No video

XUSUUSTII XABIBO XASAN TOOXOW CODKII XAMDI BILAN HEESKII ADUUNYADU

  Рет қаралды 1,084,021

Aflaanta Studio

Aflaanta Studio

Күн бұрын

Пікірлер: 550
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 5 жыл бұрын
Quraanka waa dawada Qalbiga👌👌👌👌👍👍👍👆👆👆💜
@nestexomuuse9779
@nestexomuuse9779 5 жыл бұрын
Sax wlh
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 5 жыл бұрын
@@nestexomuuse9779 Shukran walshey Qaali igu ah mahadsanid adigo raali ah subscribe igu caawi
@zeinabibrahim6750
@zeinabibrahim6750 5 жыл бұрын
Abdillahi ismacil ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 5 жыл бұрын
@@zeinabibrahim6750 Haaa walal
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 5 жыл бұрын
@@zeinabibrahim6750 Fadlan adigo raali ah subscribe igu caawi
@MM-vz4zp
@MM-vz4zp 5 жыл бұрын
Inta illa jeclaan laheed codkaan in qur'an uu ku qurxonaa like ha iisaarto
@AbiyeetaAdesh
@AbiyeetaAdesh 5 жыл бұрын
Qofta iyo heesta caadi mahin dhag weeye inta ila mida like ta iska reeb
@jabriilalisokor7660
@jabriilalisokor7660 5 жыл бұрын
Absolutely waa codkiii lagu aqrinlahaaa sutu AL anfaal iyo kuwo Kalle obadan
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 5 жыл бұрын
M M quraan haku waso
@ahmedbashbash5753
@ahmedbashbash5753 5 жыл бұрын
waad fcn tahay laakiin kala garo caws iyo biyo
@koutoyemohamed4124
@koutoyemohamed4124 5 жыл бұрын
@@boqoradayar7758 abayo quraanka ha u gafin dee
@alcazal441
@alcazal441 5 жыл бұрын
Daganan Cod iYo Qurux Sidado Kale Qof Nasiib Le Ba Isku Hela 🔥❣Boqorada Codka Xamar U So Kacday Halka Kaga Haay Xamdaay Anigiyo Inta Ila Mida Waanu Isku Booga Dhaynaa Codkaga 👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻
@c.c.g.1464
@c.c.g.1464 5 жыл бұрын
Daganan cod qurux badan iyo xishood mansha allh anigu xagayga waan ku siyay codkayga ha ilabina suuuuuul sartaaan I from Somaliland
@zainabozzi4510
@zainabozzi4510 5 жыл бұрын
C .C. G. Say Allahumma barik to her subhanallah
@moheli7213
@moheli7213 5 жыл бұрын
Maanta like ii saara weligay idin maan waydiisane
@abdirisagabdigader6676
@abdirisagabdigader6676 5 жыл бұрын
Moh Eli maxaa kufalee liketa kaala maqantahay
@drmohamed5946
@drmohamed5946 5 жыл бұрын
Raxawayn ka tahay ws tuugsi bdnida
@maxamedali4867
@maxamedali4867 5 жыл бұрын
wow vib
@mahiraahmet1872
@mahiraahmet1872 5 жыл бұрын
ALLE HA ZOO HANUNIYO WALASHEN 🙌🙌
@siciidsare4900
@siciidsare4900 5 жыл бұрын
allow yaa gabadhan isiiya wlh xajka xita geyn laha
@worldwide2356
@worldwide2356 5 жыл бұрын
Xamda qurux Apyo fanka katoobad keeen Wll cibaadada badso dunidan Kuma waarayside Wabilahi towfiiq👈👈👈👈
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 5 жыл бұрын
Princess Xamda Qurux MaashAllah walaashey qaali allow yaa oori iiga kaa dhiga
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 5 жыл бұрын
Xamda Qurux
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 5 жыл бұрын
Xamda Qurux: Waxay ku leedahay cidladu faa’iido ma leh, fursadi waa ha iska lumin. Fursadiina waa iska lumineysaa.
