No video

XOGTA RAGGA WEERARKA KA GEESTAY XABSIGA DHEXE, YAA HUBKA U GEEYAY, YAA KA DAMBEEYA ARIMO SIR AH

  Рет қаралды 24,454

Aftahan Production

Aftahan Production

Ай бұрын

Пікірлер: 68
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Ай бұрын
Xasan imaanlawe intu yimi maxey wax walbo u dhacayan Ethiopia xata u hawesanesa somaliya asaa ka danbeyo hawiye nimo ku difaca waxad ka heshan waxba ha iga sinina
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Itoobiya 5 dekadood oo uu Farmaajo u saxiixay rabaan arintaan Xasan waa ka weyn tahay
@jamilanor653
@jamilanor653 Ай бұрын
Mid wanag loo galayo marag, Somali Maryoley dabamarada waxey ka hesho iyadaa og.
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty Ай бұрын
​@@sucdisiad3316 SHALAY WAXAA DHEHEYSEN 4 DEKADOD MAANTANA 5 BEY GARSIISEN MA SUUBIS BAA ARINKU ? 😂😂😂 ILEEN MOORYAAN CAQLI LAGAMA SUGEE😂😂😂
@HamdkI
@HamdkI Ай бұрын
Ha u gayin farmaayo wadani buu ahaa hal taako oo dhul ah weligii qof d5ma bixin inuu soo dhiciyo maahee in qabiil lagu difaaco xasana waa waxa halkaa somali dhigay xasan nin miskiin ah ala haw sahlo
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Balwan wa runta brother damuljadid wa argagixisao iyaga ka dambeya
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Yaa ugeliyey hubka maxaabiista 🫵waa suaal ??? Hoow hoow dheh
@kiinay4946
@kiinay4946 Ай бұрын
Mashakiba kaaga jira ciidamada xabsiga ilaaliya qeyb kamida yaa laxisaabtamaya
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Ай бұрын
Damal jadiid wa argagaxisada ugu khatarsan somalia 😂😂😂😂😂 Mahadsanidiin
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no Ай бұрын
Allaha Umada Somaliyeed Quluubtooda Hamideeye Dawlad Qarana Allaha u Dhiso
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Kuwa xabsiga ilaaliya waa in labaadho ayagaa shaki ku lug leh 🫵🫵🫵🫵🫵
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r Ай бұрын
WA WAX LALAYAABO O ILAAHEY IGU OGYAHAY
@user-sw4qk8jb7c
@user-sw4qk8jb7c Ай бұрын
Damuljadiid waxay wmetalaan burburka dalkeena Hooyo iyo dadkaana sharafta badan 😢
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan waxa ku hubka siyey maxabista. xasan gorgurde familykisa marxun xamza sanbolshe fiqi argixisada damajid
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Dowlada ayaah ka danbeeysay. Xasan xoolo Allaha ka qabto umada Somaliyeed ee Islamka ah. Nacaska reer badiyaha ayaa uguh daran. Sanbalooshe
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Dameer Daaroodow wali ma dadbaa wali.ku dhageysanaya
@cabeeytaakow4926
@cabeeytaakow4926 Ай бұрын
Kkkkk allow aqliga noodhaaf mana badbaadeen dowladaana ka danbeysay isma qabtaan laakiin waxaa lagaa rabaa cadeyn sax ah waxaa fududeeyay ciidanka uqaabilsan abniga xabsiga waan yeelaynaa laakiin dowlada ka danbaysay cadeyn sax nasii
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Ай бұрын
Shabaab ma aheyn waa jufo horay u dhaaratay iney dowladdaan la dagaalami doonaan
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd Ай бұрын
Xasan sheekh wuxuu aabe ku abuuray wali ma dhicin.
@jigjiga9304
@jigjiga9304 Ай бұрын
Muuse suudi Qaraxoow siduu kuheystaa hawiye troopers and weapons and lives somali government property. WHEN HAWIYE IS THE EVIL & CEYDID BRAINWASHED & THEY TRAINED JAREER LIKE SHEGOW. WHY HAWIYE 😢 😭 NOW?
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe Ай бұрын
WAR RUNTU WAXAY TAHAY SOOMAALI WAXAY DAGAAL KULA JIRTAA RABBIGII ABUURAY WEYNA KU JABAYAAN DAGAALKAAS .ILAAHAY CADOWGIISA WUXUU. UGA YIMAADAA MEELAYSAN KA FILAYNIN . HADDAAN LAGA BIXIN DAGAALKA RABBI LGULA JIRO INTA GOORI GOOR TAHAY WAXAAD ARKIDOONTAA DADKA KUWA ISUGU DHOW OO ISDOOXAYA !!!!!!!!!
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Arrinta xabsiga xamza baa hore u sheegay. Qofbaa la soo qaban, Maalin kadib waxaa la lagu leeyahay wu dhintay, mar suuqa lagu soo arko qofkii, waxay oranayaan wu baxdaday. Soo shalayto maad leeheen Wu dhintay? Ma meyd baa baxdadaa? Waala soo qabtay, waa dhintay, maya wu baxsaday, weeyaan arrinta xabsiga soomaaliya
