XUUTIGA OO CAAWA U HANJABAY SACUUDIGA + DAGAALKA QASA + DOORASHADA FARANSIISKA

  Рет қаралды 49,701

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

XUUTIGA OO CAAWA U HANJABAY SACUUDIGA + DAGAALKA QASA + DOORASHADA FARANSIISKA
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka

Пікірлер: 73
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 3 ай бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 3 ай бұрын
Sanad wacan dhaman umada islamka yahuud alle ha jebiyo
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 3 ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@nailsissak3207
@nailsissak3207 3 ай бұрын
Tuug waa tuug waa wadan xalaal ah! Tuug axsaan malaha hala cinqaab waa good idea
@nimcaandaahir-r7s
@nimcaandaahir-r7s 3 ай бұрын
Gesiyasha musliminta manta yaman Iraan Iraaq falistiin lubnaan siriyaa insha Allah weydhawdahey
@DjMüllar
@DjMüllar 3 ай бұрын
DHAMADKI ISRAIAL IYO AMERICA AYA SO DHAWADEY ALLOW CADOWKA JABI GUUSHA MRWLBA WAXA IS KALEH XMS IYO XISBULLAH SURIYA IYO IRAAQ INTAS AYA IS KALEH GUUSHA ALLOW CADOWKA JABI DUCADA AAN BADINNO INSHA ALLAH 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@ashawooo
@ashawooo 3 ай бұрын
illahaya ha jabiya cadawaga isalanka uu shaqeya Amirka gusha waa walaalah reer Yaman iyo walaalah reer hamasa, Iran inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa rabi ha jabiya yuhud nacalada ha ku dhacada
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 ай бұрын
2sanno way yartahay oo waa loo naxariistay! Hadii sabankii Cumar binu khadaab ahaan lahayd gacantaa laga goyn lahaa! Isagoo waliba ku nool dal lacag leh.
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 3 ай бұрын
BRO, LAGUMA XUKUMEEN, CUMAR BINU KHADAAB WAXAY AHAYD XADKA DAHABKA ZAKADU KAGA WAAJIBTO OO AH WIXII KA BADAN 83GRM
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 ай бұрын
@@cabdinasir8591 walaalkayoow hadii aan tuug dhamaantiis gacan gooyo ahayn ee shareecadu miisaan u dhigtay xadiga qofku xado waa cilmi aanan ma laha weli baran ! Aqoontuna ku qabso maaha,ee mahadsanid(cilmu cindalaah,walaahu aclam)
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
XUUTIYIIN MAAHA EE WAA ANSAARUL ALLAAHI EE SIDAA SHEEG.!
@abdullahiadem8489
@abdullahiadem8489 3 ай бұрын
Cadaada iyo timirta yaa qaalisan Mr. Welcome
@MaryanIsmaaciil-tj7gj
@MaryanIsmaaciil-tj7gj 3 ай бұрын
Abdi.rahman.all.xuti.masha.alaah.xafidahu.laah
@nuucmanabdifatah7394
@nuucmanabdifatah7394 3 ай бұрын
Allahu akbar
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 3 ай бұрын
Guuleysta goor kasta.
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 3 ай бұрын
Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 3 ай бұрын
Aniga waxaan kutalinlahy incunuga lacanaanto waa caruur danbaajirta inlawaydiiyo waxaa kuqasby laboratory waa dhib waxbarashada ayaa dibudhacaayaa rabi haufududeyo aamiin yaarabi mowliid waankusalmy horay usoco by cmc
@alimehamud31
@alimehamud31 3 ай бұрын
Qof 245 dollar xadey iyo qof Milyuumaado Xadey waa Isku mid , muhiimaduna Xadhigaasi waa inuu noqdo loogu aqli celinayo si uu uga qoomameeyo si uu dib dambe fal nuucaas oo kale ah u sa.meyn. Allah hasoo hanooniyo, Insha Allah.
@daganebaraki8459
@daganebaraki8459 3 ай бұрын
Waa runti cabi maliig not sii hadlka u utiirii true
@CabdiraxmaanAxmed-sq7yg
@CabdiraxmaanAxmed-sq7yg 3 ай бұрын
Misbilaahi tawakaltu calalaah
@nuucmanabdifatah7394
@nuucmanabdifatah7394 3 ай бұрын
Xaqii ayaa feeraha ka dhilaacey💪🏼
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 ай бұрын
Gacan gowsmo hadoow ka fakatay Al xamdulilaah ha dhaho,
@shukrinoor1788
@shukrinoor1788 3 ай бұрын
Gacanta.lagoyn.lahaa
@abdirizakhassan6635
@abdirizakhassan6635 3 ай бұрын
Mowliid waxaad aad u faafaahisaa wararka Yuhuuda oo ah kuwa sooduulay oo foonaya Dhulka Falastiin
@abdullahiadem8489
@abdullahiadem8489 3 ай бұрын
Ibaga cadaada ayaa inoo baxda ayadaana dhanka qiimaha ka qaalisan ee aan ku saxee sxb la soco. Wixii faahfaahin ito su aal aad ka qabto waa diyaar si aan kuu saxo.
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 3 ай бұрын
Falastin guul
@casalasal6466
@casalasal6466 3 ай бұрын
DOORASHADA FARANSISKA WAXAA BBCDA UGA SOO WARANTA GABAR WERIYE AH OO PARIS DEGAN
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 3 ай бұрын
Waa sax tug waa tuug
@abdikanimohamed9958
@abdikanimohamed9958 3 ай бұрын
Qiimaha muhiim ah hadii uu xaday $50 Waybadan tahay $245 Waa istaahilaa in lagu xukumo 2sano ilaa iyo 5sano.
@MaxamuudXasan22
@MaxamuudXasan22 2 ай бұрын
Waa qalad in xajo 2 sano
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 3 ай бұрын
Mishliyaan ma aha ee waa milaanshoo mawliidow ninka Faransiiska ah ee aad ka hadlayso ee Qaza ictiraafayaa😂😂
@halimahanah5781
@halimahanah5781 3 ай бұрын
Wiilkaas waxay ahayad gacanta inlagagooyo
@YusufKorane-of3rm
@YusufKorane-of3rm 3 ай бұрын
Wa sax in la xiro wayo wax ka weyn haduu janis ku heli laha wuu xadi laha sida xanjadabo uxaday
@abdirizakhassan6635
@abdirizakhassan6635 3 ай бұрын
Asc Miwliid waad is badashay qaabka aad u sheegaysid wararka
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 3 ай бұрын
Sucuudiga waa dabadhalif Waa macquul in loo isticmaalo yemen
@IdirisWaraabe-cl1pw
@IdirisWaraabe-cl1pw 3 ай бұрын
Asc. Tug.waa..tuug
@AbdirashidTiffow
@AbdirashidTiffow 3 ай бұрын
Netanyahu is dreaming
@AyaanAxmed-v5v
@AyaanAxmed-v5v 3 ай бұрын
Asc mowliid iyo daawadayaasha waxaan u sheegayaa tuug waa tuug nin baa waxaa laga sheegay inuu yiri hooyadey markan ukunta xadaayay haday iga qaban lahayd maanta saca ma xadeen soonaliduna waxay tiraa fari tog dheer bey kula xushaa markaa sidaa weeye hooyooyin
@DaudMohamed-m4e
@DaudMohamed-m4e 3 ай бұрын
Asalamu aleykum
@CabdullahiKabane
@CabdullahiKabane 3 ай бұрын
Wilka laxukumay oxanjada xaday waxa ficneyd inxunkunka lagayareyo 2 bilod inlagu xukumo base 2 sano wayku badantahay ardayga
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 3 ай бұрын
bismillah asc horta wax weyn maaha lkn muhiimada waxey tahay in marwalba laga hortago ficilda foosha xun gabi ahaanba wayo waxyaba badan ayaa dhumaa oo kow ka ah akhlaaqda bini aadamka marka waa nolasha bini aadamka ayey muhiim utahay in sharciga la ilaaliyo
@MqxamedDayib
@MqxamedDayib 3 ай бұрын
Tuug waa sdaa xukunkiiau
@MaryancllahiFarax
@MaryancllahiFarax 3 ай бұрын
Tuuug waatuug irbad hadii lagu qabto
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 3 ай бұрын
Scw scw scw
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Xuuti waa rag lkn naagaha carbeed sida yuhuuda reer aalasacuud oo ah imaaraadka siisi iyo boqor ku sheega jordan waa in laga takhalusaa
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt 3 ай бұрын
Asc
@xasanmaxamed7905
@xasanmaxamed7905 2 ай бұрын
waxan agana 2 qof oo somali sweden 2010 kii 2 dollar xabsi 2 sano ah looga xukumaya agaana, laakin qaladka ku jiray waxay aheyd qof ay baarteen buu ahaa
@kasranyboy6795
@kasranyboy6795 2 ай бұрын
Anigu illa hada waxan layabanahay ona iswaydinaya sababta shacabku u qadan la'yihin hubka ay iskaga celin la'yihin😮
@MahdiNour-h5d
@MahdiNour-h5d 3 ай бұрын
Tuug yaryaraasho ma leh
@AxmedBuuba
@AxmedBuuba 2 ай бұрын
Islama ku muxu ka qaba tuga ta ha xishemeyo islamaka ah o dhani
@abdisalanhire5434
@abdisalanhire5434 3 ай бұрын
Waxaan dihi laha taasa uroon intii gacan laga goon laha wayo haduu sacuudiga jogi laha gacanta lagagon lah
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 3 ай бұрын
WAXAABA YAABA XANJO QIIME DHAN 75 DIINAAR OO U DHIGANTA $245 MACQUUL MAAHA WAXAABA KA BADAN IN MAXKAMAD LA GEEYAY, AMA LA YIRAAHDO WAXAA LAGUGU XUKUMAY 2 SANO OO XADHIG DIBAD JOOG AH HADDII 5 SANO EESOO SOCDA LAGUGU QABTO DENBI TUUGO AH,
@NaasrirCabdi
@NaasrirCabdi 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@walinuur-2905
@walinuur-2905 3 ай бұрын
Waxaan jeclaan lahaa in wiilka xanjadaxaday shansano ama loogabadiyo xabsiga laguxukamsy oo labadasano ah waa tuug foolxun
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 3 ай бұрын
♥️🇵🇸🔻🔻🔻🔻🔻🔻🇵🇸♥️
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 3 ай бұрын
♥️🇾🇪🔻🔻🔻🔻🔻🔻🇾🇪♥️
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 3 ай бұрын
Ruusha diyaarad lagasoridi waxba uma arko
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Boqortooyada sacuudiga ama reer aalasacuud waa yuhuud ma gafayaal ah dadka ayey xajka ka dhex qafaashaan dhulka barakaysan sidaa darteed waa yuhudaa laga xoreeyo dalka iyo dhulka barakaysan
@AdanFarax-i4z
@AdanFarax-i4z 3 ай бұрын
نرحب ذالك لانھ سارق
@AbdiMagan-vt5bq
@AbdiMagan-vt5bq 3 ай бұрын
Halisidaya ninka tug maehen hatutugyahay waxweyn buxathilaha
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 3 ай бұрын
warunta huutu we a muslin qasa
@asha3777
@asha3777 2 ай бұрын
Tuugu waa tuugu, masuuliyiinta sida xun u maamulaya ee dadwaynaha hantidooda xadaya kuwanaagsanaan lahayd
@AdanIdow-sy4hv
@AdanIdow-sy4hv 3 ай бұрын
Sucuudiga dabadhifka yuhuuda waye
@MawliidCabdilaahiraabi
@MawliidCabdilaahiraabi 2 ай бұрын
Xukunkaa wasn't soodhawaynayaa maadaama uuxadaywax
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Lacagta sacuudiga lagu tegayo waa in lagu taageero xuutiga xamaas iyo xisbulah
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 3 ай бұрын
Adiga kaligaa dagaalan may ku yiraahadan daalimka fidno wadahaa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 ай бұрын
Hogaamiyaha ansarullaah aa hutiyinta yaman isaga ayaa garta leh wayo dalka Arab ta oo 76sano ka hor reer galbeed ka kee ney qarada carbaad waxay sokordhiyeen majiro way cadahay mareykan ka unuu dagaal kuqaadayo dalalka sucuudiga imaraadka Qatar Masar baxreen uu qabsanayo wayo wadamadan gaas ka iyo shidalka leh iyaga ayaa dagal dhaqale kuqaadey mareykan ka oo waxay jojiyeen Dollar 💵 kii shidaalka marka hootiyinta iyaga ayaa difaac u ah qarada carbeed oo dhan sucudiga iyo imaraad ka waa iney bixiyaan dhaqaalaha huutiyinta yamen ay ubaahan yihiin
@cabdinuurSalaad-t5g
@cabdinuurSalaad-t5g 2 ай бұрын
Tuug waa tuug
@omarosmanmohamed8793
@omarosmanmohamed8793 3 ай бұрын
Garabka bidix dheh
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 2 ай бұрын
Waatuughaqajaan tuugwaatuug
@xamdidhicis8841
@xamdidhicis8841 3 ай бұрын
Xuquuqal insaanka ka badlaya tuuga la xidhay may ka hadlaan xasuuqa israel 9 billod ka wado gazza.
@SamsamAbdulkadir
@SamsamAbdulkadir 2 ай бұрын
Tuug waa tuug
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 8 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 2,2 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Muxuu yahay sixirka yahuuddu aduunka ku haysato!
8:23
Waaberi Media
Рет қаралды 46 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 8 МЛН