XAMDI BILAN | XUSUUSTII XABIIBO XASAN TOOXOW | HEESTII ANIGU DUMAR BAAN AHAA | OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 1,891,750

Kaafi Studío

Kaafi Studío

Күн бұрын

Kaafi Studio is one of somali content creators Producess Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentry and More Content Creation Services.
Don't forget Subscribe and Share leave a comment
Produced by Kafi Studio © ️CopyRight

Пікірлер: 483
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
Heestan malin walba oo gabadh la xumeeyo waan dhagaystaa wanan ku ooyaa ragaw ya idinka dacwoonaa Uurka waad nagu dafiraysa gabadh nimada waa nooga ciyaaraysaan guurka waa nagu ciilayaan jacalka waad nooga baxaysaan caruurta nalama korsataan dalkii qalalaase iyo dagaal baad la wadaan waaad na qaxiseen cadaan iyo gaal baad ma badeen kufsi baad wadaan waad na dilaysaan hadana vedio qaawan baad nagu bilawdeen inaad duubtaaan hooyooyin kiin baan nahay wllhiin baan nahay xasaskiinii iyo caruurtiini baanu nahay ilaahay baan idinku dhaaryee habalaha dhibka ka daaya wll si walba ood u xuntihiin anuu nin somaliyeed meel aan u dhasfo ma aqaa nincadaan axataa dr nimo uguma tagee somalida aaada wll noo damqada wll plz 😢 ilaahay nooga yaaba
@Kaafistudio
@Kaafistudio 2 жыл бұрын
Sorry wll Hodan Dad Xun Baa Nala Wadaaga Title Ka Raganimo Xqq Siguud ayaay Noo taabaneysaa Lkn Hasugi waayin Xaqu Mar uun Buu dilaacaa doqonkii Dumar Dhib U geystaana Wuu Mari Halkuu Inan Walaashii ah Mariyay uun e
@fatimakhalifzakria3631
@fatimakhalifzakria3631 2 жыл бұрын
Hodan wlh hadan ku dol ooynayey gabdh marka la xumeeyo waa so doona heestan 😥😥😭 dumarnimo
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
@@Kaafistudio mahad sanid wllkay waa ogahay iskuma jirtaan laakin baruurbaa baruuryo qudhmis xabada xun allah hana dhaafiyo
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 жыл бұрын
@@fatimakhalifzakria3631 dumarinimadaa dareen iyo diir danqada leh
@engabdigafar6628
@engabdigafar6628 2 жыл бұрын
Sorry wlhi aad baan ugu xumahay wax yeelada dumarkeena soomaliyed ee dunida ugu qiimaha badan wlhi si walba oo idiin xumeyno nagama cadgoosataan lkn dhibmahan maalin maalmaha kamid ah waxaan ogaan doonaa wax idinka qiimo badan inaysan jirin maba jiraaneee🙏🙏 naga raali noqdo cafis baan idiin weydiisaneynaa kunjeer rabi ha idinka raali noqdee
@israacpress8527
@israacpress8527 4 жыл бұрын
Hadaa Nabiga NNKH hooyadii jeceshahy like ha igala bakhaylin
@abdikadirali3840
@abdikadirali3840 4 жыл бұрын
Xogta Somaliwayn Rxrevgkjbnhgfcxds
@xabiiboculus9328
@xabiiboculus9328 4 жыл бұрын
Scw ku sali marka hore
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 4 жыл бұрын
@@xabiiboculus9328 SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@miimiicadey3592
@miimiicadey3592 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@juweriayusuf3342
@juweriayusuf3342 4 жыл бұрын
Abdikadir Ali scw lkn inta hakeenin xapiipkeena magaciisa plz
@abdwelidaud7129
@abdwelidaud7129 4 жыл бұрын
Allahaa idiiin xifdiyoo dumarkaaa somaliyeed adunkaaa cafimaad iyo farxaad an Daman bashbash iyo barwaqo kunoladaaa dembi dhaf akhiranaa janatul fardowdo
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 4 жыл бұрын
Viva gabar soomaliyeed ama Hooyo Soomliyeed❤️💕👌Allow na xafid n baarakeey🤲🤲😘💓
@bartanabada2906
@bartanabada2906 4 жыл бұрын
Waa heesta kaliye ee dumarku kula garnaqsanayaan raga. Ilaahow dumarka noo daa waa nolosha aduunke
@xamda185
@xamda185 4 жыл бұрын
Maama Xabiibi Toxow xafidullah meelkas aad joogto. maamo qaran. Caleek Xamdi Bilan xafidullah walaashey. heestan raagow wax ku qaata. viva Somaliya illahey inta xun hanaga haayo amin.
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
Dumarka somaliyed dhibka allaha ka saaro hooyoyin bdn baa dhib ku hayaan raga 😭😭😭😭
@ahmedkeynaan3932
@ahmedkeynaan3932 4 жыл бұрын
Cod macan iyo asturnaan 👍🧡🧡🧡🧡🧡👍👩‍🚒🥰
@fozahmed6600
@fozahmed6600 4 жыл бұрын
Amiin Walalo , dumarkenii rageena halkaa dhigay allah no so hadeeyo, hooyo iyo gabadh ba wa la xumeynayaa meelkastoo ay jogaanba. Allow ragayaga somali no so hadee oo xaqa garansii
@deqaali5050
@deqaali5050 4 жыл бұрын
Hjkdkxjel
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 3 жыл бұрын
Heesta waxay ka tuurjumeysa raasas is wesarsiga aay raga ku barakiciyen hooyoyinka Somali
@laalsiin1221
@laalsiin1221 3 жыл бұрын
Sax
@saciidabdulahi5489
@saciidabdulahi5489 4 жыл бұрын
Xamdi bilan qurux 100% codka 100% stylka 100% asturnaanta kudadaal waxaa tahay boqorada codka somalia keep going sister
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 4 жыл бұрын
Hooyo Raali noqo 100/100 waad ku mahadsan tahay abaalka aad noogashay waa lama ilawaan weligeed ma gudikarno Hooyo mcn
@apcheparmohamed9261
@apcheparmohamed9261 4 жыл бұрын
waxay ka mid tahay fananiita aan aad utageero balse ilahay codbuu ku manaystey faniinta kale ee hada soo galay fanka waa ilameerayso only gabdheena hore usoco sister
@abdirizaksalat9156
@abdirizaksalat9156 4 жыл бұрын
True
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi adoo mhdsan
@nuurshariif1632
@nuurshariif1632 4 жыл бұрын
Wlhi ano nin reg ah an jecelhy heestan inan mar wlbo iska dhagesto abaalka dumarkena ma gudi karno wlhi😢😢
@juliemalik1940
@juliemalik1940 3 жыл бұрын
👏👏👏👏
@beddelayjeex5633
@beddelayjeex5633 3 жыл бұрын
Same here
@najmaadan9529
@najmaadan9529 3 жыл бұрын
Wll raga soomaalida ayaaaba loo qaaday heestan ama dhagyso ama ha dhagysan idinkaa dacwo laydinka yahay🥺
@sacdiyo__________7023
@sacdiyo__________7023 3 жыл бұрын
😢😢😢🥺
@ciiseneshvil2057
@ciiseneshvil2057 2 жыл бұрын
@@najmaadan9529 inta xun hablaha canaada weeye wllo😥🙏
@abdiaziizmohmudisack4868
@abdiaziizmohmudisack4868 4 жыл бұрын
I LOVE GABDHAHENA SOMALIYEED🇸🇴🇸🇴🧡🧡
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 4 жыл бұрын
💕💕u too.
@faaymacalinfaaymacalin3979
@faaymacalinfaaymacalin3979 2 жыл бұрын
Sidokale abowe
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
Xamdi Bilan - Xiddigta Codkeeda Dhexaluula Xididdada dhiigga qaada.. Allaylahay ina ragoow ergiyo waxaan ahay dacwo... Waannu sugaynaa inaad uurka nagu qaaddo..
@jelleabdullahi6398
@jelleabdullahi6398 3 жыл бұрын
Hooyo 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤
@saharailaysofficial7680
@saharailaysofficial7680 3 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE
@khasim1236
@khasim1236 3 жыл бұрын
@@jelleabdullahi6398 hv
@zuniitam8497
@zuniitam8497 3 жыл бұрын
@@jelleabdullahi6398 Qqdx.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
CBB Down
@hanimukhtar1701
@hanimukhtar1701 4 жыл бұрын
Kaafi qaran inta hormarkiisa jecel love dhac ku sii ani wan jeclhye tageero buxdo 😍
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 4 жыл бұрын
xaqiiqdiii qoftaaan waaa isidaaaa beeen been jaceyl iigu abuuurtey saan u fiirsanaaaayey
@malyunali2047
@malyunali2047 4 жыл бұрын
Manshallah she beautiful and she have nice voice keep going boqoradaaa am ur fv always ❤️❤️
@abdulahiabdi4213
@abdulahiabdi4213 3 жыл бұрын
Voice 100/100 laakiin music mahan heesta waayo waa alto codka Gabdha mesheedii ayeey dhigtay👍👍👍
@simanqurux5852
@simanqurux5852 4 жыл бұрын
Xasuusta fanaankii lahaa heesta yaana laga ilaawin marka la qaaadayo heesta. Xabiiba xasan taaxooow inay nooshahay iyo inay dhimatay ma ogi lkn way nooshahay ayan maqlay cimri dherer iyo caafimaad alle ha siiyo❤️
@Oska-iz2qf
@Oska-iz2qf 2 жыл бұрын
HaaYee sheee ilan Ragoow Ed bankaa tabanayaa hees qiimaleeh xaasustii xabiboo toxow 🎤🎸🎸🎸🎸🎸🎸
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 4 жыл бұрын
Habluhu hana sugaan inta aan soo kala baxayno, walee inta Jamhuuriyada Barakaysan calankeedu ka maqan yahay UN ka waan la nasan ☝️.
@maxamedwaxkale5859
@maxamedwaxkale5859 4 жыл бұрын
waaw xamdi Bilan waxan kulenahy corey usoco dagoo dhanbaa dhegta kuwada tagyane👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
@abdifitah.
@abdifitah. 4 жыл бұрын
Hada nhy raga wxn nala garbaa Dumarka inaaN ilaalshano ama hooyo ama gabar sabta wxey thy manta aduunka wxwalpo wey nogaqalsnyhy wlhy mrka Daacad aan uguhadlno aduunka wxa yaalo ilahow nola garab istaag sidaan uxafdisan laheen abaalkii mid aduun lkugadkro maha janada kuwara I love U Habalahena somaliya meel walpo joogan
@munahilwa9490
@munahilwa9490 4 жыл бұрын
A'fitah Al Cc Waa Runta wll Dumarkaa Iyo Ragabaa Waa Kuwo Alle Isku Uumaay mana Kala Maarmaan Wayo Farkaliyaa Fool Ma Dhaqdo ayay Somali tirii Kuwii Xilkooda wadaa Guuto Alle Hanaga wada Dhiigo
@maisammohamed9282
@maisammohamed9282 4 жыл бұрын
♥️😍😍
@amranalinur8688
@amranalinur8688 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@basrojeylani2836
@basrojeylani2836 4 жыл бұрын
Afitah al cc w run wlh alle haku xafido walal
@faadumocaraaye7230
@faadumocaraaye7230 4 жыл бұрын
M.a boqorada codka waan ku tagera runti walshay
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 Жыл бұрын
😭😭😭😭ax axax wey ma adigaa insha alaah weynu kabixin ilaahay wadankeena nabad nooga dhig aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲
@hassanmohamed-cs8gs
@hassanmohamed-cs8gs 3 жыл бұрын
Heestan inta wali dhagesato ismuujiya 😎
@khaliilofficial8571
@khaliilofficial8571 4 жыл бұрын
Naagtaan qosolkeeda iska jeclahy Ilaaheey amarkii
@najaxnalka4762
@najaxnalka4762 4 жыл бұрын
Haaa baan uu haaya inantan quruxda badan from burco
@buuleeycade8878
@buuleeycade8878 4 жыл бұрын
Noolow qurux badan hamdi bilin
@abdiwelidaud9940
@abdiwelidaud9940 4 жыл бұрын
Mansha allah allaha nodayo dumarka laantot wa awar nolasha Dadan maleh
@macalindureyddureyd1752
@macalindureyddureyd1752 4 жыл бұрын
Wnku tageeer sanahy heees cusub uuu serabta ah isoqaaad
@guuusha3699
@guuusha3699 4 жыл бұрын
Gabadh big fun baan u ahey, from Hargeisa. Waa xidigti ugu weyneyd e bar yahan xamar so saarto.
@abdallamohamed9414
@abdallamohamed9414 4 жыл бұрын
masha allah qurux iyo cod xamdi bilan allah haku xifdiyo edeb fara badan ayaa ka muuqdo muuqaalkada
@mahdiabdielmi1635
@mahdiabdielmi1635 4 жыл бұрын
allow hooyooyinken janadda ugu bishaaree
@burhanmahamed1173
@burhanmahamed1173 3 жыл бұрын
Hooyo Janana ku rajaynayaa I love mam💋❤💯 inta hooyo ila jacil ismuu jiyaa
@jaabirbalwan6075
@jaabirbalwan6075 4 жыл бұрын
Ma. Allah xamdi bilaan waad kente hooray usoco😚😚⚘🥰❤
@jaabirbalwan6075
@jaabirbalwan6075 4 жыл бұрын
❤❤
@astancable8989
@astancable8989 4 жыл бұрын
Qofkii ooyin ku sigtay ama kantimid like saar.
@newchannel8337
@newchannel8337 4 жыл бұрын
Hestaan Xawiiwo Xasan Toxowda Saxda Ah Markee Khadeyse Oona Aheed Markii igu Horeyse Ma Oynin Lakiin Khalbigaa Ka dareeme Hesta Waxe ku Sabsan Tahay
@fartuunmaxamad3027
@fartuunmaxamad3027 4 жыл бұрын
Runti aad baan u ilmeyey sababtoo ah raga soomaaliyeed kuma haysno xuquuqdaan Ku lahyn allow ragayaga qalbigooda wanaag io jacayl noogu beer 😅😢
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 3 жыл бұрын
Raga soomaaliyeed oo idil ma ahan
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 3 жыл бұрын
Gabadh cod macaan mida kale asturan mar qudha timaheeda lama arag keep going xamda bilan farxiya kabayare na way dhukurataa ilhyba ma simin
@123-kl
@123-kl Жыл бұрын
2023 hadaad daawaneyso legend baa thy liketa ha ila dhaafin sxb 🥺🤌🏻
@abdinasirnorsalad3332
@abdinasirnorsalad3332 4 жыл бұрын
Aduunka waaba idinku dhibnee ilaahayow aakhiro janada idin gee 😭😭
@cabdulkhaaliqmaxamuud272
@cabdulkhaaliqmaxamuud272 4 жыл бұрын
Wax walba waxaa ka quruxbadan waxaad leedahay XAMDI waadda dashey horey usoco
@nastaxareed9465
@nastaxareed9465 4 жыл бұрын
My ina aderteey quruxda saruur ayaa u nahay❤️
@abdirijali9891
@abdirijali9891 4 жыл бұрын
Walaal xabiibo hooyadeed miyaa?
@cabdilaahi48
@cabdilaahi48 4 жыл бұрын
@@abdirijali9891 ha sxb xabiba toxow baa dhashay xamdi bilan
@asliciisemaxamad4129
@asliciisemaxamad4129 4 жыл бұрын
@@cabdilaahi48 balaayo beenbadan
@IndhauronInadahir
@IndhauronInadahir 5 ай бұрын
​@@abdirijali9891 My abowe hoyaded raaxa axmad.culusow ladhahaa
@shueybarte5950
@shueybarte5950 Жыл бұрын
Heestan wxaa horay uqaaday xabiibo xasan tooxow xamdi bilana halkeeedii by dhigtay dumarka laxumaynayo ragow halaga daaaayo
@codkamaamulkaeedagmadamark776
@codkamaamulkaeedagmadamark776 4 жыл бұрын
Xamdi bilan wax malagaa qabankaro runti always you are good
@maxmediimaan9897
@maxmediimaan9897 4 жыл бұрын
Masha Allah waa inan aad iyo aad u cod macan asturan OO edeb badan
@osmaanhajiwardheereosmaan9158
@osmaanhajiwardheereosmaan9158 4 жыл бұрын
Woooow si kal iyo laab Ayaad codka ukeentay hamdi bilan lkn kaban ayaa ka siificnaan Lahaa leeysma xaqiree Codka top waaye horay usoco Wllo
@MohamedIbrahim-ou1jf
@MohamedIbrahim-ou1jf 4 жыл бұрын
Waa kabaxsatay
@ekeysmartshakar6723
@ekeysmartshakar6723 4 жыл бұрын
hamdi bilan fanaad cod iyo jilinka heesaha hibo u leh horey u soco taagyaro buxda ku ahay
@ilhaanlakimediainc5806
@ilhaanlakimediainc5806 4 жыл бұрын
Warshadihii Aadmigiyo Udubkii Noloshaan Ahaa 😥
@Mohamudbukhari
@Mohamudbukhari Жыл бұрын
Codka 💯 Style 💯 Music dagan💯 Xamdi bilan Heestan waxan dhageysanaya 23:38 pm Taarikhdana ay ku beegan 16/12/2022 December
@sankasoomaliA
@sankasoomaliA 10 ай бұрын
2023 Mano sha hay wll😢
@Mohamudbukhari
@Mohamudbukhari 4 ай бұрын
Wll alx waan noolahay maalin caarafa ah 15:16 galabnimo triikhda isnin 17/06/2024​@@sankasoomaliA
@shiineakhyaar3922
@shiineakhyaar3922 4 жыл бұрын
Xamda bilan ILAHAY amarkii Love aan kugu ahay
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi adoo mhdsan
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
@@shiineakhyaar3922 Hamda layma yidhaa maamo
@bwkeenadiid6346
@bwkeenadiid6346 4 жыл бұрын
Quruxey waad Naga qiiro galisay Ilahow hooyinkeen no xifdi melay jogaanba Amiiiiiiiin
@nimomuse5168
@nimomuse5168 3 жыл бұрын
Wlhi hestan dharenkeyga wey kiiciisey it hearted me seriously when Ever i listen i start crying
@sadoomar2466
@sadoomar2466 4 жыл бұрын
mnsha Allh heestaan oo kle kaban macaad ku aheyd😋🙄
@NimcoEid-f2h
@NimcoEid-f2h Жыл бұрын
Allow hooyoyinka somaliyad dhawr😢😢
@bashiiryare3350
@bashiiryare3350 Жыл бұрын
HeestaN Miraheeda AyaaN La IlmeeYeY allow Dumarka SoomaliYeeD Xafid🥺🥺🥺🥺
@queendm1317
@queendm1317 Жыл бұрын
Raag somaliyed masuuliyadodi aad aad ayeey u gabeen xumaantoda iyo ceebtoda uma muuqato waa wax laga murugoodo 😥😥😥
@deeqodegan2646
@deeqodegan2646 4 жыл бұрын
Cod macaanaa maasha allaah ilxun kuma aragto xbbti🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️ ax hooyoyiinkeena allow xafid 😢 astaankii qaranka aayaha guushaan ahaa 😢😢😢asayda inaan xirto agoonta laqaxo astaahil umaanan lahyan 😢😢😢 aad ban unasiibdarnee madfaca aqalkaga gubay kan iguriday ma adigaaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@gaduud
@gaduud 3 жыл бұрын
Mashaa allh allha kubara keeyo dimbina kaama siiyo
@sadamadanyussuf6879
@sadamadanyussuf6879 4 жыл бұрын
Asaaski dunida iyo aniga dumar baan aha bulshada aadmiga iyo uthubki noloshan aha hayeeshe inan ragoo ergiyo waxan ahay dacwo eed baan katabanaya one love hamdi love waad keentey heestaas 🇸🇴🇸🇴 from 🇺🇲🙏🙏🙏
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Waad khaladay bulshadii aadmiga maaha WAA WARSHADII AADMIGA 😍
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 3 жыл бұрын
She has cod macaan wallahi, hore u soco walashey gacaliso
@pearlofislam2746
@pearlofislam2746 4 жыл бұрын
Waa hees qiima badan iyo gabar sharaf bdn.. wan u codey hamda bilan 😍😘🤗
@maxamedmursalali8388
@maxamedmursalali8388 3 жыл бұрын
Maxadsanidi macanto
@abusharma9221
@abusharma9221 4 жыл бұрын
Gabdha sanadka e wayahan danbe lagadaba dhacay keep going sis
@izaqueen711
@izaqueen711 3 жыл бұрын
This song really make me cary we hope our men's become better what type of they are today😪
@hasanahmed4526
@hasanahmed4526 4 жыл бұрын
Maasha allaah hooyo waa hooyo xamdi bilan walshy keep going wanku taaageeraa
@ahaiban1
@ahaiban1 4 жыл бұрын
Xabiibo Xassan Tooxow, codkay heestan ku qaaday mid laga dhergaayo ma aha!!!.
@boqoradadhaharguuul5565
@boqoradadhaharguuul5565 4 жыл бұрын
Maansha allah abaayo codka waa keentay lkn music wax badan yaa ka dhiman wllhi ax 😭😭 ciil badanaa
@omar_yare
@omar_yare 4 жыл бұрын
Heestaan marwalba ee aan dhagaysto walaahi ilin ayaa iga imaata 😭😭😭😭😭
@A-mm315
@A-mm315 26 күн бұрын
😢😢 nin wanaagsanbaa tahay sxp
@yahyaismail2038
@yahyaismail2038 4 жыл бұрын
I love Hamda bilan... This song surely touched meh... Caku ragoow.
@maxamuudmanka4788
@maxamuudmanka4788 Жыл бұрын
Hesti ugu shidneyd xamdi bilan fanand weyn
@mohaabiikar3212
@mohaabiikar3212 Жыл бұрын
Aabo xun baan ahay wa inaan xaskega raali galiyaaa 10000 jeer ❤
@samakaabofficial1643
@samakaabofficial1643 4 жыл бұрын
Mashaal abyo lah ku xafido xamdi bilan
@dekoahmed2528
@dekoahmed2528 4 жыл бұрын
Cod macaana 😩❤️🦋💯
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
WAXA mar walba islaynaya waa rag wadan keeni saa u Galay😢
@RqxmoCraxmo
@RqxmoCraxmo Жыл бұрын
Ala ragow mad iska deysan dumarka waa hooyadiin
@ifarhafarah7788
@ifarhafarah7788 2 жыл бұрын
Kaafi Love u bbe 😭
@kaifgaabow9126
@kaifgaabow9126 4 жыл бұрын
M.a xamdi bilan codkaada 100%waad keenty m.a
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 4 жыл бұрын
Iam in love with her voice mashaa Allah always cover yourself beautiful🌹💖💖💖👏👏👏💕
@Supr93
@Supr93 Жыл бұрын
I’m 😅
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
ax ax ax ax ax ax ax ax ax 😭 😭😭 wan laoyi
@xusenshuqaale6810
@xusenshuqaale6810 4 жыл бұрын
Xamdi best fanaanad jirto waye axsan cod wlh guleso wlshy ayan leyahey
@farhiyainaabdiabdi5471
@farhiyainaabdiabdi5471 4 жыл бұрын
Inta tagerto hamdi bilan like saar
@deeqamaanka676
@deeqamaanka676 4 жыл бұрын
Hore uzoco wllzhy
@allmarianoomari8729
@allmarianoomari8729 4 жыл бұрын
Fananada kaliye an somalida kadawado keep going
@munahilwa9490
@munahilwa9490 4 жыл бұрын
Wad Keentay Heestaa Hamdi Bilan
@GANDARSHE-tr8hz
@GANDARSHE-tr8hz 4 жыл бұрын
heesta kaliya an ku ilmeeyo waaye waaye RABIYOOW hooyo walbo dhinbil dab ah ka dhoor jirkeeda yaaa rabi inta jecel hooyo like saar plz
@nasraashkir2921
@nasraashkir2921 9 ай бұрын
Inta 2024 dhagaysanays
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 4 жыл бұрын
Mashaallah Abaayo mac we are soldiers 😔😭😭😭❤️🔥🙏
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 8 ай бұрын
Walal kaafi studio
@amiishdoore9878
@amiishdoore9878 4 жыл бұрын
Wlahi wey IGA ilmesisay wiilkaga dacwo kanoqo sow nasiib daro maahan 😢😢😢
@ahmedsocial
@ahmedsocial 4 жыл бұрын
Hurmuudka hablaha africa wa somali🥰
@mahadabdi6029
@mahadabdi6029 4 жыл бұрын
She have a very beautiful voice beautiful move she is very beautiful God he gave her everything she's 100% beautiful queen
@hanadaxmed6410
@hanadaxmed6410 4 жыл бұрын
❤💋👄
@hanadaxmed6410
@hanadaxmed6410 4 жыл бұрын
I l o v e you 👄💋💋👄❤❤❤❤
@zainabozzi4510
@zainabozzi4510 4 жыл бұрын
Say mashallah subhanallah
@xuseensalaad5753
@xuseensalaad5753 4 жыл бұрын
Say masha allah walaal
@famlemediaproduction5348
@famlemediaproduction5348 4 жыл бұрын
@@zainabozzi4510 cz
@fadxishariif6080
@fadxishariif6080 3 жыл бұрын
Macaan qurux intaba allaa siiyay
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
أغنيه رايعه كلمة ولحنًا واداء .... الأغنيه من كلمات الشاعر بري محمد فيذو ، وتحيه خاصه للفنانه الرايعه حمدي بيلن
@engineerdekowfarah7510
@engineerdekowfarah7510 4 жыл бұрын
Xamdi bilan love u walashey qali
@fatmaiimanosman3054
@fatmaiimanosman3054 4 жыл бұрын
M.a xapipiti wxd thy fananad cod mcn iyo stelka ku dhmdi wxn uu ahy taagyero buxdo wxn ku leeyhy Hore usoco
@saharailaysofficial7680
@saharailaysofficial7680 3 жыл бұрын
Masha Allah xamda bilan Boqorda codkA
@naimahabeeb2846
@naimahabeeb2846 4 жыл бұрын
Xamdiyey heestaan kaban noogu soo qaad plz
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
Wiilasha Allaha no xafido❤💯
@khadiijadagankhadiijadagan528
@khadiijadagankhadiijadagan528 3 жыл бұрын
Xamda bilan guuleyso 💯❤♥️💯💘
@yowkoyowtv8175
@yowkoyowtv8175 4 жыл бұрын
Bbbb m a musiga iyo codkaa idilay Alla teembada macaanbadanaa tolow yaa tumay
@odayhore7612
@odayhore7612 4 жыл бұрын
inanta dumari waxeey ku qurux badan tahay waa hagoogashada, xamdina cod iyo hagoogasho ayeey isku darsatay
@hamdasiciid504
@hamdasiciid504 3 жыл бұрын
😓😭😭😭😭
@legendruuzi
@legendruuzi 4 жыл бұрын
Waad keentay codkeeda in badan Codkaaga naxariisto leh baa awalba u ekaa habibi Hassan tooxow
@saidoska155
@saidoska155 2 жыл бұрын
Dumarow shrafa nagamudhantihin😭😭😭
Barnaamijka Heello | Heesta Waligeed Aduunyada | Xamdi Bilan
7:58
HEES CUSUB XILIGUBE HAMDI BILAN BANDHIGA CIIDA AFLAANTA STUDIO
4:37
Aflaanta Studio
Рет қаралды 819 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,1 МЛН
XAMDI BILAN NAXARIISTO WAA DHALAD II HAYSTAY  WELLCOME TO MALAYSIA
9:23
XAMDI BILAN FT YUU BEEZAANI GUUR HA IGA FILAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:38
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 2,7 МЛН
Xasanow Macaanow - Tiriig & showgii Nairobi 2024 Official Song
5:07
BISHAAR AGAH MEDIA
Рет қаралды 2,8 МЛН
XUSUUSTII XABIBO XASAN TOOXOW CODKII XAMDI BILAN HEESKII ADUUNYADU
7:33
Aflaanta Studio
Рет қаралды 1 МЛН
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL  VIDEO 2023
6:36
Moha Films
Рет қаралды 2,6 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН