Xogta Shirka Golaha Wasiirada oo la isku fara-saaray & RW Xamse oo Bakoorad la galay,Xasan Sh Taliye

  Рет қаралды 33,517

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 47
@abdullahihussein4597
@abdullahihussein4597 2 ай бұрын
Yes dhamaan waa xidhmayan
@ZaharaShinyalo
@ZaharaShinyalo 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 2 ай бұрын
Hooyadiin Somalia Wastay
@walinuur-2905
@walinuur-2905 2 ай бұрын
Dabadhif baatihiin suldaanka tifi
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
JAWASIISTA KENYA IYO ITOOBIYA OO BAARLAMAANKA KU JIRA, NABAD SUGIDDA HA SOO SAARTO.
@SadoAhmed-mf4xt
@SadoAhmed-mf4xt 2 ай бұрын
iimaankiba idinka maqan ersaqata Alle aya bixiya subxaanallaah
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 2 ай бұрын
WAR WANAAGSAN!!
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 2 ай бұрын
HA XIDHMAAN!!
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 ай бұрын
Xasan reer .uqdisho maahee waa reer galmudug xaguu reer muqdisho kunoqday
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 2 ай бұрын
JABUUTI HA XIDHANTO
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
WARIYE...... WAXBA HA DAALIN, SOMALIA WEY DAYACAN TAHAY, DOWLAD IYO BAARLAMAN IYO DOWLAD FIKRAD WADDANI CID LEH, DALKA KAMA JIRTO, DHAMAANTOOD WAA CALOOSHOD U SHAQEYSTAYAAL.
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 2 ай бұрын
XASBIYALAAHU WANICMAL WAKIIL ILAAHAAY ETHOPIA IYO KUWA NAGU SOO HOGAAMINAAYABA ILAAHAAY HANA DHAAFIYO SHARTOODA.
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 2 ай бұрын
Shacabku hagawracaan xasan
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 2 ай бұрын
😂😂😂 farmaajo ugu yeer maskiinyahoow ciilan
@AxmedAyaasin
@AxmedAyaasin 2 ай бұрын
Wadamada waawayn ee aad shegtay waxaa mayeelikaraan ee iskahubi shacabka soomaliyeedna niyada hakayebin
@aesse7702
@aesse7702 2 ай бұрын
Haddii ay xirmaan: dekadaha Jibuuti, Berbera, Boosaaso, Xamar, iyo Kismaayo, markaas waxaa furnaan doonta GARACAD ..✌️ Ogoow, markii Garacad dhammaystiranto inay kuwaas badankood ka casrisanaan doonto, kana istaraatiijisan tahay.
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 2 ай бұрын
Reer Soomaaliland inta ay leeyihiin Koofurta ka carara ayey waxay ku dhici doonaan Af Yaxaas oo aan ka soo bixi doonin
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 2 ай бұрын
Lama ogayne Ileyn Somalidu IIMAN BA MA LEH Weli lama arag oo lama maqal dad ku doodaya Hadi Hebel Nooladu Aniga dhimanaya marka waa in Hebel dhinto si Anigu Aan y Noolaadoسبحان الله Arazaaqda ILAAHAY oo CAAFIL AH aya umadiisa u qaybiyo
@abdilahimohamud7399
@abdilahimohamud7399 2 ай бұрын
War beenta kadaa umada
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 2 ай бұрын
Abi ku was
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 ай бұрын
Waxa eey itoobiya indhaha lacadeeyneeyso ayaa ah in keenya somaliya jabuuti ineey bada oo dhan ka qabsato cunaqabateeyna eey ka saarto badahooda
@MustafaAli-z5b
@MustafaAli-z5b 2 ай бұрын
XASSAN GURGUURTE HADABA WUXUU MADAXWAYNE U YAHAY BEELAHA HAWIYE. PUNTLAND HORAY UGA TASHATAY QURUN IYO QASHAABIIRKA XAMAR KA SOCDA
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 2 ай бұрын
Dekedihi bosaso hargesa waxxa lasiyay imarad maxa Logan hadli wayey only itobiya
@AxmedAyaasin
@AxmedAyaasin 2 ай бұрын
Asc dekedu mamid xoogaa warrant matafatirna dib uguno
@MustafaAli-z5b
@MustafaAli-z5b 2 ай бұрын
XASSAN GURGUURTE HADII WAKHTIGIISU DHAMAADO OO UUSAN DOORASHO QABAN WUXUU NOQON DOONAA MADAALAHA GOBALKA BANAADIR MANA YEELANAYO XASANAD IYO IN LOOK AQOONSANYAHAY MADAXWAYNE.
@MustafeAbiib-w8b
@MustafeAbiib-w8b 2 ай бұрын
War.beetii.ugu.waynad.aduunka.ayuu.idinla.socodsiinayaa
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 ай бұрын
Ex Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Iyo Xasan Sheikh keebee ah Reer Muqadisho? Ma qofka Ku dhashay degaanka miyaa ah Reer Muqadisho mase Qofka Ku dhashay degaan kale?
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 2 ай бұрын
RW Xamse waa nin adag laguma deg degi karo waana libaax go,aan adag saalax waxba uma meeri karo waana in xasan shekh talaaba ka qaadaa saalax oo arin ugub ah bilaabay
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 ай бұрын
Wax dhintay ayaad ka dhigeysaa waxnool wallaalow waxaan kushegayaa itoobiyadaad shegayso waa wax dhintay kilalkasta gobolkiisa ayuu goostay ciidamadina waxay lasafteen maamuladooda
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa marnaba ma dhacayso inay dawladda ethiopia soo degto berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 2.0. Madaxweyne muuse biixi caqligiisu ma shaqaynayo wuxuuna gaadhay halkii uu siiraanyo tadqadda ku laaday. 3.0. Madaxweyne muuse biixi wuxuu waashay sannadkii 1991 xilligii la soo galley dalka somaliland. 4.0. Madaxweyne muuse biixi cabdi iyo kaahin waxay soo galleen dalka iyagoo caqligii ka guurey garashadiina ka tegtey. 5.0. Muddada 7 sanno ah waxad garaneysaa inaanu waxba qabanin. 6.0. Waxayna ku talo jiraan madaxweyne muuse biixi iyo kaahin inayna somaliland ka dambeynin maadama ay maamuli kari waayeen. 7.0. Haddaba somaliland waxa la gudboon in la baadho maskaxda madaxweyne muuse iyo kaahin iyo siiraanyo oo waashay muddo hore bad qabkooda. 8.0. Waxana habboon in la baadho DNA iyo meesha ay ka soo jeedaan dhalasho ahaan mudane muuse biixi cabdi, kaahin, siiraanyo iyo waabeeye maadaama aysan dhaqankii somaliland aanay lahayn. 9.0. Waxan hubaa maskax ahaan iyo caafimaad ahaan iyo iyagoo 85 sanno jirrey inaysan talo iyo arrin midnaba keeni karrin. 10.0. Waxan dhahayaa madax. Siiraanyo wuxuu gadtey uu iibsaday dekeddii berbera waxanu qaattey 60.0 million doollars dawladda tuugada ah UAE/DP World. 11.0. Xilliganna dhaqaalaha dekedda waxa wadaagga tuugtan meesha fadhida waana kuwan hoose: A). Siiraanyo/Amina weris. B). Madax. Muuse biixi cabdi. C). Wasiir sacad cali shire. Wuxuu tuugada ku sitaa PhD waana tuugga ugu weyn somaliland. D). Ambassador baashe cawil moorgan dillaalkii dekedda soo gadday ee iibiyey xilligii siiraanyo. 12.0. Waxan dhahayaa madaxweyne muuse biixi cabdi wuxuu isaguna doonayaa inuu gaddto berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 13.0. Waxana loogu ballan qaadday 100.0 million doollars oo bixineyso dawladda tuugada ah ee UAE/DP World. 13.0. Shacabka somaliland wuxuu ku khiyamaynayaa waxan keenayaa aqoonsigii waxan haysa habashida iyo abbii ahmed ali. 14.0. Waa markuu dhamaystey 7 sanno isagoon waxbana qabanin. 15.0. Waxa haysata kursi jacayl iyo lacag jacayl iyo dhul boobka baahsan iyo weliba isagoon waxbaba qaban karrin oon musqul meel ka dhisi karrin. 16.0. Marnaba ma dhahayo dekedd baan ka dhisayaa berriga iyo badda lughaya iyo saylac si dawladda ethiopia u adeegsato. 17.0. Wuxuu la shir yimaaddaa waxan ka kirreynayaa dhulka bannaan ee berriga iyo badda lughaya uyo saylac. 18.0. Waxana dawladda UAE/DP World ka dhisi doontaa deked weyn oo casriga ah waxana yerllanaysa dawladda ethiopia. 19.0. Shacbiga somaliland xaggee lagu arkay berriga iyp badda lughaya iyo saylac oo lagu beddelanayo aqoonsiga been beenta ah. 20.0. Siiraanyo iyo muuse biixi cabdi waxay welligoodba wadeen somali weyn waana arrimaha lagu gadanayo dekedda berbera iyo berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 21.0. Waxa xaqiiqada jirta inay shacbiga somaliland madax dugaagga ka xun ay ka dhammaan waayeen. 22.0. Waa in sida gaallada loola jihaadaa.
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 2 ай бұрын
Dalkan wa somaliya dekadahan waxay ku yaalan gudaha SomaliWayn Waxani wa damac iyo in idaacadaha Lagu bad badiyo Hadaad dhegaysato caalamka lagama hadlo damaca itoobiya iyo xita Somalida Somali cabsi ma taqaan wana sheeko caruureed
@Hooyomcn-ls4uv
@Hooyomcn-ls4uv 2 ай бұрын
𝑴𝒂 𝒉𝒐𝒐𝒚𝒂𝒅𝒂𝒂𝒃𝒂𝒂 𝒙𝒊𝒅𝒉𝒊 𝒅𝒆𝒌𝒆𝒅𝒂𝒉𝒂𝒚𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒇𝒌𝒂 𝒒𝒂𝒓𝒔𝒐 𝒏𝒊𝒐 𝒉𝒂𝒅𝒊𝒊𝒌𝒂𝒍𝒆 𝒂𝒅𝒊𝒚𝒐
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 2 ай бұрын
BEENAALE!!
@amnoali8348
@amnoali8348 2 ай бұрын
Somaliland is not Somalia 😂😂😂😂😂😂😂stop fake dreaming 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
ITOOBIYA, XATTA HADDI LAGA KIREEYO BIYA BADDEED SOMALIA, WA IN OGOONADO, IN 120 EE ITOOBIYANKA AH, IN AY SOMALIA GABI AHAAN LA QABSANAYO.
@caashaismail2746
@caashaismail2746 2 ай бұрын
Waar beenta iska daa
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
MD. XASSAN SHEKH, HA BADALO XAMZA OO AH SARKAAL SARE EE CIIDAMADA KENYA, WAXA MISNA HOOS KA SHEEKHEYSTA, KENYA IYO ITOOBIYA OO INOO TASHANAYA.
@Axmedjaamac-xd4zz
@Axmedjaamac-xd4zz 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@asheekh15
@asheekh15 2 ай бұрын
Hssan sheekh mahawiyenimadaa reermuqdisho kadhigtay ileen muqdisho umuudhalane waanin reer hiiraan ahe Mruqdisho waxaa kudhashay Farmaajo
@caliguray8022
@caliguray8022 2 ай бұрын
War ay ayahaw aygu dhalay somaliland haku xiiqine waxkale kahadal somaali waxba kamadhexeeyaane
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 ай бұрын
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
XAMZA, BEESHISA IYO CAGJAR ADEEG KA SOCDAYNA WAA LOO WADAY.
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 2 ай бұрын
Beenaale ma waantawdo miyaa.......wararkii waradhaadhaada
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 2 ай бұрын
Somalia waa tee miyanay ahayn tii is cuntay ee galbatay, H Gidiraa la tarxiilayaa aaway somalidaad shegaysaa hawiyaa is gumaysanaya somalina waan goobayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Warkiinu waa beeni raad male
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 23 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 16 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 109 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 590 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 23 МЛН