@ghboy2914
@ghboy2914 5 жыл бұрын
Princess citizen horey usoco baanleeyahay anigu
@maxamedibrahim7375
@maxamedibrahim7375 5 жыл бұрын
Wow nice voie Miss Hamda Bilan
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS 5 жыл бұрын
Qoftaan style ayeey haysaa iyo cod kuwa qaawan nacay 100% asal somali
@fartunahmed2046
@fartunahmed2046 5 жыл бұрын
I love this song!!! she nicely presented herself and professionally preferences! The producer is awesome, too 👏👏👏👏👏
@theworldbeautifull6627
@theworldbeautifull6627 2 жыл бұрын
mansha allah waa xasusti xabibo xasan tooxow waa 💖 lobahanyahay iney sosarn dhalayaradu soxasusiyan dadki hore heysahi yey sosaren waan ku farxa inan maqlo alle ah ku xifdoyo abaiyo amin amin amin
@ghboy2914
@ghboy2914 5 жыл бұрын
Wixii hore qubba tanaa u codeeyey anigu fanaan lamida masoo bixin gabadhaan tan iyo burburkii
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
PLAY BACK 😂😂😂
@ghboy2914
@ghboy2914 5 жыл бұрын
@@mohammed-jama ma hubtaa?
@abdifatahahmedabuukar4000
@abdifatahahmedabuukar4000 5 жыл бұрын
Kula midaa ahay
@isra5521
@isra5521 5 жыл бұрын
Love u xamdi anigo ayada iska jecel ayey hees aan jeclahay so qaaday ❤❤❤❤❤❤ilaah haku xafido fananad qurux badan
@maqdisdrocismaanhiyugjkhad7138
@maqdisdrocismaanhiyugjkhad7138 5 жыл бұрын
Ńf vdfmmupr
@amaadin12
@amaadin12 5 жыл бұрын
xamdi ahmed cod waa heysaa huuno love from jigjiga
@maxamedali4867
@maxamedali4867 5 жыл бұрын
wow axaxaxaxaxa
@kingaargo9169
@kingaargo9169 5 жыл бұрын
Cod macaan, haybad gaara iyo asturnaaan intaba gaar u yeelatay duriyadii xamdi bilan kuu taagnahay goor walba cizi ku nolow fanaanadeena.. 😍 😍 😍 😍 😍 😘 😘
@taaloogyare11
@taaloogyare11 5 жыл бұрын
She’s Gorgeous 🌹 Beautiful voice 🙌🏾 the Music 👏🏾.. well done 👍🏽.. ha I iloobin my Like. Thanks 🙏
@fomar2137
@fomar2137 5 жыл бұрын
She. Is beatifule. Walahi. Iyo cod ku darstay. Allow ku astuuuur. Xasdlama. Noqdeee. Masha allaah. Dhahaaa
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 5 жыл бұрын
Gabadhaan asluubta ay ku Qaaday heesta oo ay Sheegtay Eedo Xabiibo xassan toxow oo kale hala yimaadhaano kuwa Doonaaayo in la xushmeeeyo ee Soo celihaaayo heeso horay ubaxay
@dunkadakeeiaali9518
@dunkadakeeiaali9518 5 жыл бұрын
Fanaaniinta HG isma luxaan ismana qaawiyaan sidii wax waalan sida kuwaan aragnay sanadkaan Hamdi bilan horey usoco ina adeer qaali nice❤❤
@ramlomohamed9086
@ramlomohamed9086 5 жыл бұрын
Kkkk nadiira awe shadiya awe
@xubixubimclinsiteey9769
@xubixubimclinsiteey9769 5 жыл бұрын
Waa xaqiiq waad ufiirsatay 👏👏😬
@ghboy2914
@ghboy2914 5 жыл бұрын
Dunka SeiruuQ waa runtaa waxaan nahay dad dhaqan Leh Ma nahin bilaa dhaqan
@anisacayuuni3417
@anisacayuuni3417 5 жыл бұрын
Ramlo Mohamed kuwas Hg mhn xbbti hhh
@somaliqn3107
@somaliqn3107 5 жыл бұрын
Waa runtaa sacdiya siman bari bay nadiira nayruus naga waashay hada way dagtay
@daahirgudhane1606
@daahirgudhane1606 5 жыл бұрын
Masha allah waa waa cod macaantay sii fiican oo wilba qurxuun bay u qadaysa gabadho heesta asal somaliyeed baa ka muuqata viva xamda bilan we love you baayo form hargeysa somaliya
@mohamedfarmaajoomar6741
@mohamedfarmaajoomar6741 5 жыл бұрын
Yaa Salaam, musica codka iyo jilida gabadhan quruxda badan Hamdi. Heesaha Xabiiba classic. ✊👌✋😍👍
@rayanmogadisho8674
@rayanmogadisho8674 5 жыл бұрын
Wan kugu faana Xamdadeeni Xamar cadey iinolow Qaali Daganey mxan idin xiisay dadkii leyga beerow ❤️❤️
@kingkiimzola6646
@kingkiimzola6646 5 жыл бұрын
Masha alaah runtii waan u codeyay gabadhan yar cod iyo daganaan xabiibo xasan toxow xasuusteda waanka hayaa❤
@abdifatahosmanmahamed899
@abdifatahosmanmahamed899 5 жыл бұрын
Gabadhan Qurxon sodhowow huuno"XabiiboToxowdii Labadeey huuno"sodhawoow,waxankasoJeeda somalidaGalbeed JigJiga sodhawoow huuno*Fadlan,igusala bulshadii Banadir Iyo Xabiibo Toxow viva,somaliweyn 5ta somali
@ugaasyare9466
@ugaasyare9466 5 жыл бұрын
saruur girl waad kabaxstay Ina ader 😍
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
Saruur waxay wllo?
