Xukunka Heesaha Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahullah

  Рет қаралды 106,036

SomaliNetwork2

SomaliNetwork2

12 жыл бұрын

Somalinetwork2 Channel Waxee Idiin Soo Gudbineysaa (Xukunka Heesaha Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahullah) Alle Hanaga Dhigo Kuwii Hadalka Maqla Raacana Tiisa Toosan Allahuma Amiin Waxaa idiin Soo Gudbiyey Walalkiin cabdiraxman binu abubakar jhb South africa

Пікірлер: 84
@maxamedburcaawi6762
@maxamedburcaawi6762 4 жыл бұрын
Maaansha AllaH sh.umal Alle ha kaa abaalmarin siiyo
@asmamaxamedjaamac7467
@asmamaxamedjaamac7467 3 жыл бұрын
Mashlah ilaa hay hauuga masoxo heesaha qalbiga inshalah
@dahirjama5089
@dahirjama5089 2 жыл бұрын
I gain knowledge music haram.masha Allah shiikh umal.jazaakallahu
@maxamuudmaxamed5061
@maxamuudmaxamed5061 4 жыл бұрын
Mnsha allaah wllo illaahaay haku barakeeyo sh.maxamed cabdi umal....
@nai4945
@nai4945 8 жыл бұрын
ILLAAHAHOW SII SHEIKHEENA CIMRIDHEER IYO CAAFIMAAD. ILAAHAYNA HA INAKA YEELO KUWO WAANADIISA QAATA. AAMIIN YAA ALLAAH.
@satnimabdi1703
@satnimabdi1703 7 жыл бұрын
allle haku xafidoh sheekh 😢😢😢😭😭 ilahay heesaha qalbiga hanoga masaxo aakhiro iyo addunba nooma wacne
@saeindhoyare5267
@saeindhoyare5267 9 жыл бұрын
Sheikh Umal ILLAAHEY sw hakaa raali ahaado anagana hanoo naxariisto - aamiin
@HasanMaclin-pk3xp
@HasanMaclin-pk3xp 11 ай бұрын
Mashaa Alilha alha ku xafido
@zeynabsheekabdullhiajiriyo9644
@zeynabsheekabdullhiajiriyo9644 8 жыл бұрын
Masha Allaaaah mashaa Allaaah Masha Allaaah Allow Nagu Aanfa adiguna Ajir iyo xaasanad kasii Alle haku xafido cimrigana ku dhera cilimiguna ku barake
@faliselmi3824
@faliselmi3824 4 жыл бұрын
Ya rabbi hesaha naga madoobey😭😭
@dakanenoor9202
@dakanenoor9202 7 жыл бұрын
ma shaa allaah ilahayoow ku guulee sh umal oo ku liibaan aakharo iyo aduun
@khaalidmaxamed8798
@khaalidmaxamed8798 7 жыл бұрын
Masha Allah alle ha ka jasai mariyo sh.umal waxan Ku rajaynayaa cimri dherer iyo cafmad dherer anagana alle kuwii cibro qato alle ha naga yeelo aamiin aamiin aamiin
@binthamdi8577
@binthamdi8577 9 жыл бұрын
Mansha'Allaah sheeq Mahamed Abdi Umal Allaaah haku xiftiyo aduun iyo AQIRABA insha Allaah
@ahmedxavi6615
@ahmedxavi6615 6 жыл бұрын
Bint Hamdi Mnsha Allah
@nasridinrage9489
@nasridinrage9489 8 жыл бұрын
maashaalaah sheekh maxamad cabdi umal allaha khayr hakusiiyo anagana ilaaahay hanagu anfaco aameen,qalbigaagay wasakh kabuuxiyaan heesah. ilaahayoow cinqaabtaada naga kori aameen.
@waxanahaypuntlanderdhigamj3769
@waxanahaypuntlanderdhigamj3769 6 жыл бұрын
Jasakakah sheikh
@aqanialaahi1243
@aqanialaahi1243 8 жыл бұрын
ilahay ha kaa abaal Mariyo shiikh maxamed abdi umul
@hassanwacdi232
@hassanwacdi232 10 жыл бұрын
masha allah jazakallah sheikh Umal
@ahmedraage2082
@ahmedraage2082 10 жыл бұрын
alahayoow na hanuuni qaluubtana wanaga tus Alahuma Aamiin
@raxmaxuseen1936
@raxmaxuseen1936 5 жыл бұрын
Masha Allah shekhana ilahay haku xafido
@muniirbaay5877
@muniirbaay5877 7 жыл бұрын
alah ku xafido sh maxamed cabdi umul wlhi ilahe dartis an ku jecla haye
@abdulhakiime7192
@abdulhakiime7192 7 жыл бұрын
màasha allaaah jisaakalaah
@nabiyahacabdi7180
@nabiyahacabdi7180 8 жыл бұрын
UR THE BEST SH. IN THE WORLD
@masalibrahim8018
@masalibrahim8018 7 жыл бұрын
n
@ayaaniitanour3392
@ayaaniitanour3392 7 жыл бұрын
msha allah shekh allah haku barakeyo sh maxamed cabdi umal
@nabiyahacabdi7180
@nabiyahacabdi7180 8 жыл бұрын
THAT IS SO TRUE UR THE HONEST ONE JUST LIKE NABI MUHMED SAW [AL-AMIN]
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 жыл бұрын
alle hakaa abaal mariyo khayrka aaad nasoo gaadhsiisay
@cashocadey6525
@cashocadey6525 8 жыл бұрын
masha allah ilaahayow xaqa na fahansii alahum amiin yaa raabi yaa allah jazakala sheeikh
@amintosderichboyz9571
@amintosderichboyz9571 8 жыл бұрын
maansha alah alaha kubarakeyo Sh mahmed umal
@laylamohamed5393
@laylamohamed5393 8 жыл бұрын
masha Allah jizakumullahu kheer yaa sheikh allah dartisa ku jacallahay Allah haku xafido
@zakiomar9570
@zakiomar9570 9 жыл бұрын
Allaha ku xafido sheek umal
@abdulldegea3222
@abdulldegea3222 4 жыл бұрын
Mashallah
@CabdullahinuurHuseen
@CabdullahinuurHuseen Ай бұрын
M.a sh umul
@mushtaaqliza4018
@mushtaaqliza4018 8 жыл бұрын
jazaakumullaahu qeyral jazaaaaa
@ismailahmed7957
@ismailahmed7957 8 жыл бұрын
allaha kubarakeeyo shiikh
@xiisnagi4263
@xiisnagi4263 7 жыл бұрын
محاضرة بعوان حكم الغناء /فضيلة شيخ محمد عبده أمل حفظه الله ورعاه وسدد عمره وحفظ من كل سوء
@hodarayad7598
@hodarayad7598 8 жыл бұрын
Mansha Allah sheikh umal
@noorawdoll3128
@noorawdoll3128 9 жыл бұрын
maansha allah khayr allaha kusiiyo
@xaliimaxasan8851
@xaliimaxasan8851 10 жыл бұрын
ilaahayoow na hanuuni qaluubtana wanaga tus Alahuma Aamiin
@shamhermahdi9628
@shamhermahdi9628 9 жыл бұрын
maanshaa,allaaah SHEIKH MOHAMED ABDI UMUL XAFIDULLAAH AAKHIRO IYO ADUUNBA
@cuskayahya7448
@cuskayahya7448 9 жыл бұрын
shamher mahdi
@nabiyahacabdi7180
@nabiyahacabdi7180 8 жыл бұрын
+xaliima xasan THAT BABY IS CUTE
@faysalaahassan6825
@faysalaahassan6825 8 жыл бұрын
shiiq umal ilahey haku barakeyo
@hadan579
@hadan579 6 жыл бұрын
Faysalaa Hassanl....b
@hashiabdi2181
@hashiabdi2181 8 жыл бұрын
ilaahey hakaa raali noqdo sheekh m abdi umal
@fuadabdi8675
@fuadabdi8675 6 жыл бұрын
hashi Abdi hhhesfg mash allÀh
@fuadabdi8675
@fuadabdi8675 6 жыл бұрын
aqgyuk
@ibrahimhassan9642
@ibrahimhassan9642 8 жыл бұрын
masha allah
@abdifitahhirsi1624
@abdifitahhirsi1624 7 жыл бұрын
jazakallah kheyr sh
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 6 жыл бұрын
Baraka'allah shiekh
@jaamayare1732
@jaamayare1732 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا يا شيخ
@nabiyahacabdi7180
@nabiyahacabdi7180 8 жыл бұрын
THAT IS SO TRUE UR THE HONSTE ONE JUST LIKE NABI MUHMED[AL-AMIN
@hafsaallahhanagudaromansha7897
@hafsaallahhanagudaromansha7897 8 жыл бұрын
mansha alllah sheeekh
@zubeyryasin8800
@zubeyryasin8800 3 жыл бұрын
Heesahu wa xalal music wa xalal
@zubeyryasin8800
@zubeyryasin8800 3 жыл бұрын
@@yaqubburhan7858 Keen hal aayad oo quran ah oo leh heesuhu wa xaran
@zubeyryasin8800
@zubeyryasin8800 3 жыл бұрын
@@yaqubburhan7858 In la dhaho wa xalal wa SAHAL In la dhaho wa xaran aya adag Ee daliil ii keen ama iga aamus sxb
@zubeyryasin8800
@zubeyryasin8800 3 жыл бұрын
@@yaqubburhan7858 Maxa ii cad bal ii sheeg
@munaadan222
@munaadan222 9 жыл бұрын
Maaanshalah
@ismaiilhaji
@ismaiilhaji 5 жыл бұрын
Asc walal isoobooqo
@dakanenoor9202
@dakanenoor9202 7 жыл бұрын
ma sha allaah
@moc-gi6px
@moc-gi6px 8 жыл бұрын
ilaahay ha kaa jisaa isiiyo
@adnanhussein8027
@adnanhussein8027 8 жыл бұрын
amiin yaa rab
@dhaaaabd4888
@dhaaaabd4888 6 жыл бұрын
Adnan Hussein hyd
@maryanfilsanaimad512
@maryanfilsanaimad512 8 жыл бұрын
maaashallah
@abdikadirmuhumed8538
@abdikadirmuhumed8538 8 жыл бұрын
Mansha Allah
@samalkaya6254
@samalkaya6254 6 жыл бұрын
Inchallah
@mohadahmed463
@mohadahmed463 7 жыл бұрын
mansha allah
@xasanabshir4069
@xasanabshir4069 8 жыл бұрын
maaaaaaaaashalah
@yoonismuusa
@yoonismuusa 7 жыл бұрын
sh alla yacizak
@munohasan592
@munohasan592 7 жыл бұрын
maasha Allah 😀😀😀😀😉😉
@khaalidkaapehkilimpeh7534
@khaalidkaapehkilimpeh7534 5 жыл бұрын
Maan sha AllAAH
@abrahamarts1331
@abrahamarts1331 5 жыл бұрын
Dadka dislike saraayo xee ahaayeen Istaqfuru alh
@fatimamaxamuud2476
@fatimamaxamuud2476 9 жыл бұрын
0k
@sucadojodah7613
@sucadojodah7613 9 жыл бұрын
gftf
@abdinasirhassan7529
@abdinasirhassan7529 7 жыл бұрын
Sh. Umal, anagu heesaha iyo music waan jecelahay, kumaanan qancin dooda, waxaan ku qanacnay dooda sh. Raage maxaa yeelay waxa noola muuqdaa qof maskax furan oo mufakar ah. Waad mahadsanahay ilaahay ha kaa jasaa'i siiyo muxadaradaada, laakiin muxaadaradaada maaha mid qancin karta dabaqad kasta oo ka mida bulshada. Sida dumarka, caruurta iyo dadka aan aqoontalahayn wax u fahmaan uma fahano. We are critical. Diinta waxay lahadashaa dadka, lama hadlayso buuraha iyo geedaha. Sidaa darteed waa in ay la jaan qaadaa nolosha aduunyada wanaageeda iyo dareenka saxda ah ee bani-Aadamka. Muxaadaradaada waxay u egtahay mid dib noogu celinaysa 1500 sano ka hor noloshii jirtay. Si kastaba ha ahaato, waxaan ahay muslim hadaan lakala xigsaneyn muslim nimada, adigu ma na gaalaysiinaysaa?
@dakanenoor9202
@dakanenoor9202 7 жыл бұрын
bismilaah war kan leh kuma qanacsani hesuhu waa danbi diidan maxuu ahaa
@dakanenoor9202
@dakanenoor9202 7 жыл бұрын
alahayoow ku hanuuni
@abdulqadirawil1235
@abdulqadirawil1235 7 жыл бұрын
allaah ha kuu soo hanuuniyo wl
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 3 жыл бұрын
SubxaanaLaaah
@abdinasirhassan7529
@abdinasirhassan7529 7 жыл бұрын
Sh. aad ayaan u salaamayaa, waana sheikh balaaqi ah oo aqoon badan. Laakiin muxaadarada aayada qur’aanka ee uu soo qaatay heesaha “Lahwan xadiis” ayuun baa ku jirta, waa sheeko lagu daaho, meesha kuma jirto ‘hees’ama ‘music.’ Marka sidee ayuu ku mabnuuci karaa ku sheegi karaa inuu yahay music iyo heesaha inay xaraan yihiin? Radiya laahu canhu e’ A.binu Mascuud inta uu isaga tafsiirayo ee u leeyahay aayadu heesaha ayey u jeedaa, nabigu ma waxa uu odhan kari waayey waa heeso ama music, maxaa yeelay maaha erayo cusbu waa wax fudud in lagu dhawaaqo. Doodaada waxay sheegaysaa in asxaabta fahamkooda la qaato marka laga hadlayo qur’aanka, asxaabtu miyaanay bani aadam ahayn oo qaldami kara? Mida labaad culimada kaasoo horjeedaa miyey fahmi waayeen waxa aad ka hadlayso oo ma kububo ka duwan qur’aanka ayey akhriyaan. Midala labaad mar walba waad doodaan wadaado hadaad tihiin waxna islama raacdaan, markaa kani miyaanuu ahayn (dooda heesaha iyo music) doodihii iyo kala duwanaashihii idinka dhaxayn jiray? Mahadsanid.
@aqanialaahi1243
@aqanialaahi1243 8 жыл бұрын
ilahay ha kaa abaal Mariyo shiikh maxamed abdi umul
@dahiryare1333
@dahiryare1333 8 жыл бұрын
masha allah
maxaad ka taqaana taariikhda Dr Maxamud Maxamed Shibli
16:37
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 84 М.
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 61 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 53 МЛН
MUXAADARO SABIRKA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH
53:11
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 286 М.
WAAR DAG DAG AH
36:50
Habar media
Рет қаралды 7 М.
Asbaabta Rizqiga lagu Waasiciyo ~ Sh. Maxamed Cabdi Umal
1:34:24
Tazkiyah Network
Рет қаралды 347 М.
XUKUNKA DHAGEYSIGA HEESAHA - SH MAXAMED CABDI UMAL
32:24
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 18 М.
Qisadii labadii wiil Nabi Aadan (cs).1aad Sh Maxamed Cabdi Umal
1:12:05
SAWIRKII ANDALUS OO SOOMAALIYA KA MUUQDA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH
1:47:41
Хитрая ТАТАРОЧКА!😜 inst: psawkin
1:00
Petr Savkin
Рет қаралды 3 МЛН
🤣Хитрый План Папы #shorts
0:18
@gordey.bogdanov
Рет қаралды 2,4 МЛН
😳Ooops 😳 #littos
0:29
Littos Media
Рет қаралды 14 МЛН
#kidsong
0:11
J House jr.
Рет қаралды 27 МЛН
Amazing
0:37
GT Tradition
Рет қаралды 25 МЛН
Вот так и помогай людям … #корейскоекафе #корейцы
0:19
CHICKO — Вкус Кореи
Рет қаралды 4 МЛН