Xuskii Maalinta Jaceylka

  Рет қаралды 62,986

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@latteete143
@latteete143 3 жыл бұрын
SC waar ilaahay halaga cabsado oo umada fasahaadka halaga daayo nin gaala ayaa lagu xusaa maalinta ay ula baxeen gaaladu malinta jacaylka Valentine's day xuska ilaahay hala qabsado rasuulkeni suubana halagu saliyo SCW SCW
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Alah haku xafido wllo waaa gaaal waliban ka sinaystay gabadha boqor roman ah ficilkaa sinada ayaaa lagu hambalyaynaaaayay alah ha u sahlo umadeena ku darso ree jabuuti cilmiga diinta iyo culimo wax sheegta ayaan jirin
@shaymasaleh189
@shaymasaleh189 3 жыл бұрын
Djibouti waan ku xiseeey garahaan place mahadsanid rr Djibouti faarta taaga dee
@jamaalcabdi6547
@jamaalcabdi6547 3 жыл бұрын
Yuhuudey waligiin Naga adkaan maysaan Tani waa nooc kamida guumaysiga ugu xun
@muxayadinkulmiye2815
@muxayadinkulmiye2815 3 жыл бұрын
Dacad ayaan u qoslay keep going reer Djbuoti 😇🤣🤣🤣🤣🤣
@Qaali12
@Qaali12 3 жыл бұрын
Somaliyey Alle halaga cabsado maalintan waxa laxusa nin baadari ahay oo galnimo ku dhintay, xaqna mahn taas
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Haà waxa uuu ka sinaystay boqor roman ahaa gabadh uu dhalay sida taariikhda ku taaaal wlo alah ha fahansiyo gabadh diinta waxka taqanaaa tahaye alah haku sharfo wllo 🌹🌹🌹👍🏽
@Qaali12
@Qaali12 3 жыл бұрын
@@ahmedsamale8356 mahadsanid, dhamantenba wllo
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
maalinta jaceelka waa maalin kasta dee
@patriciaj.4024
@patriciaj.4024 3 жыл бұрын
What is it about?
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
Jaadkuu ka jecelyahay islaanta wajigiisa ayaan uga jeedaa
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 3 жыл бұрын
Kkk
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 3 жыл бұрын
Muse odayaasha anigoo kale ah waxaas naguma socdaan
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 3 жыл бұрын
Balaayo ayaa jaadka ku qaaday raggii . Xaaska maba arkayo
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 3 жыл бұрын
Kkkkkk ree djibouti riwaayad udaaa hhhhhhh noolaada inta nolol jirto dadkaygii .
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Maalinti Jacayla Iyo Jabuuti Somaliland Iyo Somalia Kumajiraan Ileen Ragooduba Mayaqaane Jacaylka Eh 😂😂😂😂
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Midkaas been ma aha somaaliya iyo Somaliland haday jacayl yaqaaniin dadkooda ayay ka dhigi lahaayeen dawlad jirta oo Amaan ah waa imisa afartan sanadood!!
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 3 жыл бұрын
@@ahashi7828 Rer somaliland dawlad malaha miyaa ?😂
@zammyali3047
@zammyali3047 3 жыл бұрын
Subhaana llaah
@abel3841
@abel3841 3 жыл бұрын
Universal tv iyo dhaqan rog - lawadan qof oo da'da kujiro beey gacan isqab siiyeen Soomaaliyeey universal tv waxaa leh qof cadow nagu ah....... Gibil cab UAC baa wada dhabtay ciil beey qabaan!!!
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Inay istaaabtaan lab iyo dhedig aan is qabin waa xaraan kolay kuwan ree jabuutina kaba sii daran diinta garanmaayaan cid u sheegtana malaha
@abuomar4929
@abuomar4929 3 жыл бұрын
Waa uf weeye jaceelka gaalada lagakeenay.
@cabdikofee
@cabdikofee 3 жыл бұрын
Lol is that me!
@aishakuus60
@aishakuus60 3 жыл бұрын
YUHUUDU HADBA MAALIN QABSADA WALEE SOOMAALI MASKAXDEED BAADAN BADALIN.
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 3 жыл бұрын
Kkkkkl alla beerka maxaa ka raacay meesha
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 3 жыл бұрын
Ala khaso waynaa ma anaa ku jecelaa kuye waa la iskaynsiiyee bal may bartaa kaga dhaqaaqdo waabay daba socotaa
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 3 жыл бұрын
guurkii hore telefoon jirin MSN @ jirin, wuu adkaa SAX
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 3 жыл бұрын
@@mahamedabdillahi9283 may muu adkayn camalba may hayn malinoo dhan intay yidhaahdaan xoolaanu racaynaa ayay duurka isla joogi jireen. Habeenkiin ciyaargud wax la yidhaa ayaa jiri jiray
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
I like this Couple 😂
@aesthetic_toxician8632
@aesthetic_toxician8632 3 жыл бұрын
Jaadka in laga aqliyays tey ban moodayay balse wali wali dadkena way daqayan xoolo bal loodhigey camal waana sababta rageni dal& diinba u baaba'yo
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 3 жыл бұрын
Waa la iskaaya siiyey kkkk 3 jeer baan daawaday
@sacdiyodiyo3507
@sacdiyodiyo3507 3 жыл бұрын
Shoko
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
valentine waa magaca ninkii ka sinaystay gabadhii boqorka romanka ee qarniigii 3aaad ee hijriga ninkaaas ayaaa lagu hambalyeey ficilkaaa sinada alah ha inoo sahlo dadkeenu waaa jaahiliin
@shaymasaleh189
@shaymasaleh189 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣😍👍❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ckooshinabdi6297
@ckooshinabdi6297 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤦‍♂️
@beelo2214
@beelo2214 3 жыл бұрын
🤣👍
@kadroable
@kadroable 3 жыл бұрын
Ma jacayl gaaladkaa la xasiiyeynayaa!!!?? Allakariim
@sacdiyodiyo3507
@sacdiyodiyo3507 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 3 жыл бұрын
K.K.K.K.K.K. MAALIN KASTA WAA NOO MAALINTII JACAYLKA. 14/FEBRAYO NINBAA SAMAYSTAY MAAHA TEENII!!. Aadan Gadhle Wuxuu Yiri: ""MASKAXDAADU YAY NOQON MAQAL LAGU LEEYAHAY' ''YAAN TOBAN MUSBAARIYO LAGU FURAN MAFAATIIX"" HAYSKA QAADAN WIXII LAGUU SHEEGABA. 14 FEBRAAYO MAAHA MAALINTEENII.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Waraysibaa kadhacay walle😂
@LJama6119
@LJama6119 3 жыл бұрын
dhaqan xumo
@hassanabdi2542
@hassanabdi2542 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@cumarsaadiq5520
@cumarsaadiq5520 3 жыл бұрын
Daawo caqabadihii Turkiga ka soo waajahay ku soo biiristiisii Midowga Yurub... kzbin.info/www/bejne/l6O1gqxrg7V6l68
@saladmohamed5907
@saladmohamed5907 3 жыл бұрын
hhhh maalinkii naceybkana waa goorma
@fahmoqurux4890
@fahmoqurux4890 3 жыл бұрын
Kkkkkkk waalhi
@aliosman5386
@aliosman5386 3 жыл бұрын
Kkkk ma lagu eryaday
@moonagency1597
@moonagency1597 3 жыл бұрын
aniga ayaa place mahadsanid deganaan jiray ee bal halkee ka deganeed?
@aliosman5386
@aliosman5386 3 жыл бұрын
@@moonagency1597 ,xaa sheegaysa, jecelka miya meela dagtaan la dhah???😂
@nimcosaciid6229
@nimcosaciid6229 3 жыл бұрын
Caadi maaha
@hodanengmixile4892
@hodanengmixile4892 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😂😂
@mohamedabdi7908
@mohamedabdi7908 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@sharifodahir528
@sharifodahir528 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 3 жыл бұрын
Ala dhib badnah wa in aad shiido aqalkooda
@khadijomohamed8696
@khadijomohamed8696 3 жыл бұрын
KKKKKKKKK
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 15 10 2024
15:44
Universal TV
Рет қаралды 12 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
short film damaca jacyal 2024#shorts#qudhqudhiye#ruwayd
11:29
YASIIN QUDHQUDHIYE
Рет қаралды 23 М.
Jimicsi U Fiican Dhabar Xanuunka - Exercises Good For Back Pain
7:39
Barashada Xaawo
Рет қаралды 12 М.
Warka Universal TV 15 10 2024
20:41
Universal TV
Рет қаралды 1,9 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН