Xogta Xerada Muuse Suudi Xoogga ku heesto maxaa ciidanka badda loo daji wayay, Shacabka oo Jawaab UB

  Рет қаралды 24,880

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 51
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 3 ай бұрын
Waa dood macquul ah suldannka tv mahadsanid sidaan wararka iyo faqaleeynta noogusoo gudbi
@HiboKhalif-mr2om
@HiboKhalif-mr2om 3 ай бұрын
Masha Allah wlhi waa runtaa xasan qabuurihii ayaa ka baxsan waayey subxanallah
@sahroali1196
@sahroali1196 3 ай бұрын
Duurarka.ayuu.kahadlaa.ee.shacabka.miyuu Lahadlaa
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort 3 ай бұрын
Allah unaharisto dackac dhintey
@sahromahamud
@sahromahamud 3 ай бұрын
Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka 🇸🇴🙏😭
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 ай бұрын
Walaaloow waxaan sheegno manaqaane nagadaaya su,aalahaan ?
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 3 ай бұрын
Faa'dada ku jirto waxaa waaye in shacabka la duceeya. Simple as that!!!
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 3 ай бұрын
Muuse suudi haduu nin abgaal ah oo xasan shikh qaraabo la ah yahay ma meydadka daadsan wadooyinka ayuu ka fadli badan yahay
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 ай бұрын
Yaab maxadadkii kaso Haray isku dir uun warahee allah kabaqa ee wax sax noga gada
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 3 ай бұрын
Ilahaw ada ku hoos joogna
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 3 ай бұрын
Xasan xiriir buu la leeyahay alshabaab iyo isaga iyo shabaab.
@EkramKassim-b6j
@EkramKassim-b6j 3 ай бұрын
Masuqa yaa Wada Aabaha musuqa Marka hore Waa Kuma Waa asiga Xasan Sheek
@badrisheikh
@badrisheikh 3 ай бұрын
Waad ku mahadsan tahay sida wararka aad noogu soo gudbiso
@alisyaYAYAY
@alisyaYAYAY 3 ай бұрын
Waaxaqdaro dawladu iska indha tirayso
@Salalsalaldalmar-oi2ih
@Salalsalaldalmar-oi2ih 3 ай бұрын
Anigu bal baan ka coodsanayaa mudanee wariyee suldanka tv ninka masajiidka ka hadlayaa ha niijaasayn maskiidka doofaryohow ?
@FaaraxIbnushiikhdoon
@FaaraxIbnushiikhdoon 3 ай бұрын
Asc wali xasan Shiekh o kale lama arag mel u badbaday ma jirto aduun iyo akhiro
@YusufAflahar
@YusufAflahar 3 ай бұрын
Xshm baa la shaqeeya AS
@AminaHussein-m6z
@AminaHussein-m6z 3 ай бұрын
Kuwasu wahadlikaran hubbay haystan lkn maytidu mahadlikaran Allase wax Qabshe ah 😢
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 3 ай бұрын
Asc ugaas waxa dhahda abdala bin abdala
@BaashiYare-l3x
@BaashiYare-l3x 3 ай бұрын
HORTA SULDAN MATIHID DHIN AYAAD UJENJEERTA ABDALE ABDALE SHABAAB MA AHEEN KUWAKADHIGEY AYAA AHAA MURKA.BEENTA LAMEEREYSO WAXBQKUTARIMEEYSO AQHIRADAADA AMAAD KAFIKARTAA JOOJI BEENTA
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g 3 ай бұрын
Dowlada Xassan Sheikh waxaa ceeb Ku ah in ay awoodi wayday musse suudi in ay ka saarto Marinaayo.
@ahmedabubakar4174
@ahmedabubakar4174 3 ай бұрын
Aaway timojaruaashii la xirxiray bernaale
@sahroali1196
@sahroali1196 3 ай бұрын
Torog.cidlaa.ayey.sheegaan
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 3 ай бұрын
HALOO DAYO DOWLDA IN AY MAMULTO DALKEDA QOF WALBO WUXU RABA IN UU MUQDSHOOW KALIGED KA HADLO.AAWEY 😅4😅TII KALOO EHEED SOMALIDA.YAAB WAAYE HEE
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 3 ай бұрын
Asc ugaas waxa tahay nin hadalkisa u sax yahay waxa sheegto waa run
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Qabuuraha la iibsaday ee lagu tilmaamay ciidamada bada ayaa loodhisayaa xeradii ciidamada bada ee runta ahaa waxa haysta muuse suudi maxaa looga qaadiwaayay. Soomaaliyeey waa damiir la ' aantiina
@XasanBurtinle-h2w
@XasanBurtinle-h2w 3 ай бұрын
Suldanku waa run sheeg ddow soo rka dhulkii ekis ciidanka badda maxaa dhulkoodi loogu bannayn waaye ee qabuuraha loo burburiyey
@sahroali1196
@sahroali1196 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Waa yaab.ka.yaabkiisa.ayax.abaar.jooga Ayaa.layirahaadaa.dowladkusheega.
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 3 ай бұрын
FROM.HG.SOMALI WAA SHAN WADAN SOMLILAN SOMLIYA JABUTI ISMAMULA SOMLIDA ITOBIYA IS MAMULKA SOMLIDA KINYA.MAXAA MUQDISHOOW OO KALIYA ULA DAGLEYSAN.OOD ÑABDA LOOGU DIIDEY KK.CIDNA LOJOJIN MAAYO OGADAADA
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 3 ай бұрын
Ma laga yaabaa maadaama dadka quubuuraha labfaagayo ay u dhinteen cudurkii kovid ma dhici kartaa in caafimaadbdaro kavdilaacdo muqdisho.
@Khadarabshir-xp5pw
@Khadarabshir-xp5pw 3 ай бұрын
Xasan ìyo tiimikisa cinnamon ma aaminaso
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 3 ай бұрын
QODISTU HADEY 2 NIN YIHIIN WAA MIN 20 ISKU DARKOODA WAA 40 BACSA LAGU DUUBAAYI WAA 100 WARQADA BONADA WAA 10 KU DAR DARSIGA KA DAA MA AWALAA BILAASH QABRI LSGU QODAAYEY
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 3 ай бұрын
Maogi mandherow miirtan daeeso muusne kubiyesnen waa mahmh marka xasan shiiq maogi mesha laga haasto
@nadifocabdule-y7s
@nadifocabdule-y7s 3 ай бұрын
Mu use isaga aya cida n ah
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 ай бұрын
Aabo kan yar iyaga cili kan weyn anigaa iska cilinaayee, Waqtigii siyaad bare ayaan maqli jirnay waa mariixaan yaa la hadli karo,maanta waxay marey waa Abgaale yaa xerada dowlada kabixi karo,ee qabuuradaa ha laga bixiyo dhulka dowlada,
@shaafiissackismail8060
@shaafiissackismail8060 3 ай бұрын
Horta ninkan mooriyaanka ah ee muuse suudi la leeyahay maa laga qaado dhulki ciidamada badda ee xoogga uu ku haysto inta qubuuro la soo faqi lahaa!.
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 ай бұрын
Allah ka baqa waa qalad in aad tirahado hadal qalada maxaa yelay wax Cada maku hesa waa Abbe ee ka xisho hadii uu wax ka dhacayan sheeg
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 3 ай бұрын
war aamus mujrim yahow muuse suudi xerada marinaayo waa goofkiisa isagaa leh istubid dog
@abdisalaansaalax8908
@abdisalaansaalax8908 3 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊
@osmanadenshukri9351
@osmanadenshukri9351 3 ай бұрын
Doqon baad tahay mar hore ayaan kuu sheegey cabdala cabdala ayaa la magacaabay maanta ma taagna soomaaliya waa ololeysaa ilaahey faraj ha furo
@wardahbawazir2445
@wardahbawazir2445 3 ай бұрын
haduu madaxweynihii been sheegayo waxuu u soo aruursadey dad aan khibrad u laheyn celmi kalana aan lahey waa in aysan ku soo hadal celin waxuu ku amro iney sameeyaan doolarna wuu siinayaa xasan waxaaba ciqaab ugu filan lacagtii uu xaaraan ku qaataba inuu rashwo ku bixiyo 40 kii sano ee reer bini israaliil meeshey subaxii ka baxaan maqribkii ku soo noqdaa ayuu ku jiraa xasan
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 3 ай бұрын
Waxan dowlad ma oronkarne💔💔💔😭😭😭 Waa tuugo mafia ah Allah hana dhaafiyo 😭
@ahmedmuudeey9562
@ahmedmuudeey9562 3 ай бұрын
Waxisku reebo fitnada jooji
@BashirAfeey
@BashirAfeey 3 ай бұрын
adiga wariye aya tahay matihid maxkamadd dadka ha isku dirin
@wardahbawazir2445
@wardahbawazir2445 3 ай бұрын
tii uu ka aruuriyey 5tii hore waxuu ku dhameeyey hotel jasiiro intuu farmaajo caayay 4 sano xasan wuu ciqaaban yahay inta la socotana kooxdiisa wey ciqaaban yihhin shacabka gudaha iyo banaankana wey ciqaaban yihiin aamusnaanta ay ka aamusan yihiin saad u dhan tihiin soomaaliyeey meeshii xasan ilaahey ugu talo galay ayaad wada galeysaan masuul culimo kaaba qabiil
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 3 ай бұрын
Dawlada xasan hogaamiyo mid laysku aminikaro ma ah waa huu haa waxmatare ah
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 3 ай бұрын
Been waynaa xasan shalay waxaa lahaa ciidamadii ereteria waa la iibsadey arintaas run ma aheed mise waa been suldaan adaa lagaa rabaa. Waa dal kii madaxwayne ka ahaa beenlow, xaaraan quute sidee dalkaas ku hormarey karaa.
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 3 ай бұрын
MUUSE SUDI WAA LAAN DHEER ABGAAL AH YAA U DHOWAN KARA.
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 ай бұрын
Madaxweyne ma jiro ee caloshi uu shaqayste tuuuuug xasan gurgurte
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 3 ай бұрын
MEESHA QABUURAHA LAGABDHIGEY WAA XIRO CIIDAN WAANA MEESHEY KU TABA BARAN JIREEN GARDAREY WAXEY UGU DUUGTEEN ISKOOLA BULIISYO MALSHZN DERBIGA IDKOOLA BOLISIYO SGAQO USKUMA LAHAN MA AADAN JIRIN WAKHTIGII CIIDZNKA BADA LAGU TABATI JIREY MA XUMA IYADANA BILICDA BELEDKA CIDII WAA IN LA SOO DHAWEEYO WAA WAAJIB HOTEL WAA WAR FIICAN MADAXDA DALKANTIMAADA XALANE BAA LA DEJIN JIREY ERBOT HOTEEL KAN BASBA KA DHIW OO JUDKII EFBORKA
@ahmedmuudeey9562
@ahmedmuudeey9562 3 ай бұрын
Adiga fitness Lee maakahadashaa
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 27 МЛН
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Election 2024: A Week's a Long Time in Westminster ...The Standard podcast
19:19