaam keliyaa laga dhisay biyihii sidoodiibay u socdaan. Ma jirto bad la xidhi karaa. Waa been cad in ciidanka cirka somaliya in masar aasaastay, Talyaaniga ayaa asaasay.
@AbdulaJamalАй бұрын
Dooqon ninkaga ookari rashink?]
@magoolaidid5506Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 bilaa mshaharkii masaraarida kuwii la mashquulinaaey ayaa xaashow lagusoo dire qaadodhiiqada lkn fahanka qaladan waxa fahmey somaaliland sxp noqo weriye wax laga dhaxlo😊
@farhiaadan5937Ай бұрын
Waqash ha waal waalato Somaliland waa la aqoonsaday
@SaedDahir-v6dАй бұрын
Inaaad wax kale noo sheegayso ayaaan moodayay masar palestine ayay wax ku kordhin lahayde
Ciidanka cirka waxaa noo aasasay Talyaniga, Duuliyihii ugu Horeeyey soomaliya wuxuu ahaa cali mataan Xaashi, wuxuunna ka soo baxay Dugsiga diyaaradaha ee talyaaniga oo ku yaalo roma, masar wax ciidan cir oo aay noo dhistay ma jiraan.
@cabdiwahaabnadaara7945Ай бұрын
Ma talyaani bay ahayen mise rush.
@mohamedmoalin9288Ай бұрын
Waxa idin waidyay maxaa usoo qaadataan warka Abdiwahab oo ah Qof aan Jirin, ma ahan in warkiisa lasoo qaato.
@abdifataahdeyibseid3269Ай бұрын
Waar ninku been badanaa
@AbdulaJamalАй бұрын
Kkkkk
@abdiali319Ай бұрын
Sheekooy sheeko, sheeko caruuro, shilin baa dhuustay, gafanaa sheegay. Useless bla bla bla bla by an ignorant man. Waa beenaale.
@mohamedabdiyusuf519Ай бұрын
Salaybaan ilmo afweyne waxa ka muuqda inad wali afweyne u baroranaysid maanta faqash badan aya lagu dubtay galgaduud aad iyo aad ayan ugu diirsaday ina maanta faqadh la dubay oo dabka na saaray adiguna adoon falastiiniya unbad ahaan doonta waliga hadhaadigi afweyne ey ciilka ku gaboobay wareyso waxan nagu balan ah hadad markan far soo taagtaan markii hore ayad ku baxsateyn reer waqooyi laakin hadad maanta soo raacdiin duliga dameerka xamar biyaha dhaamiya inu muuse ku shiilan doono sida digaagadaha dhaylada marka afqadhmuunay waligaaba hadhaadigi afweyne wareysow sidi aabaha afweyne loo baacsaday ayaa gurguurte iyo gadhaadigi afweyne markan la biyo raacin doono aya nagu balan ah markan socon maysow ina koorey aya aderkay ah amba ina cambaashey ayaa walalkay ah taas ku talagal markan sii fiicn aya lagu xasuuqi doona waa la tirtiri dhamaan waaqooyi sidad u dhantahay marka edeyb yeelow ilmo furash weyn bad tahay dhinac ka raran oo dhex aan ahayn ilmo zaaniyow weyn