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd Ай бұрын
Alshabaab wasiir ayey ku leeyihiin dowladda soomaliya, waa la yaqaanaa ninka wasiirka u ah, wasiir roobow xabsi ayuu ku jiray ka talineysay dowladdii Nabad Nolol, see looga dhigi karaa nin ka yimid kooxda argagixisada, xasan sheekh wali lama Gaarin wixii uu fali lahaa.
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Ай бұрын
MAANTA UGUMA HOREYN IN HUB LAGESHO IN EY FAKADAAN BEY RABEEN CIIDANKA QAAR KA MIDA BAA SOO GESHA HADA KA HOR HILIB BAA LAGU SOO QARIYEY WAX CUSUB MAAHA MAR BAA LAFAKIYAA SHEEGOOW CIDI MARABTEE DADKA DIL KU XUKUMAN BAA INEY FAKADAAN WAX CUSUB MAAHAN TALIYAHA XSBSIGA HALA BEDELO TALIYE LABEDELO WZX TARI MEYSO HORAA DHSBAAB LOO SII DAAYEY
@user-qw7xb9ju6j
@user-qw7xb9ju6j Ай бұрын
Nikaan. Shacbow. Yala idiin gadanin. Afar ta sano kale. Haloogu shubo. Xasan. Shuuto. Walaahi waarag wakusalamay. Mada weynaheyga. Xasan sharaf❤❤. Noolaaw
@MariyanMaxamad
@MariyanMaxamad Ай бұрын
Cabdi Siciid ayaa dhahay al Shabaab ha lataageero😅😅😅😅😅😅😅😅
@abdulazizd
@abdulazizd Ай бұрын
Weligay ku rumeysan maayo. Beenale alle iyo rasuulkisa ka furtay
@user-qw7xb9ju6j
@user-qw7xb9ju6j Ай бұрын
Nadaa dihii xasanow nadaafihii❤😂.
@user-qw7xb9ju6j
@user-qw7xb9ju6j Ай бұрын
Wakuceebowdeen. Dadkii aqil eh. Way dareemayaan. Shaley. Dacayada farmajo. Ayey eheed. Maanta waa xasan sheeq. Gobolada. Dagaal ayey ka oogeen. Reer kurac. Waxaan layaa banahay. Sure. Oola adeeg sanaayo. Ilmasure joog. Waxgaro. Mariixaan. Joog. Heshiya. Xasana kadabeeya. Beentooda waalafahmay. Iimahaysid. Habar jiko. Soy soy❤😂😢
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 Ай бұрын
Xasan gurguurte waa munaaafaq ee soomaalaayay aan iska dul qaadno
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz Ай бұрын
Subaxaaaanlaaaah RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc salaaaan sare dheh
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Ай бұрын
argagixisada xabsiyada kujirta weliba qolalka sheemada kujirta hadayba dawlad ku sheegani hubaynayso bal qiyaasa oo hub intee leegbay dawlad ku sheegani siiyaan argagixisada kaymaha kujirta???!!!
@maxamedfilacaduur357
@maxamedfilacaduur357 Ай бұрын
UMADA BENTA KA DAAY QOF HUB UGAYSAY MALEHE
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Aqoonyahan aan fiicneeyn soo ma jiro nin aan wax baran oo fiican sooma jiro anaga waa.isnaqaanaa ruuxa aan rabo ama aqoon yahaan ha ahaado ama jaa hil ha ahaado waa jeclnay qofkale war uu ka sheekay ka yeeli meeyno kuwa baraha bulshada ayaan ula jeedaa kuwa ayaga la shaqeeya ayaa kumantiga u badan qabiilka uu wax ka sheegayo ayee ku raaxeeysanayaan qabiil aan caayneena majiro qabiil oo islaweeyneeyna ma jiro dadka qaar waa ogyihiin. Baraha bulshada in aay lacag raadis yihiin ilaah ajir ha ka siiyo dadkii.hore oo ayagoo lacag.raadineeyn dadka wacdi.jiray hadana dadka wacdiya kuwa dadka iyo qabiilada isku dira waa ku aan wax baran qofka xataa haddii oo dugsihoose xataa qabo adaabul islaam wax buu ka fahmayaa kuwa kale caqli kuuma siyaadinayaan hadal wanaagsan ayuu ka bilaawayaa bismilaahi raxmaani raxeem hadana namiimnimo ayuu ku shaqeeynayaa marka munaafaqa la sheego waa kaas.iyo kan dhaho aad ayaan kuu jeclahay sida aad xaqiiqda uga hadasho waa kuwa aay kadhimantahay kkkkkkkkk
@user-qw7xb9ju6j
@user-qw7xb9ju6j Ай бұрын
Balwaan. Beenale. Buhbuh
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Ай бұрын
War siid cali ayaa la rabay in la fakiyo
@Samawade25
@Samawade25 Ай бұрын
Waa nin iska hadlay, ujeedada waxay ahayd in maxaabiista lafakiyo hubkana waxaa soo geliyay dad kashaqeeyo xabsiga
@hersijama6742
@hersijama6742 Ай бұрын
