XUUTIYIINTA OO SHEEGAY IN BADDA CAS KA SAAREEN MARKAB DAGAAL + QASA

  Рет қаралды 37,919

HBN Online TV

HBN Online TV

4 күн бұрын

XUUTIYIINTA OO SHEEGAY IN BADDA CAS KA SAAREEN MARKAB DAGAAL + QASA
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#iran

Пікірлер: 47
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 2 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 2 күн бұрын
Number 1
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 2 күн бұрын
Ilaahow ugargaar una hiili Reer falastiin ❤❤❤❤❤❤
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 2 күн бұрын
Emaratis, dhibatadii aay ku hayeen Dowladaha Islaamka, hada waxey ku darsadeen in aay Diinta Islaamkana la dagalamaan, koley ALLE ayaa difacaaya lKiin kuwa kataliya meshaas dhamaan koodii ayaa la marayaa
@mahmedbarkele4589
@mahmedbarkele4589 2 күн бұрын
Allaahu Akbar
@markcaa2942
@markcaa2942 2 күн бұрын
Masaajidadu saw qaboobiso mahaystaan
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 2 күн бұрын
Wanagsan mawliid xaaji cabdi jimce lamid❤
@AxmedKhadar-vg8pi
@AxmedKhadar-vg8pi 2 күн бұрын
Wanaagsan oo wacan mawliid xaaji cabdi
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 2 күн бұрын
Asc ww waan idin wada salamay M&M subax wanagsan waad ku mahadsan tihiin wararka aad noo soo gudbisaan jumco mubarak dhamantiin
@Xayd1982
@Xayd1982 2 күн бұрын
4waa arag odayaal dadka dada dhexe looma ogala political Affairs wll mr mwlid
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 күн бұрын
XIBILLAH WA IN AY WADA GUBTO ISBITALLADA IYO KANIISADAHOODA, WAA SIDA AY QAZA YEELEN JAWAABTEEDA.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@OsmaanAwAadanHersi-fh7ue
@OsmaanAwAadanHersi-fh7ue Күн бұрын
Allahayaw u gargaar falastiin aamiin aamiin allahayaw aamiin
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 2 күн бұрын
Guuleysta.
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 күн бұрын
❤wcs ❤jimce wanagsan ❤
@Xayd1982
@Xayd1982 2 күн бұрын
Sawirka wll badala hadad helaysaan yaxyasariic
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Күн бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene.Aamiin. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@kafiadek5396
@kafiadek5396 2 күн бұрын
Mahadsanid ustaad mawliid ❤
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 2 күн бұрын
Masha allaah
@Xayd1982
@Xayd1982 2 күн бұрын
Waa jarmalka hortaabaa lasiidaayey warkaasi
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 күн бұрын
Yuhuudigaa Ina sheekh zaayed wax walba way ka suurtagalyaan
@medgessod4633
@medgessod4633 2 күн бұрын
Manta oo jimco ah waxa dawanaya 24saaco ee nasodhafay wixi dhacay
@user-fy3nu9ki1o
@user-fy3nu9ki1o 2 күн бұрын
Xayay siintada waa too much
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 2 күн бұрын
Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda dhamaan xulfada allha guleeyo xamaas
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 😂😂😂
@user-ne4mj3kn6c
@user-ne4mj3kn6c 2 күн бұрын
❤❤❤✌✌✌💯💯💯
@Amiir2107
@Amiir2107 2 күн бұрын
Kuuleel waligeed uu jiray ee meeel baa loo socdaa😂 Allah
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 2 күн бұрын
MARKASAYADAN MAA DUMARKA QURBA JOOGTAA LAGU BAADHA HORTA YAABAYEE
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 2 күн бұрын
WAXAAN LA YAABANAHAY MARAYKANKA WAXUU HUB AAD U BADAN OO NOOC WALBO LEH SIINAYAA YUHUUDDA HADDANA WAXUU LEEYAHAY DAGAALKA HALA JOOJIYO MANA RABO INUU DAGAALKA BALLAARTO ?? DHINACA KALENA WAXUU LEEYAHAY WAAN GARAB TAAGANAHAY YUHUUDDA?? SIDEE WAX KA YIHIIN MARAYKANKA ??
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 күн бұрын
Maraykanka ayaa markuu ku jabay Vietnam duqyntii ugu xumayd ka fuliyey yuhuuduna waa sidoo kale waa naf la caari
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q 2 күн бұрын
Ciidda aaway???
@XusenCabdi-r6r
@XusenCabdi-r6r 2 күн бұрын
Asc
@user-wi8yn1kk9l
@user-wi8yn1kk9l 2 күн бұрын
imaradka malhan Miya koronto
@abdifarah3545
@abdifarah3545 Күн бұрын
Cajiib masajidu sow ma laha mukeyf armaa ujeedo kale laga leeyahay
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 2 күн бұрын
WAY CADDAATAY GAALNIMADA NINKA XUKUMA EMIRATES KA ILAAHAY NAARTA HAKUFOGEEYO ADDUUNKANA HAKU CIQAABO
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 күн бұрын
Tolow ma jarmalkaa waa wadan laga adkaaday dagaalkii labaad oo laga siibay xiniinyihii sidaa darteed la yaabi mayno arinkan
@fadumosaid2954
@fadumosaid2954 2 күн бұрын
Daanta galbeed awelba dawad kama jirin wax ay yuhuudu mamulato weeye waxaa damiir daradooda ayaan la yaabay bal waxba kuma qabaane may iska kiciyaan ilahow damiirka hanaga qaadi free palestine river to the sea
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q 2 күн бұрын
Xajkaba kuleel ayaa loogu dhamaaday muslimiintuna waxba uma arkaan???
@IlkacasAmakac
@IlkacasAmakac 2 күн бұрын
Wadan ka's doonay aisrail cid usixixi filmayosoxixaga iyoadiga hadalkan kuhalay nacadal haidin kudhacdo e Israel soorac hadximinyo ledahay falastin wey gulesàtay jarmalisrail majirto adigandhalash kagamabahni
@munahassan880
@munahassan880 2 күн бұрын
Imaaraad iyo sucuudigaba ibliisiin ayaa kataliya ibliisna aadanka iyo salaadaba majecla sidaas ayay udiidayaan cibaadada qasuusiyaad waaye maxaa kagaliy oo ay wakhtigooda salaada loo soo gaabinaaya meeshaas far ayaa kugodon
@ashawooo
@ashawooo 2 күн бұрын
illahaya adiga awooda leha uu gara walaalah reer hamasa rabi ha jabiya cadawaga isalanka rabi masibo deg deg ah illahaya ha ku rida Yuhud nacalada ha ku dhacada Amirka waa cadawaga reer falsatina illahaya ayiga ha jabiya Arinta aya soo sarata jarmalka waxa ku daya dona kuwa reer Galabeteka kuwa jabaya oo khasaray yuhud dagalka Emarda waa mucujusa hadeya aye soo fara gashaden salada allaha umada Dukanay illahaya ba illaniya dhiba markayan
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 2 күн бұрын
Kkkkkkkk israail xamas ayay ka ad kan wayday lkn gcmo furan ayay xisbula ma ah igu so orod qimo adag ayay israil la kulmi donta
@user-np4uo1dn9q
@user-np4uo1dn9q 2 күн бұрын
Jarmalka wuxuu isku dayaayaa ??inuu sidadban udaboolo xasuuqii hitler ugeystay Israel??? Si,mag dhawguna kaga yaraado ??? Yaanse la,ictiraafin Israel mar hadaad muslim tahay ???😂😂😂😂
The must-watch moments of the CNN Presidential Debate
35:29
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 36 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,8 МЛН
KALAMAAN 30 JUNE  2024
11:42
KALAMAAN
Рет қаралды 2,4 М.
NIMCAAN HILAAC OO HEES UGU JAWAABAY HEESTII AMXAARADA & DADKII OO KACAY
19:46
Zaki honest Official
Рет қаралды 4,5 М.
5 маусым соңғы эфир!
2:27:27
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 291 М.
Пугает людей игрушкой аллигатора в воде
0:14
Короче, новости
Рет қаралды 3 МЛН
5 маусым соңғы эфир!
2:27:27
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 291 М.
ToRung short film: 😭i'm not blind😢
0:58
ToRung
Рет қаралды 67 МЛН
Врёт и не краснеет 😂 #shorts
0:38
Julia Fun
Рет қаралды 1,8 МЛН
тгк: Логово FRIENDS
0:23
АлексДан
Рет қаралды 7 МЛН