"Jabuuti iyo Muqdishana waxa laga Abaabulayaa Duulaan ka dhan ah ah Somaliland”Barre-Sare Saacadaale

  Рет қаралды 15,709

CBA TV

CBA TV

16 күн бұрын

"Xukuumaddu doorasho qaban mayso ilaa ay keento aqoonsigii," Bare Sare Cabdinaasir Saacadaale
"Jabuuti iyo Muqdishana waxa laga Abaabulayaa Duulaan ka dhan ah ah somaliland”Barre-Sare Cabdinaasir Saacadaale.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 73
@HIBOHERSI
@HIBOHERSI 12 күн бұрын
Guul SOMALILAND INCHALLAH ❤❤❤
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 14 күн бұрын
Allaah yacizak Prof. si wanaagsan ayaad u macneysay siday wax yihiin sidii roon ayeynu Ilaahay ka baryeyna 👏👏💕❤️
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 14 күн бұрын
Maasha Allah uu Asiibay profisorku ❤
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 13 күн бұрын
Waaw aqoon yahan naasir aragti dheer fayoow cilmiyaysan
@gday9659
@gday9659 14 күн бұрын
WAXAA DHAGAYSANNAY AQOON SIYAASADEED OO HEER SARE AH. WAXAY TAHAY IN ISAGA LOO DHIIBO HOGGAANKA. WAANA SHAQSI AY KU WAYN TAHAY SOOMAALINNAMADA . BARE SARE IGA GUDDOON SALAAN SARE!
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 14 күн бұрын
Djibouti waa cadow
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 10 күн бұрын
Kolay maamulka taagta daran ee hambo harti waanu kaa duminaynaa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 12 күн бұрын
Reer soomaalilaanoow ururkan jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita ee huwanta ah ildheer haloo yeesho
@abdihakimali7431
@abdihakimali7431 13 күн бұрын
Aqoonyahan buuro ah.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 12 күн бұрын
Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waanu ka adkaanay waanan ka adkaan doonaa insha allaah
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 14 күн бұрын
Xaqiiq wale
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 12 күн бұрын
Huwanta gudaha noo fadhfadhida ilaa laga takhaluso waxba nooma hagaagayaan waayo huwanta guduhu waxay noqdeen safaarad gudaha ujoogta cadawga waa koox kasoo horjeeda masiirkayaga iyo waxanu 33sugaynay ilaahay hanaga qabto oo haku celiyo sharkooda aaamiiiin
@Sumadeena
@Sumadeena 12 күн бұрын
Burco iyo hargaysa gooso oo la duul😁
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 14 күн бұрын
Absolute that's true
@Sumadeena
@Sumadeena 12 күн бұрын
Kan shakli xabashi buu leeyahay
@abdibarre2162
@abdibarre2162 11 күн бұрын
Waxaad soo qorteen BARRE Sare,, adinkoo ulajeeda macallin sare ama Bare jaamacadeed
@abdibarre2162
@abdibarre2162 11 күн бұрын
BARRE waa magac lkn Bare ayaa macallin ah, Fadlan si wanaagsan u barta qorista afka Somaaliga.
@barrehhoche9049
@barrehhoche9049 10 күн бұрын
Base maha wa baad itopia lasiyo
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 14 күн бұрын
Kkk
@user-tu8in2sk3t
@user-tu8in2sk3t 12 күн бұрын
Sakaaro malaha Laba tun oo lakala qalo , Somaliland IYO jabuuti waa Laba gobol oo walaalo ah. Jabuuti,xoog IYO xoolaba Wey dul dhigey ,sidaasi darteed yaan Lagu caadi garaboy. Somaliland+jabuuti+awdal state+khaatumo equal quwada geeska Africa ,sidaasi darteed xumada bulshooyikasi hoos halo dhigi.
@housseinhaajitanzaani4788
@housseinhaajitanzaani4788 12 күн бұрын
Kani waxba meesha kuma hayo
@mohammudali5987
@mohammudali5987 9 күн бұрын
Waa waxlagu qosol idoorka maxay aqonsi bay donayan war xishoda dulku ma khakilsn Hargesa iyo burco miyey aqonsi u donayan maxay cunan waba saqramin
@abdulraven4970
@abdulraven4970 14 күн бұрын
Xabasho waa isticmaar wey tahay weynaa ahaan doontaa
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 14 күн бұрын
Itoobiya khilaaf badan ayaa ka jira lkn in wax lahubsado ayaa fiican
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 14 күн бұрын
Waa aqoonyahan jaahila, jabuuti markasta qorshaheedu wuu cadaa in midnimo soomaliya ay taageerayse.. shalay maxaad cadaw uga dhigan wayday markuu muuse hablaha soo bixinayay. Bal caqliyarida aad isu aragto nin caqlibadan Waxaa uun oo doonaysa in markasta kola gacal cidaad ku sheegto lagugu raaco marna cidaad cadaw ka dhigato lagugu aqbalo..
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 12 күн бұрын
Jabuuti waa cadowga Somaliland jaceyl ama naceybow haday midnimo somali rabta iyagu haku so biiran sheeko niicda nala dhaf eyahow
@alihaibe4209
@alihaibe4209 12 күн бұрын
Marnaba ma aaminsani in djibouti ay rabto dawlad ka dhalata soomaaliya iyo somaliland toona
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 12 күн бұрын
😂😢😢😮😮😢😮😅😅😊😊😊
@roodacawad13
@roodacawad13 14 күн бұрын
Alle ayay leedadhay baarlamaan mahayno odayaal waxaad moodaa inay aanay jirin raga kursi bewnadka wey ka.weyntay
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 14 күн бұрын
XUKUUMADU DOORASHO QABAN MAYSO ILAA AY AQOONSI KEENTO MISE AQOONSI MA IMANAYO ILAA DOORASHO DHACDO????????
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 14 күн бұрын
Suaal ma waxad u jeedaa in bad la siiyo itoobiya mise in laga kireeyo bada?ka jwb in ladegdego ma ahe
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 13 күн бұрын
Haa maaha in aynu ku dag dag no xabasho ciyaar mahaa aqoonsi waa rabnaa khayr Bay noqon
@SomalilandHargeisa-of5ng
@SomalilandHargeisa-of5ng 14 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 14 күн бұрын
Awdal ku soo kala qabta
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 14 күн бұрын
Marka la eego siday wax u socdaan waxaad moodaa inay xukuuumadii gabtay hawsheedii oo shaqadeedu noqotay inay xisbiyada u jawaabto keliya iyadoo dalkii dhinac walba laga yimi oo arimo khatar ahi socdaan waxaan odhan karaa somaliland intay jirtay maanta maalin ay ka liidato ma jirto Haday sidan ku sii socoto Xaalado waxay ka dhex toosi kartaa belada la soo maleegayo hargaysa waayo dadku dawlad ayay isu dhigeen qaarna waaba diidan yihiin maamulkii shaqadiisa qabsan lahaana maba muuqdo
@halimoabdirahman
@halimoabdirahman 12 күн бұрын
If jibout wants 5 Somalian together they must be jibout come back
@abdit8270
@abdit8270 12 күн бұрын
Reer somaliland waa dad badan oo madhan oo siyaasoyiina ayaa ka buuxa aqoon diiniya oyo maadi aan lahayn. Indheeradka somaliland xagay qabteen waa inay hogaamiyaan umadan masaakiinta ah ooy runta u sheegaan siyaasiyiinta walfay ee dantooda mooyaane. Maanta jiritaankii somaliland dal iyo dadba baa laysku haystaa. Maxaa la dhawranya, Nin ku yidhi sinaan mayno aadna diid sarayntiisa.
