Waa dadaaleysaa Beeldaaje masha Allah allow wadankeena iyo kuwa muslim xafid cadowga muslimka allaha baabiiyo munaafiqiinta lashaqeyneysa allaha hanuuniyo kuwa
@fiidowmrk8 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Video yar kuso dar si ay dadka ugu mashqln muqaldkaga si u qurux badanado
@Gawaski3 сағат бұрын
Ruushka wuu ka lafo quruxsanayaa maadaama ma caaradka ay taagaerayso turki kamana hor imaan karo turkiga hadii kale waxaa ku dhici doonta sidii libya iyo nagorno karbakh
@Qms-v6h5 сағат бұрын
Balasore Asad balo ku qasday kumana soo dhigto
@AbdirahmanMahad-hh3yf8 сағат бұрын
Somalido haa tashadaan oo wax walba wala hadal haa lagu dhameeyo hadii kale cadow baa nala kala safan oo isku keena dhamayn
Baanta iska daah shiicayahow tuky ba tageeraya oo Suni ahaan u garabtan
@suldaand8 сағат бұрын
Kurdida oo rabta dal madax banan iyo alxalab oo rabta in ay talada dalka la wareegto lakin dagaalka labada jaho ka kala jira. Sidee isku qabanaysaaa tolow?
@Johnniedallas2149 минут бұрын
Zxp kurdida shacabkoda wa yaryhay meshay imika xooga ku hayzto wa majority Sunni Arabs & Turkmen marekan aya kuhaya meshas malinki ay tagan ciidanka marekanka way ku dayen SDF