لا حول ولا قوة الا بالله لا حول ولا قوة الا بالله لا حول ولا قوة الا بالله لا حول ولا قوة الا بالله لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين اللهم امين يا رب العالمين
@Heblaayodacar Жыл бұрын
Ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo walaalo khayrka aad noosoo gudbisid. Sijoogto ah baan kuugu xidhanahay waxaanad igu dhiirigalisay wlhi in aan dikriga Alle badiyo oo aan tasbiixda laazimo. Jazakallah walaalo. From Hargeisa❤️❤️❤️
@amrancabdi1867 Жыл бұрын
masha alah xppti wlhi malin wlba janalka waa eega inad wax soo dhigty wann ku frxaa oo ka faa iida wann ku jecelhy alah haku jeclaado ee xageen kala soo xudhiidha❤🎉
@sahracismn7555 Жыл бұрын
S/LAND anaa ku nool wll jawaahiray aadbay wlhi wax badana waan ka faaiiday wll jasakalluhu khayran xbbti qali
@fjnxukkfihcduji397 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Ayan-lr3te Жыл бұрын
Merci beaucoup for Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@yusufwarsame6771 Жыл бұрын
Jawaahir wan ku salamay walashey mcn mahadsanid wakhtigaga qimaha badan thanks by warsame Alberta Canada
@hindafarah9663 Жыл бұрын
ماشاء الله ماشاء الله تبارك الرحمن اختي الغالية الله يسعدك ويحفظك امين 🙏 ❤ الله اكبر الله اكبر الكبيرة والحمد كثيرا 👍💕💞❤️❤️
@yusufwarsame6771 Жыл бұрын
Jawaahir abaayo digri badan markasta no keen mahadsanid markale waa warsame Alberta Canada
@NistexoAli-y8h10 ай бұрын
Mashalaah wax badan ayaan kaa faiday jisakalhu qeer xabibiti❤
@Khadra933 Жыл бұрын
Jizakallaah. Ukhtii
@abdulahinuraaya6709 Жыл бұрын
Waa mahadsantahay anaa reer muqdisho oo marwalbo lasocdo qisooyinkaaga qisooyinka quraan aqriska noo soo bandhig jizaakumulaah qay @@
@sahraj3885 Жыл бұрын
Wacaley kuma salaam Shugran wacaneey Yaxfidkuma Allah adiga Reerkaagaba
Mnsha allh wllo qli alle haku barakeeyo jasakumallahu kheyr
@gudonmaxamed107 Жыл бұрын
Mansha alh wlshy
@TheSomaliPride Жыл бұрын
Dabeeci wax kafiican majiro
@ilhan6838 Жыл бұрын
Wallahi jawahirey darsaday qalbiga iska dhahay jawahirey make up hadey markan laheed wala cayuumi lahaa dadka indha waweyn wey kuso baxaan😂
@jawaahirhussain2890 Жыл бұрын
😃😃😃😃
@uma9600 Жыл бұрын
Jzklaahu khayr abaayo ❤
@hoodomahdi5430 Жыл бұрын
ماشاء الله رب يحفطك يا حبيتي اسعدك في الخير كلهه
@ayaanhamudguleed8955 Жыл бұрын
Wcz xppti Amiin Amiin alle Haku barakeeyo abaayo jawahir🥺🥰❤️🤲
@maxmedcabdilaahi6908 Жыл бұрын
Masha Allah wllzhy qli so badi kheyrka ❤
@naimayusuf9008 Жыл бұрын
Masha allaha abayo
@sahroibrahim2455 Жыл бұрын
Alx
@Zahruush Жыл бұрын
Wcs sas karaba qali natural beauty 😍
@rahimaali5762 Жыл бұрын
Jawaahir anigay dhibkan I haysta lkn gadhan waan dhaama markaan waysada bilaabo ayuunba la idhaha halkan Iska maydh Kadi ayaa kaga soo duushay markaas wlhi was was ku aad ayuu u dhib badan yahay Allah hanaga caafiyo aniga iyo dadka kalaba.