Xogta Masar oo 4-Saldhig ka heshay Somalia & Afarta Gobol ee laga siiyay, 7-heshiis oo wasiir Tiktok

  Рет қаралды 66,740

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 199
@ibrahimkahiye1736
@ibrahimkahiye1736 26 күн бұрын
Masar iyo itoobiya waa Cadowga ummadda Soomaaliyeed een Wax Dawlada layidhaahdo anka jirin Soomaaliya .laakiin ilaahaybaa umaqan . casa wajalla. Rabbi ayaa kaqaban Daalimiinta ❤😂🇹🇷🇦🇪🇸🇴🇦🇪🇹🇷
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 21 күн бұрын
Ilaahow Ethiopia 🇪🇹 burbur u horseed oo SomaliGalbeedna midee si halmeel cadowgeena loogaga soo wada jeesto inta kalkaaliyaha ee ku dhexjira Somalida ama nasheeganaya rabbiyow aan gowracnaa iyaga iyo Cadowgeena soo jireenka ah aanka difaacanaa dhulkeena Barwaaqada ah oon lasoo noqonaa ilaa Herer Diridhabe iyo intii dhul ay Madaxdeena kalkaaliyahu hoosgeeyeen Cadowgeena Ethiopianka tabarta yar ee xiniinyaha aan lahayn Rabiyow soo dadaji Dagaalka Ethiopia 🇪🇹 iyo Somalia 🇸🇴 5ta Somali haku midoobaan oon Buurahoodii qalalnaa ay dib u fuulaan Ethiopianka uraya Iyagoo halaagaya aan gumaadnaa Rabiyow Somali midee aan Ethiopianka iyo Kenyatiga aan gowracnee gudaha iyo dibadda rabbiyow 🤲🏼🤲🏼🤲🏼Aamiin Iaahayow soo dadaji dagaalka aan dhalinteenu gowracnee reer xiniinya laawe Ethiopianka iyo kenyatiga iyo Yuhuuda uraysa iyo ReerGalbeedka calankoodu sii dhacayo rabbiyow 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort 26 күн бұрын
Mahadsanid 15.hoo
@fakhrudinaziz
@fakhrudinaziz 26 күн бұрын
Been alae Aya tahay masar dhulnagamaheysaro badba nagamaxoogeyso
@fakhrudinaziz
@fakhrudinaziz 26 күн бұрын
Somalia mardhaw Aya cunaqabateenta hublaqaday wali ciidan hubeysan lama dhisin oo udhigmo kan itobiya Marka in etobiya dhulka qabsaro dabeeto aad xassan sh kuedeyso Aya rabta
@fakhrudinaziz
@fakhrudinaziz 26 күн бұрын
Cayayaankii farmajo Aya tahay
@fakhrudinaziz
@fakhrudinaziz 26 күн бұрын
Halaqasado dhulka mishaad kagasho ayaan kagakeyna ye
@fakhrudinaziz
@fakhrudinaziz 26 күн бұрын
Kagakeyna
@AadanCali-l2u
@AadanCali-l2u 7 күн бұрын
Masse. Guul. Guul. Guul
@Mamar6310
@Mamar6310 26 күн бұрын
Walaalahood fakastiin bay wax u tari lahaa uren ya kale xasan halkuu haystaa isagii baa la ilaaliyaa soo soco dheh basal cun wayntii xasan DHIIQOOY
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 26 күн бұрын
@@Mamar6310 Waa Sax albaabkii Rafah ayeeyba kaxirteen Masar was jawaasiista Israel iyo imaaraadka
@ashasalah2835
@ashasalah2835 26 күн бұрын
CIIDAMADA MASAR, HALA FARISIYO, SALDHIGYADI ITOOBIYA FADHIYEEN DHAMAAN, WAAYO DOWLADDAHA DARISKA WAA HALIS.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 21 күн бұрын
Ilaahow Ethiopia 🇪🇹 burbur u horseed oo SomaliGalbeedna midee si halmeel cadowgeena loogaga soo wada jeesto inta kalkaaliyaha ee ku dhexjira Somalida ama nasheeganaya rabbiyow aan gowracnaa iyaga iyo Cadowgeena soo jireenka ah aanka difaacanaa dhulkeena Barwaaqada ah oon lasoo noqonaa ilaa Herer Diridhabe iyo intii dhul ay Madaxdeena kalkaaliyahu hoosgeeyeen Cadowgeena Ethiopianka tabarta yar ee xiniinyaha aan lahayn Rabiyow soo dadaji Dagaalka Ethiopia 🇪🇹 iyo Somalia 🇸🇴 5ta Somali haku midoobaan oon Buurahoodii qalalnaa ay dib u fuulaan Ethiopianka uraya Iyagoo halaagaya aan gumaadnaa Rabiyow Somali midee aan Ethiopianka iyo Kenyatiga aan gowracnee gudaha iyo dibadda rabbiyow 🤲🏼🤲🏼🤲🏼Aamiin Iaahayow soo dadaji dagaalka aan dhalinteenu gowracnee reer xiniinya laawe Ethiopianka iyo kenyatiga iyo Yuhuuda uraysa iyo ReerGalbeedka calankoodu sii dhacayo rabbiyow 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@CabdikhadarCalicabdi
@CabdikhadarCalicabdi 26 күн бұрын
Dowladda soomaaliya siyaasaddeedu waa fashilantahay ee dalka halaga qabto
@CabdikhadarCalicabdi
@CabdikhadarCalicabdi 26 күн бұрын
Soomaaliya dowladdeedu waa fashilantay ee dalka.halaga qabto
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 26 күн бұрын
Ciidan kaitoobiyahalagubadalociidankamasar turkigunawaaqodida shidaalka
@Cali-tu8fg
@Cali-tu8fg 26 күн бұрын
Mssar,maxay,,uu,tarikarta,soomaaliya,waxba,umatarikarto,may,wax,u,tattoo,falastiin,òo,agtooda,laguna,gawracayo,masar,waa,yuhuud,ha,I noosoodhawaayn,masar,waa,cali,laraciise,kililka shanaad,ee,soomaalida,
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 26 күн бұрын
hadda owhubki turki nasiiyay jaajiusay
@Bare-z3l
@Bare-z3l 26 күн бұрын
Saxiib Mw xasan SH kursiga inuu ka kaco ma doonayo siyaasiin culus la tartami doona iskaga caabiyo maamulladan ku qabsado ayuu rabaa mahadsanid
@amalahmed6812
@amalahmed6812 26 күн бұрын
Xasan sh. Wuxuu rabaa in somaliya ugu itopia sababtoo waxaacad in masar ey kuu dagaalameynin, itopia jaunts weyn ey ka artaa
@QafiirRiyomarindaje
@QafiirRiyomarindaje 26 күн бұрын
Shiniduulduulba alinaax bay daqaqdhahdaa xasan arinta masar waasidii at itoobiya u qabsanlahad Dallas soomliya au Lhasa lagala
@user-wd8sd8ym5n
@user-wd8sd8ym5n 26 күн бұрын
Sax sax masar good came help Somali we Egypt really ❤and turkey
@ashasalah2835
@ashasalah2835 26 күн бұрын
MASAR, WA IN AY FARISIN KA DHIGATO, HALKII AY HIRAAN KA FADHIYEEN CIIDAMADA HIIL WALAAL.
@FaysalMaxamad-xc1zq
@FaysalMaxamad-xc1zq 26 күн бұрын
masar iyo somaliy ha isukashaden o itobiya habuburiyen
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 26 күн бұрын
@@FaysalMaxamad-xc1zq Dqon baa yahay MASAR wexeey buburin kartaa wallaalohood falastiin O Arab ah ayaa hotooda LAGU dameer. .Masar yahuud bei lajirtaa mareeykan na jaajuus beyutahay
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 25 күн бұрын
Masar gaajada ah
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 26 күн бұрын
al shabaabna hesiidbaa lala galay
@housseinawad194
@housseinawad194 26 күн бұрын
Ok
@housseinawad194
@housseinawad194 26 күн бұрын
❤❤❤
@Axmedweheliye
@Axmedweheliye 26 күн бұрын
Aniga Ethoopiya iyo masar inay nagu dagaalamaan.Dan.nogumabjirto
@XaliimoXasan-ty1vt
@XaliimoXasan-ty1vt 18 күн бұрын
Waamihiim
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 26 күн бұрын
Markii la fiiriyo Wasiirka Gashandigga Abdikadir Jama, waxaa yaabah inuu galayd 7ba heshiis dhanka mileteriga kuwaas oo aan waxba ka hirgalin oo aan ka ahayn kii Turkiga, waxaay siyaasadda caynkaas ah dhacdhac badan maxaay soo kordhinasa difaaca dalkeena, taasi abuuraysa qalqal siyaasadeena difaaca dalka. 17:33
@adenismacil6351
@adenismacil6351 26 күн бұрын
Xasan sheekh wuxu ku waashsy heshiis iyo safar dibada ah bal waa eegnaa
@farahyusuf4608
@farahyusuf4608 26 күн бұрын
Hadn't lashaacin .sidee ku ogaatay adigu. Lama shaacin .waxayna u yaalaan meelahaas is qabadsii waxad sheegeyso
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 26 күн бұрын
@@adenismacil6351 Maogit miyaa saxiixa heshiis hada LACAG badan AYAA lamu Qatar.Waxaaladaha Bonus of good will actually count KAAGA ayaan tops lagugushubiya was deal fiican
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 25 күн бұрын
asc
@snw9257
@snw9257 26 күн бұрын
Masar kaliya colaad iyo dhibaato ayey kenesa .xidhidhka Turkey na wu dhawacaya
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 21 күн бұрын
Ilaahow Ethiopia 🇪🇹 burbur u horseed oo SomaliGalbeedna midee si halmeel cadowgeena loogaga soo wada jeesto inta kalkaaliyaha ee ku dhexjira Somalida ama nasheeganaya rabbiyow aan gowracnaa iyaga iyo Cadowgeena soo jireenka ah aanka difaacanaa dhulkeena Barwaaqada ah oon lasoo noqonaa ilaa Herer Diridhabe iyo intii dhul ay Madaxdeena kalkaaliyahu hoosgeeyeen Cadowgeena Ethiopianka tabarta yar ee xiniinyaha aan lahayn Rabiyow soo dadaji Dagaalka Ethiopia 🇪🇹 iyo Somalia 🇸🇴 5ta Somali haku midoobaan oon Buurahoodii qalalnaa ay dib u fuulaan Ethiopianka uraya Iyagoo halaagaya aan gumaadnaa Rabiyow Somali midee aan Ethiopianka iyo Kenyatiga aan gowracnee gudaha iyo dibadda rabbiyow 🤲🏼🤲🏼🤲🏼Aamiin Iaahayow soo dadaji dagaalka aan dhalinteenu gowracnee reer xiniinya laawe Ethiopianka iyo kenyatiga iyo Yuhuuda uraysa iyo ReerGalbeedka calankoodu sii dhacayo rabbiyow 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abdullaahihussein2475
@abdullaahihussein2475 26 күн бұрын
Abdulahi huseen
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 26 күн бұрын
masar ma rabno inta uu masar hafey wax difaacee falasdiin bey difaaci lahyd oo sy carab isku yihiin
@raafxero527
@raafxero527 26 күн бұрын
Masar waxay ku socota Ethiopia,
@Sarta100
@Sarta100 22 күн бұрын
Tiktok waxa uu u adeegaa imaaraat .
@fakhrudinaziz
@fakhrudinaziz 26 күн бұрын
Etobiya anga ma"nadeyneysamasar iyo masarla'la'nba
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 25 күн бұрын
Hasan shekh wuxu doonaya in uu kacareysiyo Turkiga c ci muxuu noo qabanaya Anaga Asagaaba lahaysata ah israiil aya xukunta ninkaas yaahu ❤❤😂😂😂😂🎉😢😮😅😅😅😅😅😢😢😢
@maxamuudmuxumud9494
@maxamuudmuxumud9494 26 күн бұрын
XASAN SH WAYDII BAL WUXUU YIDHAHDO
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 25 күн бұрын
Waali ku dhacaday
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 26 күн бұрын
Saaxibadda xaarmaajo, talladdoodu ma iney difaacaan xabashidaa ? Maxaa ka jira welwelka itoobiyaan jaceylka ah ee cbb_da.
@abdiibrahin6512
@abdiibrahin6512 26 күн бұрын
Masar wax faaiido ah uma hayso soomaaliya
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 25 күн бұрын
Qof kasta wax miyuu seexexiba dowlada ma yaqaanaan kuwaan
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 23 күн бұрын
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. HADDII AAN .NAHAY. QABIILKA CIISE. EE.DEGAA. ZAYLAC IYO.LUGHAYA. DOWLADA DALKEENA. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. WAN SOO DAHWEEYEE NEY NAA DALKEENA LABAAD. EE EGYPT 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 😊🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬 🇪🇬. 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. VIVA. SOMALIA. IYO.MASAR🇸🇴
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 26 күн бұрын
Dadakan comentiga soo qoraya ethopia ushaqeeyaan
@LiibaanYuusuf-i7d
@LiibaanYuusuf-i7d 25 күн бұрын
Masar waxan qabaa inlaga dayo soomali wax uu sokordhiyaa majiraan waa fid noole dalka haka ilaaliyo waa kaajo wax laga dhax laayo waa baahi naga daaya turgi yuu naga xaaqin turki hanoo joogo
@user-lw9ww5qu7l
@user-lw9ww5qu7l 26 күн бұрын
Halqabsado.somali.wadawlolanta.iyotaloxumanta.fulaynimsfudhertahay.kaluunwakudayay..masar.badeen.xalufinrabta
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 26 күн бұрын
WAA SOO DHAWAYANA HADAA SOMALILAND NAHAYA WAAYO CAQALI MAJIRO XAMARA INA A CUQUBADII SOMALILAND KA DOONAYASAN INAA BURABURATA HABALAYO
@user-xt9go9ou2r
@user-xt9go9ou2r 26 күн бұрын
Good
@aadanaxmadmaxmuud1957
@aadanaxmadmaxmuud1957 26 күн бұрын
DHIMO OO HANNOOLAAN KII WAXNOL DHIMAAYOOW.
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 26 күн бұрын
SOOL KAMA DHIGAN KARAAN WAAYO XASAN MA AQOONSAN MEEL UUSAN AQOONSAN VIIDANKA IMAANAYA SHARCI MAAHAN MEEL KALE HALA AADO
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 26 күн бұрын
Wadankamaantamahayno hogaamiyayaaldaacada marhadaysidaatahaylabadaa ciidan waaubaahanahay intaancagadhiganayno
@Mamar6310
@Mamar6310 26 күн бұрын
Mida kale aqoon inaad lahaataa fiican oo NOqotid wax cabiri kara lama noqdo UUN veiws raadis
@MustafMaxamed-o3u
@MustafMaxamed-o3u 12 күн бұрын
Masaryk ciidankeeda waxaa lageendoonaa degmoyika xaduuda 5 doloow iyo sufta jawiil
@user-lk1hz4cs2k
@user-lk1hz4cs2k 26 күн бұрын
Cadawgaga cadawgisa waa saxiibka
@AbdullahiSaid-pl3cq
@AbdullahiSaid-pl3cq 26 күн бұрын
Tani waxay Cadayn u tahay sida dowlada Xasan sheekh ay u marin habaabinayso daddy soomaaliyeed iyo baabi'inta heshiiskii turkiga
@IsmailNour-uh8yr
@IsmailNour-uh8yr 26 күн бұрын
Waxba kuma kordhinkarto way uga daraysaa
@bashirjama1835
@bashirjama1835 26 күн бұрын
Asc. Masar wax weeyn laga faa'iidi mahayo.Waayo Masar waxay ka mid tahay wadamada Dunida ugu faqrisan.Tan kale haddii ay Masar waxtar leedahay waxay wax tari lahayd Falastiin,Liibiya,Sudaan,Siiriya,Lebnan iyo Ciraaq oo ay dagaalo ku soo jirey sanooyin badan ee la soo dhaafay.
@Sarta100
@Sarta100 22 күн бұрын
Goaanka dowlada waa sax in masar la spo dhaweeyo talads turki waa bad sii mana shawsynsyso tan jabuuti waa la mid soomasliya ma bixinayso badeeda iyo dhuljeeda wasyo masha dad lagumaysan karo ams baqda abiye waxa uu gasdsy tigre amxara iyo ortomo assga waxaa u hiiliyay diyaaradaha turkiga dronska imaaraat iyo eratareya laakin hada waa u dhamastay jabhadaha ayss qabsan doons addis iyo itoobiya oo dhan.
@QaliSharif
@QaliSharif 26 күн бұрын
Cadowgaga cadowgisu waa saxiibka
@QaliSharif
@QaliSharif 26 күн бұрын
Dalka hala wada difacdo lakin natada ssc joogta lama dul gayn karo dawlado is garacay masar iyo itobiya isku garaci mayan lakin difaca.dalka dayir weeye haday somali isku racan
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 26 күн бұрын
Et homme Somalie réveil toi… c’est une question de l’eau … toi tu as déjà détruit ton pay .. que te reste t’il ton honneur si tout te fois..???
@user-tu6qp4zt1v
@user-tu6qp4zt1v 19 күн бұрын
Maxaa qaladan wasir Intaas oo dal wax qabto muu wayey wadan intaas oo heeshish ah maxaa waisrka gaashan dhiga yaa waa su.aal aad uweyn md mdweynah maka war heeyo miiyaa Intaas oo heeshish ah
@fowsiyasaid-es3wx
@fowsiyasaid-es3wx 26 күн бұрын
War badas baa xaalufeynteeda ka qeybqaadaneysaa masar ee yey iman masar ciidankeeda, waayo itooniya iyo masar waxaa ka dhaxeeya dagaal halkaasna wata halkaasna waa halkii ay Soomaaliya ku burburi laheed
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 25 күн бұрын
Runtii cowskii lagu dagalamaye
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 26 күн бұрын
Wa melaha abgaal masar turki warta nabada o xamar weyne galmudug imada abalkina gudeyna
@user-ns2zp4jk2c
@user-ns2zp4jk2c 26 күн бұрын
Asc Walaal masar wAbosokordhineyso
@user-hk3ve4rh7x
@user-hk3ve4rh7x 26 күн бұрын
Masar waxba kamafaaiideeyso ayada Emaradka waayo labadaa waa lugooyada islaamka waxa kale oo soo raaca Jordan iyo Qubrus
@MaxamedCismaan-bd6cy
@MaxamedCismaan-bd6cy 26 күн бұрын
Xumada masar waajaajuska yuhuuda haduu keno cîdan kayimid masar ogoow waxaa kusduugan yuhuud ogna siisi hadadaragto yatan yuu na uudabosocdaa xasana waalax dhukan col iyo abaarbo moog
@MaxamudFaarax-z4v
@MaxamudFaarax-z4v 25 күн бұрын
Waxba kuma sookordhin karto waxaan khalkhal ahayn
@user-cv8sv4ep1q
@user-cv8sv4ep1q 26 күн бұрын
Waxba masar masoo kordhinkarto waa dilaal lama aa mini karo
@user-yf2xz8wf4l
@user-yf2xz8wf4l 26 күн бұрын
Waxba
@MohamedHassan-jt1xr
@MohamedHassan-jt1xr 26 күн бұрын
Tektook lugooyo qaran mooye kheyr kama sugeeyno,Turkiya waxa inoo dhaama malaha
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 25 күн бұрын
Siyaasadda xasan gurguurte waa faashil Wuxuun dab ku qabanayaa beer mira dhashay waayo turkigu wuu dedaalayey cidnna laguma doorsan karo
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 26 күн бұрын
Abgal itibiya carab wa xayiwan imow dheh wa shabab famalikisa cawer ali wa aqan wa geesi no alshabab
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 26 күн бұрын
Dowlada masar iidaaba ah israa.iil
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 26 күн бұрын
MAANTA WAA BURABUKII BAYA CAGATA SAARATAYE QAAHIRA HADAYE CIDA DIFAACAYASO FALASATIINA BAYA DUFAACA LAHAYA WAXAY RABATAA MASARA INAYA DADKEEE BAAHIDA KAGA SAARTO DADKEE OOKA FAAIDAYASATO ASAN MUQAFALA
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 25 күн бұрын
Dhimo dheh shabaab naarta jaxiima
@user-hv7gx2hf6i
@user-hv7gx2hf6i 25 күн бұрын
Masar iyo itoobiya farundagaal Ayaa noqoneysaa daandaasi Ayaa bilaabeysaa qaahira itoobiyana waxmareebaneyso labo maroodi melkadagaaltanta coos Ayaa kugacangalaa
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 26 күн бұрын
Masar waa bil sedax , bil sedax reer bey Kaa kaxeeysaa, reer nah kooma geeso .
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 26 күн бұрын
Beenta ma buug buu ka eegay
@HassanKhaliif-o6v
@HassanKhaliif-o6v 22 күн бұрын
Hadalkaaga beenta ah. Kafiirso
@amalahmed6812
@amalahmed6812 26 күн бұрын
Tan kale marka aad dhaheysid sool aa la geynaa masar ma bad la qaadanaayo ayaa tasl meesha sool la yiraado mase balan qaadka muuse ayaa ku jira meesha adeer xasan sheehk ha ogaado in uu masari ku wiiqi karin dad kulkooda nzbad uyahey
@user-jt6ql2xb5q
@user-jt6ql2xb5q 24 күн бұрын
Masar hadey waxtareysa. Hasaacido. Falastiin. Waxeeda masar. Waa ujeedo😂
@QaliSharif
@QaliSharif 26 күн бұрын
O sool na dhibatada lala soo donanaya sool waa meel laba sadno dadkeeda la xasuqayey dawlada somaliyana qab ka ahayd muus xasan iyo horjoge geele somlidu way wada og yihiin ciidan la dul jeenaya ma jirto mana awoodan colaad soda u wayn dalka waa lawada ilaashan kara laakin ciidamo galka dulama ka qaada o isku weraraya narka daka reer ssc ma diyarado labad cidan isku garacayan buu raba xasan inta hadhay ssc in uu ku dhameeyo tas la yeeli maayo mamulkayagi somali nimadiba wu ka saray o marna waa aqonsada marna waa ka noqda xasan ma kasban dadkas kumana xad gudbi karo ugu yaran 2000 o dhawac iyo mato jilicsan baa jogta nana bixin karo in ciidamo lakeno o dawlado isku garacsn
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 26 күн бұрын
Suldaanka.beenta
@AxmedCabdirahman-v1l
@AxmedCabdirahman-v1l 26 күн бұрын
Masaryk soomaaliya waxba u tari mayso ee danahooda ayay fushanayaan. Haday cid wax u tarayaan falastiin kama xidheen Machar Rafax.Turkina Ithiopiana wuu wataa soomaliyana danuu ka lee yahay.soomaali hadday qabyaaladda days Itoobiya ma soo hawaysateen
@raafxero527
@raafxero527 26 күн бұрын
Shabab sideey ka yeelayan.
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 26 күн бұрын
Masar wa tuugo faaja ah dhib ayey so kordhineey uun
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 26 күн бұрын
Masar = UAE = k/yar > dagal iyo ha degin
@omanisman5797
@omanisman5797 26 күн бұрын
Waar dadka beenta kadaaya masar ma iyadaa idiinsoo gurmatey mise idinka usoo gurmadey oo ethopia biyaha webiga udifaacaya
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 26 күн бұрын
SALEEBAAN INTA BADAN WAA ALSHABAB NAARTA ALLAHA KUTUURO KAA .SOMALI EEY DAMEEYEEN
@mohammedhussein3013
@mohammedhussein3013 26 күн бұрын
Cudur saleebaan la dhaho miyaa ku haayo waa lagaa daaweynaa sheeg
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 26 күн бұрын
@@mohammedhussein3013 Meeyd maxaa ugudambeeyey shabaabkas maanta bakhtiyey ee selebaan
@ZeinabfarahBouhuud
@ZeinabfarahBouhuud 26 күн бұрын
dambiku itobiya waxba kamadhimaneyno sasabuhu wu ukadaray idobiya ninkii roon umbaa rerka uhadhi
@abdiwalijama1930
@abdiwalijama1930 4 күн бұрын
Fyttefgtg❤❤❤ 7:05
@musadaqsheakhahmedjimcaale2726
@musadaqsheakhahmedjimcaale2726 26 күн бұрын
Beenlow Sida Adiga Aad Rabto Ayaad Ka hadashaa
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 26 күн бұрын
Been badana waa nin waa hore dhintey
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 26 күн бұрын
Israail ha loo yeedho waayo ninkaan muslinimo kugu wadayn muuminimo khaas ah gaal maxasta kuu dhawra oo magansata dhaama
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 26 күн бұрын
Masar hadey is waasho Shiinaha ayaa Somali faraha laga saaraa dhan kasta.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 26 күн бұрын
Masar waa loo baahan yahay maanta meelaha waa gedo , galgaduud, awdal sool waa in ethiopia oo la dagaalaa.
@user-jv6pl4lk6k
@user-jv6pl4lk6k 26 күн бұрын
Aqli dhuus
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 26 күн бұрын
@@user-jv6pl4lk6k caqli quruxey.
@ismaaciiljaamacmaxamedismaacii
@ismaaciiljaamacmaxamedismaacii 26 күн бұрын
Soomaaliya xasan iyo dawladiisa yaan laysku halayn ee .dhulkeena dadkeena aan u hiilino.qabyaalada nin aan wax inoo qabananayn .sharafteenii oo dhulka udhacday .cadaw baynu isu noqonay.dhulkeeniina waa laboobayaa.maxaynu sugaynaa.soomaaliyeey.
@Suhaybmaxedcli
@Suhaybmaxedcli 26 күн бұрын
Mahad sanid ismaciilow somali dhaba ayaad tahay waleee
@Suhaybmaxedcli
@Suhaybmaxedcli 26 күн бұрын
Xaqiiqa ayaad shegtay somali waxaa rogay qabyalad qabiil qabiil wax ha utaro somali qabyalad daywaydaye
@daallonetwork8486
@daallonetwork8486 26 күн бұрын
Beenale Hana Soo gelin dabka aad lawareegayso sool ma,hoyadaaba leh
@namiup0274
@namiup0274 26 күн бұрын
Soomaaliya meesha ay hishiis la galay so masar xasan la hishiiya alshabaab muxuu dhaamaa sow kii xasuuqay shacab bir magayso raabical al cadawiya 😢😢😢😢😢 halaga fiirsado waa kud ka guur oo Sanne u guur
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 26 күн бұрын
Sixun wax usheeg tv
@IbraahimCabdulaahi77
@IbraahimCabdulaahi77 26 күн бұрын
Masaru iyo turkiku waxay wataan danahooda itobiya iyo soomaalicdu waa coloobeen mid day wayn wanna soojireen so hawareerin madaxdana yuu Hungarian qaadin 😅
@user-px7ki2pk3t
@user-px7ki2pk3t 26 күн бұрын
Weriye ka xisho mahad
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 26 күн бұрын
Turkiga Fursada Somali waa ka faa,ideysan waayey , Gaalo ayuu u hiiliyey !!!!!
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 120 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1,1 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 11.09.2024
20:47
WS Somali
Рет қаралды 3 М.