@ugaasyare9466
@ugaasyare9466 5 жыл бұрын
Dhuxii SNM waa reerka gabadhu ka dhalatay wllo
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 4 жыл бұрын
@@dhuuxo5547 san weynaa oo sararo waynaa masaruurbaa waa hg
@qaliqurux2612
@qaliqurux2612 4 жыл бұрын
@@ugaasyare9466 kolay waa saruur haday kasarayan reer abtigay waa culumo xamdi qurux inoolow allaha kusohadeyo
@samiiroofficialxasn5941
@samiiroofficialxasn5941 5 жыл бұрын
Mnsha Allh xamdi waxan ku jecalhy waa Aqa laqad iyo daga nashah. Ya ila tageee gabdhani wlhi. Waxey uqaltah. Bild sharf.
@ngwakolordwickmonyela8469
@ngwakolordwickmonyela8469 5 жыл бұрын
Xamdi wlh waa gbr asluub badan sidii xabiibo xasan tooxow oo kale wlh waa gbr asluub badan hees aan qory sadax sano ka hor oo aan is lahaa amey danbi kaa soo gaartaa wlh waa in aan u hibeeyaa xmdi apaayo aqoon kuuma lihi balsa hore u soco wllo qaali ah adoo kalana fanka heer waa ka gaaree apaayo mcnto
@FaysalCiro
@FaysalCiro 5 жыл бұрын
Aniga walaahi
@momassari9254
@momassari9254 5 жыл бұрын
Degenaan cod iyo xishood faneed heer muqdisho inantaa waan idinka hayaa 🙏🙏🙏
@ismaipmusic
@ismaipmusic 5 жыл бұрын
axyaa cod fananad igu qaali ah keep going mesheda dhigtay
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 4 жыл бұрын
2020 sacadu waaa 1: marba meel baan wax ka egaa alla qof walba meshuu ka oiman yahay alle haka warabiyo 💞❣❤
@kingkoosaar7141
@kingkoosaar7141 2 жыл бұрын
2021 12 09 12:15 Am
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Hees macaan weeye lkn gabadhii fiska oo kufsatay heestan ayaan arkay lkn waan ku doortay quruxey anigu from dadkii fanka iskalahaa hargaysa jamhuriyada somaliland 😍😍
@ramkojo6198
@ramkojo6198 5 жыл бұрын
boqorada hg qurux iyo codba habar gidir ugu imaw
@marshaal9099
@marshaal9099 5 жыл бұрын
Heesta habar gidir ma uleh 😂😂😂😂😂😂
@hanadhari6062
@hanadhari6062 5 жыл бұрын
@@marshaal9099 heesta waxaan dhacnay eekujirtaa caadi iskadhig marka 😂
@videogyandentistcare4762
@videogyandentistcare4762 5 жыл бұрын
lii man Wa isku cadeyse cida amaan sii🤣🤣🤣🤣🤣😳😳😳
@iqraomar68
@iqraomar68 5 жыл бұрын
Beeen maanad sheegin wlh eeeg sacdia siman qaali ladan hamdi bilan alfana kaynaan give me freedom ku caan ah xasan Adan xaliima khalif magol Allah yaraxma iyo qaar kaloo badan
@mohamedabdulkadirahmed5252
@mohamedabdulkadirahmed5252 5 жыл бұрын
@@iqraomar68 saas waaye aan kugu daree Salaad Darbi , Gaadaco , Sulfa , Fartuun Birimo , Fartuun Omar , Abdullahi Boqol Iyo Gaar Kaloo Badan sii Wada
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Heestaan wa mid ka mid ah heesaha an Aad u dhagaysto ❤️ . Xabiibo Xasan Tooxow ba horay u qaaday. Xamdi Bilan 💕 thanks
@hunosharaf3079
@hunosharaf3079 5 жыл бұрын
😭 allow ada wayno waxide sohade waylon santahaye
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 5 жыл бұрын
Miraha barre maxamed fiidow (leento) Xabadoo diyaarsan ayey heshay inantu waana soosaartay heesta nolow
@raagefarah3001
@raagefarah3001 5 жыл бұрын
AAD IYO AAD. XAMDI BILAN ANIGA QOFTAAN XAMDA SUURAA U BIXIYAYAY I LIKE IT HOW SHE ACTING WHEN SHE SINGING THAT IS WHY HAYE HAYE XAMDA CIDLADU FAAIIDO MALEH FURSADU WAA HA ISKA LUMIN AAD IYO AAD GOD BLESS U SISTER AND GOD BLESS MY COUNTRY AAD IYO AAD
@munoshenomunasheeno4473
@munoshenomunasheeno4473 5 жыл бұрын
Www booskeedi beey dhigtay heesata xamda bilan Cod qurux iyo deganaan maasha Allah😘😘😘😘😘
@habonculusow7948
@habonculusow7948 5 жыл бұрын
wwww my hbo cod iyo daganan bad ku wadata meshedi ba dhigty❤❤👈
@asmamaxamudmaxamud6641
@asmamaxamudmaxamud6641 5 жыл бұрын
Faniinta muqdisho 2 ayan ka jeclay xamdi qurux iyo casdiyo siman😍😍😍😍😍😍😍😍
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 5 жыл бұрын
walaahi Aabaaydeey Xabiibo tooxoow heesteedii waad k eentay waaaaaaaaw cidladu faaiida maleh fursada waa heyska lumin 😍😍😍😍😍👈👌👌👌👌👌👌👍👌👏
@gamestonediomond6017
@gamestonediomond6017 5 жыл бұрын
Halkan ka akhriso qoraal keeda Aduunyadu waa firaash Khalqigu wada fuushanyahay Faruuryaha laga hadliyo Isfahan baa reer xukuma Sidedaba fiidaa ubax fagaruhu kamuqashiyo filsamidaa lagugartaa Cidladu faa iido male Fursadi waa haiska lumin Wixii kugu filan ayaa Fayoobida kaahelee Fiirsasho waa lamahuran Fogaadayeey ruux wax jecel Ilayn faataxo uu waadayi Cudur kama faydo oo Fikirku waa daawa li.i Farxadi waa tii horee Faraantigii laiskuxidhee Ma fashil baa sheekadeenii Cidladu faaiido male Fursadi waa haiska lumin Wixii kugu filan ayaa Fayoobida kaahelee Fiirsasho waa lama huraan Axyaa hees wakhtibay ixasuusisay
@xamdiismacil6812
@xamdiismacil6812 5 жыл бұрын
M.a xamda samedey m.a cood kudamathah
@gamestonediomond6017
@gamestonediomond6017 5 жыл бұрын
Xamdi Ismacil maxaa tidhi wllo
@queenlubna2435
@queenlubna2435 5 жыл бұрын
Nacayb Nace aad iyo aad heesaha xabibo xasan toxow si qaas ayey iitaabtan qaasatan hestaan
@gamestonediomond6017
@gamestonediomond6017 5 жыл бұрын
Queen Lubna haaa bro axyaa qaraami
@aminaabdikadir9995
@aminaabdikadir9995 5 жыл бұрын
Masha allah hestan intey kujirtey wa warerey
@zuuzanbbeqali6233
@zuuzanbbeqali6233 5 жыл бұрын
Xamda bilan fananad Cod mcn dagananta Ku jclhy Keep going Queen 💋❤🔥💫
@omarjunior9290
@omarjunior9290 5 жыл бұрын
Wlh cabdi abiib waa raga aan muusagooda ku raaxaysto ka ugu fiican Weldone bro wlh musika cajaa’ibka ah iyo codka inaba caadi ahayn waan u bogey xabiib xasan heesteedii in laga sii wanaajiyay mooye lama xumeen viva cabdi abiib cabdi yare
@maxamedsaahil6701
@maxamedsaahil6701 5 жыл бұрын
Wwwwwww masha allh wey cod dagan tahay weyna asturan tahay saas aya laga rabaa hablaha somalida hamda bilan nolow
@abdiazizkidovu7404
@abdiazizkidovu7404 5 жыл бұрын
Gabdhaha xamar ada ugusita xamdo❤❤❤❤❤👍👍👍👍🙏🙏🙏
@medtransport9mousta323
@medtransport9mousta323 5 жыл бұрын
Hablaha xamar kaa soo heesa waa fannada kaliyeh ee cod macaan leex waaxa oo dheer qurux style dance live wey koo heestay she the one the only soon she be better than fathia fiska all she need is abwaan real one like kaalif i carafat iyo ababex real laxamist like cawaale
@xidigtaxaradhere9543
@xidigtaxaradhere9543 5 жыл бұрын
Xamada Ahmad cali hore usoco walalshey mcn sasna u asturaw ina aderey ilali sharaftada tan familkena iga ilali alabtii nadira nayrub
@tsm_harun109
@tsm_harun109 5 жыл бұрын
❤🖤💚Maansha Aallaha 🤴🤴Yaaa Salaammmmmmm Ciidlaado Faa,iidoooo mahaaa Ishaa Calaaa Cod 👈👈👈
@abdisalandahir5414
@abdisalandahir5414 5 жыл бұрын
Love from Canada afkaga malab Hani 💃💙
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
Where Canada?
