"Xukumadda Muuse xoog bay noo sheegatay ciidan RRU ah bay na dul keeneen" Bulshada shacabka Agabar.

  Рет қаралды 38,624

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 99
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 2 ай бұрын
Horta ciro muxuu uhadli waayaa miyuu xishoodaa 😅
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 2 ай бұрын
Tacadigii iyo dhibaatadii meel kasta oo SL ka mid ah way gaadhay....isbeddel khayr qaba ayaanu rajaynaynaa!...Guul Waddani.
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 2 ай бұрын
guul Kulmiye Guul Muse Bixi
@habaneali3691
@habaneali3691 2 ай бұрын
00​@@Ahmedwali-ji2sf
@maxamedjibriil9725
@maxamedjibriil9725 2 ай бұрын
Muuse saamiri hayna dhaafo muuse hanyare
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 ай бұрын
Tuugtii, lacagta loogu soo dhiibay in dowlada Somaliland lagu dumiyo. Ka cuna codna ha siinina.
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 2 ай бұрын
14sano qufhmiye waxa lagadhaxlay dib,udhac baaahsan iyo xadhiga,iyo xasadka.
@ShukriCilmi-i9b
@ShukriCilmi-i9b 2 ай бұрын
Muuse wadanka halaga qabto. Hadii kale. Somali land way ku daysay
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 2 ай бұрын
siilkaaga qadhmuun usheeg
@rm7087
@rm7087 2 ай бұрын
Waar hargasa dhexdeeda ayaa dadka xabad iyo xoog ayaa lugu hayaa
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 2 ай бұрын
Waddani waxan leeyahay csbashada bulshada waa inaad dalka oodhan socdaal kumartaan ama magaalo kasta cidii aad,ololaha uxilsaartaan oo xagiiskastaa xogtiisa uu tv yadakeenaa ama you tubbe badasoodhiga. Waddani maanta waa inloo gurmadaa olole duufaan isbedel oo dalkoodhan ah oo tvyada iyo youtube kasoodhiga pajkastana soodhiga kakaca oo dub,udhacadalkiina rida.
@Miketyson-o2k
@Miketyson-o2k 2 ай бұрын
Mashallah somaliland guul guul waddani
@SaidAbdilahiGuled
@SaidAbdilahiGuled 2 ай бұрын
@@Miketyson-o2k laakiin sidaa ku dhicimaayo
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 ай бұрын
MUNAAFAQU WAA MID QAYLIYA MARKA UU HADLAYO WUUNA ISKA OOHIYAA WALIGEED WADANI KAMA NOQONAYSO MADAX
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
GABILEY WA AWDAL, 12 SANO XILDHIBANADA DEGMADA AGABADH HALKEED KU MAQNEYDEEN.
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 ай бұрын
Agoonta iidoorku ilaa 1988 miyaanay korin kuwayagii kalshaale baaba galay dagaalkii goojacadee viva ssc khaatumo !
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 2 ай бұрын
Muuse ha dhaco ayaa socota imiika
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 ай бұрын
Muuse baloodh waa iimaan laawe rida
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 ай бұрын
SubhanaAllah
@hah7064
@hah7064 2 ай бұрын
Tuugtan iyagoo kulmiye u nacamleynaya ayaa beri la arki hhhh
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 2 ай бұрын
MASAAJIDKA CIYAARTA KA DAAYA WARYAAAA
@mounamohamoud81
@mounamohamoud81 2 ай бұрын
Tuug tuug tuug we are all kulmiye
@Burcawi24
@Burcawi24 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk aar magaladu waa wadani Adigu ma maantaad magalada timi😂😂😂😂😂Lol
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
TUUGTA HSLA SO XIDHO
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 2 ай бұрын
Tuukto waa wadan oo u shaqeeya xamar iyo cadowga somaliland ayaa been loo sheegay ,ma nihiin tv yada la iibsaday ee cadowga u shaqeeya
@ShukriCilmi-i9b
@ShukriCilmi-i9b 2 ай бұрын
Ka maanta muuse qabiil ku taageerayaa waa mid aan dalka oyo dadka midna. Dan u hayn oo guducur guday
@sahnim7481
@sahnim7481 2 ай бұрын
Dhiiga ilaahay haydinka Qaado Hadad taagertaan dadkii idinku sheegayey Ahlunaarka😂😂😂
@Gobsame
@Gobsame 2 ай бұрын
Waar agabar ilaa garadag ilaa gawlalaale waa kulmiye ha xiijin tuuladan nin maalin walba ku cayaya ayaad u xiiq san tahay
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 2 ай бұрын
Muuse dhidig ha dhaco xiniyaha xuseen abokor ayuu fulayaa sanadkan ilayn iyagu dhul baladhsi uu samaynayaaye barina qof doranayaa ma jiro sheeko xume
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 ай бұрын
WADANI FAQASH QUDHUN NO CIRRO FAQASH WADANI FAQASH JABTEY
@flipofiqey
@flipofiqey 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 WAKA MUUSE IYO KAHINBA EE CAANO KA DHAMA
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 2 ай бұрын
Duli reer gabilay usgag daba dhilif
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 2 ай бұрын
Qudhmiye Allaha na dhaafiyo Muuse dalka wuu baabi'iyey
@SaidAbdilahiGuled
@SaidAbdilahiGuled 2 ай бұрын
@@WiilkaMagaalka-oo1od Walaahi Allah wuxuu naga qaban doonaa labada kulmiye kuwa hantidii umada dhacay bi idni laah
@SaidAbdilahiGuled
@SaidAbdilahiGuled 2 ай бұрын
Waar taariikhda dib u raaca
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
WADANI SAWDINKA HOR ISTAGEU GABILEY IN AAY NOQTO GOBAL TUUG TUUG TUUG DHASHEY
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 2 ай бұрын
Reer Agabaroow tuugta iska soo erya Waa kuwii ciidanka jabiyey ee Buuraha fuulay xiligii qaranku Halganka ku jiray
@SaidAbdilahiGuled
@SaidAbdilahiGuled 2 ай бұрын
Huwan Allah naga kiin qaban
@u.j7332
@u.j7332 2 ай бұрын
Ilaahay waa cadaali hadii uu cid qabanayo kuwa masiinta iyo dadkii ay masuulka ka ahaayeen hantidooda dhacaya oo umada awood dowladeed u adeegsanaya
@saciidmaxamed1601
@saciidmaxamed1601 2 ай бұрын
Muusena cid uga ma jlexejecelnimo badna ee beenta Iyo huhaada yaan laydin sheegin Hana rumaysinana
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 2 ай бұрын
Ha dhacan wixi Oroomada dapada U dhaqa😎🔥😏
@MoIntertains-hk1ix
@MoIntertains-hk1ix 2 ай бұрын
Sow taa dadkiiyo dhammi wada qaaqleeyay! Ileen ssomaalidu waa dad hadal u ciil qaba. Midh iyo laba uun baa ku filnaa inay hadlaan. Sowtaa degmadiyoo dhami makaroofanka wada qabsatay!!😅😅😅
@aminaboon1290
@aminaboon1290 2 ай бұрын
Baaac muse waa gersi
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 2 ай бұрын
Yaugu kalmeynayay oo calanki calan kajixday
@ibrahimnour4221
@ibrahimnour4221 2 ай бұрын
😭😭😭😭tolkakow media maxay idin kenay maanta.wan so soocona hadan reer kulmiye nahay inchallah wiixi la tabaanayo wan dameneyna😂😂
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 2 ай бұрын
Dhiiga tuubo laydinkaga nuug isma og bilaa ficil ah baa reerkii ka soo buuxsamay dal aad xukuntaan daaye walee futada ayay idinka tookan sidii madhibaanka ayay maydkiina madaxa kaga joogsan hadii aanay baydkiina fuulinba akhas akhas caleeg jilic ilma jilic mujaahidiinta afkiina nijaasta ah ka daaya oo ha sheeganina.
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 2 ай бұрын
Waxaa la idinka maqlimayo wadani way u dhamaaty
@maxamedjibriil9725
@maxamedjibriil9725 2 ай бұрын
Muuse hagar daamo muuse kala geeye muuse jabiye muuse baloodh
@CumarIbrahimCawale-st8ni
@CumarIbrahimCawale-st8ni 2 ай бұрын
Khajila abaari idin madhisaye,o ka xishooda M/weynaha iyo xukuumadaba, hunguribaa idin wada o wa laydin ogyahay,
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i 2 ай бұрын
Ceeb xishoda❤
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 2 ай бұрын
Marka muuse uu ukala,eexdo agabar iyo gebilay oo isdhalay cidkale masimiko .
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 2 ай бұрын
Ha dhaco muuse tuug shaani ina maqajaan
@SaidAbdilahiGuled
@SaidAbdilahiGuled 2 ай бұрын
Wadani was naxli image dhex jira Walaahi
@AbdirashidQaayibo
@AbdirashidQaayibo 2 ай бұрын
Bl maxay soomaliya ku diidayaan , Cajaab shiikhaw bl caadi isu waydii qof kastaw waxad somali ku diidaso Ethiopia na ku raacayso
@SuratMaidah
@SuratMaidah 2 ай бұрын
Cadawga Gudaha (Waddani)
@saciidmaxamed1601
@saciidmaxamed1601 2 ай бұрын
Waa ninka dumarkeena la caayayo loo yeero weeyaan oo Kama damqadan waxaas
@saciidmaxamed1601
@saciidmaxamed1601 2 ай бұрын
Ha ku dhabo xamse Iyo qaar la mida ayaa layno haysta ficillaanta baa doofaarka loo cadaba ee doqonta warkeeda ilaaba
@saciidmaxamed1601
@saciidmaxamed1601 2 ай бұрын
Bal allaan idinku dhariye naxliga uu Soo qufayo nabad ma ku imanaysa
@cumarcali5512
@cumarcali5512 2 ай бұрын
Been baad isku sheegteen waxba kama jiraan waxaa aad akhriyeysaan aan ahayn in aad berina cirro intaa in leeg ku sheegtaan hadiiba uu yimaad kursiga waa iska macna la aanta siyaasadeed ee somaliland ka hirgashay
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 ай бұрын
SACII XAMSE. GOBOLNIMADII GABILEY WAYDIIYA ?
@bashe3051
@bashe3051 2 ай бұрын
Xirsi gaab tuug iyo wadani xaar ... sumxanala...
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 2 ай бұрын
warkadaa adeer ma inyarba idinsogadhay
@SalebanGamuute
@SalebanGamuute 2 ай бұрын
Kuwani cidna dooranmayso waa huwan
@SamarooncaliSam
@SamarooncaliSam 2 ай бұрын
Waxay cadaynaysaa in wadanka iyo dadkuba naceen muuse shaani 7 sano oo uu joogo ma arag cid galad ka sheeganaysa oon ahayn reerka mijinaha cuna ee jibriil yoonis ee samaroon oo iyaga oo dhulkoodii la iibiyay hadana mijino ka doortay
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 2 ай бұрын
siilkii qadhmuuna ee hooyada usheeg
@SamarooncaliSam
@SamarooncaliSam 2 ай бұрын
@@Ahmedwali-ji2sf wax jira walaal weeyaan taariikhda ayaa nin walba xusi
@maxamedtubeec4634
@maxamedtubeec4634 2 ай бұрын
War beraha hanaga shashaynina wan idin aragnayoo wan idin naqanaye war haluguin ninaw
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 2 ай бұрын
Meeqaamsare ayaa idinku xaaray
@maxamedjibriil9725
@maxamedjibriil9725 2 ай бұрын
Kulmiye dwn hadhaco hadhaco
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 2 ай бұрын
Duli qaawan
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 2 ай бұрын
Beeni raad male
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Hadal wax Teri meye iska celiya muuse juudan iyo groupkiisa
@nimasahal8599
@nimasahal8599 2 ай бұрын
Xaar
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 ай бұрын
Afqadhmuune
@abdilkarimmohamed6808
@abdilkarimmohamed6808 2 ай бұрын
waar doolgeey maxaa heeley
@saciidmaxamed1601
@saciidmaxamed1601 2 ай бұрын
War xoolo ayaad tahay doqonkayga ayuunba la adeegsanaya xamse kahyrwna guri labada ayuu ka dhisanaya wadani
@WarsameAbdi-ii8gr
@WarsameAbdi-ii8gr 2 ай бұрын
😅😅😅😅 ma qaylo ayad wx ku hlysan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
WADANI ILMA XAARAN BAA DOODTA IYO CADAW KALKAAL
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 ай бұрын
😂baacaac
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 2 ай бұрын
Wow war wamaxay qoladan xiiqsan
@kinghusein2781
@kinghusein2781 2 ай бұрын
Waar reer wadani oohinta school laa looga soo dhigaa
@mahamedhusein594
@mahamedhusein594 2 ай бұрын
Cadaalad xumo ma fiicna RRU na buurta waxba yeelimayso ee wadani wuxuu qabanayo sheega....
@HusseinIbrahim-po1se
@HusseinIbrahim-po1se 2 ай бұрын
Nacas war dadka beenta kadaaya Reer wadaniyo Waxba hakuharowsanina Shacabka masakiinta
@MohiyodiinARahmanDualleh
@MohiyodiinARahmanDualleh 2 ай бұрын
Bulshada Reer Agabar waxay kahadleen waa Dareen Dhaba oo jira,weliba sidaa way tudhanayaan.Mudane Madax-Weyne Fadlan Dareenka Dadkaaga hoos u'eeg.
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 2 ай бұрын
TUGTII SOMALILAND YAYU.. ONE MORE TIME AABO MUSE 🟢⚪🔴🇪🇹
@CumarIbrahimCawale-st8ni
@CumarIbrahimCawale-st8ni 2 ай бұрын
Magac xumo u dhinta,kuwa ka dhex hadlaya shacabka agabar e ah tukaha baalka cad, ciidankuna wa ciidankoodii e ku khuukhin maysaan RRUduna wa inamadoodii,
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone 2 ай бұрын
Basaasiinta shacabka kiciniya ee iska horkeenaya, marna buura gelaaya, ee Waddani sheeganaya waa in ummaddu u foojignaato!
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 2 ай бұрын
Kuwani reer agabar maahee tolow yaa la khaldayaaa
@nimasahal8599
@nimasahal8599 2 ай бұрын
CIIDANKA CADAWGA JABUUTI BAA LOO KEENEE XAARKA MUSQUSHA
@InaSanyare
@InaSanyare 2 ай бұрын
Horta idoorku ma agoon baxan miya 40 jirka isaaq waligi ma agoonba
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
Mansha allah reer agabar iyo dhamaan gobolka gabiley muuse waxba ma tarin muuse caruurtiisa iyo isaga ayuunbaa wadankii boobaya dalkiina wuu burburinayaa alle ia badal kheyr leh ha inoo keeno
@TimajilicHoori
@TimajilicHoori 2 ай бұрын
Waxaa dooranaysaan waa Jano ka guur oo kud uguur
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
MACDANTA DAWALDA LEH KA MASUUL AH WADANI WAA HORE MAR DIID CADWAGA GUDAHA YAA U OGAALDEY GABILEY
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 2 ай бұрын
HOOYADIIN SIILKA KA WASA WAA LAYDIN WASAYAA WALIBA AGABAR LOOGAMA BAAHNA CID YUSRI KA DHEX HADLYSO
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq 2 ай бұрын
Muuse dhidig Xiniyaha xuseen abokor xuseen hashtari ayuu fulayaa sanadkan oo wllahi ah Somaliland odhanba ah wadani
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 2 ай бұрын
@@khadramahamed-qn2dq Adigu meel is taag marka hore
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 2 ай бұрын
Xaar cun
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 112 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 383 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 112 МЛН