Asc.balwaan, arintaan wadamo badan Bay ka dhacday .waana arin wax laga barto.laakin ninkan balwaan hanoo sheego meesha uu warbixintaan ka keenay? Dad Muslim ah ayaa nahay , waana xaaraan in qof walba iu iska sheego waxay la tahay ,waayo fidno ayaa ka dhalanaysa.marka youtuber leyda waxan ka codsanayaa inay ilaahay ka baqaan oo ayna sheegin waxysan hubin.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Ай бұрын
WCS WALAAL KULAN LAMID AH ABDULLAHI BALWAAN WADANNI 🇲🇵👑🐎
@IssaAli-nn3eg
@IssaAli-nn3eg Ай бұрын
Wadku fashilantay ee Benta umada kala fadhayso
@safiashiekhabdullahi5579
@safiashiekhabdullahi5579 Ай бұрын
anaguba dad waaweyn aan nahaye maxaa Sheegow mesha kenay😂 lagu xanto lagu xasusta ka horeysee
@abdikariim2482
@abdikariim2482 Ай бұрын
Dee xabsigu kujiraa in lacunaa larabay kkkkk
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
dowlada dhexdoda kudalaamaya xabsiga dhexe waayo ciid hubeysan oo dowlada hayn majoogto muqdisho
@user-up8cf6ob4q
@user-up8cf6ob4q Ай бұрын
Asc adeer ciidanka aslubta cidan ma aha maxabista tubakada afka la gashado waxaa laga siiyaa5dolar maxabista wax alaale waxay rabaan ayaa loo keeni karaa haday aslubta lacag siiyaan cuntada maxabista karisa askarta oyo maxabista cuntada karisana waa isku dhax jiraan marka sidas bay hubkii ugu qaadeen kuwiiy ogada sarnaa u togteen meesha cidan ma jiro
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
waasax hadalkaagu
@Jshshshsv
@Jshshshsv Ай бұрын
Aamus yaa xayawaan baac baac waaye hadalkaagu dameer dadkale rartaan ayaatahay
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 Ай бұрын
Maxbuus xidhan oo xoriyadii laga qaaday oo hubaysan waa mucjiso layaab ah
@user-hn3wx2mw1w
@user-hn3wx2mw1w Ай бұрын
✅️✅️✅️✅️👍👍👍🤲🤲🤲
@xaliimogalbeed1315
@xaliimogalbeed1315 Ай бұрын
Walahi waa yab waxa kaliya oo no dhiman in an maqalno madxwene xasan sheyq diyaradi ow sarna ba shabab ka dhex dagalamay😢
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Ай бұрын
Xasan dhiiqo iyo kooxadiisa iyagaa shabaaba ee halasika qabato ama hala daawado dubulujidii dalka waxaya gadan karaan gate inta hadha waxaya rabaan inya shabaab ku wareejiyan baya rabaan dawalada nimo ma rabaan 😏
@badalcusman8720
@badalcusman8720 Ай бұрын
De nosheg. Sida. Aykulatahay Ama. Ad uaragto xalada
@user-yl3qc5bl3u
@user-yl3qc5bl3u Ай бұрын
Asc c/ baalwan ayaa ugeeyey
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 Ай бұрын
Xasan baahane ayaa dhiibey lacag ka qaatay
@user-qw7xb9ju6j
@user-qw7xb9ju6j Ай бұрын
Slclykm
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh bagah
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Ай бұрын
iska hadle waxaaagu been cadddd
@mohamedbahadun27
@mohamedbahadun27 Ай бұрын
Benloo batahay
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Ай бұрын
Askarta asluubtaa ka danbeeyso
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im Ай бұрын
Ka daaib baa tahay beenloow ah
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 Ай бұрын
Xasan 💀😂
@Cadejanaal-cx8yi
@Cadejanaal-cx8yi Ай бұрын
Beenaale been badaan war nin yahoow ilahey ka cabso
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 Ай бұрын
Kani waa cunsurì ey eý dhalay ah suxufi maaha yuu ìskù kiin dìrin waa beenaaĺe ilaahayba ma yaqaan tuug tuug dhalaý bilaa diin ah
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 Ай бұрын
Waxay ku heleen adiga.oo.kale.ayaa xabsiga.ka shaqeeya oo neceb.nabada iyo.amaanka oo laaluush qaate ah oo.baqtiyay.
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Ай бұрын
Lalush & lacag aya ugeysay Askari bahan wax walba ka filo 😂😂😂😂😂 Mahadsanidiin
DEG DEG: FU'AD SHUKR SIDII LOO KHAARIJIYAY | DABAKHA 7-AAD
19:35
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 1,8 М.
NIN FAQIIR AH | QALAANJO DHEX YAR, LABO QAAWAN ISMA QAADO HOT
35:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 70 М.
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 43 МЛН
Harley Quinn's desire to win!!!#Harley Quinn #joker
00:24
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 7 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10