@barrehhoche9049
@barrehhoche9049 10 күн бұрын
Rer somaliland waxaye wili fahmine halista hechiskane. Wuxu wighayane jiritaneka umuda somaliyed. Somaliland gudar
@phprince5153
@phprince5153 9 күн бұрын
SSC waa maamul ka tirsan soomaaliya, sidaas sila mid ah Awda state waxay noqon maamul, cidii doonaysaa in ay Oromo noqoto waddadal ayaa u furan oromiya ha tagto
@anwarmohamed2105
@anwarmohamed2105 14 күн бұрын
jabuuti markuu muuse hablaha ku bixinyay maad tidhaahdid ka joog inama ogolee noocan oo midhanbaa doonaysaa markay siday wax u doonayeen socon waydo inay naqas kula soo doonato sidii inuu keligii caqli leeyahay \
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 12 күн бұрын
Xukuumadan meesha joogta 8biloodbay ciidanka ku balanbaliyeen oo wixii kudhacay la ogaa maantana waxay umuuqataa xukuumad aan cashar kabaran wixii soomaray waayo sharcigii qaban lahaa shakhsiyaadkan fallaagada ah ee dagaalkii hore loo aanaynayo oo qaarkood wakiilada kagoosteen qaar badanina sir iyo saacba ula shaqeeyaan shacigeedu waa qaban waayay markaa anigu waxbadan oo aan dhaliil sanahay dawlada masidii ciidanka lootaagay maxaa khaldn
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 14 күн бұрын
Waxaba waxaa ka xun waxa somaliland dhexdeeda taal ee cadaawad ah
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 13 күн бұрын
Khatarta Ethiopia hadii aysan Kuumuuqan wax kuumuqaday walhi in aysan Jirin aduunka Majirto wadan wadan Kale oo daris ah cadaw isku ah on dhul Iyo Bad La siiyo Muuse biixi hooyadi in ay xarshin xamashi ku Guumaysato Xoraynteedana ay Kumanaaan ciidan ah ah kuwaynay in uu maanta Gabadha Gabilay joogta Guumaysi kaas Oo kale ah galiyo khatar kuu muuqankarta Majirto, Waad cadiifad hadlaysaa runtii
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 12 күн бұрын
Dadkan waxan u maleynaya in ay baqayan. Khatarta ethopia cidna kama qarsona, waxa ay ethopia ino sheegey kun jeer in ay dooneyso deked ganacsi oo ay mulkiyadeeda leedahey iyo saldig mileteri, oo ay la cadiban tahey iney iska bixiyan cashuurta dekada, waliba waxa ku dartey xoog iyo xeeladba waan ku heli. Waan u fiirsadey wariyasha somaliland oo dhan ma weydiiyan su,aashan.
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 10 күн бұрын
Cadawba nooma aha itoobiya
@roodacawad13
@roodacawad13 14 күн бұрын
Cadaawad fog dalka muuse ayaa leh maxaa loo hadli waayay
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 14 күн бұрын
Ninkani wuxuu ina leeyahay Somaliland Amxaaro ayaa la siiyeye Muuse arrinkaa ha lagu raaco.dee diidney Muusane Somaliland waa laga qabanayaa
@dahirelmi4716
@dahirelmi4716 13 күн бұрын
Mawqifka dawladda Muuse Biixi ee ku salaysan in aan cidna loo joojin oo aan wax la tashi ah aan la samayn ayaa keentay aragtida gudaha er jiritaankeenu halkaa gaadho. Dawladdu waa tii looga fadhiyey in ay midayso aragtida gudaha. Laakiin marka lagaa aamin baxo xaalku wuxuu noqonayaa halka ay Somaliland marayso.
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 14 күн бұрын
Muuse Biixi markuu joogga muqumadda ah xambaarsanaa maxaad u sheegi weydey in jabuuti cadowga somaliland tahay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 14 күн бұрын
Calaacal kkkk Dad wada calaacalaya kkkk Awdal dhulkeeda ayay xakumaysaaye meel laysku caayayo habeen iyo dhaaraar ma rabno. Isaaq waa dad dhaqan xun oo cay iyo uqdad meesha la soo fadhiya...34 sano xataa biyo lama haysto. So Awdal waxay rabtaa inay woxooga gacanta ku qabtasn e Isaaq ay kala baxaan. Saa Isaaqu waa dad musuq u samaysan. Xataa Borama way h diideen airport
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan 14 күн бұрын
Adeeer Jabuuti ha ku meeraysane noo sheeg waxa uu Muuse biixi kula soo heshiiyey Ethopia.Muuse waxa keliya ee uu inoo sheegay waa in uu military Amxaaro ah siiyey qayb ka mid ah Somaliland.dee yeeli mayno.Muuse waa in dhagax lagu dilaa
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 14 күн бұрын
Ninkani isagu mou GA miyuu. Arkay mise. Wax gaar ah buu ogyahay oo loo sheegay waxase jirta. Qofku waxa uu. Arkay,ama akhriyey buu waxka sheega laakiin wax Cid gaar ihi kilkilada ku sidato tageer ma garbage
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 14 күн бұрын
Beenale waa in dadkii dhulkiisa labixiyo ma kunabadgeleysaaa.
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 13 күн бұрын
Ninkan aad ayuu u cadiifad hadlayaa runtii sida dumarka? Somalilnd xuduudkeeda qeex hadii ladhaho Ma Sheegikaro Marka qoladiisa yarta ayuu Somalilnd uyaqaan Oo dhul ahaan dahan 12% dhulka Somalida😂😂 cabir ahaana waa 61k² ader runta waad ka fogthy
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 12 күн бұрын
Adiga kuwa xinka iyo hebel ku xume Ka shaqeya tahayna
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 14 күн бұрын
Markii hore ayee ahayd in lala fariisto ismaaciil lkn itoobiya ayaa wax shaasheysay oo khilaaf keentey
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 14 күн бұрын
Desperate man wa dad aqoonsi uwaashe yaaab waxnba ka baqayaa in xitaa futadooda kireestan si aqoonsi u helaan.
@qaayiboibraahim6672
@qaayiboibraahim6672 14 күн бұрын
Adigaa quus ah oon waxbaba ku naaloonayn qofku inuu dadaalo dhinac kasta molosha ceeb baad u aragtaa adigu aqoonsiga wa muakid inay hesho somaliland
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 14 күн бұрын
@@qaayiboibraahim6672 aqoonsi aqoonsi aqoonsi wax idin soo socda majire ilmaha hanaga jahawareerina Professor Ahmed samatar clearly with statistics stated and realised that there would be no aqoonsi at all for one clan enclave. I’m not sure if that would help but found the truth.
@axmedismaaciil7214
@axmedismaaciil7214 14 күн бұрын
aqooneey xaal qaado, adeer waxba jabuuti iyo somaliya haku meeraysaninee dhulkayaga manoo nabad galinaysaan mise meesha waynu ku kala yaacnaa caqli iyo cilmi midna ku hadli mayside
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 13 күн бұрын
Arinta Somaliland iyo jabuuti waa arin muuse biixi iyo Dawlada jabuuti u dhaxeysa, jabuuti adeer waa walaal laakin cadowga Somaliland waa Muuse biixi iyo ina Kaahin oo raba in kolba cid cadow noogu sheegaan
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 12 күн бұрын
Cadowga ugu Ee Somaliland leedahay waa jabuuti qofki is yeelyeelay ee jaajus jabuuti laga yeeli maayo inuu caqligayaga Ku ciyaraya
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 12 күн бұрын
@@ilkacaselyricslyrics2723 adeee caqligii muuse fircoon baad ku hadlaysa dhinac kasta waa lagasoo xidhay af u taago iyo buurta gacan libaax bay kaga dhagtee
@abdulraven4970
@abdulraven4970 14 күн бұрын
Ethiopia oo dhul iyo bad la siiyo waxaa ka dhow moqdisho iyo walaalaheen
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 14 күн бұрын
Walaala aa mise waraabe.... meel fog baa la kala taaganyahay markaan kalmadahaa maqlo waxay i xusuusisaa shaly wixii dhacay
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 12 күн бұрын
Cadowga ugu weyn ee Somaliland waa muqdisho
@abdulraven4970
@abdulraven4970 12 күн бұрын
@@ilkacaselyricslyrics2723 cadowga ugu weyn somaliland waa oromada gudaha ee muusebixi
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 14 күн бұрын
XUKUUMADU DOORASHO QABAN MAYSO ILAA AY AQOONSI KEENTO MISE AQOONSI MA IMANAYO ILAA DOORASHO DHACDO????????
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
WAREYSI GAAR AH ISMAIL OMAR GUELLEH
29:29
Universal Somali TV
Рет қаралды 111 М.
" Nin Faqiira Ah Yaan la Guursan "Dardaaran La Siiyay Habalaha?
25:04
Dr Bayle, oo cashar muhiim ah siinaya Soomaalida.
46:35
Galaydh Media
Рет қаралды 25 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН