Xulka Heesaha Magool #2

  Рет қаралды 16,219

LBchannel

LBchannel

Күн бұрын

Xulka heesaha Xaliima Khaliif Magool.
Qaybtii labaad.

Пікірлер: 35
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
حليمه خليف مجول اسطورة لن يكررها الزمن ذات الحنجره الدهبيه رحمك الله يا مبدعه
@abdullahianteno4153
@abdullahianteno4153 Жыл бұрын
Heesihii xuseen yuusuf
@abdullahianteno4153
@abdullahianteno4153 Жыл бұрын
Suneyaaĺ biciidle xuseen yuusù
@AnfacD
@AnfacD Жыл бұрын
MASHA AllAH WALAL Ramadaan Wanagsan ii noolow. Mahadsanid.
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Waan kuwataa libaax noolow in badan 🇸🇴 videoga xiga cumar dhuule🙈
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
Saadaq cali xawaarahaagu wuu dheeraynayaa markiiba qoraal ayaad soo qortay. Adiguna illahay cimri dheer iyo caafimaad ha ku siiyo adiga iyo ehelkaagaba. Saaxiib xulka cumar dhuule Janalkayga waad ka helaysaa halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/iHrcf3-NhceViM0
@AnfacD
@AnfacD Жыл бұрын
Allaha unaxariisto Magool
@modanboy3062
@modanboy3062 4 жыл бұрын
pro 2014 ilaa Hada kula Socdaa from Somaliya Mogdisho ' Adna Waliga Video waxaad ku qori jirtey somaliland mees leedahay Somaliya Marbaad kusoo Qorin Teeda kale aniga igama Aha Somaliland ku xumeyn wana walaalahen marka wll ado Mahadsan Somali xitaa iska soo qor thanks 🙏🙏
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
Modan Boy Sxb waxaan kusoo qoraa Janalka LB waxa laga leeyahay Dalka Somaliland waana runtay oo anigu Soomaaliya ma joogo. Kelmada Somali markay ku haboon tahay waan isticmaalaa sida fiidiyowgan oo kale ---->>>> kzbin.info/www/bejne/nmanXphpbZKtqrM. Markaan Somaliland ku leeyahay micnaheedu maaha heesaha Somalilandbaa leh ee micnuhu waa heesahan waxaa lagu soo diyaariyay oo ay kaaga yimaadeen dalka Somaliland.
@daahiryare1067
@daahiryare1067 4 жыл бұрын
Eedo eebe janada haka waraabiyo
@cawilfariidfaarax6637
@cawilfariidfaarax6637 2 жыл бұрын
Ok thanks
@cmcseylici6972
@cmcseylici6972 4 жыл бұрын
LBchannel Sxb codsi ayaan wataa sxb hees uuqaado kptnki jaceylka cumar dhuule cali cumar mahdi oo aan miraheedi kaxasuusto Waaqod iyo laan baxay Aan kala qubneynoo Qotonkeeda ruux lihi Dalka kuma qarsoonoo Mana qaban isheyduye Quwwilow allahayow Qalbigeedu waa dhagax Taan uqoon dillaacee Hadmey howsha ilaqaban sxb waan kaasugaa adoo mhdsn
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
CMC Seylici Sxb heestaa ma garanayo ee aan waydiiyo dadka khibrada u leh heesaha. Hadaan helo waan kuusoo bandhigi hadii illaahay yidhaahdo.
@cmcseylici6972
@cmcseylici6972 4 жыл бұрын
@@LBchannel haye mhdsnd sxb aad iyo aad baan kuu saaaamayaa masuul
@cmcseylici6972
@cmcseylici6972 4 жыл бұрын
maasha allh allh yacizak LBchannel sxb waxaa tahay ragga utaagan soonooleynta fankii soomaaliyeed ee dhintay sxb aad iyo aad baan kuugu bogaadinayaa howlaha aad bulshada uheyso mhdsnd
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
CMC Seylici Adigaa mudan sxb. KZbin waxaan u joogaaba in aan Suugaanta iyo af-soomaaliga soo nooleeyo. Dad ayaa dhaqankeeni iyo luqadeenii dagaal wayn kula jira waanan ka guulaysan doonaa hadii illaahay yidhaahdo.
@cmcseylici6972
@cmcseylici6972 4 жыл бұрын
@@LBchannel aad iyo aad mudane fankii iyo murtidii maadda iyo sarbeebta laheyd ee soomaaliyeed waxey mareysaa oo heeso nalooga dhigay {dhiin dhiin (bar bar (yarta malgu haayaa {iskaabulanimadaan waa bes kkkhxx iwm gablami waaye fankii waa go`ee daba qabo
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
@@cmcseylici6972 intaan caafimaad qabo oo aan noolahay dedaalka waan wadi doonaa hadii illaahay yidhaahdo.
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
Sxb heesta waa macaan lkn chanalka soo dhigay ayaa ah mid la qeybiya soomalia somalind waa gobal kamid soomali bar ayaa tahay
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
Mustaf CumarMaxamuud Wax la kala qaybiyay ma jiraan. Waxaa la kala qaybiyaa wadan is haysta marka la kala jaro. Waxaad ka mid tahay dadka reer Soomaaliya ee dhegaha xidhan ee iska qaata wixii loo sheego. Hadaba wax la kala jarayo ama la kala qaybinaayaa ma jiraan. Soomaaliya iyo Soomaaliland waligood may midoobin sharciyan. Qof i tusi kara sharcigii ay ku midoobeen ma jiro sababtoo ah dee wax jira maaha. Xaaraan iyo xoog ayaad ku haysateen dalka Somaliland Qori caaradiina waa lagu xoreeyay oo calankaagii buluuga ahaa ee dhagar qabaha ahaa hoos ayaa loo dhigay. Hadaad niman tihiin intaad dhaw dhawda iska daysaan kaalaya qori caaradii kula midooba Soomaaliland. Hadal ayuunbaad haysaan.
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
@@LBchannel shimbir iyo barxoor kala war la.nuucaada inaa lahadla waa ceeb hadii ay tahay wadan yeesho baaasaboor inaa tuugsataan somali waala ga ficanyahy sxb 30 sano raadineysiin aqoonsi yaa idin yaqaana Forexample somali hada waa qani meelkasta oo dunida ka joogta waa lagu aqoonsanyahaybsomlind ayaan nhy ku dheh wadan kle xabsiga ayaa liinta ku cabey wlh sxb wadan yeelo intuu adiga jooga somalind waligeed mahagaageyso laxbaa tahay mida xigta waxaan arky 100 dhalinyaro oo sargaalnimo mugadisho usoo aaday intaas midba midka kle oranay sxb anaga waxaan ka imid waquuyi galbeed cid aqoonsan malahn garacyahow
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
@@Hiiraan_boy Hadaad adigu wadan leedahay maxay 350,000 oo qaxootiya oo xabadi keentay ah oo soomaaliya kasoo qaxay ka dhex qabanayaan dalka Somaliland?!!! Baasaboorka aad sheegaysana uuma baahnin oo mid noo gaar ah ayaanu leenahay oo 11 wadan ayaa imika aqoonsan oo fiisaha ku bixiya waxayna kala yihiin: UAE, Belgium, the United Kingdom, France Saudi Arabia, Turkey, South Africa, Ethiopia, Djibouti, South Sudan and Kenya. Waxaan safaarado fiisaha bixiya ku leenahay (1) Addis ababa (2) Nairobi (3) London (4) Stockholm (5) Turin (6) Washington DC (7) Pretoria (8) Dubai. Waxaa Dalka Somaliland safaarado fiisaha bixiya ku leh dalalka kala ah (1) Ethiopia (2) Turkey (3) Jabuuti (4) Denmark (5) UK. Shacabka Somaliland iyagaa is aqoonsan qadaadwayna aqoonsi uugama baahna. Waxaad la caytamaysaa waa ciil ku haya waxaad tahay hadhaagii faqashta oo ka xun kufsashadii ay SNM kufsatay Dawladaadii Faqashta ahayd taasoo qori caaradii lagu xaliyay. La hadalkaaga yaa u baahan adigaa Janalkayga igu soo doontayee waar orodoo la dhimo ciilka ku haya. Faqash SNM ayaa kufsatay oo ka xoraysay Dalka Somnaliland. Maxaad ka qaban karaysaa? Reer itaal baranbaro meelahaa ka dhaw dhawleeya.
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
@@LBchannel sxb nin walan waa batahee you don't know somali country lion of africa siyaad bare ayaa eber idinka dhigay sidaas awgeed meelaha caac ku dhahaysiin cakuyee nin aan waxba aqaan cidlaa karoon
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
@@Hiiraan_boy Sidaan markiiba kuu soo saaray in aad Faqash tahay eeg. Muxuu eber ka dhigay sawtii aan maalin cad eryaday oo baxsadkii ku galay west africa dabeetana suuli ku dhex bakhtiyay. Afwayne bare GAAL Quraanka beeniyay ayaad lion ku tilmaamtay!!? Fircoonkii aad caabudi jirteen wuxuuna ku bakhtiyay musqul naajeeriya ku taala. Ciil uuma qabo FAQASH haday ilaa iyo maanta ay tacsi uun ku jiraan. Waan ku faraxsanahay xanaaqaa aad xanaaqsan tihiin. Waxa laguu qaatay adigoo iska aamusa ilayn waad guul daraysatee. Adigoo ciidan cir ciidan dhul iyo ciidan bad haysta ayaa AK-47 lagugu xaliyay. Yaa kugu xaliyay inamo yaryar oo geel jire ah. Walee SNM waa niman RAG ah. Hadalka sii wad calaacalka faqashta waan ku raaxaystaayee.
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
War nio miyaad nooleyd indhawayd kumaan aragoo wllhi waan naxsanaa Alxm haddaad caafimaad qabtid
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Xil dawladeed ba muse bixi u dhiibay oo u ku mashquulay😁
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
Ahmed hillaac Sxb waan joogaa waanan caafimaad qabaa illaahay ayaanan ku mahadinayaa caafimaadka uu isiiyay. Sxb wiig (week) kasta dadka waan u jawaabaa oo hadaad comment-yada akhrido waad arkaysaa. Mahadsanid Sxb.
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
@@sarahussein5872 Sxb Muuse biixi iyo sankuneefle kale toona uuma baahni oo anigu shirkad ama qof uuma shaqeeyo. Anigaa shaqaysta waanan ku faraxsanahay intuu illahay i siiyay. Waan fahmayaa inaad iska kaftamayso. Suurtagal maaha in aan waligay xil xabto, sababtoo ah waa mas'uuliyad wayn oo aakhiro ayaa la xisaabtamayaa oo illahay la hortagayaa. Dadkana waxaan kula talin lahaa in ay mas'uuliyad shacab ama bulsho qaadin.
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
@@LBchannel dadka wanaagsani haday xilka ka baqdan tuug aan naxayn uun ba chance ka heli markasu umda dulmiyi, marka haku talin tas.😁
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
@@sarahussein5872 Si markaad u eegto waad ku saxsantahay oo hadii dadka wanaagsani xilka qaban waayaan waxaa qaban doona qof tuug ah. Ma ogtahay hadaad magaalo ama gobol ama wadan mas'uul ka tahay oo qof ka mid ahi gaajo u dhinto in aad adigu aakhiro ka jawaabi doonto! Kaba soo qaad qof ayaa gaajo uugudhintay magaalo ay 1 million qofi ku noolyihiin. Qofkaa waxaa lagala xisaabtamayaa qofka mas'uulka ka ah wayna adag tahay in 1 million qof lala wada socdo xaaladooda. Hadalkoo kooban anigu kolayba qof ahaan maan qabteen xil suldaana ha noqdee. Sara Hussien waxaad tahay qof meel fog wax ka arkaya (INDHEERGARAD). Fikradaada waan kugu raacay oo dhinacaaba kamaan eegin. Mahadsanid.
Xulka heesaha Sahra Axmed #2
14:11
LBchannel
Рет қаралды 70 М.
Magool (AUN) Collection Mix - Waqal Qarami Mix
1:16:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 228 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 56 МЛН
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
Xaliimo Khaliif Magool Heeso Qaraami
15:22
Abdi D
Рет қаралды 998 М.
Xulka heesihii hore #2 Re-upload
20:00
LBchannel
Рет қаралды 15 М.
Xalimo Qaliifa Magool   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
2:37:49
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Xulka Heesaha Magool
10:01
LBchannel
Рет қаралды 188 М.
FARXIYA FISKA TOP 10 TEN HEESO BY DEEYOO
1:00:43
Deeyoo Media
Рет қаралды 716 М.
Xulka heesihii hore #6
25:31
LBchannel
Рет қаралды 18 М.
Magool Raaxeeye
12:05
Hoodaale Channel
Рет қаралды 27 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН