Xulka heesaha wadaniga #2

  Рет қаралды 105,734

LBchannel

10 жыл бұрын

Qaybtii labaad ee Xulka heesaha wadaniga.
Waa isku daba ridkii Qawdhan.

Пікірлер: 65
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
30 Maxamed Mooge ilahay ha unaxariisto Janadiisii fardawsana hageeyo
@DalkaHassan
@DalkaHassan 10 жыл бұрын
Aadbaad u mahadsantahay Mudane, sida caadadu tahayba waa xul kale oo aad u fiican,, Suldaane waxaan ku waydiin lahaa haddii aad hayso hees wadani ah oo uu qaado aun Axmed nuur jaango oo ku jiraan magacyada halgamayaasha waxa ka mid erayada Sh bashiir dugsi u dhaw Ayuu wali ka daalacay iiga baxay Dabkiisii tnks
@LBchannel
@LBchannel 10 жыл бұрын
Sxb heestaa ma garanayo.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 10 жыл бұрын
***** Suldaan heesta uu Dalka Hassan ku weydiiyey waa hees uu qaado AUN Jaangow, magaca hesta waa "DALJIR" , heestaa maqalkeeda waxaa iigu dambeysay 80yadii.
@LBchannel
@LBchannel 10 жыл бұрын
nabadraadshe Suldaan heestaa weli maan maqal waanan baadhay oo waan soo saari waayay waana wax dhici kara inaan hayo oo haday iga soo horbaxdo waan soo bandhigi doonaa.
@jacfaribraahim5988
@jacfaribraahim5988 4 жыл бұрын
Qof waliba wuxuu qaban yaqaanaa losoo qadimaya maxamed salebaan ala yaa arxamu raaximiin aabihii fanka somaliyeed
@cabdixakiimmuwaadin
@cabdixakiimmuwaadin 10 жыл бұрын
Qawdhan aad iyo aad baan ku salaamiya, heesahan aad soo gelisay aad bay u qiima badan yihin
@LBchannel
@LBchannel 10 жыл бұрын
Waan kaa qaaday cabdixakiin sxb. Soo dhawoow.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 10 жыл бұрын
***** Suldaan Qawdhan, you are right there is a fine line between the patriotic and revolutionary songs. Since you gave the choice, I withdraw my call and make an exception in your case!!!!!!!!!! Let bygones be bygones!!!!!!!!!! Suldaan, there is only one song that makes some very explicit references to OKTOOBER which is #20 and the artist Axmadeey Abuubakar is the dominant voice in the group.
@LBchannel
@LBchannel 10 жыл бұрын
nabadraadshe Waa hagaag Suldaan let the bygones be bygones.
@LBchannel
@LBchannel 10 жыл бұрын
Mahadsanid sxb.
@MohamedAhmed-gf6gh
@MohamedAhmed-gf6gh 7 жыл бұрын
LBCANNEL sxb adoo raaliya waxan ka.codsanaya inaad iso dirto hesaha wadaniga ama.halka.u ugu hagagi.laha khasatan heeski somali galbeed heeskaas ayad ayan.u daneeya thanks sxb
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Mohamed sxb imika codsigii ma furna. kzbin.info/www/bejne/fH28aomQatqEfNk
@MohamedAhmed-gf6gh
@MohamedAhmed-gf6gh 6 жыл бұрын
Thanks sxb markii la furo codsiga isheeg anigu markasta youtobe wan so gala
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 8 жыл бұрын
Somali alow u gargaar
@yusufethiopia9136
@yusufethiopia9136 8 жыл бұрын
Somalia wan ka xumay halka ay maanta taalo
@cabdullaahishire2474
@cabdullaahishire2474 6 жыл бұрын
LBchannel mahadsanid saaxiib,waa heeso qaaliya.
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Hanadadiyooow hore uwada hawlkar Ina tihiin laiskuma hayee nahugansha heestas melku sheg
@omarali5069
@omarali5069 8 жыл бұрын
ilaahay ha inoo soo celiyo garaadkii aan lahaan jirnay aamin aamiin
@hassanmire847
@hassanmire847 9 жыл бұрын
LBChannel, waan ku salaamay waana kaaga mahad-celinayaa heesahan dhadhanka iyo xusuusta waafiga ah Leh ee aad nosoo gudbisay. Bro Waxaan kaa codsanayaa heesta #23 ee Max'ed Suleiman Tubeec (Allaha u naxariistee) iyo Hobaladii Waaberi iyadoo dhammeystiran xaggee ka helaa? Fadlan, please, ii soo qor. Thank u.
@LBchannel
@LBchannel 9 жыл бұрын
Hassan Mire Sxb Heesta #23 ee xulka Tubeec KZbin way ku jirtaa.Halkan Riix --->>> kzbin.info/www/bejne/a3KwfmapgZd9iaM
@samsharingofficial8150
@samsharingofficial8150 6 жыл бұрын
Plz heesta ugu horeeso igu caawiya waa idin baryayaa
@darmaangeedi8328
@darmaangeedi8328 10 жыл бұрын
thans ku n jeer sxb hay weligaaba haay
@LBchannel
@LBchannel 10 жыл бұрын
You are very welcome sxb.
@xaawiye
@xaawiye 10 жыл бұрын
marka hore waan ku mahad celinaya sxb qawdhan waxan si shakhsiyan marka labaad kaaga codsan laha hees aan mudo raadinayay waayayna hadaad meel ku hayso ereyada waxa iska leh Alfanan c.lahi diiriye sooran waxana wada qaada laba hablood ma xasuusto magacyadooda lkn ereyada ayaan aad u xasuusanay heesta waxa la yidha WACAN waxa ka mid ah " wacaney waaxdaydi midgey bal warkaygan hooyo wanadayda qaado " ay gabadha kalena uga hal celinayso .. mar labad ayan ku mahad celinaya
@LBchannel
@LBchannel 10 жыл бұрын
Adigaa mudan sxb. Heestaa garan maayo. Waxaa ka yara sahlanaan lahayd adigoo soo hela magaca mid ka mida labada fanaan ee heesta wadaagaya.
@Keydkahargeisa
@Keydkahargeisa 10 жыл бұрын
heesta wacan waxa wada qaada Maandeeq iyo gabadha kale waxanan filayaa in jamaad.
@xaawiye
@xaawiye 10 жыл бұрын
***** sxb sidaa uu sheegay rascid hassan waxa laba hablood midkood yahay maandeeq sidan hore u shegayna ereyada waxa leh abwaan c.lahi diriye sooran
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
Home Town sxp heestaas waxaa wada qaada . Maandeeq iyo guduudo carwo Hadana youtube ka way ku jirtaa.
@qadarhaji79
@qadarhaji79 6 жыл бұрын
Qowdhan muwadin sare. Balse magacaas Waxaan moodi jiray qaaldaamiinta oo keliya.
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
Qadar Haji haa dee soow anigu qaldaan ma ihi sxb.
@kananhashi6368
@kananhashi6368 10 жыл бұрын
LB sxb Salan sare sxb can u plz posted the while song #27 dhuule
@LBchannel
@LBchannel 9 жыл бұрын
Sxb heesta #27 youtube way ku jirtaa ciwaankuna waa : Yu noo soo gelin by Cumar Dhuule
@tredishe8012
@tredishe8012 7 жыл бұрын
LB Channel please heesta #22 xageen ka heli karaa oo Maxamed Suleiman Tubeec qaado?
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Yuusuf heesta #22 halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/pHzcgXqEr7iJmsk waa heesta sadexaad.
@tredishe8012
@tredishe8012 7 жыл бұрын
LB Channel aad baan kaga mahad celinayaa much appreciated.
@samirafarah3626
@samirafarah3626 9 жыл бұрын
sxb waxaa qaadaya kooxda wabari waxaana qaadayaa dalays iyo ahmed cali cigaal iyo qolooyinka ka daba jiibinaya waa kooda oo dhan
@sm3237
@sm3237 6 жыл бұрын
samira farah maaha waa kooxda heegan
@xassanmilano3034
@xassanmilano3034 5 жыл бұрын
Heesta: #16 magaceeda fadlan
@nurdinelmi1126
@nurdinelmi1126 8 жыл бұрын
heesta#23 meel ku sheeg bro
@zeytunyarey2679
@zeytunyarey2679 3 жыл бұрын
💯🔥💯👁️🙏🙏🙏👁️
@tredishe8012
@tredishe8012 8 жыл бұрын
Heesta #22 magaceed fadlan
@jabaayeofficial1351
@jabaayeofficial1351 8 жыл бұрын
sxb qowdhan hesta 26 ayan ka codsaday hada kohor
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Jabaaye sxb waa runtaa oo waxaad codsatay 8 bilood ka hor oo markaa waxaa xidhnaa codsigii heesaha. Imikana waxaad ku soo hagaagtay xili ay codsigii heesuhu ay xidhan yidhiin. kzbin.info/www/bejne/ip3ViH2Ze8eGsMU. Waxaad isku daydaa in aad codsigaaga soo gudbiso markuu codsiga heesuhu furan yahay.
@jabaayeofficial1351
@jabaayeofficial1351 8 жыл бұрын
gormeee la furayaa bro
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+Jabaaye Jabaaye Sanadka soo socda bisha koowaad haduu illaahay yidhaahdo.
@amiirkaamiirada1362
@amiirkaamiirada1362 7 жыл бұрын
somalida galbeeday malintaad sugaysay saaka wa la jogaa somali iajclkedii meel aanku sheeko garanmayo
@mohaileeye2421
@mohaileeye2421 4 жыл бұрын
17magaceedu yaa iisheega aad baan uga helay heestaas
@MohamedAhmed-gf6gh
@MohamedAhmed-gf6gh 6 жыл бұрын
LBCANNEL sxb lama furin miyaaa wali
@AhmedAli-wb4xh
@AhmedAli-wb4xh 8 жыл бұрын
asc sxbayaal heesta 17 magaceeda please
@socdaaliyodamaashad6669
@socdaaliyodamaashad6669 4 жыл бұрын
heeso anan hore u maqal ayan ka dhex helay
@jabaayeofficial1351
@jabaayeofficial1351 8 жыл бұрын
sxb hesta26 ayaan rabaa adoo mahadsan bro
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+Jabaaye Jabaaye Sxb imika codsigii heesuhu ma furna. Marka la furo codso. kzbin.info/www/bejne/oZ3Ti6OCppt-b5o
@nabadraadshe
@nabadraadshe 10 жыл бұрын
Suldaan Qawdhan, your adisers on the selection creteria have got it wrong cos Patriotic & Revolutionary songs are brought together; it is time to give the P45 to some of your advisers (Excluding Nabadraadshe)!!!!!!! But if it is a case of MIX & MATCH then that is allowed!!!!!!!!!!!!!!!!!!.
@LBchannel
@LBchannel 10 жыл бұрын
Suldaan No one advise me about this collection therefore I am one who should get the P45!! I thought the Patriotic and Revilutionary songs are both Wadani ! Since you are the official advisor of this channel you should fire me and give me my P45 kkkkkkk. Qawdhan should be fired because wax aan is lahayn ayuu isku dhex walaaqay.
@kananhashi6368
@kananhashi6368 10 жыл бұрын
ilhaahow dadkaan Cawaanta is keen ... anaaa Reer habal aanaa this anaa that I'm getting tired off we all somali and that's it Somaliland putland jubaland Mogadishu land this all nonsense
@LBchannel
@LBchannel 10 жыл бұрын
Saaxiib Maxaad Dalka Somaliland uugu dartay qolodan buhuubahaa land. Dalka Somaliland dalka Soomaaliya oo gumaysi ku hoos jirta ayay wadan xor ah ahayd. Xaqiraada aad xaqirtaan dalka Somaliland way nasii kala fogaynaysaa uun ee hadaad tihiin reer Soomaaliya waxaan idin odhan lahaa xaqiraada joojiya.
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 86 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
Хитрая МАТЬ делит НАСЛЕДСТВО между ДЕТЬМИ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 9 МЛН
🚓КОПЫ явно такого НЕ ЖДАЛИ🫣#shorts
0:19
Зачем она так поступила с ним??😨
0:26
BitesFrome
Рет қаралды 1,8 МЛН
МЛАДШАЯ СЕСТРА И МОРОЖЕНОЕ ИЗ АРБУЗА
0:41
ОЛЯ ПЕРЧИК
Рет қаралды 1,5 МЛН
БЕЛКА ПЕРЕПУТАЛА ТАРЕЛКИ #юмор #cat #топ #cats
0:13