Daanyeeryho XASAN FARGUURTE MYAA KA SHQEEYO WADANIMO AMA DANTA QARANKA WARYAA UMAADA BEENTA KA DHAAF
@mohamedqoobfaras2758Ай бұрын
Dowlada Waa Qaldan tahay Xiriirka Imaradka. Mar Haday Itoobiya gadal Ka Taagan Tahay. Mar Haday degedii Berbera Iyo Boosaso Iska Mamulayso. Waa In Xiriirka Loo Jaro Sida Ugu Dhaqsaha Badan.
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yfАй бұрын
Xasan sh haduu dubey dalka ka eryiwaayo guuli weyka fogtahey
@abdisheikh6094Ай бұрын
Waa wax la soo dhaweeyo in hub ku dhigis lagu sameeyo hogaamiyaasha oo waqti dheer afduub ku haystay magaalada muqdisho oo hub sharci daro iyo boob dhaqaale iyo kicinta bulshada iyo qabyaalad ku hayey caasamadii iyo hanjabaad ummada soomaaliyeed tusaale tii u danbaysay odoyaashii hawiye ee u hanjabayey xildhibaanadii koonfur galbeed iyagoo ku tirsan siyaasiinta.
@mohamedqoobfaras2758Ай бұрын
Guusha Soomaliya Waxay Ka dambaysa Jarida Xiriirka Malcuunita Imaradka.
@SiyadshukifalastinhagulaysatoАй бұрын
Wadqaldantahay
@XasanaamiinShekabdiraxamaanАй бұрын
Ujeedka imaaratka waa qeybi oo xukun ayadoo muhiim u ah danaheda gaarka u ah
@IbrahimMuqtaarSalaadАй бұрын
Waa in la.ceeriya imaraadka sii degdeg ah waa in la.buriya safirka imaaradka somaliya ufadhiya
Habaarka Somalia amu iyaga dib ugu noqdaa. Maxa Muslim ☪️ ku dulman Somalia. Kuwii dulmay weli dawlad us shegtan
@abdikadirali6491Ай бұрын
Waa run in dawladda dhexe tahay mas.uul amniga iyo arrimaha debedda iyo dhaqaaluhuna yahay lama tabtaan Balse ila eeg madaxweyne aan xilkiisa u simayn shacabkiisa
@abdurahmanmohamed1293Ай бұрын
cirtoogte ma la xirey?
@HawaA-w9gАй бұрын
Mussow abiy wuu kaa tashaday ee damiir yeelo Adigana ka tasho oromkaan.yarka ah
@subraarm4381Ай бұрын
Hassan sheekh Imiraadka iyo Ismaacil geele midna lama hadli karo waayo Imiraadku wuxuu ka hayaa Ceebta ugu weyn Aduunka korkiisa waa la dilay maskaxiyan film iyaa laga duubay si haw ugu hogaansanaado waxaan ka mida ah Masar markaas Hasdan waa garacan yahay xaga Ismaciil wuxuu Hawiye ku leeyahay basaasiin waxaana Madaxtooyada fadhida tii khadra Xad dhashay dalkana waxaa laga maamulaa Jabuuti. Wixii loo diro ayuu Hassan sameeyaa.
@LiibaanYuusuf-i7dАй бұрын
Warkaagu waa wax tar soomaali uroon hadeey dan tooda eey kara naayo uufaham jiro eemaaraad qaacan wadan halaga qabto dalka
@abdikadirali6491Ай бұрын
Xil gudasho geesinnimo leh ayaa gobollada iyo dawladda dhexebs laga rabaa
Aw qashuushle oo aan isaaqa iyo somaliland aan waxbka aqoon ayaa tahay. La meerayso beentaa banana waa idi. Tusaynaa in aanu rag .wax gudda waxna galla. Runa ku nool kuna dhimanayaa
@ashasalah2835Ай бұрын
IMARAAD BAL IS WEYDI TOLKIIS WUXU KU DHIGA, DALALKODI AYU KA BURBURIYAY SIDA YEMEN, LIBIYA, SUDAN IKUWA KALE, ANNAGO CARAB BEEN BEEN AH MIYU WAX KU TARAYA, IMARAAD, SIDA KUWAS AYU SOMALIA LA RABA.
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was malin iyo haban been ba la tagan tahay joji waxad wadi waradka was
@ahmedmedwaismed2086Ай бұрын
Beeni raad male haaaaa haaaa haaa haa ha ha
@abdulkaderjama1494Ай бұрын
Abgaal wadan ma aha abgaal waxaa idin sugeeysa waa dagaal sokooye wadankaada ku xoogteen si nabad ah oo been doorasho ku soo Maray hadeerna Atwood keligood isku soo koobay siyaasadii isku soo koobay waqti yar oo aan la filanayn dagaal sokooye baa idnku soo foodleh .