@caishahussencaisha822
@caishahussencaisha822 5 жыл бұрын
cidladu faaiido maleh fursadi wahayska lumin wixiikugu filan ayaa fiyoobida kenayee fiirsasho walama huraan ish calaa xigmad murti watii hore 😘😘😘😘😘
@salmadjsafadj1440
@salmadjsafadj1440 5 жыл бұрын
masha allah xamda bilan hore isoco gabdhaha hg asturnata iyo codka wa dhaxal
@hodanf2829
@hodanf2829 5 жыл бұрын
👍👍👍👍 waad keentay runtii Allaha nawa hanuunsho Aamiin.
@faisalahmed1481
@faisalahmed1481 5 жыл бұрын
Habergidir girl dar alle ku jeclahy hamdi bilan 😘😍😍
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 5 жыл бұрын
Abaayo Habargidir maxaa la dhahaa? Magaceeda miyaa mise?
@aanaan6027
@aanaan6027 5 жыл бұрын
+ابتلع سكينا، كي تزول منك العنصرية. Shimba hhh qabiilkeda ka wadaa hhh gabadhan hoyadeed ma fanaan aheyd mise abaheed ,
@aanaan6027
@aanaan6027 5 жыл бұрын
lkn shiiqaal waaye maqlay Waxey rabto ha ahatee waa gabar cod macan
@najmaosman5982
@najmaosman5982 5 жыл бұрын
ابتلع سكينا، كي تزول منك العنصرية. Shimba habargidir miyaa maantana waxa aan la aqoon leys kaga dhigayaa hhhhhhh, waa iga qoslisay walahi
@omarmunye6290
@omarmunye6290 5 жыл бұрын
@@Shimba-uh2lx marka hore magaca commentiga soo qoray waxaan u maleeynayaa magac nimeed ayaad abaayo tiri, waa hobseed, tan xigta habergidir waa lagu barayaa waa qabiil qabiilada soomaaliya ka mida thnx.
@yusufjama8819
@yusufjama8819 4 жыл бұрын
Asc xabiibo waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks xabiibo best Yusuf jama UK Birmingham
@jamiilacalixuseen3187
@jamiilacalixuseen3187 3 жыл бұрын
Ma ahan xabiibo e wa xamdi bilan
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 5 жыл бұрын
Wey soo dhaweysay gabadhaan heestan inkasto xabiibo xassan toxow aay aad u cod macantahay welldone gabadhaan
@craxmanxuseenmuxumedcyare6267
@craxmanxuseenmuxumedcyare6267 2 жыл бұрын
Daganaanta Asturnaanta Codka Quruxda Masha.allaah Xamda Bilan
@somalisongs2459
@somalisongs2459 5 жыл бұрын
Please ucodeya wadankeena somalia 🇸🇴 oo latartamayo wadamo badan xaga hidaha iyo dhaqanka please wiilashii inoo dadaalay kafarxiya👉kilig dheh xaga hose kadib somaliya ku dhufo 👉👉👉👉 www.easypolls.net/poll.html?p=5bfbdf80e4b0ad6bbd99aad5#
@bashakaboy8520
@bashakaboy8520 5 жыл бұрын
Waa u codeyey legend
@ramlomohamed9086
@ramlomohamed9086 5 жыл бұрын
Wan ucodeye lkn wanba kawada cod bdnhy dhmn
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 5 жыл бұрын
Viva Somalia weyn guuul
@farhiamohamed3964
@farhiamohamed3964 5 жыл бұрын
Guuleed Simba wan ucodeeyay guul ayaan urajeynayaa somaliya
@zuuzanbbeqali6233
@zuuzanbbeqali6233 5 жыл бұрын
Waan ucodeyay guul Somalia ❤🔥
@doctorabdulkadirmuhamedhas5273
@doctorabdulkadirmuhamedhas5273 5 жыл бұрын
Waa fanaanad qurux badan hadana cod qurux badan mansha allah talow ma madax banaan tahay very intresting
@HaniHeloS
@HaniHeloS 5 жыл бұрын
War Gabadhu daganaa Mash Allh cod styl io dagnaan io Asturnaan intaba Wee isku darsatay Xamdi Walaal sidaan ku soco Oo Ha Is Qaawinin Xabiibo xasan tooxoow heesaheeda dhan dib usoo nooleey 🙏🙏🙏🙏Ileen adiga labeen karo xidigta sanadka Ayaa ku siiye 🙏🙏🙏
@omaamir1444
@omaamir1444 5 жыл бұрын
SaaS ay tahey ma gaarto hadey soo nooleyso 20 meeyo heesahi xabiiba hees wa qofkii marka hore qaadey fake hadey noqotey qiimo ma leh runtii laga hadlo inta heestan soo cel8sey wa tii you cod macaned oo wa u dhow dahey leys leeyahey
@nimoosman360
@nimoosman360 5 жыл бұрын
Qoftaan ayaa fanaan ladhaa please heesa xabiibo tooxow so wada qaad cod qurux badan waaaaw mansha allaah horay u soco
@inamohamed2491
@inamohamed2491 5 жыл бұрын
Xamdi bilan wey. No gambatay eleen xabiibo toxow ayaaa dhashay hore usoco intaan ka horeyo like channel igaso radiya
@rahmoalisalad7524
@rahmoalisalad7524 5 жыл бұрын
Wartan yari cod ,qurux iyo deganaan bay isku darsatay masha Allah heestana barteediibay dhigta👏👏👏🙏🏽
@shukrisheikahmed8846
@shukrisheikahmed8846 5 жыл бұрын
Asc walaalayaal qof dhahaysa maleh heesta iska dhaaf waa gabar yar oo qurux badan rabi haka madoobeeyo heesaha
@hanifaaraxxayle8120
@hanifaaraxxayle8120 5 жыл бұрын
Xamdi bilan qof codkeda ku joogta fanka
@maadiyomaladaalohoygamurti8194
@maadiyomaladaalohoygamurti8194 5 жыл бұрын
Yaa
@maadiyomaladaalohoygamurti8194
@maadiyomaladaalohoygamurti8194 5 жыл бұрын
Ma,codkaada ayay ku joogi lahayd hadaysan codkeeda ku joogin kkkkk
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 5 жыл бұрын
Hani luqana maku jirtaa..facbook kugu ogaa..
@hanifaaraxxayle8120
@hanifaaraxxayle8120 5 жыл бұрын
fushkax mahamed melksta baba😂 lol
@r133abdulkarim5
@r133abdulkarim5 5 жыл бұрын
Ali yare Cusmaan Abdi Khadir 😂😂😂😂😂
@AhmedOmar-pf9qj
@AhmedOmar-pf9qj 4 жыл бұрын
Cod iyo qurux ayey isku darsatay, maasha Allah, taageere ayaan kuu ahay Xamdi Bilan maanta laga bilaabo
@mumtaazcadey3195
@mumtaazcadey3195 5 жыл бұрын
Fanku faa ido maleh fursad wa ha iska lumin
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 5 жыл бұрын
*💋Ben lama shegi kare cod bey hesaa Masha allah* *Ma Ahan kuwa iska qeyliya cml, Cod dagan kalay iska arag xamdaay aroskauga 2021 ❤️ayan kugu cazumaya Ina adeeer Insha allah*
@daudyare1laal395
@daudyare1laal395 5 жыл бұрын
Xamdi bilan wooow ishh cala sowt musikiistaha qarniga cabdi abiib wan ku aminsnahy tlh
@nimcaanyare2587
@nimcaanyare2587 5 жыл бұрын
Way Cod mcntahay wlhi inay dhashay ma Xaqiiqaana Runta ka hdloo
@prettyfareexa8155
@prettyfareexa8155 5 жыл бұрын
Malaqaba🤔🤔
@hodmanbashiir7478
@hodmanbashiir7478 5 жыл бұрын
Farixa Funny Mya wll lkn waaa garooop nin sixun u xumeyaya gabdhan wlhi maskiiin waaaye darisaaa eheen iyadoo la qawo walipo cunugaaa ka dhintay ayadoo dhiig bax udhima rapto anagaaa sacid 😭😭😭
@ngwakolordwickmonyela8469
@ngwakolordwickmonyela8469 5 жыл бұрын
Kptn xmdi wey cod macaan thy wlh daganaashaheeda waa mid soo jiidasho leh xmdi wllo qaali mar aan xbiibo xasan tooxow gbr ey habaryr u thy heestaan iiku luqeenysey wlh xasuus ey i galisey
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Hodman Bashiir beenta maxad kahesha gabadhan lama qabo subxanallah iska aamus
@saynabjaamac3943
@saynabjaamac3943 5 жыл бұрын
@@hodmanbashiir7478 gabadhan lama qabo Wana yaranta reerkooda o inta badan xafadaha iyo showyada kuma badana
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 5 жыл бұрын
Al ustaad cabdi abiib yaakheey bahasha aabaheed tahaye wanba ku la yaabay sidaad u garaaceeyso organka yaaaasalaaam😘😘😘😘😘😘😘😃😃😃😃😃😃😃😂😂😂✌✌✌✌✌✌✌✌👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👋👋👋👋👋👋👋
@hassanhiir9969
@hassanhiir9969 2 жыл бұрын
Codka wxa ka daran ciyar degan oo qurux badan iyo masrixiyad iyo jiniyadu an cadi ahayn...ayay isku darsatay masha alla...
@AyroTV
@AyroTV 5 жыл бұрын
Waaw wixii hore quba cod macaan qurux iyo soo jidasho Aniga waa u codeeyey
@oztheman7322
@oztheman7322 5 жыл бұрын
Maqal 10 Muuqaal 10+ Heesta 10 🔥🔥🔥 Amazing
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 5 жыл бұрын
Maamo xabiibo xasan tooxow allow kuu raxariso
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 5 жыл бұрын
Walaal miyee dhimatay?
@najmaosman5982
@najmaosman5982 5 жыл бұрын
xamda yar channel weey noo shahay! Ilaaah cimri dheer ha siiyo
@somalilanderboy1364
@somalilanderboy1364 5 жыл бұрын
Xasuus hore ayaan galay wlhi markaa maqlay heestan mamo xabiibo xasan tooxow
@zakcalasow8721
@zakcalasow8721 5 жыл бұрын
Waawareey caadi mahan tooxow in kastoo fananad gaareeysa ma jiro gabdhan waa soo dhoweysay xitaa dagnanteda wey leedah cidladu faaiido maleh 50 + ha is oo raaco❤❤❤
@abdirahmanhussein8886
@abdirahmanhussein8886 4 жыл бұрын
Xamdi Walahi Gacan iyo suul ayan ku taagi 👍🏾👍🏾👍🏾
@golobalofficial1987
@golobalofficial1987 5 жыл бұрын
Wooow nice cod wlhi masha allh hore u soco cod style intaba waad heysaa 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘 aniga 100 kiiba 100 waa Ku siiyay wooooooooooooow
@muftahofficial4355
@muftahofficial4355 4 жыл бұрын
Axsan cood iyo qurux alle ha xafido somaliyey waa ika suale Hana Ila yabine Gabadha morwo Miya mise
@ahmedmohamud6920
@ahmedmohamud6920 5 жыл бұрын
Mashalaahaa waa gabar cadaka macan ee harae uso baqarada muqdisho xsbibti man shalaaa
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Meelaha heesaha inta layimado ba quraanka iyo rasuulkena scw lagu qarabanahaya si like lo helo subxanallah waxasi wa dambi hadad sheekh tahay orad Clip yada muxaadarada ah dhageeso
@susuali9621
@susuali9621 5 жыл бұрын
Gabdhan quruxada badan masha allah 😚😚😚😘😘😘😘😍😍😍👍👍👍👍👍👍👏👏👏
@muzamilhassan3889
@muzamilhassan3889 5 жыл бұрын
Why everyone asking for LIKES walahi my ppl is very funny, are we going to like you or music 🎶 🤔🤔
@mohamedfarmaajoomar6741
@mohamedfarmaajoomar6741 5 жыл бұрын
Yaa Salaam!. Esh Calaa cod, style, musician iyo weliba camerada. 👌👍👊👏💗💗😍
@nimcoilyasburlytv615
@nimcoilyasburlytv615 5 жыл бұрын
Simple Beauty masha Allah I wish they could be all like this girl calm and cover up
@shaamshaam6731
@shaamshaam6731 5 жыл бұрын
wwwww aadbay ucod macantahay gabadhan keep going
@fatxiabiibismaciil9569
@fatxiabiibismaciil9569 4 жыл бұрын
Tooxowda qarniga. ilove you
@saidyusuf1864
@saidyusuf1864 5 жыл бұрын
Heestan waan jeclahy wana fananada aan u jeclaa fananita. Xabiibo ......xamdi adna waad la keentay thankz 💕
@omarmuddei3244
@omarmuddei3244 5 жыл бұрын
Cod aad iyo aad u macaan baa Eebbe kuugu hibeeyay. Allaha ku cafido Xamdi Bilan. Macaanka codkaada wadnaha ayuu taabanaaya.
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️hubaaal waa uqalantaa iney matasho Mama Xabiibo Xasan Toxow Alaha unaxaristeeee Ruuxi aan hagar iyo xaasiad nimo kujirin wxa hubaal ah iney codkeeda siin lahey ------------????----------- #NB- aan uduceyno mamadi hestaan horey uqaadey inuu eebe weyne unaxariato,ileen waan ognahey waxa laga dhaxlo heesaha Xamdina iyo inta lamid ka ahna aan uduceyno inuu eebe kasoo hooyo fanka... 😢😭😢😢 Ammiin Ammiin
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Wey nooshahay maamada heesta horay u qaaday
@hodanishasacid5766
@hodanishasacid5766 5 жыл бұрын
Eedo codkaaga ayaad facaa ku dhafaysaa horay usoco ❤
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 жыл бұрын
Top song
@umuaishahassan7126
@umuaishahassan7126 5 жыл бұрын
Alla quruxbathana gawadan hadan nin ahay madayen mansha allah dagnan bey kusi darsatay
@soyaansoy746
@soyaansoy746 5 жыл бұрын
just beautiful. love it
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 5 жыл бұрын
Qoftaan caadi maahan, waxay u eg tahay qof aan jeclaan jiray oo calafka na kala geeyay. Xusuusaanba galay markaan arkay cajiib!.
@mohamud3529
@mohamud3529 5 жыл бұрын
hello heestan waa la dhigtay qoftan aniga maga ceeda ma aqaani ee xabiibo xasan tooxow waa kaga fiican tahay
@omaamir1444
@omaamir1444 5 жыл бұрын
Tan xabiiba dhageysan umaleynaa wey soo dhaweyse ma noqon karto sidii xabiiba tooxow hees qofki orginalka qaadey wax uga fiican ma leh
@sayiid798
@sayiid798 5 жыл бұрын
Heesta waaso dhawaysay masha Allah
@aminaawale4373
@aminaawale4373 5 жыл бұрын
Beautiful little girl nice song and voice 😘😘
@nasteexoaniilaa9695
@nasteexoaniilaa9695 4 жыл бұрын
Masha allah waa runteyda wllshy xamdi bilan
@muxudiincawil4630
@muxudiincawil4630 2 жыл бұрын
Double Macha Allah Viva
@fomar2137
@fomar2137 5 жыл бұрын
Fiska. Qoftan suqa ka sarteeee Cadi mahan Inta igu racsan. Like igu qabtaaa ❤️
@raxiilali6665
@raxiilali6665 5 жыл бұрын
F Omar saaaax
@ajboy9738
@ajboy9738 5 жыл бұрын
nio naga xishoo Gwartan fiska hakuso disin
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 Жыл бұрын
axsan cod xasusto xabibo xadan tooxow🎉🎉🎉❤❤❤hooyodi fanka somali
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 5 жыл бұрын
Waar dadkani maxa ka Qaldan Gabadhan Xamda Ahmed ali aya la yidhaah Wana saxibtay Mamo Xabiibo hassan tohow❤ Ma dhalin Beentu wa xaraam Caleek Hestana si wacan u Qaaday mhdsanid xamda jiidhkeygi🌹
@seylonsafi1193
@seylonsafi1193 5 жыл бұрын
Maasha Allah waad ka baxsatay ee horu socod wacan
@nacimaiman
@nacimaiman 5 жыл бұрын
Xamdi bilan waan kuu taaganahay heesta CoD uqalma ku qaaday Musik Editor 😘😍♥️♥️💚💚🌹👑🙏🏿
@wyuftg9405
@wyuftg9405 5 жыл бұрын
.
@nasrakoos7739
@nasrakoos7739 5 жыл бұрын
waaaaw waaaaw caadi maaha Qurux asturnan cod macan dhanwalba waa qaatay qoftan wlhi
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 62 МЛН
DM TALLAABAAN KA QAADAYNAA XASAN SHEEKH IYO QABIILKIISA
17:32
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,2 М.
XAMDI BILAN 2019 FILSAMIDAA LAGU GARTAA BY AFLAANTA STUDIO
7:33
Aflaanta Studio
Рет қаралды 3 МЛН
HAWIYE OO U JAWAABAYA ODAYAASHII HAWIYE
14:13
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,5 М.
XAMDI BILAN | GABLIYO HEELADII LATUMAY | NEW SONG 2023
9:45
Mudey Studio
Рет қаралды 78 М.
Cabdikarin Jago | Ilayn Dumar Ma Quustaan 2024
5:59
Djib-LiveTV
Рет қаралды 188 М.
Xabiibo Xassan Tooxow   Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa
9:21
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН