XUUTIYIINTA & IIRAAN OO HANJABAAD NAFTA UGA QAADAY ISRAAIIL + DAGAALKA QASA

  Рет қаралды 57,536

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 2 ай бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@LeylaNour-p6u
@LeylaNour-p6u 2 ай бұрын
Insha Allah 🎉
@Ayaancismaanyuusuf4545
@Ayaancismaanyuusuf4545 2 ай бұрын
M
@Ayaancismaanyuusuf4545
@Ayaancismaanyuusuf4545 2 ай бұрын
😮​@@LeylaNour-p6u
@Ayaancismaanyuusuf4545
@Ayaancismaanyuusuf4545 2 ай бұрын
​@@LeylaNour-p6u7😢
@HaajiMohamedAhmedAhmed
@HaajiMohamedAhmedAhmed 2 ай бұрын
Aamiin ilaahoow yuhuuda jabi oo muslimiinta kor kayeel shacabka qasana badbaadi oo dhibka kadulqaad xornimo weyna sii aamiin
@Mohamed.alimohamed
@Mohamed.alimohamed 2 ай бұрын
Xaji mowlid runti wa waryaha an adunka ugu jeclhy kuna xirinhy warka as sotabiso. This is more than professionalism journalist. Keep going brother mine❤
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 ай бұрын
illaahow burburi yahuud mareykan yurub aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin aamiin
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 ай бұрын
Aamin Aamin
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 2 ай бұрын
Aamiin yaa Rabbi
@OsmanOsman-s4p
@OsmanOsman-s4p 2 ай бұрын
Thanks sxb❤
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 2 ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤
@Libax962
@Libax962 2 ай бұрын
#Mxamed #Mxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlayo aad ayan ugu faraxsannhay #BBsomali hado lajogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah #thank you #mowlid ❤️
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 2 ай бұрын
Illaahayaw bur buri israaiil iyo maraykanka nag allaha haka dhigo aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@Qaali12
@Qaali12 2 ай бұрын
Mahadsanidin HBN 😊
@mustafeabdirashid978
@mustafeabdirashid978 2 ай бұрын
Mahadsanid maxamed maxamud cade 👋
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 2 ай бұрын
Guusha Falastiin ayaaleh🇵🇸❤️🇵🇸💪🏾
@aadancabdisandheere2844
@aadancabdisandheere2844 2 ай бұрын
Wan idin salamay dhaman hawl wadeenada hbn
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 ай бұрын
❤😂HBN ku mahadsanid Tabintaada Wararka ❤❤
@adenabdallah857
@adenabdallah857 2 ай бұрын
Jumca Mubarak mowlid iyo Maxamed cade iyo asxaabta aan kumidownay daawasha hbn online tv
@abdirizakfarah7764
@abdirizakfarah7764 2 ай бұрын
Love you all information 🎉🎉
@kaderahmed1460
@kaderahmed1460 2 ай бұрын
HBN special program thanks ❤❤❤
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 ай бұрын
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Iran haagolestoo Xissbolla haagolestoo Xuttii haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismacilAxmed-e7l
@ismacilAxmed-e7l 2 ай бұрын
Masha Allah
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 2 ай бұрын
Mahadsanid
@CabduqaadirshiiqSubeyr
@CabduqaadirshiiqSubeyr 2 ай бұрын
Allaha guusha sii falatiin
@HousseinHousseinmed-u4w
@HousseinHousseinmed-u4w 2 ай бұрын
Asc wll wariye mahadsanid
@axmedcabdilaahi9201
@axmedcabdilaahi9201 2 ай бұрын
Asc.mawliid.xaaji.iyo.maxamed.cade.HBN
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 ай бұрын
Wd mahadsantihiin sxp
@abdullahiabdihassan1617
@abdullahiabdihassan1617 2 ай бұрын
HBN TV WAXAA KAHELAYSAA WARAR SAX AH OO LAHUBO IYO FALAQAYNTA WARAR KA OO DHIN WALBA LAGA EEGAYO
@ashaomer4235
@ashaomer4235 2 ай бұрын
Ya Allah protect falastine Iyo Umato Mahamed
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 💯
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 2 ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@AbdillahiAmay-b2f
@AbdillahiAmay-b2f 2 ай бұрын
Channel kan HBN waan ku xidhanahay e laakiin Mohamed Mohamoud Cadde Khayr Allah ha siiyo e waan ku caajisaa marka uu waramaayo. Waxaan kula tallin lahaa in uu sidii wariye u waramo.
@OsmanMayeScott
@OsmanMayeScott 2 ай бұрын
Asc HBN shabaka israil maheysa dheheen dikii masulka Allen ha.unaxristo insha Allaah ismaciil .
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 ай бұрын
ruushka nugliyeer ha ku dhufto ukaren
@SalebanIsmacil-p1m
@SalebanIsmacil-p1m 2 ай бұрын
Dawlada Yemen 🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪💪🇾🇪💪🇾🇪💪🇾🇪💪🇾🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇵🇸🇵🇸🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪💪💪💪💪
@yasinabdirashid9985
@yasinabdirashid9985 2 ай бұрын
Warka aad noo soo gudbisaan waan idin ku mahadsantihiin hiilka falastiina illahay baa idinka abaal marinaya
@hnoor4361
@hnoor4361 2 ай бұрын
Waxba U tarimayso falastiin cabaaraynta carabta Iyo Turkishka iwm Ficil bay U baahan yihiin muslinku waa baqayaa OO maraykanka ayay ka baqayaan lkn Illaahay baa U hiilin doona muslinkana ceeb Iyo fanjalsi ayay mudan Doonan. Guul Iyo gobanimo falastiin ❤❤❤❤.
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 2 ай бұрын
Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Mr erdogan iyo mr tamim alle ha xafido waayo waa laba hogamiye oo qadarin iyo sharaf ku dhex leh dunida muslimka
@sadiyaadan-x6o
@sadiyaadan-x6o 2 ай бұрын
Waxa.ugu.daran.gaajada.iyo.aamusnaanta.caalamka.ee.laga.qarinayo.gumaad.gaajo.siluc.biyo.la.aan.caafimaad.la.aan.hoy.la.aan.cunto.la aan.warla.aan.caalamiya.waa.maxaey.madowgan.caalamku.galay.❤❤❤❤❤guul.degdega.aamiin❤❤❤❤yaa. As laah❤❤❤
@UmuibraahimCabdalle
@UmuibraahimCabdalle 2 ай бұрын
allahayo baabii yuhuud aamin
@AbdiramanAhmed-ue1ig
@AbdiramanAhmed-ue1ig 2 ай бұрын
Asc asxaabta
@islamisthebestreligion1738
@islamisthebestreligion1738 2 ай бұрын
iga qaada qoom rogmay Allah ha ka dhigo
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 ай бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@MohamedKahiye-sd4jo
@MohamedKahiye-sd4jo 2 ай бұрын
Asc
@SalahMohamedHussein-h6g
@SalahMohamedHussein-h6g 2 ай бұрын
Illaahow yahuuuda burburi allow jabi yahuud,aduunka allow katirtir islaamka allow guuuleey.
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@MuseMucad
@MuseMucad 2 ай бұрын
Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo
@AbdiwasacIbrahim
@AbdiwasacIbrahim 2 ай бұрын
Israil iyo maraykanka way ulala doonan insha alah 😊😊
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 2 ай бұрын
War Mey Qaarsadaan oo waliba halmar Fara Saaraan Waa Ciil waxaan Maqlay in Raaga Carbeed Eylehiin Laba Wadne Halka Raaga Yahuudana Ey Lehiin Afar Xaniinyahood hadalkaas waxaa Qoray Warsidaha News tame Waa Yaaab waana Ciil Iyo Caro ku wajahan Muslimiinta
@MuseMucad
@MuseMucad 2 ай бұрын
Allha guleeyo xamaas iyo xulfadeeda
@YasminMuxudiin
@YasminMuxudiin 2 ай бұрын
Maxmad makultahay hajawaata mare ka innuu rawo shacaka flashin baba anoonhka lakulaayo
@AshaDuale-m5d
@AshaDuale-m5d 2 ай бұрын
Adiga iyo Mohamedba waadmahadsantiin. Allah ha inidin dhawro.
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 ай бұрын
Waa.baabi..ii.isaariil.sida.sadka.u.xasuuqayan.lllaahay Waa.arkaa
@sharmarkecisman729
@sharmarkecisman729 2 ай бұрын
Wn idin slaamay m.h and khabiirka wayn ee m.m.c falanqeeye ruug cadaa ah
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 2 ай бұрын
asc. HBN
@Abdirahmanmohamed-b8m
@Abdirahmanmohamed-b8m 2 ай бұрын
Boorsa-miitadii iraan way inagu dhayraysay
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 ай бұрын
Haybadle haniyah waa in loo aaraa
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
waa leysku bira tuman allow xaqa u hiili oo rabiyow u hiili reer falastin
@hasanali3375
@hasanali3375 2 ай бұрын
Waa Blu sharaf wariye axmad laakin nin mowliid ladhoho ooxun ayuu lashaqeeyaa
@cumarqaasin
@cumarqaasin 2 ай бұрын
Moowlii ninka barika dhaxe kawaramo
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 2 ай бұрын
Sow tey siiriya kuqaaden jawaabta intey sugayeen
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Maraykanka wuxuu kala dooran la'yahay in Israel laga takhaluso iyo in isaga laga takhaluso.
@yusufhajis
@yusufhajis 2 ай бұрын
Mohammed cade waxa uu uhadlaya sida asaga o ah jaanral ruush aaaah,,,,,
@CbdiresaqIbrhim
@CbdiresaqIbrhim 2 ай бұрын
Maxa ka galay hadii ay khalad istaratajiyed waxay qaban Iran ha qabato
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Ruushku wuu ceeboobay in dalkiisii gudaha loo galo lkn nato ayaa dagaalka wada sidaa darteed ha la iska dhiciyo
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 2 ай бұрын
Waa Falastiin okale waa nin cadaw badan leh
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 2 ай бұрын
haka goosto gaaska wa qoqeen reer yurub dulumka ayey ku raceen yahuuda
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Carabi waa adoon walaahi ninka madaw ayaa ka sharaf karaamo iyo damiir fiican waayo yuhuud iyo reer galbeed ayey weligeed dabadhilf iyo basaasiin u yihiin😊
@adenabdallah857
@adenabdallah857 2 ай бұрын
لا أمان لليهود في غزة وستكون مقبرتهم بإذن المولى
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 2 ай бұрын
WAXAA MAALINBA MAALINTA KADAMBAYSA SOO BAXAYSA SIDA WADDAMADA CARBEED EE KHALIIJKA IYO MASAR MARKA LAGA REEBO KUWEYT IYO QATAR AYSI TOOS AH ULASAFANYIHIIN YUHUUDDA WAAYO WAA KUWA ASALKOODU YUHUUDDA YAHAY KUWA XUKUMA AYAAN UJEEDAA
@NatashaHayes-dg6fp
@NatashaHayes-dg6fp Ай бұрын
Young Jason Jackson Laura Moore Angela
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Hub cusub ayey ka sugayeen ruushka sida gantaalada lidka diyaaradaha raadaaro casri ah iwm
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 2 ай бұрын
IRAN WEERARKEEDU WAA ALFU LEEYL WALEEYL
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Ruushku in uu ka cawdo maaha cadawgiisa lkn waa in uu ula dhaqmo sida dhanxiirka korea waayo reer galbeed waa argagixiso gacan ka hadal iyo qori caaradii mooyee af kale wax kuma fahmaan
@MuseMucad
@MuseMucad 2 ай бұрын
Sahnuuniyada israil allha babiiyo dhulka allha kumasaxo
@ismailhafaa2611
@ismailhafaa2611 2 ай бұрын
Diyaaradi dal ma xoreyso.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Yuhuudi waa naf la caari sidaa darteed way jabi doontaa idanka alle
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Yuhuuda reer galbeedka iyo gunta carbeed waa sadexda cadaw ee islaamka
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 ай бұрын
Madaxda carabta.ayaa.waxas mas uul ka ah kaliya.maahee xabsiyada faaxishada xabsiyada sida abu.qureeba iyo kan yuhuuda ee falastiinta lagu samaynaayo waliba wadamo kale ee carbeed ayay la.rabeen sida siriya lubnaan.libiya balse turki.iyo.ruush aya.ka badbaadiyay
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 2 ай бұрын
Niin dinac iyo hegan 24hrs muda 10 beri ka badan ku geliyey. Saxiib, wa Niin daal iyo caburin isku ka daray, malinta ay Israel istarahdo waxba majiran oo difaca yara dabki yan oo is yirahdho nasta oo yar nefsa aya la werari. In other words, exhausting your enemy before you attack is the best strategy that Iran is currently what Iran and it's proxy are playing according leaving hisbullah and hamas to keep on jabbing them according to my own analysis and observation. Then, and only then, give them a suprise thunder attack in when they are reluctant !!! 😂
@SalebanJaamac-ci9nc
@SalebanJaamac-ci9nc 2 ай бұрын
Carabtu waxay uqabn nayaan Israa'iil waayoway kabaqayaan waayo reergalbeedku nimankan dadwano hoodu maysoodooran ninwalbana ceebtiisa wayhayaan manakhilaafikaraan ninwalbana markay dantooda markay kawaayaan dadwaynohooda yayku kicinayaan
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 2 ай бұрын
Israil iyadoo shib ah ayey shaqadeedii qabsaneesay. Iran boodo lee, see wax u jiraan
@abdirashid3322
@abdirashid3322 2 ай бұрын
Shelay maxaad beenta nooga sheegteen waxaad sheegteen inlajibiyay ciidamada ruusha oolajibiyay caasamada 500 km loojro kasoo jawaaba
@Mubaarak87
@Mubaarak87 2 ай бұрын
Graves of military Ukraine 🇺🇦 Qor ku Qor google waad naxaysaa Sida wax yihiin
@SafiyoClahi-c3r
@SafiyoClahi-c3r 2 ай бұрын
Hutiga. Haguleysto. Sayyit. Abti malig. Batrati nal huti. Gulbadan. Ayan. Urajeyna
@casowcade9902
@casowcade9902 2 ай бұрын
IRAAN RUWAD AYEY JILAYSAA DIB UDHACA WAA XELED FARSAMO KULAHAA KKKK RAISI SULEMANI SHAKUUR SAYNIS YAHNKII JANARALDII SAFARADA DIMISHIQ YAA LOGU ARGUDAY?
@hasanali3375
@hasanali3375 2 ай бұрын
Kkkkkkk sawirka waryaa caanka ah axmad maxamuud cade mowliidow maxaad uqarineysaa ma tiifiigaagii ayaad xujeyneysaa waa suul axmad maxamuud cade TV leev ah miyuu Ka halaga Mise reediyow muqdisho xasadka Ka daa dadka ee daa sawirka weriyaha caalamiga ah waa lagaranayaa xataa hadaad sawirkiisa qariso
@cumarqaasin
@cumarqaasin 2 ай бұрын
Hh
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 28 МЛН
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
9 - قصة نبي الله يوسف عليه السلام - عثمان الخميس
3:16:50
Dr. Othman Alkamees - الشيخ الدكتور عثمان الخميس
Рет қаралды 270 М.
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37